DEG DEG Ismaciil Omar Gelle oo MW Faransiiska ku dacweeyay, Gu,Aadan madobe oo Ahmed madobe aqoonsa
Вставка
- Опубліковано 29 гру 2024
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
❤somaalilanD .wAa dawAalAd ..wA hore ka...goAad somaliya .wanA .lAbA dawaladood .oo simAn .cAlmkuuna ...wuu...ogayay....inay nyihin ..laba dawlladod ..somalliya hadanu .wallallo...nahy...maha inay....iska...indho .tiirto...somaalilan goni isu tagerda ❤ wa inay ...xuma .iyo...sheko..
Nacabka iska .dhafto..somaliya somaaliland way ka gar.daranty❤😊
Madaxwaynaha faransiiska uma baahnin Turkiga kufilan
Geeska Africa
Itoobiyo waa iney ka baxdo cidankeeda soomaali joogaan
Dekeda jabuuti iyo dedaha Somalia we nada cas mid wall nite ujira
Madax weyaanaha somaaliya .indhaha ayu iska riiday warr somaalilanD ka mudan kana dawwalladsan ❤xasanaw soomAalilAnD hAadA wAa gull mnsha allah❤😊
Shir lagu heshiisinsya Hassan sheekh iyo Ahmed madoobe oo dhacday sanadka cusub kadib
سلطانك تأليفي
Faransisku wuxu rabaa somali oo dhan in ay hostiimado itiobianka oo gumesta kale ha
Sxb Faransiis in wax xiriir ah lala yeesho ma astaahilo. Waayo waa gumayste doonaya wuxuu gumaysto
Gd modoowe shaqadiisa hada ayuufahmay miyaa
Itobiya.ubuu.kucadin.sady.bad.uhelilahyd.isna.guul.ayey.utahy..was.kha.in.khandhaly.
سلطان تأليفي
Afrika qaarkamida haduu kusoo fashilmay Somaali fransiika marabno
turki anagoo hasano dowlad kala uma baahnin
Ismaaciil cumar geele waa ninka ka dambeeyey iibka bada soomaaliya
Faransiis marabno allow hanoosoodhaweynin waakuwa islaanka necebe
badda cas kuma jirn heshiiska itopia in bad kasiuyo xasan wuxu yiri barlabaanhor geyhaa meesheydoona ha ka siiyaan
bismillah, cumar geele, soomaaliya, maxaa kagalay, geele wuxuu soo jeediyey, xasan, sh, sidiiloo soo ridi lahaa, geele digtatoor, asagaa ah inlarido ubaahan, turkiya soomaaliya waa heshiis geele soomaaliya, miyuu xukumaa,, soomaaliya, lugaha, inuu, qabto ayuu ubartay shacbiga jabuuti xureyn ubaahan, gacanta geele, geele waa, xaasid, soomaaliyeed laakiin, waalagu fahmag, goordambe, soomaaliya, waaku, fahmeen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War laga helay sirdoonka reer galbeedka wuxuu tibaaxayaa in faransiiska iyo itoobya ay muddo ku howlanaayeen sidii Djibuuti gacanta loo geliyo Canfata. Markaas kaddib, itoobya si sahlan ay badda cas ku yeelan doonto.
Somaliya rabi ayaa umaqan askarta iyo hubka sharci darada ah ay soo galineyso ayaa hadan awooda loo siiyey inay bad soo gaarto.... somaliya siyaasi damiir leh wax fahmo ma joogaaaaa??
Rag idin la mid ah baa idin tashaday Somaliyeey idinkuna
Hadal baad shubaysaan
Itoobiya lama siin karo bad ama meel u dhow badda Cas.
Xasan sheekhna kaalintiisa waa Qaatay Heshiiska intiisa dhiman ha deeyo siyaasiyeen xalaal ah oo aan laaluush looga baqaynin.
Wuuna ku kabo sheekh maxamed Idriis.
Xasan sheekh ha ogaada inaysan usku mug aheen dhulalka xamar,iyo dekada itoobiya la siinaayo.
State of Hiiraan
Aadan madoobe afqudhmuune raxanwayn tuugsade lacnatullaahi calayka aadan madoobe????
madexweynaha faransiiska maa dalkanu uu talaaya mise adigu adoonsan jiray ayu malaay shacaabkanu somaliyeed
Gumeysiga faransiiska oo laga nacday afrika
Aljeeriya waa dowlada ugu xooga weyn xaga ciidanka ee 3aad, Konfur Africa iyo masar lee ka horeeya,waa wayna ka dadnimo fican tahy masar 100kiiba kun,sababta waad aragteen inta dood ee ay unka geysay oo kusaabsan xmas.
Aniga waxaan dhihi lahaa ciidanka lakeenaa way mudan tahay hadiiba ciidan laga maarmaynin.
State of Hiiraan
Ma ogtahay dawarsade aadan madoobow haddii haaweydu ku wasto oo aad khaniistahay daaroodku raga ma waso
xassan. n inuu doqon yahey bey ogadeen Uma so. aliyeedna ay tahay kuwaan dalkooda u kacin marka madaxweyne kasto ku qadimeysida xassan doqon ka dhameysto wax u mahiim ah dalkisa ku soo dhawaada dhulka doqamada 😂
Faransiisku wuxu wadaa fidno. Galbeedka Afrika ayaa laga soo eryey. Wuxu rabaa inu u soo guiro bariga Afrika. Hadda Itoobiya ayuu ku gacan siinayaa inay bad Soomaaliyeed qabsato. Wuxu u dhisay toddobo markab oo dagaal iyada oo aan bad lahayn.
Madaxweyne Emannwel Macoron, ee madaxweynaha, usan noola imaan isticmaarkiisa, markii aynaceen gumeysega dalka Africa, haddana markii laga ceeyriyey dalal Africa looma oggolankaro.
Loomana bahna inuu Fransiisku lug ku yeesho.
Qwq
YI’m try😊dy😊y