Inta Aad dageysaan jaanis Baanu Idin sinaynaa lakiin hadii Gud Maxamed kaahin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025
  • Inta Aad dageysaan jaanis Baanu Idin sinaynaa lakiin hadii Gud Maxamed kaahin
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 70

  • @abdullahiibrahim9554
    @abdullahiibrahim9554 16 годин тому +5

    Masha Allah. Geesi ayaad tahay ee ku soco. hambalyo.

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 15 годин тому +4

    مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك
    ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي
    MashaAllah tabaraka Adeero Mohamed Kaahin geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa u taagan
    ربي يحفظك
    اللهم امين يارب العالمين

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 10 годин тому +1

    In kahiin waxaan ku rajenaya ina guleysatoo xilka allaha kuguu hanuuniyo

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 15 годин тому +3

    🎉🎉masha alaah mujaahid maxamed kaahin geesi qaran aloow ku xafid amiin

    • @Buurta1
      @Buurta1 15 годин тому

      Macnaha mujaahid soo baro xaga diinta

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 16 годин тому +4

    Mansha allaha tarbarkal ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 10 годин тому +1

    guul qaranka soomaaliland

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 14 годин тому +1

    Ina Kahin Allah ha daayo, wuxu ka mid ahaa xukuumadi ugu dambaysay ee Somaliland aaminsanayd.

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 11 годин тому +1

    Inagu welib isdiin baynunay iyo dad wadadhashaÿ maasa alaah

  • @fatimaahmed846
    @fatimaahmed846 14 годин тому +1

    ماشاءالله تبارك الله ربي يحفظك من كل شر يارب ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 13 годин тому +1

    Asc inaadeer Mudane Madexweyne Kulmiye Maxamed waad mahadsantahey ma matelikaraan kulmiye inaad u timaado may aheyen Ciro xirsi maxamuud xaashi Beenmadow caare cadeg wixii la mida inaad soo hojoogsato may aheyen kulmiye guuleysta ❤ umada Reer soomaaliland kulmiye guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland ilaahow maa aamin yaarabi aamin yaarabi guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 itoobiya Dir jarso oromo kulmiye guuleysta insha alaah

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 13 годин тому +1

    Maxamad kaahin waa geesi qaran buufi xashiishka

  • @MustafeMaxamuud-k6x
    @MustafeMaxamuud-k6x 14 годин тому +1

    masha.alah.mujahid.maxamed.kahin.axmed.majabe.adeero.madaxad.nosarantahay.wayo.waxa.aatahay.ansaarta.aanu.kufanu

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 15 годин тому +1

    WAXA XAQIIQO AH INAANAY SOOMALILAND MEESHAY USOCOTO CID WAX KA BEDELAYN

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 8 годин тому +1

    Walaahi maxamed kahiinow somalilaan adiga iyo muse bixii idinakamay dabeen marakaad talaada wareejisen ayuu cadawga 👹🌴 geedaka ku so xidheen ayee wadani huwaan ka so fuuraay marakaas jiri walibaha so xamaaratay 🦎🦂🐛🐌 🤲 ayaaha u maqaan awaalabaha ilaahay ayaaha la jiroow halaan keenay

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 годин тому

    Geesi Maxmed kaahin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 16 годин тому +1

    Masha allah

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 15 годин тому +3

    Xisbiga kulmiya waa xisbi sacad muuse waayo habar jeclo laba xibi ayey leedahay odagan ina kaakina wuu gaboobay markaa waa lagaa wareejinayaa kalfadhiyada soo socda

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 13 годин тому +1

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @YasinOsman-g5k
    @YasinOsman-g5k 15 годин тому

    Garta ina. Saweynaa loo gayesan jiray somaliland guul ku waara ❤

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 14 годин тому +1

    Somaliland WAA dimuquraati waxanay mudantay kudayasho

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 7 годин тому

    Walaahi waan qoslay. Ma Kulmiye ayaa leh jaanis ayaan cid siinaynaa? kkk Waar Kulmiye waxa hada siyaasadda ku metesha Goosha.

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 16 годин тому +2

    Idiinkù cid kale mooyee kùwii dalka godka ku ridaay ayaad tihiin cid wax idiinka qoraysaa ma jirto dad iyo dal isku xidhan ayaa laydiin dhibay waxaanad wareejiiseen iyagoo dalkii ay difaacayaan maleeshiiyo beeleedo

    • @ibrahimibrich9566
      @ibrahimibrich9566 15 годин тому

      Caruta nocaga ah waxa lagu shubo ayu bu amina ,soo barbaar adero ,oo waxay islamuhu kugu shekeyeen baraha ha la iman

    • @FoosiJaamac-e9e
      @FoosiJaamac-e9e 11 годин тому

      1500 kiilomitir oo dhula barigii oo dhan meelooy ku sheegan bal weydii hadal bey hayaan no next calan cas askariya wadanku uma baahna askari aan aqoon laheyn ​@@ibrahimibrich9566

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 годин тому

    Kaahin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 15 годин тому +1

    Sadexda xisbi kulmiye ayaa qaranka ku suntan ,allow kuwa kalena ka yeel kuwi dalkooga sii fican ugu shaqeeya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 15 годин тому +1

    Geesi dhulkiisa Guusha u horseeday geerida dishay,Geedka ha ba’o.waxa weheliya ninkii Kaaruhu xornimada Somaliland, u jiidhay,iyo ninkii inoo sameeyey mashruucii weuna ee fa’idada badan keenay ee Xuunbo weyne.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 15 годин тому

      Doqon waalan baad tahay oo sacsacad bal ninkaad geesi ku sheegayso eeg naga aamus maraanad yahay qabiilku futada ka galay ee jaahilada ahi

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 14 годин тому

    New government needs protocol training 😂

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 15 годин тому +2

    Madaxweynaha soo socda mudane Mohamed Kahin
    May Allah bless you.

    • @khadrafarah5488
      @khadrafarah5488 13 годин тому

      Maxfadiis baa naxukumi old man and cunsuri😂😂

    • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
      @AbdirahmanAyanle-mf8yj 12 годин тому

      @khadrafarah5488 waa mujahid kurta kajara faqashta so deserved to be a president of Somaliland .

  • @jamalabdi1256
    @jamalabdi1256 14 годин тому

    Muuse bixi wuu kanastay ee maxamed kahin ba looga bahaan yahay inuu xisbiga meel gaadhisiiyo cidna wax ha lasuginbn ku odhan lahaa gudoomiye m.kaahin.

  • @DayaxInaxidig-th8oz
    @DayaxInaxidig-th8oz 14 годин тому

    nin qabiil

  • @mudiali719
    @mudiali719 15 годин тому +3

    Waa wax dulmi ku dhisan oo reero dhulkooda sheganaya kuwan Somali Allah haka qabto inshallah

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 12 годин тому

      Adigana dhul aadan lahayn ayaad sheeganaysaa ee Alle ha kaa qabto 🤲

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 12 годин тому

    INA KAA HIN WALIGII CDAW BUU KU AHAA NABAD GALYADA SOMALOY A HADUU ÀHAA WASIIR IYO HADUU MUCARAD YAHAY IYO MARKUU AHAA SNM MIDNA SHACAB DAN UMUU HAYN TAAGERADA UU KU JOOGAANA WAA QABIIL

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 12 годин тому

    Maxaa ciil qabe indho xun odeyga ku eegaya

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 15 годин тому +1

    Nin hadal yaqaan ah

  • @XaaliAxmed-v7r
    @XaaliAxmed-v7r 15 годин тому

    Xaali❤❤😂😂

  • @Nasirsulub-h6h
    @Nasirsulub-h6h 15 годин тому +2

    Kan waa wasaq

  • @faysalIbrahimmaxamud
    @faysalIbrahimmaxamud 16 годин тому

    Wr away qarankii maa ka qabilka noqodaa

  • @GeeleGeele-l1l
    @GeeleGeele-l1l 10 годин тому

    Dadka sifican umaad hadlin ina kaahinow

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 12 годин тому

    Kulmiye hadu dorashadi qabtay xoolo uu leyaha kumu qaban wa xoolihii qaranka

  • @faysalIbrahimmaxamud
    @faysalIbrahimmaxamud 16 годин тому +1

    Ee qaran wax baa ku gilgilan

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 12 годин тому

    Soomalilan wa Dal musina oo wax ala wixi la qabanayaa wa in diintu oalato

  • @faysalIbrahimmaxamud
    @faysalIbrahimmaxamud 16 годин тому +1

    Kk inaa kahinow nin qabiil baa tahay

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 15 годин тому

    MEEL KUWANI KULAMA MARAYAAN

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 12 годин тому

    Qaran uu usameeyey 17 jabhadood buu wali been la hortagan yahay

  • @abdisaid9869
    @abdisaid9869 15 годин тому

    Our next president is Mahamed’ kahin insha Allah

  • @mudiali719
    @mudiali719 15 годин тому +1

    Qabiil kaliya miyaa qaran noqon Kara waa yaab walahi !!!

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 16 годин тому +3

    Adeero waad ku asaasaqday siyaasada oo aakhiral cimri baad tahaye ilaahaaga u toobad keen oo iska naso mar kasta maradu way kaa dhacdaaye marada qabso

    • @hamseabdi899
      @hamseabdi899 16 годин тому

      Laakin waxan arka inad ciilan tahay wlhi 😅😂

    • @hodanibrahim3585
      @hodanibrahim3585 16 годин тому

      Waa edab darantay, rabii ha uu barakeeyoo mujahidka

    • @ibrahimibrich9566
      @ibrahimibrich9566 15 годин тому

      Adero carur ayaad tahay ka fila waayo wayo arag ma tihid ee shekadi islamaha ayaa mesha la timid

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 16 годин тому

    Maxa dhacay sadex da gudoomiye xisbi waa habar jeclo

  • @HornMediainc
    @HornMediainc 15 годин тому

    anigu waxan la yaaban ahay sida ay hyabalaha soomaliyeed u wadda cadaadeen tolow futada marka doggy 🦮 loo foorariyo ma isku midib baa wajiga?im just asking

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 16 годин тому +1

    Uuuuuuuuuuuuuuu aaaaaaaaaàaaaaaa
    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Dorashada dambe Balantu waa ina xaashi

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 15 годин тому +1

    Sheeko xume muuuuuxuuuu yidhaaaaaaaah daaaa yeeeeeeeeey

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan9588 16 годин тому

    INAKAHIN XAQIIQADA KAMA GABADO

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 15 годин тому

    ADEEROY RAGAN ISKU MEEL UMA SOCONO IYAGU WAXAY USOCDAAN NIDAAM FADARALIZAM AH OO SOOMALIYA AYAA LAGA MAAMULAA WALIBA XIRSI XAJI CALI WUXUU KAMID YAHAY KOOX KHATARA OO ISLAAM NIMADABA KABAXSAN KHIYAAMO IYO NIDAAM KU DANAYSO AH AYUU KU DHAQMAA WAANA BAHAL AAMUSAN

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 15 годин тому +1

    Xibiga kulmiye waxa iska leh sacad muuse kalfadhiyeedyada soo socda ee kulmiye ayaa laga wareejinayaa ina kaahin waayo wuu gaboobay

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 13 годин тому

    Yaaaaaaaa geenyo shaaximan calaan caass waa baacaaaaa