Laabtaa ii qaboojisay shiikhayga. Ma quusanin lkn werwer badan ayay igu haysay waaqiciga maanta muslimiin haddaynu nahay aan ku sugan nahay. Balse bishaarooyinka badan aad inoo sheegtay baa idaweeyey. جزاك الله خير الجزاء.
Qari juuqood sheekhan wax kale ayuuba ka aaminaye iney midaas aflagaado tahey maloo sheegay kuwo burco korkeeda jooga ee kaadida si la iskaga dhaqo aqoon muu soo qaato mise meehaaan taala ahayn baa aflagaadadu qabata ???
Marna sheekh Koox ayaa jiraysa wanaagsan ayaad sheegaysaa, Marna waxaad leedahay diintu is badali mayso, hadaba ma intaas yarbaa Diintii Ku hadhay , kuwa kalana way gaaloobeen, mise waa wada islaam oo koox yari ma jirayso, bal hadaladan iska hor imanaya sheekh ka Jawaab ?
Diintu ismay badalin ayaad leedahay sheekh, Soomaaliya oo kaliyana 20 Urur diineed oo is gaalaysiinayana way ka jiraan, iska dhaaf wadamada kale ee islaamka, Hadaba miyaanay Diintii is badalin sheekh ? Mise kuwaas is gaalaysiinaya ayaa isku mid ah
Mansha Allah Tabaraka llah waxaan leenahay diin xaq ah cidnana aysan nusqaamini karayn una baahan ummad xaq markasta ku socda dhaliyartoodana ku tababarta diinta xaqa ah Alle hanaga yeeelo kuwa diintooda kor yeela waqti kasta iyo xaalad kastaba Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi❤❤❤
الله آكبر ماشآءالله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤️❤️❤️ آستغفر الله آلعظيم ❤❤❤❤❤
Masha alah alah barakeyo shekha gaalada iyo seey wax uwadaan ayu ku fahamsiinaya ❤
Laabtaa ii qaboojisay shiikhayga. Ma quusanin lkn werwer badan ayay igu haysay waaqiciga maanta muslimiin haddaynu nahay aan ku sugan nahay. Balse bishaarooyinka badan aad inoo sheegtay baa idaweeyey.
جزاك الله خير الجزاء.
Masha Allah guul Islam and Palestine 🇵🇸 🙏 ❤️ insha Allah
Mashaa Allaah Sheikhul Caalim weye
Cilmiga alle kugu maneysay waa mid aan qalbiga aan ku nasiyo ee ajar Allah's kaa siiyo
ماشاء الله تبارك الله شيخ مصطفى اسماعيل
Maasha Allah sh/mustafe ❤ 1:00
Sh mustafa musliminta ilahey weyn baa la jira ha u vaqin😢❤😊
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Sheekhii sheekhyada soomaalida nuurkaaga ah ha dhawro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
JAZAAKALAAAH. YAAA.SHEKH.MUSTAFE XAAJI ISMACIIL
❤❤sheekha Allaha noo xafido.❤❤❤🎉🎉❤❤
Manisha Allah tabarka llah ma😢😢😢😢😢😢😢
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Masha allah
sh mustafa is islamic political philosopher
Mashallah ❤
Allé ha l'aviron cheick moustapha burco allaha a ka rali ahado
❤❤❤
❤❤❤
shiikh mustafa dhegeyso wax badan ogow
Xaqiiqda caalamul islaami kusugan yayy wa inta shekhu shegay😢
tabaraka allah
شكرن يا أخونا مصطفي yaanaan. Kuweyn sababtooah. Caalamul islaam dhagtaa utaagan waxeynu uduceynaa salaadkasta jihaadka udhexeeya kuwa rumeeyay Allah iyo nabimohamed SCWi iyo kuwa beeniyaay maalinta Aakhiro iyo nabigeena in. Aad. Iyada nooguqaboojiso hadalka Allah iyo hadalka rasuulka ayaan markasta kaagabaranay Allah hakuxifdiyo
Somalidu 100%60 waaa dad agoon ka ah diintooda suuban somalidu waa dad diinta islamka ka jecel #Kaabo qabiilka iyo qabyaalada
Somalidu waa bulsho aan odhan karno mayaqaanan micnaha islamka iyo shahada taynka somalida waxan is odhan kara fikirkayga waxaa dhaqankooga xunee qabiilka iyo qabyalada waxa ka wanagsan dhaqanka shhinaha iyo hunduuga somalidu waa dadka caaalamka ugu dhaqanka xun iyo kuwa ugu cadaalada xun weeyi
masha Allah
M.a sh.musdhafe
Nin waxbadan fahansaan
Aleylehe anigu taas wan kula fahansanahay sheekh mustafow lkn qolo bdan wxan aad ka shekeyneyso ma fahansanaa
Qari juuqood sheekhan wax kale ayuuba ka aaminaye iney midaas aflagaado tahey maloo sheegay kuwo burco korkeeda jooga ee kaadida si la iskaga dhaqo aqoon muu soo qaato mise meehaaan taala ahayn baa aflagaadadu qabata ???
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤
Argagixisada maxaa dunida ka galay masajid isku qarxinba may soo dhaafine
Marna sheekh Koox ayaa jiraysa wanaagsan ayaad sheegaysaa, Marna waxaad leedahay diintu is badali mayso, hadaba ma intaas yarbaa Diintii Ku hadhay , kuwa kalana way gaaloobeen, mise waa wada islaam oo koox yari ma jirayso, bal hadaladan iska hor imanaya sheekh ka Jawaab ?
reer galbeed ku soomalida say ukala jarayeen way kadaalen
Dee waad ku ciyaarteen why sidan uga shifteen talk ga
Diintu ismay badalin ayaad leedahay sheekh, Soomaaliya oo kaliyana 20 Urur diineed oo is gaalaysiinayana way ka jiraan, iska dhaaf wadamada kale ee islaamka,
Hadaba miyaanay Diintii is badalin sheekh ?
Mise kuwaas is gaalaysiinaya ayaa isku mid ah
son ka waquwada is lan ka wa inan jojina tasey wadan dad aya lacag lagu sosiyay
Masha Allah
❤❤❤❤❤

❤❤❤❤❤❤