Mareykan iyo gaalo kale oo mujrimiin ah midna uma arko inuu xulifo yahay ilaahay dhulkooda nama geeyo waxay gaysteena ilaahay ha ka jaro nacalad ilaahayna ha ku dhacdo aamiin
Ka baxsan ciwaanka. Sxb inshar wxaan kaa codsana inaa muuqaal ka soo sameeso kuwa like ku raadaso saliga nabiga scw, qur'aanka iyo waxkasto oo diinteena ku saabsan. Adoo dadka uga digaayo iney like u saaraan oo sidee rabaan u sameeyan. Mahadsanid sxb.
Ogaansho somalia xaqiiqada ka jirta kama hadashid kaliya waxa ku meeresataa dowlada iyo ciidamada shisheeye dhibaatada kale ee somalia ka jirto adigoo og SOMALIA wey guulesan insha allah
Asc ustaad hambalyo waa walalka ku nool Amerika marka koowad waan ku salamaya marka labaad waxaan codsanaya ina kasoo hadasho malmaha lagu magacabo malmaha xoriyada lkn anigu aan u aqaan malmaha lugooyada ama malmaha gumaystuhu noo dhigay dabinkii labaad ee gumaysiga oo ilaa iyo hada aan ku jirno waxaan jeclaan lahaa ina dadka indhaha ufurto oo aad baritaan samayso shirqoolka gumaysi oo aan ilaa iyo hada ku jirno mahadsanid waxana illahay kaga rajaynaya sanadka danbe anagoo nabad qabna inan kula dabaal dagno 5milyan iyo ka badan waxa tahay dhisaha mustaqbalka iyo fikirka somalida 1000jeer mahadsanid Allaha noo kaa xifdiyo Ustaad❤walalka illahay dartii kuu jecel Bashir Garad from Seattle Washington USA
Mahadsanid walal wa akhbaar aad u wanaagsan The more aad ku celcelso the more aad dadku aad u baraarugeen Macal siyaasiyiinta ayey fariintani taabatay yacni “KU CELCELI”
@@abdullahihassanahmed3477 marekan guul io itoppiya .Somali wllhi Uma rabi in dalkan la waregdan shabbna sido kle wadankan Uma rabi markan io itopiya u rbaa
Horey usoco sxb umar inshaar Masha Allah guul fiica kan kasii fiican saahib insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤3 sanoo Ayaan kula socdaa wahaad soo gudbisid oodhan saxb masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉
Xiligan 8:15 lajogo kama dha dhicin kartid musliminta kunool dafaha islmaka in ay garab istagaya rer yurub iyo America 🇺🇸 lkn kuwa na hogamiyo kuma qiyaas qataan waxa ay kusamenaya dalalka islamka ee kale 😮😮😮😮😮😮😮😮
Galgaduud 2014 il 2017 itobiyaanku maalinkii ey hal eskeri lga dilo xattaa xoolaha ayey lay jireen, waxaan aqaanaa dad waalan oo ey laayeen xiliyadaa bal askarto soomalida ayey laynaayeey marka sargaal sare laga dilo
Illahay how gargaaro reer falastiin wlhi waxan la yaabanahay waxay la aamunsanyihiin ila hada😢😢😢kuwii sheeganeyy dowladaha islaamka😢😢😢inkasto Aan rajaynayo maalin uun la mi doobi doono😢😢
Mareykan iyo gaalo kale oo mujrimiin ah midna uma arko inuu xulifo yahay ilaahay dhulkooda nama geeyo waxay gaysteena ilaahay ha ka jaro nacalad ilaahayna ha ku dhacdo aamiin
Amiin amiin amiin amiin
Amiiin wll
Sidaa😂
Ogaansho waa foqka kaliya wanaaga aan kujclday wll Allah kuxafido 💯
Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
❤❤🎉
Scw scw scw ❤❤❤
Scw
TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤📿
Channelka kaliya ee qadiyada dhabta iyo daqiiqada usoo raadsado.
Alle haa ku sharfo ustd.
Guul Musliminta.. guul my ustad cumer..❤❤❤❤
Video dhameeso 😂😂
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
Amiin
Aamiin
Bishaaraysta khilaafadii islaamka ayaa Dhalan doonta inshallah gaaladiina waa jabaysaa
I.a
Cabdow sug mahdiga ha deg degine
I.allah❤❤❤
Iskudiyaari adigana khilaafada islaamka
Thank you ustaad omar ishar wey sosocotaa dowladi islamic ee umadan sharafteda socelinaya insha allh.
Omar inshaaar wllkey qaliyah ma ogthy in aanku dhagesto wlal iga weyn okale waayo wlkey iga weyn cml ku arka kaliya omar ogansho kuma arko sawabto ah wxan ahay dhageste inkabadan kudhagesanyay mudo lix sano ah wllkey afkaar ahaan wxan arka inan kasimanhy afkaraha iyo cod i hadlo ku arka wllkey qaliyah
MnshaAllah Allahuma baarik
Asc ustaad cumar inshaar waad mahadsantahay umada soomaaliyeed meel baad ugu jirtaa
Ka baxsan ciwaanka.
Sxb inshar wxaan kaa codsana inaa muuqaal ka soo sameeso kuwa like ku raadaso saliga nabiga scw, qur'aanka iyo waxkasto oo diinteena ku saabsan.
Adoo dadka uga digaayo iney like u saaraan oo sidee rabaan u sameeyan.
Mahadsanid sxb.
Waxa ka daran meet heeso lagu qadayo bay ku soo qorayan
Kusaliya nabiga scw
Marka arinka muxu idin layahay somaliyeey
Wa kaso samayey marhore
2018 ayu kahadlay
Ku sali kana tag zhb wax kalo kahal eh majira
Nio kusali nabiga hadi lagu dhaho kusali lkn muhim mahan in ad like sarto tasi muhim mahan
Kusaliya nabigeena Mohamed scw scw❤❤❤❤❤❤guul ogaasho keep going ♥️
Ogaansho somalia xaqiiqada ka jirta kama hadashid kaliya waxa ku meeresataa dowlada iyo ciidamada shisheeye dhibaatada kale ee somalia ka jirto adigoo og SOMALIA wey guulesan insha allah
Wll dhibaatada dhan waa ciidanka shisheeye
Afganistan❤️waa dal matalaya wakhtigii rasuulka,Alle ha dhowro
Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)
Scw
Soomaliyey ka Wrama Hadaan Dooro no Omar inshaar OGaansho wlaahi Walal Waanu Doorane isa Soo sharax 💯🙏🙏🙏🙏
Wa Runta. Somilda waxa aqayrked ka rebaY. Waxa weYe isku maduc aYey ahaYn qalbiga aYa la dilaY❤❤❤
My favorite UA-camr 🔥
Ilaahayow hal doowlad muslim dhab ah oo aan cidna danbe ka galin xaq ku maamula ilaahayow noo dhali amin yaa rabil caalameen
asc sxp Allah ha ku barakeyo waad mahdsantahay masha Allah cumar ishar wa Bashiir Hudle sidaas ku wad barmaamijyda
Asc ustadh true the world is changing
M,a ustaad òmar inshaar
Ogaansho ❤
Ustaad Cumar Muxamed Inshaar ❤️💖
Asc ustaad hambalyo waa walalka ku nool Amerika marka koowad waan ku salamaya marka labaad waxaan codsanaya ina kasoo hadasho malmaha lagu magacabo malmaha xoriyada lkn anigu aan u aqaan malmaha lugooyada ama malmaha gumaystuhu noo dhigay dabinkii labaad ee gumaysiga oo ilaa iyo hada aan ku jirno waxaan jeclaan lahaa ina dadka indhaha ufurto oo aad baritaan samayso shirqoolka gumaysi oo aan ilaa iyo hada ku jirno mahadsanid waxana illahay kaga rajaynaya sanadka danbe anagoo nabad qabna inan kula dabaal dagno 5milyan iyo ka badan waxa tahay dhisaha mustaqbalka iyo fikirka somalida 1000jeer mahadsanid Allaha noo kaa xifdiyo Ustaad❤walalka illahay dartii kuu jecel Bashir Garad from Seattle Washington USA
Geesi ilaahay caqli siiyey, ku soco baraaruji bulshaadaada, xaqana haka leexan.
Mahadsanid walal wa akhbaar aad u wanaagsan The more aad ku celcelso the more aad dadku aad u baraarugeen Macal siyaasiyiinta ayey fariintani taabatay yacni “KU CELCELI”
Waxaan Hubaa Maraan Fogeyn Inaan Arkayo Reer Galbeedka Iyo Wacaladooda Inay Dumi Doonaan Insha Allaah
Our nation needs you, Omar and I stand with you in our shared beliefs. Get ready to become our future president
Bi idnillaahilkariim falastiin guul cadowgeedana allaah hajebiyo aamiin aamiin aamiin 😮😮😮
Insha allah galbeed wuu jabay dhalinyaradii la dagaalantay allah ajar ha ka siiyo
Cumar shugran Akhii waa yaraadeen waaqicaada ookale
Alaah haku barakeeyo ❤
Free Palestine 🇵🇸 in sha allaah
Free Somalia too
I.n
Somali kaga bahan not Palestine 😏😏
MUSLIMKA WAA WALAALKA MUSLIMKA@@haithammohamed2482
@@haithammohamed2482orom afka xir
Asc cumar isnshaar mahadsanid sida aad aqbaaradka noogu soogudbisid iyo wacyiga jiro caalamka
Masha allah baraka allah ❤❤❤❤❤❤ wllken qali illahay
Waan ku salaamay wllky cumar waxaan aad ugu haminayaa inaan ka mid noqdo kuwa qaaska Afghanistan 🇦🇫 runtii waa dad aad u ad adag ...
iska dhig calankan daaquudka ah Afghanistan mar horey turtaye🏳🏴
@@S.USAwg6ux oo sidee ah
Waa runta cumar inshaar shugran walaal wacyigalintaada
Cumar inshaar Shaqsiyad islaam Xor ah Oo Kuhadlaayo Malaayiin Soomaali ah Afkooda 🥰🤍
Sxp ilaahey Haku Xafido Aduun iyo Aaqiroba ❤
Mashaa allaah sh alaha ku barakeeyo waa mawdhuuc aad u fican runti anigu aad ayaan u jeclaystay wana arin u bahan in si fican loo darso mahadsanid
AS Guuuul insha allah December 2024 ka dib ✌🏴✌
Insha Allah sxp
Khawaarijkaa tahay wase Xabad noo balan ah😎
😂
Jceylkaada aa ka hadashy
@@abdullahihassanahmed3477 marekan guul io itoppiya .Somali wllhi Uma rabi in dalkan la waregdan shabbna sido kle wadankan Uma rabi markan io itopiya u rbaa
La idiin ma baahna xitta haddey dhacdo in aad ka adkaataan dowladda qof shacabka kamida oo idiin baahan arki maysaan taaa badalkeeda xabad ayaa inoo dhaxayn doonta
Alshabaab iyo dowladduba nooma kala duwana cadowga shacabka ayaa tihiin
Xaqiiqtii cumarow waxaa sheekayso dhan waa run insha Allah waxaa rajeyn in aan mar un arkno somaaliyo xora
Horey usoco sxb umar inshaar Masha Allah guul fiica kan kasii fiican saahib insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤3 sanoo Ayaan kula socdaa wahaad soo gudbisid oodhan saxb masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉
Intii mareykanka neceb like isaara
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
Ilaahaw umada Somaaliyeed midee Dhamaantood
Aamiin amiin
Xaqiiq dunida wey is badashay hubaal wey dhawdahay kuwa inooga sheekeyy waa la horgeyn doona cadaladda markaas odhan doonan
" ليتني مت قبل هذا " 😢❤
Cumar ilaahy haku sharfo booskaad noogu jirto cid noo booxin karta majirto🎉❤
Muqalada nocaan ah sobadi wll alah kuxifdiyee
Hampalyo wll
Wxd gadhay amaba dhaftay hal milyan wan ku jecelahay wll
Dar alle
Omar walal siniyad ah ayaan udhageystaa waxaan Allah kabaryaynaa in Qof diin iyo damiirleh oo adoo kale ah uu wadanka noo maamulo
Lkn 40% Soomalida waa sharwadayaal
Xiligan 8:15 lajogo kama dha dhicin kartid musliminta kunool dafaha islmaka in ay garab istagaya rer yurub iyo America 🇺🇸 lkn kuwa na hogamiyo kuma qiyaas qataan waxa ay kusamenaya dalalka islamka ee kale 😮😮😮😮😮😮😮😮
Mahadsanid wllo cumar
إثوبيا قتلت أبي وأخي الأكبر مني قالتهم الله
أخوكم من صومال الغربي
Nimdaamka kaliya ina midayn kara dad noolna inaga dhigi karaa waa inagoo jabhad aasaasnaa anigu mudo hal usbuuc ah waxaan ahay jabhad magaca aan wataana waa jabhada dib uxoraynta somalia waxaanan la dagaalami doonaa cid kastoo shisheeye kalkaal ah📚 awood malihi hubna ma haysto lkn dhagax baan ku dagaalamayaa😐
Arsenal iska ilaali 😅
@@MohamedOmar-nl2qn arsenal iyada qudheeda ayaan la dagaalamayaa sababtoo ah waa shisheeye kalkaal xasan shiikh iyo cali dheere aniga waa iskugu kay mid labaduba dhiiga dadka ayay miirtaan
Aniga waxan kutalilahaa diintayna kudhaqano gaalada iska dhacino waa guulaysanaa waana sharaf noowaaya iyo shahiidnimo
Wacyiga umada waa sii hagaagoyaa mr cumar sii wad
Wlh waa xaqiiqa dhabta ee aduunka ka jirto ee alle haka saaro muslimiinta...
Walahi waka xumahay kuwait waxay sameeyeen 😢😢😢 30:46
صدقت يا اخي العزيز ابو فيصل عمر فارح عمر انشاء
فارح من هو 😮
Ustaad adi madaxweyne utartan marka ay qof cod noqoto inshallah ❤❤❤❤
😂😂😂
Illahay haku xifdiyo walaal
Hadi dowlda iyo shabaab heshin lahayeen. Alle macaana nabad aya heli laheen shisheeyana wuu bixi laha. Wadanka naga maqana wan so celin laheen. 😢❤😮
Galgaduud 2014 il 2017 itobiyaanku maalinkii ey hal eskeri lga dilo xattaa xoolaha ayey lay jireen, waxaan aqaanaa dad waalan oo ey laayeen xiliyadaa bal askarto soomalida ayey laynaayeey marka sargaal sare laga dilo
waxaan xasuustaa markii ey soogaleen gaaladu magaalada ceelbuur dhibaatada ey dadka shacabka ah ugeysteen oo ah dilka iyo dhaca xoolaha iyo xaalufinta dhirta waxaan mid mid u aqaan dadka ey kulaayeen ceelbuur iyo nawaaxigiisa oo ubadnaa dadka dhimirka la, iyo dadka xoola dhaqatada ah oo uu kamid ahaay abtigeey dadka ey dileen gaaladaas sidaas oo kale waxey dad shacab ah ku laayeen ceelbuur ilaa dhuusamareeb jidka udhexeeya iyo ceelbuur ilaa maxaas jidka udhexeeya gaaladaas dadkeyna saas uleysay iska dhicin maahane soodhaweys malahan
Asc maa shaa allaah guuleyso 😮😮😮😮😮
Waan kugu raacsanahay ustaad omer
Inuu kacdoon ka dhalandoono nidaamyadan dalkeena ka dhisan
Waayo inku dhaw 40 sano ayaan dhaan dabangaale nalagu maamulayey
Allaw mid khayr leh nookeen
Shukran omar inshar 🤝👏❤️
Fursadaan isha ku heynaa insha Allah
Waa wixii sherkadeena somaliya ee hormuud cuna qabatayn u sareen
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada wada dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Mansha Allah waxa jira bararuug umadeed 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ogaansho waxaad tahay nin fiican❤❤
Mar un is badal wuu imaanaa insha Allah ❤
Wllhi sxp beentaa maha gaaladaan ilaahay hana dhaafiyo
Wcs ustaad Omar
Ustaad cumarow ha daalin siyaasi yiinteena mishaar ayey ka qaataan dowladaha galbeedka
Omar inshaaar wll ayman alzawaahir iyo cumar mulah videos kasoo samee yay ahaayeen qiimee codsigeena wll
zxp muuqaalada wejigaaga noogu soo dar❤❤
Wcs Yaa abuu Feysal 😊
First comment 🎊 😮😊
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wll siyaasiyiinta soomaaliyeed Waa wada Dhaga lahyihiin
Allaylehe wacdigu wuu is bedeley ☪️☪️☪️💪
Hadaan ahaan lahaa si yssai waxaan sameyn lahaa midowga africa waxaan ka go.i leheyn yurub hadey ahaan leheed dhaqaalo iyo ganacsiba isku filnaansho baan sameyn leheen lkn diyaar uma ihi inaan noqdo siyaasi
Illahay how gargaaro reer falastiin wlhi waxan la yaabanahay waxay la aamunsanyihiin ila hada😢😢😢kuwii sheeganeyy dowladaha islaamka😢😢😢inkasto Aan rajaynayo maalin uun la mi doobi doono😢😢
Wallahi wan aragnay xaqiiqda mareykan ayan ku noolahay markan galay jamacadahooda ayan wax fahmay hadana gaalo ayaa qayr wada lagama dhaa dhicin karo
My teacher life❤
Frist one ❤
💕👍🏾
Shabaabka somalia joogo waa xagjir.. dhiiga somaliada baneystay ayaagana kow ka sabata markeykan iyo rer galbeed iyo qashin africaan ah wadankeena ugu soo hoosgabadaan....waxaan rajeynaa waxa wadankeeda ka socda 360° xaalkooda wareegto...aan noqono sida afqanistaan cml...wey guuleesteen wlhi
Walahi aniga niyad ahan bad idhistay sxb siyasada sogal walahi adigo kale wan ubahanahay
Ustad kasoo hadal xerada xalane Mogadishu Somali 🙏
Siyaadiga maanta joogaa waa mid,nasiib daran. Waa dad an xor ahayn
Aniga waaa 2:09pm ee duhur nimo
Thanks brother ❤❤❤❤
Asc
Guul muslimiinta oodhan🫡🫡🫡🫡🫡
Waxa aan rajeynayaa ustaad in uu wacyigaagiiaan anaga la wareegi doonno si aan jiilka kale ugaarsiino.
Waxaa bilaabmay xiligii gaal iyo munafiqiin laga wareejin lahaa caalamkan la soco
Waligeyga like ma'am helin😅
Mawduuca waxaan ula baxay " Gole kafuul "