AARSIGII Ugu Darnaa Ee Ka Dhacaa Maxkamad GERMANY Ah | Marianna Backmeir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 кві 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 89

  • @Sheikh_XuseenCalijabuuti
    @Sheikh_XuseenCalijabuuti Місяць тому +70

    ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ

    • @ahmedbeykol5804
      @ahmedbeykol5804 Місяць тому +3

      صلى الله عليه وسلم ♥️♥️♥️🥰

    • @hamze875
      @hamze875 Місяць тому +2

      صلى الله عليه وسلم 🫀

    • @Sabriinxamsecabdiqan
      @Sabriinxamsecabdiqan Місяць тому +1

      Salalaahu wacalayhi wasalam ❤

    • @idilqalanjo
      @idilqalanjo Місяць тому

      ‏صلى الله عليه وسلم
      Dadka channelkan ku xiran waa muslimiin cidna kama cararayso saliga Nabigee Afsomaliga iska sax @Saadaq7

    • @abdikaniwarsame9702
      @abdikaniwarsame9702 Місяць тому +1

      Scw

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Місяць тому +16

    Hooyada waxa samayn ku yeeshay is furninkii waalidked lkn on ay u aarto inanteda yar wsy ku saxsanayd caruur badana way badbadisay 👏

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Місяць тому +16

    😮😮😮😮😮 qisadan English ku daawaday hooyadan go,aan qaadatey aha in gabadheda u aarto iyo ilmaha kale ine ka badbaadiso ninka cadowga sidas uga taqalustey dambiile we mudan yahay in toogasho ku fuliso thank you pro osman hoso sida nogu so gudbisey story afsomali 🎉🎉🎉

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Місяць тому +26

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @ahmedbeykol5804
      @ahmedbeykol5804 Місяць тому +4

      صلى الله عليه وسلم ♥️♥️♥️🥰

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Місяць тому +2

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @hadillaium
    @hadillaium Місяць тому +4

    Waa Sidee nala rabaan galbeedka bal eeg foolxumada io dayaca ku jiro sheekda anyway mariyana si fcn bey ugu aartey gabdheeda😊

  • @Zihaameeyyyy
    @Zihaameeyyyy Місяць тому +8

    Qisadeeda waa marki 3aad aan ka daawaday somali UA-camres waa strong mother lkn waa gaal🙄

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 Місяць тому +9

    Like lacag ma ahan😂

  • @hamze875
    @hamze875 Місяць тому +27

    Laga yaabee inay tahay
    daqiiqaddii
    kuugu dambeysay noloshaada?😞
    wll🥹 kusali xabib kena Muhammad

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Місяць тому

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

    • @SacdiyoSaamuu-yf2br
      @SacdiyoSaamuu-yf2br Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Starlight_34667
      @Starlight_34667 Місяць тому

      Salallahu caleyhi wasalam

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +5

    She is good mom❤❤❤

  • @MushataqMohammad-zr2eu
    @MushataqMohammad-zr2eu Місяць тому +7

    🎉🎉hosow. Wiil aan taageero keep going bro

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 Місяць тому +5

    Umu fahad lagu dilay ciraaq noso review gare abowe mahadsanid 😊

  • @user-eu4ll4rn2k
    @user-eu4ll4rn2k Місяць тому +1

    Hooyadan aaad utaaagera ❤kama daaalo qisadeda mar walbo inaan dawado

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Місяць тому +8

    Sheeko xanuun badan waaye lkn waxay kasii fiicnaan lahayd in ay Islaamnimo ku dhimato 😢

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 Місяць тому

    Mahadsanid walhi xaly ayan radinayay qisad gabadhan

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 Місяць тому +2

    Si wacan bey yeeshay nijaaska

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Місяць тому +5

    Naag nool bey ahayd ciil ayey ku nolan lahayd hadii kale dad badan oo saas loogalo oo looyarada iyo maxkamada u heshiiyan ayaa buuxa dhulka gaalada hadana somaliya aya kuso darsantay

  • @khadromaxamuud3126
    @khadromaxamuud3126 Місяць тому +2

    In ay disho way ku saxneyd waayo haddii lasii lasii deyn lahaa hooyooyin badan ayuu ka ooyin lahaa caruur badanna wuu leyn lahaa marka waxaan dhihi karnaa waa qof adag marba haddey awooday in ay maxkamadda ku dhextoogato😮

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah so sad walaahi subxaanlaah Allah

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Місяць тому +3

    Wlhi siqurux badan ey ugashay makaasaa ladey karayba hadii aad jaanis uheli karto waaba arxan laawe

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi Місяць тому

    Walee waxay ahayd hooyo geesiyada
    Thank you osman

  • @Rahma-hh6xu
    @Rahma-hh6xu Місяць тому

    Waw wa hoyo fican no so badi qisad ragosiga❤

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye subxaanlaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    so sad walaahi. subxaanlaah subxaanlaah

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Місяць тому

    Hosow waan ku salaamay saxiib

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 Місяць тому

    Waa qiso cajiiba runtii🙏✌

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +4

    Xaq bay u lahayd inay toogato waayo gabadheedii buu dilay in ayada la xukumana ma aheyn waalidku waa inuu ilmihiisa ka warhayaa sidaas oo ay tahayna asaga cudurdaar uma noqoneyso inuu ilmo yar nafta dhaafiyo hadii rabo cidlaba ha marayee

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Місяць тому +2

    Nolosha hoyadani waa silsilad dhibka oo dhana waxaa sabab u ahaa kala tagii walidkeedi

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Місяць тому

    500k hoosow gaadhsiiya

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Місяць тому +4

    Nolosheedii silic bay ku dhamaysatay gabadhaasi

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Місяць тому

    Hoso pro Asc Sxb ✋✋

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Місяць тому

    Gaaladu waa masiibo😮

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    so sad walaahi bilaaahi

  • @abdalla2065
    @abdalla2065 Місяць тому +2

    First☝

  • @NasirMohamed-rf5xi
    @NasirMohamed-rf5xi Місяць тому +1

    HOSOW PRO🫡

  • @yahyeagandi5920
    @yahyeagandi5920 Місяць тому

    Libaaxad weeye.

  • @user-be5ii1es2n
    @user-be5ii1es2n Місяць тому +2

    Naag nool

  • @Noo60000
    @Noo60000 Місяць тому +2

    It’s sad story 😢

  • @Abdi-ij1iw
    @Abdi-ij1iw Місяць тому

    hooya adag waaye

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Місяць тому

    Long life childrens of plastain

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Місяць тому

    Nacald haku dhacdo wax wanagsan bay sameysay

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 Місяць тому +1

    Soomaali xaasidiin war like gareeya 30k views and 3k like😁Xaasinimo dadkeena ugu imoow. Waxaa moodaa in irsaaqadooda ey ka xirmeyso

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 Місяць тому +3

    Waxay Tan Noloshedi Kala Yaca ku jirta Ee Hadan Carurta Rabta 😅

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 Місяць тому

    Qaladka koowaad waa hooyada. Oo qeyr masuul eheed. Qaladka labaadna waa bahalkaan gabadha yareed ee u gacan gashay. Hadeysan sifiican u heysan karin maxeey isaga soo xaaqi weyday. Ileen keedii horeba social kee siiseee

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Місяць тому +2

    Chanel so boqo bal dib igu so labo hadu ku qanciyo Mowducaydeda sxb

  • @AbdihajiYosuf-jy5zk
    @AbdihajiYosuf-jy5zk Місяць тому

    Hosow cisman isoqabo sxp
    Waxan ahay nin ad baramij yadada ad ula socda msgr

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah so sad

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo Місяць тому

    Inaydisho wuu istaahilay

  • @AhmedIbrahim-me7vy
    @AhmedIbrahim-me7vy Місяць тому +1

    🎉muqalkan ku celis miyaa midaan hore u daawaday buu u ekyahay

    • @aminohasssan3244
      @aminohasssan3244 Місяць тому +2

      Mya ee waxa laga yaaba channel kale in ad ka daawatay aniga xita wan daawaday lkn ma xasusto channel aan Ka daawaday

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Місяць тому +1

    qisadan meelbaa kumaqley hodan online ianay ahyd umalayn

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 Місяць тому

      Hodon online UA-cam ma iska dhaaftay horta maba ku arkin muddo sanad ku dhow?

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh Місяць тому

      maogi walaalo inay iskadhafty

  • @fahmiishabdirazak6524
    @fahmiishabdirazak6524 Місяць тому +4

    Ado cajisa shekadan duubtay malaha sayid nomaso jidane😂

    • @hosowpro
      @hosowpro  Місяць тому +10

      waa runtaada walaal, waad ku mahadsantahay dareenkaaga.

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 Місяць тому +1

      Adiga kolley wuu ku dhaamaa intaana qaban kari wayday adigu

    • @deeqahaji
      @deeqahaji Місяць тому

      Hosow bro taageero buuxa ayaan ku ahay ima dhafaaan sheekooyinkaga❤ shaqo fiican baad no haysaa thanks

    • @fahmiishabdirazak6524
      @fahmiishabdirazak6524 Місяць тому

      ​@@hilaalfaysalcali7113quruxeey waxan qabto maxa ogthy mida kle kaftanka waxa la dhoho baro yariisey

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Місяць тому

    .....

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Місяць тому +1

    Maxkamada ano joogo miya qof dili karaa😂 xukun adag waye lkn gaalada diin mlhan

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 Місяць тому +2

      Koley dilku ma banaana. Balse xaladaybku sugnyd hooyo unba darremi karta. Saqajaanka xumina wuu u qalmy. Inti umada lagu si dyn lha, sasa fiicnyd.

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 Місяць тому

    Asxaabey muuqaalka like gareeya 8n la idin dhaho maa sugeysaan waxay 1.5k 5hr 😢

  • @zubeyr_abdi
    @zubeyr_abdi Місяць тому

    Bro UA-cam keyga 5 bari aa ku helaay 1k subscribers lacag ma dalban karaa

    • @ubaxiinaa
      @ubaxiinaa Місяць тому

      400k aalacagta lagu dalbada wll

    • @zubeyr_abdi
      @zubeyr_abdi Місяць тому +1

      @@ubaxiinaa taaas waa watchtime hours maaha Subscribers😂

    • @ubaxiinaa
      @ubaxiinaa Місяць тому

      @@zubeyr_abdi haa SAAS miyaa😂💔

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Місяць тому

    Mariana naag nool oo cadkeeda dhacsatey😢

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Місяць тому

    Way ku sugtay wasaqa xunakaa

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Місяць тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg Місяць тому +1

    Plz subscribe😢

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye