Midna ku darso qorshaha gaalada waxaa ka horeya mida alle qorsheeyay, mida urduqanban noqon sadaal ahaan gaalada waaloomidoobidoonaa waana jabkii yuhuuda iyo maraykanka
Adeer abdixafid waxaa soo dhow xiligii ay diinteena sheegtay oo yuhuuda meel ay ku dhuunaan ay waan lahaayeen dadka ayay coleeysanaayaan maanta waxku dhaca fiir mar dhow
Wariye ninkani waa dadka aaminsan in aan la hor istaagi Karin danaha reer galbeedka. Waxa uu arimaha ka eegaa xaga reer galbeedka. Waxa la waraystaa dad arimaha ka eega dhinacyo kala duwan.
game bay ciyaaraysaa israhiil si ay u xalaashato dhulkii hore ee ay qabsatay ee lagu lahaa ka bax. si loo ilaawo dhulkii hore oo Kan cusub uun loo dhaho ka bax laakiin Alle madax daacad ah ha siiyo dadkan 🤔
SaaS Ayaan Aamina sanahay. Ina tahay tii dinteenu sheegtay ee yuhuudu barbie lahayd aamiin
Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa ha badbaadiyo Umadda ☪️ 🕌 🕋 Muslimiinta ah dhammaantood, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed oo dhibban yaa Raxmaan😢😢😢.
Yuhuuda allah ha kaqabto dunida wbt
Brith TV A hafid qabiir Maxed cawaale Soo dhowow ing
Shacabka carbeed haday kacdoon iskaga ridi waayeen madaxdooda u adeegta yuhuuda waxaa imanaysa in dhulalkooda yuhuudu qaadayo
good news
Midna ku darso qorshaha gaalada waxaa ka horeya mida alle qorsheeyay, mida urduqanban noqon sadaal ahaan gaalada waaloomidoobidoonaa waana jabkii yuhuuda iyo maraykanka
Asxaabeey shaam howbaqina waayoo duco nabigeena csw ayeey qabaan,meesha loodhurandoono inshaa allaah waaye.
Ok
Adeer abdixafid waxaa soo dhow xiligii ay diinteena sheegtay oo yuhuuda meel ay ku dhuunaan ay waan lahaayeen dadka ayay coleeysanaayaan maanta waxku dhaca fiir mar dhow
Subxaana allaah,waaleesuyimid qayaamadii gaaladu dejisay oo talaalka iyo daawooyinka cuntooyinka balaastiga lagasameeyo ayaaleeskudilaa allaah ayaa horay noogusheegay gaalo ineeysan xumaanta tan uguyar kaalabaqiileeyn ee kudhagraayaan xagdiineed xag aduunyo ee allaah hanagaqabto.
cabdixaafid waan salamayaa adiga iyo daadihiyaashada xigt Israeli waxay isadhaadhicisay inay awood badantahy Lakin awood maleh waxan ognahay diciiftahay cabdixafid todobadii October 7 xoogaga Muqaawamada falastiin e x-mas ♥ ayaa wadamo cared kabaqayay yuhuuda tusay inay tahay awooda shegan jiren inaytahay dooli ama jiira way kafulaysan yihiin
Israaiisha aduunka waan araggnnaa oo waxayba odhankata qaarada aasiya iyo marba anigaa leh wayna u suuroobi maanta israaiilka afrikana waa ethiopia turkigu kawaanka ayuu u saaran yahay oo siday horay u sheegeen waa sadaamkii labaad oo way daldeli doonaan siiriya waa soomaaliya liibiya ciraaq ee allah habadbaadsho ordogan
I've lost everything from trading, and it's left me feeling really frustrated. What can I do to become a profitable trader?
It's important for a beginner to have a mentor for accountability. I'm being guided by a reputable crypto consultant.
Oh, are you familiar with her as well? I'm proud to say l've also gained from her platform.
She is referred to as Layla karn Arndt.
l used to think that I was the only one reaping the benefits of her guidance in navigating trading volatility.
I'm new to this; could you tell me how to contact her
Asc dawo kasta oo laso sarayo waa la og yahay in Africa lagu soo tijabiyo xita carabta loma geeyo.
Asc wrwb
Vous voyez ce la même chose l’ Éthiopie veulent chez nous ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️
Excusez moi de vous dire cela mr Mohamed Awaleh je préfère quand vous portez le chapeau
Wariye ninkani waa dadka aaminsan in aan la hor istaagi Karin danaha reer galbeedka. Waxa uu arimaha ka eegaa xaga reer galbeedka. Waxa la waraystaa dad arimaha ka eega dhinacyo kala duwan.
nimanhaan yuhuuda ah waa niman meesha lagu abuuray si reer yurub u konraroolaan caalamul islam iyo qeyraadkooda
Subax wanaagsan weriye A.hafid adiga iyo bahda Tv-ga iyo dhegaysteyaashaba
Paysi is too bad
game bay ciyaaraysaa israhiil si ay u xalaashato dhulkii hore ee ay qabsatay ee lagu lahaa ka bax. si loo ilaawo dhulkii hore oo Kan cusub uun loo dhaho ka bax laakiin Alle madax daacad ah ha siiyo dadkan 🤔
Abdi xafidow arintasi maxima wanna tii yuhudu ku babies lahayd
Waxas been wais ogyihin turkey israel
NINKAAN. AAD. AYU. U. NECEBYAHAY. HAWIYAHA. ADI. KANAH SIAANLAFAHMEEN AYAAD. U. DISHAA
God khayaamo ha qodin hadaad qodana....??? Sidaa ayaa haysataa Erdogan maanta.
Erdoğan waa ☪️ Muslim nadiif ah oo Dantiisa yaqaano. Kudarso dadka wadanka laxukuma qaarkood iyo Mucaaradkaba ma maqli karaan Islam ☪️ iyo wax laxiriira...subxaanallaah. Marka aad ayuu udhibban yahay waayo magali karo Dagaalka Jihaadka ah ee uu kaga takhalusi lahaa Cadowga islaamka ee Sahaayinadda kow katahay. Midda ku Saabsan Soomaaliya MD Xasanna isagaa rabay in Itoobiya uu siiyo waxay rabto si uu ooga guuleysto JL iyo PL. Subxaanallaah. Erdoğan Allaha guuleeyo.