Taxanaha ARDAY Season Two -giisa waa Goorme Iyo Su'aalo kale. Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2023
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 141

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 11 місяців тому +66

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud 11 місяців тому +64

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud 11 місяців тому +40

    The best person ever the most knowledge able and the most shine All Allah Created Is Prophet Scw 🌟❤😢🥀

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 11 місяців тому +43

    Ardey inuu dhamaadey buu Directorka inoo sheegay season 2 inaanu jirinna waa inoo sheegay shaqada intan leeg cidi dhaqaale la'aan ma wadi karto, donotion box haloo sameeyo si aflaan badan oo qurux badan ay u soo saaraan.

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 11 місяців тому +4

      Haaa , wuu dhaliiley oo lagu guul dareystey dhanka dhaqaalha

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 11 місяців тому +7

      Exactly Filimka lacag ayu ubahanyahay somalida bilaash ayeey rabaan

    • @issebagahey7816
      @issebagahey7816 11 місяців тому +1

      Hadii lahelo shacab Wax U quuro flim. Filimaanta Somalida international eey noqon doonan xitaa suuq shaqa abuurleh uu noqon doona.

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan 11 місяців тому +23

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel 11 місяців тому +30

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @Dagan721
    @Dagan721 11 місяців тому +15

    Waa salamayaa actor ka filinka Arday aad ayaa u jeclanay hadii aanahay qurbo jogta aniga iyo caruurteyda isla dawan jirnay caruur lagu dhalay qurbo gar ahan Mareykan moda Somali meel dhimatay caruurteyda ayaba Somali jecladay na gee Somali Somali san miyaa waa filin kii ugu sameyn ta badnaa $1 Yee dhehen lagu firsado $10 dolar ayaa ogolnahay markiba inan ku bixino balse waxan aqon wayay sida u bixino waxan rajeyneynaa Bila Tv Bart Two iney noso dayan thanks Hosow waxan ahay tagerashashada dhalinta yar waa tex geliyaa hore u soco from USA

    • @Cashiid
      @Cashiid 11 місяців тому

      Asc wall

    • @NaimaRage
      @NaimaRage 11 місяців тому

      Adigaa hadaa awodo10dlr dadbaan awodin quruxeey

  • @katardo
    @katardo 11 місяців тому +8

    Waaxan kaa heelay febero sido umatalayay iyo waliba wilki kale ee gabadha Rakataynayay ,iyo waliba shukri ,waligay film somali ah maan dhaawan ,filimka arday waa kii ii gu horeyay ee an daawado ,hadaynu nahnay reer djibouti Netflix uban.daawana ee film kaan waaban.kaa heelay . FAADLAN SAISON 2 KASO SAME MR. AHMED WAA COODSI

  • @Mustafebodcast
    @Mustafebodcast 11 місяців тому +2

    Adaa madan mudane Ahmed farah
    Legand hore u soco

  • @yuusufyacquub950
    @yuusufyacquub950 11 місяців тому +20

    Big legend axmad farah ❤

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 11 місяців тому +32

    Filmkan shekoyinkisa dhaman way wada furfuranyihin oo sheko xiran maleh SaaS darted season two Wa qasab Si kastaba waan sugeynaa

    • @ismaciilkabayare7811
      @ismaciilkabayare7811 11 місяців тому +4

      Season two mahane season three xita waa lajili kara waa hadii lahelo sida shirkado maalgelinayo ama walahi waa saas

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale 11 місяців тому +2

      @@ismaciilkabayare7811 Ha wlhi.muhim waa in lahelo shirkado Mal galiya Waayo dadki application inee lacag kubixiyan maraban

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 11 місяців тому +4

    Marka uhoreso waan umahd celiny diraktarka marka 2 waan ka xumahy in filmankn aad lacag adan kasameyn sidaa shegty balse dhanka kle bille tv ayaa kor ukacay.taasne waa faaido kle in ay fiiman kle oo nocan ah qarash ka ayaga bixiyan kuficanthy intaan in kabdn sidee ogaraan wan ogahy in maamulka bille tv uu ufikiraya sida fiican waan idin salmy adi iyo team kina 🎉

  • @ibrahimmohamed9491
    @ibrahimmohamed9491 11 місяців тому +14

    Season two ayan rbnaa bile tv Mel xun ayuu film ka ku oghey 😊😊

  • @cali230
    @cali230 11 місяців тому +17

    Waa run somaliyey flimka aa maalgashano aduunka dhan waa saasee

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac 11 місяців тому

      Anigu waligay flim lacag kuma bixin😅

    • @YAJ_Entertainment
      @YAJ_Entertainment 11 місяців тому

      Walalaha Somaliyed hadaad sidaas wax u fahmi lahaayen waa aay fcn lahyd

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 11 місяців тому +4

    isbuuci 1$ wax maidinka dhibeso sesion 2 iibsada soomaaliyey

  • @saabariinaadan9110
    @saabariinaadan9110 11 місяців тому +4

    Abowe mcne Hosow pro kun jeer thanks❤adiga iyo director Ahmed waxan ku farxay wllhi inu filimla qeeb labad leyahay xiso goni ayana uu haya ani iyo inta ila mid sida toska ugu xirned musalsaka Arday❤❤❤

  • @micraajyareofficial1381
    @micraajyareofficial1381 11 місяців тому +6

    Director ka waxaa inooga cod sataa inuu inoo sameeyo courses la xiriiro Decpmentory making-ka

  • @saed_abdrahmn
    @saed_abdrahmn 11 місяців тому +4

    Legend hosow pro 👊

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 11 місяців тому +1

    Alle ha ku naxariisto wl

  • @al_fanan_bilioner6798
    @al_fanan_bilioner6798 11 місяців тому +2

    Keep going Bile Tv it is the best Tv on the world Horey u socdaa🥰🥰❤️💞

  • @abshirrooble3575
    @abshirrooble3575 11 місяців тому +11

    Walhi filimkaan wan kuheystaa ee kusoda😊

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 місяців тому +1

    I can’t wait part 2 Arday flim

  • @Dark-pyschology
    @Dark-pyschology 11 місяців тому +3

    Hosow the legend 🙌

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 11 місяців тому +7

    Waxaa noo cad in eysan jiri doonin wax season 2 ah sabab dhaqaale .

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 11 місяців тому +4

    Cusmanow saxib farintan iga gaarsi director ahmed farax
    Nio horta somalidan xasidin weye oo ma ogolo inay lacag ka bixiyan filimka ayago ohol inay makhayado la aadaan
    Marka haltalo idin sin laha hadey idin anfaceyso tasna waa inad season two ku xujaysam bile tv oo 1millions subscribe lagarsiyo wyo 2 millions dawanaysa filimka half milliona idin ma garsinayam

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 11 місяців тому +12

    I appreciate it both of you keep forward always

  • @Nafochpk
    @Nafochpk 11 місяців тому +10

    War yaa caawo ilasugaye filimka inlasosidayo❤love issar please 😢

    • @iqraaadan7337
      @iqraaadan7337 11 місяців тому +1

      Riyaa ku jirtAa lkn waa jeclaan lahaa

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 11 місяців тому +3

    بدنا الحلقه ٥٢❤

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 11 місяців тому +28

    Hadalkiisa waxan u fahmay Arday ma leh season Two 2 💔😢

    • @afnaanali
      @afnaanali 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂

    • @abdirisakgagaa7957
      @abdirisakgagaa7957 11 місяців тому +5

      Maya micnahiisa waa in uu flimka maal galin helaa ama lacag lagu dawadaa

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 11 місяців тому +1

    We neeed part two

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 11 місяців тому +3

    Meel lacag lagu aruriyo nosameyo
    .5 haba ahade wan aruurinenahee
    Anuka malgishaneno
    Arday sido hada kusocdo mesho kudhamadan rabnaa
    Asi nodhameya

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 11 місяців тому +39

    Febro siduu kujilayuu yahay miyaa oh miskiin wadneheena kulajira guulayso 😢 ❤❤farxad iyo nolol wacan baan kuu rajaynayaa 😊😊😊

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 11 місяців тому +12

      Maya ma ahan
      Sidaas ma uu dhihin
      Ee waxa uu dhahay sheekada qaybta uu ku jilayo baa ka helay dad sidaas ah baa jira uu ku dhahay

    • @ifrahaden3782
      @ifrahaden3782 11 місяців тому +4

      @@TheReal_Man wuxuu dhahay sida uku jilayo weye in aan sii garab qabto ayaana doonayaa oon kor uqaado wuuna cawinYaa anaguna waan ku tagersanahay in uu caawiyo sifiican yaan udhagaystay sheeka waana fahmay mahadsanid walalo

    • @sadiaamir5503
      @sadiaamir5503 11 місяців тому

      War wilkas dariskega waye caadi iska dhiga😊

    • @ifrahaden3782
      @ifrahaden3782 11 місяців тому

      @@sadiaamir5503 waad iga qoslisay wiilka waan isku dagaalaynaa ma aragtay wiilka haladaayo anaa ugu horeeyee

  • @ali_58948
    @ali_58948 11 місяців тому +2

    Filimku waa heer sare ee hablaha luqunta banaan directerka hasoo hagaajiyo

  • @amiinadageyr4157
    @amiinadageyr4157 11 місяців тому +1

    Hosow bro🥰

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 11 місяців тому

    Hoosow shaqsi an ixtiraamo in badan guuleyso Boqortoyo

  • @naseebabdalle4631
    @naseebabdalle4631 11 місяців тому

    Keep up bro❤

  • @CC.cadceed
    @CC.cadceed 11 місяців тому

    Season 2 aaa rabnaaaaa❤❤❤❤

  • @user-rb7ie3kq5r
    @user-rb7ie3kq5r 11 місяців тому

    Season Two waan rajayneynaaa❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 місяців тому +3

    Flimka Arday ganacsatada wadanka ha maal gashadaan

  • @army_girl305
    @army_girl305 11 місяців тому +1

    Anaa u horeyo jah😂😂

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 11 місяців тому +3

    Arday needs to have season 2 cz the story was pending

  • @Shamuurey1
    @Shamuurey1 11 місяців тому

    Horay usii wadaa

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 11 місяців тому

    Sxb soo badi wareysiga

  • @abdirahmanyusufyusuf1706
    @abdirahmanyusufyusuf1706 11 місяців тому +1

    Sidex gesow filmka ardey wilka wllkisa dilay iyo gawadi lakufsadey keskeeda in lasoo afjaro. Plz Ahmed filmka hasocdho

  • @ozamaadan2443
    @ozamaadan2443 11 місяців тому

    I wana to watch to next part 10plz

  • @mulkitahliil9389
    @mulkitahliil9389 11 місяців тому +7

    Asc hosow 4 years ku gu xiranahy barnamijyadada kama caajiso is fashili lacag darteed ma nosoo celin kartaa adoo mahadsanid

    • @hassan5896
      @hassan5896 11 місяців тому

      Walaal waxa uu sheegay inay copyright leedahay lagana ganaaxi karo youtube

  • @Mustafebodcast
    @Mustafebodcast 11 місяців тому +2

    Wlhi filmka wAkhti iyo kharash baa galay ❤❤❤❤

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 11 місяців тому +1

    Hosow igusooxir aktar ayaan ahay frome boorama

  • @NuurAbdiali-si3ev
    @NuurAbdiali-si3ev 11 місяців тому

    hosow aaway film kaagii pro

  • @KaLigizoCoD
    @KaLigizoCoD 11 місяців тому

    @Hosow Pro

  • @engr-lafoole8491
    @engr-lafoole8491 11 місяців тому +1

    Filimka dhamaadkiisa waa qabyo

  • @Liiban622
    @Liiban622 11 місяців тому +1

    Wllky hasow pro aad u mahsantahy waxaam raadinayey sida director ku keentey youtub

  • @IbraahimAli-xz8cm
    @IbraahimAli-xz8cm 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-zt4xn3ly9o
    @user-zt4xn3ly9o 11 місяців тому +1

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 11 місяців тому +6

    Hosow wllky tageeraa ku ahay halka ka sii wad howsha bulshada u hesid❤

  • @nuunejimcale
    @nuunejimcale 11 місяців тому

    Hanbalyo

  • @fardosaali8448
    @fardosaali8448 11 місяців тому

    Waxan rajaynaya inad arday oo sidi kawanagsan sida u shegay Ahmad farah inaynu fahano inay dad kan ino so gudbinaya inay ka mid yihin dhalinyaro ubahan inlagarab istago hamigodana lorumeyo so hadi aynoqoto i lagu dawado lacag uqudha dadkina wayo melkastod dunida musalsaladoda ka dawata free maha so somali isku qudha waxayabah wanagsan wan jeclanlaha arday oo solabta Ahmed farah and hosow thank you guys

  • @husenomar4460
    @husenomar4460 11 місяців тому

    As rajamooliga Somalia wye Axmed farax

  • @bartamahamedia969
    @bartamahamedia969 11 місяців тому

    Wuu kaa 📷 fiicanyahay.

  • @CC.cadceed
    @CC.cadceed 11 місяців тому

    ❤❤

  • @sharmawade
    @sharmawade 11 місяців тому +2

    Somsli hadaa nahnay dul berashada kuwanagsanaa lenahay mana berano

  • @sarakookie
    @sarakookie 11 місяців тому +28

    Lacag xita wa ogolnahy ee noso boobsiya season two 😢

  • @ayaancumar2019
    @ayaancumar2019 11 місяців тому

    Waaa la bixin lacag ta ee noosoodaya arday2😢😢

  • @abdinasirmohamd1014
    @abdinasirmohamd1014 11 місяців тому

    😮

  • @okcthunder261
    @okcthunder261 2 місяці тому

    Musalsalkeeni Season 2 Goormaad Soo Baxayaa 🥺

  • @cabdifitaaxcaliabuukar1966
    @cabdifitaaxcaliabuukar1966 11 місяців тому +1

    Filinka ardeyda hada saan miyuu kudhamaaday

  • @AbdirahmanAhmed-tj6or
    @AbdirahmanAhmed-tj6or 7 місяців тому

    arday season 2 waan rabnaa

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 11 місяців тому +4

    Feebaro on dhaawac so gaaray hospital na lola cararay ceydarus oo shalay iyo qoomamo dhulka la jiifo najma oo ooh afka furatay seynab oo badbaadisay gabdhii is dili rabtay gabdhii oo seynab u shegtay inuu mr rikaato kaafi waji alwaax video ka haayo seynab oo wacad ku martay iney so afjari donta kaafi mindidii yareyna galka kala baxday noo celi hospital ka iyo feebaro feebaro oo dhawac fudud noqday ceydarus oo aabiis u shegay waxa dhacay duqii oo so xasuustay sanado ka hor gabar uu uur ku inkiray shalay iyo qoomamo xageen wax ka bilownaa ceydarus oo dhahay na keen hospitalka aan aadnee abahii oo so raacay halkaasna kula kulmay wilkisa wax walibana leys fahansiyey hab iyo oohin iyo aabo iyo wiilkeygii ceydarus haka reebin walal aniga waxaan ka dambeyey i cafi iyo haye aabahii oo dhahay aaway hooyada feebaro wey xerantahay hooyo waliba aniga dartey duqii qac oo maxaa dhacay iyo xabsigey ku xeran tahay mamadii oo laso dayey iyo feebaro oo taajir noqday bajajtina BMW ku badalay shukaansi iyo jaceyl najma iyo asiga ka dib guur hhhh seynab iyo mindidi yarey iyo kaafi waji bir intey qabatay maalinba cad yar eey jarto 10 farod ebar ismahan la hor keeno ka dib asigo gacamaha ka dhiigayo abaayo i cafi cafis aaa 10 farado lugaha aydana ay jarto tii gabadha biyaha wax ugu dartayna inta timaha laga rifo wajigana laga badalo hhhhh wewe safa oo duqii ka badbaada kii raabka aqrin jiray is fahan intuu dhexmaro jaceyl halkaa ka bilowdo waryaada season 2 sow aniga idin dhameyey lacag keena

    • @SagalJama-rl2kq
      @SagalJama-rl2kq 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂 waa iga qoslisay saanaba filmkii ku fiirsaday xagee lacagta kugu soo diraa 😂😂😂😂😂😂

    • @princessnaima6011
      @princessnaima6011 11 місяців тому

      @@SagalJama-rl2kq hhhhhhh iney dhoola cadeysay boqorad Somaliyeed intaas ayaa lacagta iga qaalisan thanks baayo

    • @SagalJama-rl2kq
      @SagalJama-rl2kq 11 місяців тому

      @@princessnaima6011 m.a abayo mcn run ahaantii qoraalkada wuu icajibiyay 😘 ilahay haku siiyo wax walba aad jeceshahay 😍

  • @Bilancabdihakiin
    @Bilancabdihakiin 11 місяців тому

    Walaahay lalejend

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 11 місяців тому

    2

  • @mavioboy3995
    @mavioboy3995 11 місяців тому +1

    Axmed faaraxoo feebaro adaa dhalay waana huwaa

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 11 місяців тому

      Soo u dhalay waba isku magacee

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 11 місяців тому +1

    bargo ay naga dhigen so dhaqsada dheh mahd sanidiin asxabey febar xaladisa

  • @iidrissdoualhe2172
    @iidrissdoualhe2172 11 місяців тому

    234

  • @sureylaa
    @sureylaa 11 місяців тому +1

    War dadow 1 dollar waxa maniga dhibeeyse anku cawiino walalhena illahey ka baqee ani 1 keyga dollar Diyar waye wlhi

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 11 місяців тому

    Filimka qiimaha ku baxay maxaa uwadin wayday sxb ?

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 11 місяців тому

    Najma iyo shugri baa aad u wanaagsan

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 11 місяців тому +1

    Filmkan lacag bay ka sameeyeen oo waban fiiriyay Ads waa saaran yahay

  • @saciidadeec8378
    @saciidadeec8378 11 місяців тому

    😢😮

  • @dinisnob21dini72
    @dinisnob21dini72 11 місяців тому

    9:00 directeur waan Ku baryaayaa Djibouti kaalay Ku duub😢😢

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 11 місяців тому

    Give the Netflix

  • @yuusufmaxamed4446
    @yuusufmaxamed4446 11 місяців тому +1

    Heah

  • @MaxamudDucaale-mq6be
    @MaxamudDucaale-mq6be 11 місяців тому

    77

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 11 місяців тому

    Film astaan qaadan doonta sida ii muuqata😢😮

  • @saidjama750
    @saidjama750 11 місяців тому

    hal film ba waxa laga dhigay 10 qaybood kadibna wa musalsal kulahaa.

  • @user-uc2tz4pg9q
    @user-uc2tz4pg9q 11 місяців тому

    Fawcett 🎉😂😢

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 11 місяців тому

    Somali waxba ha usameyn. Waxkasta free eey kurabaan.

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 11 місяців тому +2

    Lacag waa loo ogolyahay ay plz no so celiya qeebaha furan arday sida gabadhii kiisgayda iyo wiilka walaalkiisa dilay in xukun lagu qaado ama qeebta danbo ka dhigtaan ar gudasho oo aad filimka u rogdaan wiilka la dilay qolada dishy mid ka mida in uu yahay askari kan oo aad ka dhigtaan sedhax geesow filimka arday qeeb aa wixiilka wllkiisa dilay in uu dib u raadsado wiillashii dilay ar gudasho cml iyo gabdha kiisgayda in la so xiro l

  • @mapsuttt9070
    @mapsuttt9070 11 місяців тому

    Waaah filimka dhan intas muu ku ekaa 💀

  • @Somali24.
    @Somali24. 11 місяців тому

    Somalida film ka aan dhiira galino aan gadano filmka

  • @shafkazbinuxasan12
    @shafkazbinuxasan12 11 місяців тому +1

    M,a film ka arday nio season two ani ahaan free ayaan ugu shaqynayaa mala I aqbalayaa qurbaha ayaana joogaa

    • @NaimaRage
      @NaimaRage 11 місяців тому

      Lacgtaa buxi flmka lagu mal galinyo hadaa tahy qurbo jog

  • @zoooraaadelast1413
    @zoooraaadelast1413 12 днів тому

    Netflix mlaga gadi karo miyaa soomali bdna lacag ku bixiso Netflix

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 11 місяців тому

    Hada filimkaa sugeeno maba diyaarsana fasax ayuuba galayaa miyaa Hahahaha 😅😅 by mudane Farah

  • @mmm-ww8jp
    @mmm-ww8jp 11 місяців тому

    So we probably won’t get season 2 cause of money problem

  • @user-pb6ux1nd5v
    @user-pb6ux1nd5v 11 місяців тому

    Siisamtuuayaarabnaa

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 11 місяців тому +1

    Wa rajeynyaa inaan helno seoson 2 wa Sugi Kari la’ahy❤

  • @filsanfeeyig7686
    @filsanfeeyig7686 11 місяців тому

    Hada masaasuu kudhamaadayba😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 11 місяців тому

    Runtii waxa ay qabteen shaqo adag
    Direct ahmed faarah iyo bahda bile TV
    Waxan ka sugaynaa filim kale oo xiiso badan insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Nacafo5
    @Nacafo5 11 місяців тому +4

    Flimkaas intaas juhdi ah la gelyay wax faaiido ah lagama helin uma maleeynaayo in ay sax tahay

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 11 місяців тому +1

      IN DHIRTA LA BEERO Faaiido malaha miyaa IN QABIIL LAYSKU TAKOORO🤔🤔 adi flimka ma fiirsanin miyaa?

    • @farhiaomarmuhudin2560
      @farhiaomarmuhudin2560 11 місяців тому +2

      @@ibraahimyuusuf9210hdalka uu dhahay sifiican u aqri horta Wll

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 11 місяців тому +2

    Imika 1$ waa ogolnay Film ka soo wada noh

    • @nezmaupdi77
      @nezmaupdi77 11 місяців тому +1

      Ogorey wll somali naheyy 1$ maba heleynaba datada nugu dirqiya talapad veiws ka ayaaba lacag ah

    • @asmarshow2400
      @asmarshow2400 11 місяців тому

      @@nezmaupdi77 views kuma filna wll
      Geeska africa mala tartanaa inaad lacagleey tahay waan ku jeedaa wll 😂

  • @Salma013_
    @Salma013_ 11 місяців тому +1

    Mesha kal tag waxaas haba so deen iska heyso seson2