Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part One

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Qiyaano Dumar waa sheeko gaaban oo dhab ah. Waxeey dhex martay laba gabdhood oo saaxiibo ah, midna qiyaano wadato tan kalena daacad u tahay.

КОМЕНТАРІ • 370

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 років тому +19

    Shukaansigaa idilay wlh lakideyda caashaqa 😂😂😂inta aniga cml ah like❤👍👍

  • @ayanlehassan9124
    @ayanlehassan9124 6 років тому +28

    Anigu sidey laki xaji waceys
    u jisho riwaayada ayaan
    ka helaaa
    viva laki...

  • @ugaaska6891
    @ugaaska6891 6 років тому +31

    Gabdhaheena qoroxda badan ku dadaala xijaab alle qeyr ka ha na wafajiyee

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 5 років тому +1

      Good Luck Allah dahadnimaa YO galbilgaga fianee Allah MOURADKA HANNE MARBOULANNE ALLAH kagadiigo ET wadade JEECAALIHA RASSOUKEINA JOHORKA HIRKA HOU DARORRA DOULKOU WOUHOUDARARAHA MAKANNE HADALGARNO Haa WADDE ROUDMAINAA RAHWO KAWAHEILAA NINKI SALLISSA BADIHAAA HAHOU HOU SARAKAHA hoou sodawaiw DINIRSSA JOOJIHAA ALLOW NODAWAII NABI DEFTAA BADANNE MOHAMED CHARAF DEFTAA BADANNE HOUGOURHORRAAH RASSOUKEINA OUDGONNA MOHAMED CHARAF NARISTOO YO NABADGALWO KORKISSA HA JABOO NOLOWdaas LONGUENT LIFE SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 5 років тому +1

      MADADDE Inna jeilani Moussa my reality Copienne Lacki chanteuse longue life Big bisous Amine Allah Douhaahi by Couran

  • @wiilkareergermany2790
    @wiilkareergermany2790 6 років тому +49

    Intii ila Tagerta Laki Haji Wacys Like ta Hayla dhafina💟💟💟

    • @hassanmohamud5192
      @hassanmohamud5192 5 років тому +1

      Laki xaji noolow xabiibti like iga filo mar kasto

  • @i.x.j8764
    @i.x.j8764 6 років тому +63

    Intii Laki jilinkeda kuhesto like hailadhafinina asxbay

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 років тому +3

    wow laki anig fadhiga adig ku jilaysay ayaab ka halay maasha Allaah Thanks hore u socda 👏👏❤❤👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌸🌸💚💚💚💙

  • @arwaabdi1625
    @arwaabdi1625 6 років тому +47

    Cwa wa so daahay pls like ii saara ❤ inta like igu qabato

  • @ayaanbeauty6963
    @ayaanbeauty6963 6 років тому +53

    Naag sxb magasho waligaa ninka aad jeceshahay ama ku qabo wanaagiisa naag loogama shekeeyo si kasta oy sxbtaa u tahay gabdho sirtaas haysta

    • @nafisaali4109
      @nafisaali4109 6 років тому +1

      Ayaan Huuno Thnks walashey Cawa ayaa Gabdho waxa oga shekenayay wil aan wada Socono wlhi mid kamida waxey i dhahday Ala kaas cml lama helee xage kakentay mid sidas cml ah ana ii soo radi ileen sidan cml ayaba dunida kajirto Alloow Namooti

    • @kamilacaydid4130
      @kamilacaydid4130 6 років тому

      Ayaan Huuno waa igu oghy hhhhh

    • @ALISHARIIF-k9z
      @ALISHARIIF-k9z 6 років тому

      ayaan Huuno
      sax waaye naag sxb magasho 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 років тому

      Ayaan Huuno abaayo raguba wa saas qofka kuxirantahay kkkk

    • @hafsasweetie1304
      @hafsasweetie1304 6 років тому

      Ayaan Huuno saxiiix wlh

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 років тому +14

    Sxbteey dhab ah saan dhan ii aamintay maa qayaami karaa Ar nagaha qaar eberkood waaye

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому +2

    Jazakallah kheirre Katira my HOUNO LACKI Wa higou weyntahai mahadsid kou jeecalyaaa Darre ALLAH hahanne kou jeecalyaaa yo jlistanaa maaajilaa hadaloo ikmadlei Allah kou hibeillee haa kou manaitai Machallah Tabarak ALLAH HIBARIK fikoum et Hirarissent fikoum And all Family my HOUNO hi Nolowdaa Appreciate Always Grontualation et Felicitations Bravely Hawa kiin saxibta radimoo bey kou fikirraissa sidaa ninka kagagadilahye soubhanah Allah Saxibtiii nag siirtaaa Wa nasibdarooooooooooo

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 6 років тому +12

    Tan darted waye waxan nag sxb ula noqon wayay balo hala sxbte dfrta faido malaha😂😂

  • @nusbanusuba4044
    @nusbanusuba4044 6 років тому +9

    Kas number kisa hala ii soqoro anigane aan wacde nin gacan furan anbe waa radinaye

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 років тому +3

    Waaaw anaa u horeey like ii saara love u Laki iyo xaawo kiin😘😍😍😚😚

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 6 років тому +15

    xabad aan love iskunoqo oo saas cml lacag iisiiyo meshaan nmberkiisa hakusodiro😂😂😂😃

  • @ugaaska6891
    @ugaaska6891 6 років тому +4

    Laki mash allh il alle ha kaa haayo qaaliba tahy atariishadii somaliya ayaa tahy

  • @abdulahiimaanchannel8560
    @abdulahiimaanchannel8560 6 років тому +8

    Salaan Gobeed laki haji waceys maasha Allah sheekada top waaye xaawo kiin iyo Laki Haji iyo shax shaxley iyo hanan maasha Allah
    Halkaa ka sii wada waa idin wada salaamayaa 👍👍👍👌👍👌👍👌

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 6 років тому +1

    Ala soomaaliyeey Laki xaaji maxey u qalantaa qabiilada iyo qurunka kaleba waad u codeysaane ax ax ax love you Lakiyeey la’aan taa abaar 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @fatumashukri6837
    @fatumashukri6837 6 років тому +8

    Time aan ku dhici lahaa ninka isii waaye micnaheeda. Hhhhhhhh walee naagaa naar gasho waaye.

  • @iskafiiriwixikubilaayo5725
    @iskafiiriwixikubilaayo5725 6 років тому +13

    BARFUUNKA iyo catarka waan isku gadinaa markuu life ka iisoo galaayo inuu carfinaayaa umleeynaa kkkkkkkkk

    • @hamditime5267
      @hamditime5267 6 років тому

      Maryama C/caziiz Axmed. Kkkkkkkkk haa walihi anika yawey

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +3

    Riwaayad ugu shidnayd👏👏👏👏👏👏💖👌 aad ayaaan oga helay

  • @mariadelacutie8771
    @mariadelacutie8771 6 років тому +1

    Tnxz guyz wlhi i was waiting😍😍

  • @sacdiyasiman2446
    @sacdiyasiman2446 6 років тому

    Thanks asaxaabta ruwaayada wey dhaftay ruwaayad waqica jiro ayeey mataleysaa

  • @umuabubakar7905
    @umuabubakar7905 6 років тому +4

    Hahaah xaawo kiinaa magnad ayuu wataa dheh caadi maahan kiinay i love you 🌹

  • @isteellamoha3617
    @isteellamoha3617 6 років тому +3

    Tnx wll qeybta 2aad

  • @sihaamsaciid7204
    @sihaamsaciid7204 6 років тому +9

    waaaaaw yaaaa zalaaam laki ku jecliyaaa mcnto

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 6 років тому

    Caadimahan waa waxjira wlhi wedhacdaaa weydhacdaaa ineey sxbta kuqayaanto nolaada lakin and xawakiin nosoodadaji qeybta xigta goobe video thanks

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +11

    Ar ninka lacagta soo dirayo nasab iga dheh
    Alla iyaga dhan yaaa saas ka dhigo😂😂😂😂😂

  • @munadheeg4244
    @munadheeg4244 6 років тому

    mnsha alla axbabi laki x. and xaawo kiin iyo actors da kale wllhi wax jira ayaad ka hadasheen mawduuc cajiiba axbabi alle ha noo kiin dhawro lkn part two hanagala raagina thanks

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 6 років тому +7

    Wow sheko iga dheh asxabta laki tagersan like igu deqa hee

  • @simranabdirizak6697
    @simranabdirizak6697 6 років тому +4

    Watu wa Nairobi tuko wapi

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 6 років тому +2

    Ani like maxa liga xasta tol ma jiro miya qofki u horeye ayaa ahayee

  • @hassanxaajilucky9676
    @hassanxaajilucky9676 6 років тому +2

    Hhhh wow laki xaaji wacays gabar daacad sheeno daacadaa kugu dhamaatay allow idin xafid adiga iyo qoyskaaga 😍😍😍😍
    Guuleesta fanaaniintayada 👏👏

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 6 років тому

    Sidan uu sugayey akhirki way soo dhacdy thanks

  • @qaliabukar6846
    @qaliabukar6846 6 років тому +1

    Www laki sheeko kenya mad kentay wax kale dadka mel farta ugu fiqday mais tiri

  • @queenmina8593
    @queenmina8593 6 років тому +18

    Saxibada qaar Wax jiro ma ahan wlhi lkn ani qalbigeega ndiif waye qufkii qayaano wado alh IGA qabto

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 років тому +20

    Ok hada kenya ee kashidantahay maa na leedihiin 😂😂😂 I am gonna fly to kenya😂😂😂

  • @nasserneima9630
    @nasserneima9630 6 років тому +1

    Laaki j'aime beaucoup tes actions tu es une vraie actrice

  • @almassamin3605
    @almassamin3605 6 років тому +1

    I was waiting qayaano dumar

  • @hooyomacan9271
    @hooyomacan9271 6 років тому +2

    Horay usoco laki xaaji riwayadan iyo tiikahoreeysaybo runta kahadshay

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 роки тому +1

    Vive LACKI am liked et loved you maajilo you BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA et good singer GOOD SONG EN BESTED Actrice Atrichooo LACKI HADJ WACEYS NOLOW ADIGOU ALL GOOBEE VIDEO PRODUCTION SANAG LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @kowsarguled4670
    @kowsarguled4670 6 років тому +1

    Aryaaa lakiyey Kenya lacag malagasodireee waa sidee cadey 😛😛😛😘😘😘ruwaayad igadeh

  • @najmacabdullahi8416
    @najmacabdullahi8416 6 років тому +3

    Viva laki xaaji wacays axyaa fananad

  • @xamdagermany3726
    @xamdagermany3726 6 років тому +7

    Dhaadhaan waye lucky naaa naag maa la aamina

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 6 років тому +1

      Xamda Germany just ruwaayad waaye habiibti
      Bal dhiiga daji 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sacdiyasiman2446
      @sacdiyasiman2446 6 років тому

      Asma Curada cida hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh so funny

  • @fadumoabdi5239
    @fadumoabdi5239 6 років тому +3

    Anaaa igu dambeya dadka iga dambeya like ta igu deeqa

  • @fatimabintuali6569
    @fatimabintuali6569 6 років тому +7

    Nin garasho leh somalia waaa ka dhamaaadey 😥

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 4 роки тому

    laki xaaji waa ku haystaa jilista riwaayadaha say u matasho nolow xbbti😍😍💋💋

  • @umamushtaaqfarhan5088
    @umamushtaaqfarhan5088 6 років тому

    Masha allaha waan ka helaye saxibo xun haleyska ilaliyo

  • @abdixasan8205
    @abdixasan8205 6 років тому +2

    film fiican ee wakhtiga koob oo wakhtiga yaree

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 6 років тому +1

    Gabdhahena way mahadsanyihin love laki walashay

  • @afraaxqueen1513
    @afraaxqueen1513 6 років тому +1

    I love you my somali people all of you

  • @habimaxamuud3316
    @habimaxamuud3316 6 років тому +1

    Anuu raga lacagta aadka u bixiya iyo raga xbb bbe mcn badiya iyo amanta saa'idka ah ma aamino wan Ka shakiya ilahay amarki Cid Ila qabta miyay jirta tolow fikirkaa ?

    • @nimcoabdirhaman1954
      @nimcoabdirhaman1954 6 років тому

      habi maxamuud wlhi waan kula qabaa ka badbadinta beeen ayaa ku lifaaqan ayaan is dhaha abaaoy

    • @ayaancaday8154
      @ayaancaday8154 6 років тому

      habi maxamuud 😃😃😃😃 aniga saaid kuwas cml shaki wey iga jiiro mana aamini Karo wlhi fikirkaas kaligeyga inaa qawo umaleynayey shid iska dheh

  • @sahraqueen8582
    @sahraqueen8582 6 років тому +3

    hadalka waa soo kooba ha ku cel celinina wllyaal

    • @fatumashukri6837
      @fatumashukri6837 6 років тому

      Sahra Queen hadalka lagu celcelinaayo filimku marax ka dhiganaa 51:44 full movie yu noqon karaa. Hadalku ha yaraado howshu ha badnaato. Hhhhhhhh

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 6 років тому

    Maskiinimo meel uma taal xaawo kiin is so funny wlh wan ku aminsanahay axsan sheeko like intii ka heshay sida anigo kale

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 6 років тому +9

    Ruwayadan saa u sugayay
    3 saac khadka ka maqnaa bay iga so hormartay
    Gudomiye Goobe
    Jilaa laki xaaji
    Shax shaxleey.
    Dhaman jilayasha waa mahadsan tihiin
    Riwayad aad u shidan weyeh o waqica ka hadlaysa
    Nagaha qaar sxb nimadoda waa saan cml

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 6 років тому +1

      owlaad jacayl kkkk waaa sax owlaad jeceley ruwada wali man firsan bari an firsana Insha Allah

    • @hanihassan7766
      @hanihassan7766 6 років тому

      hhhhhhh

  • @muzy2012
    @muzy2012 6 років тому

    Wwwwww badraan.magaca hooyadey mcn aya ladhahaa wali ma arkin qof ladhahayo laki xaji rubayadahado ad ayan ujclahay

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 6 років тому +4

    Best *riwayad*

  • @aziizomuse9209
    @aziizomuse9209 6 років тому +3

    Caadi Mahan sheekadaan weyshidantahay laki Xaaji iyo xawo kiin

  • @keyfhussein4834
    @keyfhussein4834 6 років тому +3

    alla xaawo kiin qiyaano badanaa lakina doqon sanaa lkn waa ruwaayad waxeyna ka wadaan naag sxb magasho

  • @Xildhibanada390
    @Xildhibanada390 6 років тому

    Wlh taan cml weey igu dhacday hada ka hore aniga😢😢😢😢Alle necbiya saxib noocaan uuuf calayk intaa daacad u Noqoota saan kula daqme adigaane daacad iska tahaay 😯😯😯

  • @sadiaahmed7632
    @sadiaahmed7632 6 років тому +4

    Mansha allah nice ruwayaad😍😍😍

    • @khadansiciid9652
      @khadansiciid9652 6 років тому

      Walahi waa riwaayad wax dhacay kahadlaysa dhicina doona sxbka dumarka qaarkood halaga digtoonaado waayo dadku daacad mawada aha laki ruwaayadaheeda waan kahelaa siwacanbay u matashaa iyada iyo bakiin waxay isufahmeen sidii sooraan iyo jawaan ookale aad moodaaba

  • @dhagayare
    @dhagayare 6 років тому

    Goobe wll maadsanthy Sheekoyinkan dhab weeyan walhi wax markasta dhaca weeyan

  • @najmapatelina1024
    @najmapatelina1024 6 років тому +1

    Part two nolasodoqsadhaaaa
    Somali. Weyn like iyo subscribe ii siyaa Ann idhin siyee, ya salam

  • @abdirizakahmed1977
    @abdirizakahmed1977 6 років тому +3

    inta shidan baan shirka oga jirna intaas baa iga gadan

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 6 років тому

    Ninkan yare laki la jilaya anu waanba ka helay runti waa hadal yahan. Salaama dhamaantiin

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому +1

    Naa baraan mahaa inade sirta garsatoo naa maha diiday halool nougouliday nagtan bakiiin Wa rahinnadde Ada wahaga innade garsato bahranne bahaakabahai lacagta yo hadhadii Kenya lagasoday WAHA iskouwadatiday saxibbataidi rahinadii baking so SORRY my LACKI GOOD luck Allah holoocha kourarooo ninka Wa raahin Ada badranne mahoungoodooo darhaadiiiiiiiiiii

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 6 років тому +1

    Waa ka helayy qabka u dubayso
    Riwayad wlba nolol wacn Ku bilowdaaa hadana rafad LA gala

  • @naajadmostafe4459
    @naajadmostafe4459 6 років тому

    Wcs I think 21 is the he said it would be great if you can make it

  • @fariihamohamoud5001
    @fariihamohamoud5001 6 років тому +10

    Kasoo kle hadaba helo naag matuseen Nag faaiido malaha Balo ku dagtay😅

    • @nafisaali4109
      @nafisaali4109 6 років тому

      Fariiha Mohamoud Isku fikrad ayaa Nahay cadey Waligaa mida kula dhalatay xita ha ugu sheken nin aad wada socotaan

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 років тому +2

    Viva laki xaaji weceys

  • @luckyxaaji5958
    @luckyxaaji5958 6 років тому +8

    Bakiiin badraan I like the names

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 6 років тому +1

      Lucky Xaaji fustaanka kuu saran ka helay wlhi 😙😙😙😙

    • @sabrinasomalichallenge2697
      @sabrinasomalichallenge2697 6 років тому +1

      Lucky Xaaji badran aya ku heystaa

    • @luckyxaaji5958
      @luckyxaaji5958 6 років тому

      Aaliyah Moalim muuse xppti hada ka hor ayaan online ka dalbaday I think 🤔 wish ayuu ahaa waadka heli kartaa

    • @luckyxaaji5958
      @luckyxaaji5958 6 років тому

      sabriina moha alore sxpy in lagu kibriyo ayaa jeceshahy

  • @farxiyofashio9574
    @farxiyofashio9574 6 років тому

    Thanks wllal goobe vidio production

  • @hipoyousuf7959
    @hipoyousuf7959 6 років тому +5

    Laki inta jeceL yaaaH

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 6 років тому +3

    Wlhi wa xaqiiq ayey ka matalen dumar badan basidasa

  • @ruunabuukar4096
    @ruunabuukar4096 6 років тому

    laki atarishada somalida ugu shidan wye viva laki

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 років тому +3

    Wooow

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 років тому

    Sheeko cadi mahan wlhi masha allha iyo laki haaij xaawo kiin

  • @user-cq8tx6pw9n
    @user-cq8tx6pw9n 6 років тому

    Walhi wa dhacda tan o kaleh sheeko jirta ayay ka mataleen laki xaaji jecelahay wale hore usoco wlshay
    Part2 nola so dhakhsada, inta iga danbaysa like igu qabta

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 6 років тому +8

    Hhhh Crisaaq bulqaas caadi maaha su wax ushukansanayaaba idishay Odaygu Caadi maaha 😂😂😂

    • @zkram4972
      @zkram4972 6 років тому

      Qeybtii 2 meeday

  • @heblaayohebel4540
    @heblaayohebel4540 6 років тому

    Ar idin jecliyaaa love you dhamaantiin

  • @hayatiali1432
    @hayatiali1432 6 років тому +7

    Kkkkkk wllhi way dhacdaa

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 років тому +1

    Ilhow waxba gar garaaci kari mayne mid garasho leg😂😂😂

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 6 років тому

    wwwwww qofki ugu horeeyay ani waaye like ha ila dhaafina waa soo jeedaaye

  • @zamzamcali7073
    @zamzamcali7073 6 років тому

    Qofka ugu horeye arky ayan ahay lkn qofka ugu danbeeye dawado ayan ahy.

  • @faisaabdi6280
    @faisaabdi6280 6 років тому

    Goobe waxaan jclaan leheen qaladadka sheekada qosolkaas inaad nala wadagtaan

  • @OmarMohamed-et5to
    @OmarMohamed-et5to 6 років тому

    Sidi ayan uso dhukura lee iga dheh xanan u funny walasheey macaan

  • @kheyrtoali166
    @kheyrtoali166 6 років тому

    wow am de first one wllhi 😱😱

  • @suheylacadey3805
    @suheylacadey3805 6 років тому

    Wlh oo blhi laki h wankufana wlh i love u wlh wan rajeyna ina arko my laki

  • @nasrashacni430
    @nasrashacni430 6 років тому +3

    inti ka heshy riwayada like Isara

  • @saabiriinaxmed9578
    @saabiriinaxmed9578 6 років тому

    waaw laki aad ayaan u tageraa quruxeey xifdullah
    maiza hoyaded riwayad qurux ah

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 6 років тому

    dumar iyo sheydan maxa naxarista ka qadaay subxnallah maskin maxey saas ogu gashay wlhi naag wax la amino ma ahan ...

  • @cabiira5575
    @cabiira5575 6 років тому +1

    Maalmahan laki ay u saran tahay wale

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 6 років тому +5

    Kkkkkk xawo kiin xaguu kuu waday kulaha waa ijiitay ala xawo kiin qayanada daa saxib lama qayaano laki saxib ayey ka dhigatay

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 6 років тому

      Lacki Wa darhadde bey saxibaday houtahai hawaHAWA kiin wala harkahaaa rihabadeidaa sida ninka houga gardilahaide LACKI haheiii kou fikirraissa soubhanah Allah Allow IMMANE kamilla nasiwo Amine Allah

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому +1

    Miskinna.badranne.wa kounahaa Wa fiiisoooo.nagtaa.bakinne.radinaad weynne.ata badranne Wa hamiintai yo.badkinne wa.rahinnadde you all staff Bakinne and money WHAT HAPPY ma badranne wahiswadadibtaii Wa houmsoooooookkkkkkkkkkllll am.very houno sad desolation et regretted good luck my LACKI am liked et loved you maajilo you BESTED Actrice Machallah Tabarak ALLAH

  • @farthnmaxamud3925
    @farthnmaxamud3925 6 років тому +1

    Xaawa kiin Jilitan maku fcna shukansigeda caajiis waye

  • @quunasmacinshaarasmoindhoj8885
    @quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 років тому +3

    Kkkkkkkkkkkkk ilma dhaa dheeraaa dhalaaa geelos kulahaaaaa lakiyaàaaaa caada mahan👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 6 років тому +3

    Yaaa yidhi iyada ninkaaga naagaha uuga sheekee sidii musasal carabi ah naag saxib ma gasho hooy naagow is ilaaliya😂😂😂

    • @sacdiyasiman2446
      @sacdiyasiman2446 6 років тому

      Gabadha Lacagta jecel 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nasriinthequeen919
      @nasriinthequeen919 6 років тому

      Gabadha Lacagta jecel 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @mohamednoorfarah4441
    @mohamednoorfarah4441 6 років тому

    WA jacel lah flim

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 6 років тому +1

    Laki tagerahaga koowaad an ahay ruwayadahada wn ka helaa

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 6 років тому

    Ninkan xariif su wax ushukaansanayo le saa ugu sobaxesid le kulaahaq

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 років тому +2

    Ragoo dhan yaaka dhigo rag garasha leh wlh lama atkeen gabar somaliyed oo nin ajaanib guursata hhhhh waxaa ilaa iyo hada la guursan lahay nasuuba waxaa u leeyahay nin gacan geed ah oo garasho lehen ilaahow nin garasha leh oo lacagta saa iigu soo diro ii sahal aan iska arosee hhhhh fikir la.aana ku ceeshee ilove nin lacag leh oo garasho leh oo dhalaun yaraha ah maba leysku helaayee ilaahow ii sahal hhhh