ASKARTII SIR-AA'IIL EE DAGAALKA QASA KA QAYB GALAY OO CAALAMKA "LAGA UGAARSANAYO"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 10

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 4 години тому +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 9 годин тому +1

    Yuhuud oo dhan waa dambiilayaal

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 10 годин тому +1

    Cir.dhul.bad.beri.ciidanka.sahnuniyada.ilaaheey.haku.cariiriyo
    Mooryaan.aan.ilaahey.&Rasuulkiisaba.aqon.waaye.nataniyaahu

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 10 годин тому +2

    Waar horta maraykanku ma Israeliliyiinbaa waar ilayn anagaa wax aragnay waar inaga iyo nin waalan maxaa buudhigiisa horta inagu xidhay waar iminka masnagaa waalan mise dadkaa kasii daayey waar sidani waa noocma

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 10 годин тому

    Askarta yahuuda ayay sax ah

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 10 годин тому +1

    Allowa dhulku diidaa balaayo alle ha ku rido

  • @Ibrahincabdinasiraden
    @Ibrahincabdinasiraden 6 годин тому

    Ugu dambayn Israel way jabaysaa guuul xamaas insha alah

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman 10 годин тому

    Sax

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 9 годин тому

    Waaryee mawlid waar waxan maxay ahaayeen waar hadaanu hadalo waar afsalax kudhagayagii hadaanu aamusnana ayuu yidhi ilaahay adhigaa sidaa kadayn maayo waa ninkii xayntii adhiga ahayd ee uu haystay ayuunbuu wuxuu soo toosaa iyadoo 5 dhimatay hadana habeenkii danbe Shankalaa dhimatay hhhhh kkkk markaasuu wuu aamusi waayey markaasuu yidhi waar iminka ilaahayow sideed damacday markaasuu is yidhi salax biyo fadhiyaan is yidhi ka cab hhhhhh kk markaasuu intuu jilbaha dhigay salaxii is yidhi biyaha kanuug markaasaa afkiisii iyo salaxii ayaa isku dhagay ilay ilaahay ayuu isku soo taagay oo waa kii yidhi waar iminka ilashayow sideed damacday afkiisii iyo salaxii ayaa isku dhagay 3 saacadood markuu qaylinayey ayaa lasii daayey hadana adhigii waa dhimanaysaa markaasuu yodhi waar ninyow hadaanu hadalo waa af salax kudhagayagii hadaanu aamusnana ilashay adhigaa sidaa kadeynmasyo bal adba waataase si dheh