Gabadhaan Followers-keeda Tiktok Ayaa Kusoo Jeestay Arrintaan DARTEED.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2023
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 109

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 10 місяців тому +28

    Nabiga ku salli scw scw sallahu calayhi 😊❤❤

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 10 місяців тому +46

    Allah is one ☝️ 😢❤❤

  • @badrioabdirashid2430
    @badrioabdirashid2430 10 місяців тому +8

    Waa caqli badan tahy gabdhaa doqomada dhahaya way na khiyantey😂😂 iyaga yaa yiri dawada😂😂

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 10 місяців тому +10

    😂😂😂 waa fariid wale gabadhaasi lacagna way samaysay jidhkeda iyo cafimad keda way ilaalisay ala xasidsana dadku ka Waal 👏👏👏

  • @sahroaxmad9303
    @sahroaxmad9303 10 місяців тому +9

    Congratulations 🎊 👏 400k coming soon 🎉❤

  • @profalcadaala
    @profalcadaala 10 місяців тому +12

    Wan idin salamay Akhyaarta
    Wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan Alcadaala show nagu qaato janaalwalba maalin buu bilow ahaa cimaamda nagu Tuura qofkasta Muraadkiisa oo san Alle Ha sahlo
    Guul iyo Gobonimo insha Allah

  • @mariemjama
    @mariemjama 10 місяців тому +2

    Purging: qofka si khasab ah isaga soo celiyo cuntadii uu cunay, isaga ka cararaya increasing weight sidaas ayey sameysaaa

  • @abdimalikabdi6991
    @abdimalikabdi6991 10 місяців тому +3

    Dabcan aniga ra'yigeygu wa in ey tahay gabar caqli kufilan leh wayo fikradi ey latimid ayey wax kuheshay walina kusocota...casharka an kabartayna wa adigu iskufilnaw qofki kugumashqulana dheg ba haudigin🤝.

  • @drsaishahassan
    @drsaishahassan 10 місяців тому +15

    Wiilkan 1m uqalmaa wllhi😢❤❤

  • @Maanhage.
    @Maanhage. 10 місяців тому +9

    Hassow pro legend hore u soco 🎉

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw 10 місяців тому +8

    400k coming soon 🎉🎉

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 10 місяців тому +7

    400K coming soon

  • @amalali6668
    @amalali6668 10 місяців тому +1

    Hambalyo hambalyo wllo 400k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ridwanfeysal6
    @ridwanfeysal6 10 місяців тому +3

    Ha wllhi waxan kanaxa adigo aqonyana 1m kuguma xidhna dadka malayacniga 2m aya kuxidhan

  • @nadarabdi2653
    @nadarabdi2653 10 місяців тому +1

    Hosow gabar somali o sameyso jirto tiktok ey so dhigta😊

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial 10 місяців тому +3

    Congratulations 🎉 400k

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 10 місяців тому +2

    Coming soon 400K HOSOW My fav youtuber ❤

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 10 місяців тому +2

    Keep going pro❤🖇

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 10 місяців тому +15

    Si,walba ay u caqli badan tahay😂Dadka mar haday kugu soo jeestan alle ku maqan😂😂😂😂😂

  • @lifewithfrtn
    @lifewithfrtn 10 місяців тому

    Isoo booqo wll😊

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 10 місяців тому +1

    From South Africa 🇿🇦

  • @Barwaaqomaxamed-tq5jm
    @Barwaaqomaxamed-tq5jm 10 місяців тому +1

    Mncha allh my brother keeg going plz nozo daa zhekoyinka cabzida le

  • @saidyare4742
    @saidyare4742 10 місяців тому +2

    Hossow bro legend asc first.
    Wxan jeclanahaa Inad Kaso hadasho president of Burkina Faso Ibrahim Inad mowduuc Kaso sameyso🙏

  • @Santikumi_LAKIIN
    @Santikumi_LAKIIN 10 місяців тому +2

    #Masha_allah,
    #Sheekada wey fiicnayd lkn zhp inta danbe ayey ka xumaatay ooba laga yaabo ineey saameydo #social_media heena #somaliyeed waayo waxaa tiri #gabadhii wixii sidii ayey u sameyhee dad bdn oi #dawadana wey heshay marka soo #dhiiri_galin u ma noqon karto dadka somalideena ee social media kusoo gudbiyo iney isdhahaan siiwad xumaatadaada adna dad bdn oo ku #daawada heleehe, aniga ahaan #sheekada markey halkaas maree waxaan u badali lahaa #Views keeda oo hoosow u dhacay oo wey iska dhaaftay,
    Video qurux bdn waaye Thankz #zhp.

    • @salmanphilipine5068
      @salmanphilipine5068 10 місяців тому

      Oo ayada xumaan ayay sameesay miya layiri qaabkay wax uso gudbinesay unbay kusii adkeesatay views badana waysii heshay

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 10 місяців тому

    Waa caqlileey wllhi

  • @mahto____7155
    @mahto____7155 10 місяців тому +1

    400k 🎉 caming soon

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 10 місяців тому +2

    Legend wn kula socda kaama haro

  • @abdirhmandahir5966
    @abdirhmandahir5966 10 місяців тому

    Hore usoco bro

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 10 місяців тому

    WAA AQLI LEY AYAAN. QABA. GALADAAN. LAQIYAANO MAHEE TALAKALE MALEH

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne 10 місяців тому

    asc wa xun tahay in la arko cunta cunida markasta alxamdu somalida wa ceyb sanayaan JIRKA ka halabey cafimad xuma imaneysa un healthy

  • @aminaliiban1780
    @aminaliiban1780 10 місяців тому +2

    Bal ma iyakaa wax udhiibtay markay leyihin waad na qiyaamaysay 🙄😅

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 10 місяців тому +4

    Hasow pro, waqtiga registration premier wallet kaliya furaha soomaaliya ayuu soo qabanayaa oo iima shaqaynaayo anigoo UK jooga. Waxaa ka mid ahay macaamiisha transfer galaxy.
    Fadlan,naga soo jaahil bixi xayeesiintan primier wallet.

  • @Nothing...8375
    @Nothing...8375 10 місяців тому +2

    Oo maxaa khiyaaano ah hadey cuneso iyo hadey daadineso iyadaa leh , xaasid nimadooda inay cayisho ayee rabaan😂😂😂😂

  • @anfacabdi7417
    @anfacabdi7417 10 місяців тому +4

    Powe waan ku taageera 2020 ila hada ee pls replay igu sharaf

  • @kimhattie1964
    @kimhattie1964 10 місяців тому +1

    First ❤

  • @milyanah5137
    @milyanah5137 10 місяців тому +2

    Dad waxa jira ananba cayilin misana kilo pasta cuna halki mar

  • @samiiralaki5828
    @samiiralaki5828 10 місяців тому

    Ninkan iyo yaxye hunter mqxaa kala hausto

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 10 місяців тому +2

    Familie keeda ucuna😂❤

  • @shushu1280
    @shushu1280 10 місяців тому

    Wll mcn waxan kaa cosanaya qisoyin hindi iyo qisoyin carabta 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 10 місяців тому +1

    Aduunyo maalinba wax kaa yaabiyaad arkaysaa

  • @XaliimoAbdi-ng4mr
    @XaliimoAbdi-ng4mr 10 місяців тому +5

    Gardaraa heyso walhi dadkan😂

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 10 місяців тому +2

    Backrond qurux waye Photoshop miya pro😅

  • @user-ft2yb5zd4x
    @user-ft2yb5zd4x 10 місяців тому +2

    Dadku wy ka gar darn yihin bal maxa kgly waxy cnyso iy wxy tufayso

  • @Maqsuudfarahmahmed
    @Maqsuudfarahmahmed 2 місяці тому

    Waa gabar caqali leh sawabto ah inee dhimato ayee iska ilaliney lkn weeyna ka saxanthy inee siirto 😂😂😂

  • @abdirhmandahir5966
    @abdirhmandahir5966 10 місяців тому

    Ariikan cusman

  • @idieismxamed7129
    @idieismxamed7129 10 місяців тому

    Asc sxb sare adigo mahadasan magacada saxda ohooyadada iyo aabahada kuubixiyeen mxd yutubkada uguqoran weyda isheg mise inatahay somali kaxishoneysa ijwb?

  • @farhiaabdikadir4262
    @farhiaabdikadir4262 9 місяців тому

    Ayadaba leeba ka reeysay dadkaan yaa awal qancin karay shibta ha ugu kaalmeeyso.

  • @hodanfarah1688
    @hodanfarah1688 10 місяців тому

    Qofta cuntada cunaysa wajiguna u qarsoonyahay gacanteeda nabaro ama jirdil wax u eg aya ka muuqda

  • @aminoculusow54
    @aminoculusow54 9 місяців тому

    400k❤hampalyo

  • @zhaheez
    @zhaheez 10 місяців тому

    ❤❤

  • @amalali6668
    @amalali6668 10 місяців тому

    Waa fariid aqli ley ah 😂😂😂😂😂😂

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 10 місяців тому +3

    Hadaa u fiirsato muuqalka waa lasoo jarjaray oo macquul ma ahan wxs oo cunto ah qofka wuu matagaya wxn arkay mid facebook markasta i hor imaado 20 xabo ukun hilib io baris ama baasto buu isasoo hordhigaya marka waa editing uun

    • @hassan5896
      @hassan5896 10 місяців тому +2

      😅kaaz waan arkay waa carab😂😂

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 10 місяців тому

      @@hassan5896 waa hindi muslim ah🤣

  • @firdawsfaarix8920
    @firdawsfaarix8920 10 місяців тому

    Wcs wr wbr

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 10 місяців тому +1

    Wallhi gabadhaas waa mid caqli badan 😂😂😂

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed3693 10 місяців тому +5

    400ᴍ ᴄᴏᴍɪɴɢ sᴏᴏɴ ɪ.ɴ🎉

  • @nordinmohamed4879
    @nordinmohamed4879 10 місяців тому

    Hoosow baaba jey maanad arag😂

  • @Mawgaofficial1
    @Mawgaofficial1 10 місяців тому +8

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🥰❤🥰

  • @Princessurora156.
    @Princessurora156. 10 місяців тому

    Waxay samen jirtay bidge disorder ama eating disorder oo qofku ismatajiyo

  • @Astagfirulaaha
    @Astagfirulaaha 10 місяців тому +2

    Waxaan rajeynaa commentiga ugu horeeyo inaan noqdo

  • @fadumo585
    @fadumo585 10 місяців тому +3

    Mahadsanid waxaan kaa sugeynaa maalqabeenadii booqday Titanic meesha eey ku dambeeyeen

    • @CabdiqaadirDaahir-td6lu
      @CabdiqaadirDaahir-td6lu 10 місяців тому +2

      Way dhinteen
      caalamka miyaad gees ka joogtaa😅

    • @fadumo585
      @fadumo585 10 місяців тому +3

      Waan ogahay ineey dhinteen ee sideey wax u dheceen af somali 😁🤣

    • @CabdiqaadirDaahir-td6lu
      @CabdiqaadirDaahir-td6lu 10 місяців тому

      @@fadumo585 chanelo badan ayaa kasoo hadlay ee miskiinka ha wareerin

    • @NaimaRage
      @NaimaRage 10 місяців тому

      ​@@CabdiqaadirDaahir-td6luhhhhhhhhh maa noli

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 10 місяців тому

    Mukbangers-ku waa dad layaab leh. Waa suurtagal in la khasbo qaar badan oo ka mid ah.

  • @zahraosman467
    @zahraosman467 10 місяців тому

    Waxa ayeeya qarine e dad ka maha dabala agaa o dhan maagaratay walala. ,,,,,, os

  • @hanadali
    @hanadali 10 місяців тому

    Way jiran Somali sida sameysa ana daawadey waliba waa gabadh Somaliyed 😅🎉

    • @Zusan15
      @Zusan15 10 місяців тому

      Masloxo miya wllo 😂😂😂 xaaski cadosh

  • @user-ug3lm7bc7e
    @user-ug3lm7bc7e Місяць тому

    😂❤❤

  • @maryancali9757
    @maryancali9757 10 місяців тому

    Waa aqlileey walhi 😂😂

  • @fatush411
    @fatush411 10 місяців тому +3

    Way caqli badantahy😅

  • @Nimcodayib416
    @Nimcodayib416 10 місяців тому

    Anigaba wax waan cuna meelay iga martayna lama yaqan hadan xata ku cayilo mrkaba waan dhimi Kara miisankayga 😂😂

  • @nasroaxmed3944
    @nasroaxmed3944 10 місяців тому

    Caqli

  • @ZaynabAbdifatah
    @ZaynabAbdifatah 10 місяців тому

    Edap daranaa galada maxaa ka galay haday cayili waydey ma iyagaa dhalay😂

  • @niciimaawil8726
    @niciimaawil8726 10 місяців тому

    Way caqli badantahay😂😂

  • @xayboahmed9020
    @xayboahmed9020 10 місяців тому

    Hhhhhhh

  • @deeqsanusmaan2461
    @deeqsanusmaan2461 10 місяців тому

    Anu marka wax cuno kista misanka hestay sii waaya o waba si catowa😂😂😂

  • @ubaxgeenyo5640
    @ubaxgeenyo5640 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ameenethress2374
    @ameenethress2374 10 місяців тому

    Waar naagtu soogaf ayay keedahay dadka u sheeg inay soorgafle inay tahay

  • @Weydiimo_official
    @Weydiimo_official 10 місяців тому

    Ishowspeed kso hadl

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 10 місяців тому

    Xaliimooyinka soomaaliya way ka orod badan tahay😂😂

  • @aishaadaud2612
    @aishaadaud2612 10 місяців тому

    Ani ahan waxe ila tahy waa gabadha waana qiyaano daran dadyoda caalamka wax muuqda rabaan waana ku tageersanahy 😊

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 10 місяців тому +1

    Gabadhi somali ordiwaysay ma aragtay 😂😂😂😂😂😂😂 wali way indho adagtahay

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 10 місяців тому

    Nin bay leedahay ama cid bay xidhiidh la leedahay,Qof wax cunaya waa Qof dad haysta

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 10 місяців тому +1

      Yaa😂😂😂😂😂

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 10 місяців тому

      😅😂😂kuma fahmin

    • @itaqillaa
      @itaqillaa 10 місяців тому

      @@abdikarimahmed444 haye waayahay

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 10 місяців тому

      @@abdikarimahmed444😂😂😂😂 waan qoskay walhi show dadka single ka ah waxba macunaan

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 10 місяців тому

      adaba yaab leh nin iyo waxas maxa meesha keenay 😂😂

  • @brother___naasix4303
    @brother___naasix4303 10 місяців тому

    Somali iney ka dhaceyso filaa

  • @user-os8vv9gs4k
    @user-os8vv9gs4k 10 місяців тому +8

    Waligay 😫 50 like mahelin