Sheeko Gaaban--Saaxiibteey, Muraayad Part 3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Waa filim cusub oo ka hadlaaya khlilaafka qoyska iyo xanuunka dhimirka ee Soomaalida qaarkeed ku dhaca, taas oo eey u dheertahay in xanuunki ceeb looga dhigo.

КОМЕНТАРІ • 591

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  6 років тому +157

    Asxaabta UA-cam sabti iyo soo noqod wanaagsan dhamaan! Waxaan soo gaarnay gabagabadi filinki gaabnaa. Qofna Ilaaheey kulama balamin inuu dhib ku dhameysto noloshiisa, qofkastana waxeey ku xiran tahay isaga iyo dadaalkiisa siduu dhibka isaga saari lahaa. There is always a turning point!
    Sidaad nooga barateen waxaan idiin balan qaadeynaa in sida ugu dhaqsaha badan aan idinku biloowno sheeko gaaban oo idin taabata, kana hadleeysa qisooyin jira hadana aan dadka inta badan afkooda soo marin ama eysan ku dhacin. Daawasho wacan and remember to be nice to others!
    Hope the dango and the coca cola is near!!!

    • @iqraanaali2077
      @iqraanaali2077 6 років тому +2

      Goobe Video Production waad mahadsan tihiin dhamaantiina 😍😍😍 ruwaayada waxaa iiga dhex muuqdo qof aan wijigiisa inaa arko aad u xiiseenaaye m.a

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 6 років тому +1

      Goobe Video Production wlhy markaa arkay sxbtay muraayo ilinaa iga timid farxad darteed thnkx dumashi

    • @anisaxasan2886
      @anisaxasan2886 6 років тому +2

      sax wye wlh allow hooyoyinkena dhibka ka saaar🙏🙏🙏

    • @anisaxasan2886
      @anisaxasan2886 6 років тому +2

      sax wye wlh allow hooyoyinkena dhibka ka saaar🙏🙏🙏

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 6 років тому

      Goobe Video Production qeybti udanbeysay miyaa

  • @aminaibrahimsaid403
    @aminaibrahimsaid403 6 років тому +343

    intii nabiga jecel scw liketa igu qabta akhyaarey

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 років тому +240

    Inta dhibka amina muse hesato la ilmese like isar wayadan nimankan ku kacsanen team khadra hadad meshan jogtan kaca oo kaca like si tabta hinasa qaran 🤣🤣🤣

  • @deeqodiamond9090
    @deeqodiamond9090 6 років тому +110

    Saxibtey murayad inta ku xiran like ta igu qabta

  • @najaxahmed1920
    @najaxahmed1920 6 років тому +106

    Inta farxada amino ku faraxsan like isara asxby

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 років тому +23

    Ma iska celisid inta aan ka cabsan raga like

  • @anisamohammed4893
    @anisamohammed4893 6 років тому +30

    Muruko kasta luguma waaro waa laga baxaa like igu taageera👍👍👍👍

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 6 років тому +13

    Goobe video waan idiin salaamay marka xiga fadlan ilaaliya nadamka diinta miiskinta madaxa daboolo ku dhahaa idiinku mahadsan

  • @nadiifohassan6948
    @nadiifohassan6948 6 років тому +9

    inta hooyo mcn udanqadu like isara

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 6 років тому +121

    Inta marku dilayey naxday Like isaara😢😭

    • @namcoxassan8651
      @namcoxassan8651 6 років тому

      😔😔😔Like Maxa kadheftaan

    • @abdifahmohamedkadiye9347
      @abdifahmohamedkadiye9347 6 років тому +3

      @Qn Mariam wlhi aniga ka naxay gabadh somaliyed an jcyl Ku so guursaday wlhi dil iska dhaafe hdla xun xita isman odhan laheyn allow no xafid gabdheheena somaliyed..

    • @asmaahmet69
      @asmaahmet69 6 років тому

      Hhhh xee lganixi waaba riwaayde

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 6 років тому

      Qn Mariam. Wlhi si run bu udilay. Waanba naxy

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 6 років тому

      Dagane Maxamed axmed. Alle waan naxya

  • @shariinabduqaadir4745
    @shariinabduqaadir4745 6 років тому +62

    Aamina wehliye riwaayada aad la sheekeyneyso waa dhibatada dumarka loo heesto plz lkn aduunka yuusan KU qaadin ee madaxa dawoolo plz aduunka waa laga tagaya madaxa cowra waaye

    • @momo-lp5pu
      @momo-lp5pu 6 років тому

      shariin Abduqaadir c

  • @kamalwilqaran2896
    @kamalwilqaran2896 6 років тому +1

    Mom amino romantic waye jclka iyo nolosha aad bey wax oga garaneesa ya igu raacsan qofki igu raacsan like ta hasaaro

  • @amlaindhojecelamla5618
    @amlaindhojecelamla5618 6 років тому +70

    Asxpry ilahy dartis like igu saro piliz

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 6 років тому +31

    Filmkaan waanla ilmeeyaa wlh waa calool xumo allow hooyinka ku dhibatesan dalka iyo dibadaba u gargaar 😢😢😢😢😢 qof aan wijigiisa inaa arko u xiiso qabe inbdn baan ujeedaa m.a waan ku faraxsanhy dhab ahaanti 😍

  • @deeqomaxamed632
    @deeqomaxamed632 4 роки тому +1

    Aamino Muuse qisadeedii ku dhacday ayey wax yar ka bedeshay

  • @firdowsayar.2515
    @firdowsayar.2515 6 років тому +5

    Goobe video production mhdsanid
    Wxs chanalkii ugu wangsanaa ee somali aan arko.
    Keep going dears

  • @qaaliquman3924
    @qaaliquman3924 6 років тому +8

    Mashalah waxan ka helay sida aad balanta i ilaalisiin wad mahadsantihiin goobe video production keep going

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 6 років тому +4

    Waaw rafaad badan kadib manta farxad wlhi🎉🎈🎊😍laki love you😍👏✌💓

  • @immohamed1267
    @immohamed1267 6 років тому +19

    Kkkkkkkkkkk Aamino Muuse Waayeel Jacayl Galay Ayay Noqotay Way Kabaxsatay Wallhi Goobe Video Production Guul Ayan idiin Rajaynayaa❤❤❤❤

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 6 років тому +1

    Mashallah amino muuse waxa tahay qof aad u jilitan qurxan horey u soco guul iyo horumar jogto ah saxib

  • @deeqoali9548
    @deeqoali9548 6 років тому +9

    Yaab film ka amazing but diinta waxa aysan ogoleen iska dhaafa subhana allah

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 6 років тому +8

    war heedhe akterkayga mxaad iiga habarteen Fuaad cade ina haraanti geelle waan jeclahy waana ka helaa jiliinkisa hwaaro jaceylka lakiyey ana iigu ducey inan fu,aadkyga helo

  • @aisha205
    @aisha205 6 років тому +6

    yussuf yare hadalkisa waaba ice cream👄

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 6 років тому +18

    Raga xun inta wanagsan aya ka badan inta xuna ilahy haynoso hadeyo inama dhere umadwalba in xunbay leedahy meeqa wiil fiican guri madhaqato ilahy ku beegay walal😭😭😭😭😭😭

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому +1

    Asc SALLAM garliaa yo Sallam gooba wadde kou mahadsantii siida iskou hawchannne inna no mawalissa good job et Appreciate Always you Sce my LACKI Garli Wawenne AND Shuband TANK VERY MUCH GOOBE VIDEO PRODUCTION WA SALAAM is BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA Gurux BADANNE Wawenne LACKI HADJ WACAYS AND YOU FAMILY LONGUENT LIFE AMINE ALLAH Amine Allah inolowda

  • @naafteeydaraalikaaheejacey3595
    @naafteeydaraalikaaheejacey3595 6 років тому +3

    Wllhi Aniga ayee igu dhacday shekadaan hal Gabar ayaan u dhalay Alx hada Xalay ayaan kala xoroownay Badal kheer qabo ayaan illah ka baryaa asxaabta adinkana ii soo duceeya🙏🏽🙏🏽🙏🏽

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 6 років тому

      Insha allaah waad guuleysan lkn next married kafiirso baaye farxadan heysano ka bdn ayaan kuu rajaynayaaa

    • @ehelcaashaq2055
      @ehelcaashaq2055 6 років тому

      Naafteeyda Raali Ka Ahee Jaceyl Waa Raasa Maal
      Allah ku barakeyo noloshada cusub.
      Walalo insha allah waad gulaysan

    • @naafteeydaraalikaaheejacey3595
      @naafteeydaraalikaaheejacey3595 6 років тому

      love you mom Insha Allah qaali 😍😍

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 6 років тому +2

    Arinka aamina dumarka somaliyeed way tabanee waa qiso xaqiiq ah xanunkeedana leh thnks goobe iyo jilaayasha sigaara laki baanka helaa waa qof nool oo fariid ah quruxleeyna ah masha allaah xaajigeeda qof nool buu helay isku waara insha allaah

  • @ifraahsaid7589
    @ifraahsaid7589 6 років тому +12

    10sano aaa noodhexeysee dadka haushegin kulahaaa 😂😂😂😂😂😂intii qososhay like

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 6 років тому +8

    silic kunool sodon guursata dhaanta kaad fahmi waydo waalays dhaafiya😁

    • @binticali2421
      @binticali2421 5 років тому

      Waa kugu raacsanahay hadaa fahmi waydo waa lays dhaafiyaa

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 6 років тому

    Masha allah walee raga ma wada sino ilaahay na gama qaado oo noma waayo raga qaar dumarka naxariistoda iyo dhaqan kooda yaqaano ruwaayadan waa riwaayad aad sameyn u leh.
    Waan idin salaamaya dhamaan jilayaasha

  • @fAbz-bn3ls
    @fAbz-bn3ls 6 років тому +29

    Amina muuse wey rafaady wlh lkn ugu danbeen ilaahy a faraj ufury

  • @zkram4972
    @zkram4972 6 років тому +12

    Filmka waxaan udaawadaa laki xaaji wacays maantoodhan walaahi iyadaan sugaayay xalqad walba kusoo dara oo gadaal ayaa hada naga geyseen soohormariya

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 6 років тому +11

    Maiza macaaneey Atirisho dhameestiran

  • @abdiqaniali2586
    @abdiqaniali2586 6 років тому +7

    Acuudkiyoo goormee lasoo wada fadhiistay like iisara Bal idinkoo mahadsan

  • @gwagenbaby233
    @gwagenbaby233 6 років тому +1

    Ma sha allah lakiyey la aantaa abaar. Aad Ayeen u ga helay saaxiibtinimada sidaad maryanu garab istaagtay❤️❤️❤️👍🏼

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому

    Machallah Allah waa Farradde BADANNE garbadii yo ninkou hou koumaisanahaih Allah hou wa Gargarroh minta halaffe KHEIRRE garba RABBI Alllamine gourgeidi ya sammirtaaa Dr hanad Allah nasibgaigi houga diiga ALOUF MABROUK AMINA Moussa/Dr Hanad Grontualation et Felicitations Bravely Jazakallah kheirre Katira my LACKI am liked et loved you maajilo you BESTED Actrice Machallah Tabarak

  • @shamsaismail2067
    @shamsaismail2067 6 років тому

    manshaallah I cant wait next week Amina muse nd my fanan qali Lack haji wayes luv you habibty

  • @imanseid7562
    @imanseid7562 6 років тому +1

    Mashaa allah waxaad matasheen noloshu inay isbadasho waad mahadsantihiin jilayaasha soomaliyeed ee qaliga ah Thanks

  • @najaxahmed1920
    @najaxahmed1920 6 років тому +4

    Asc asxby wlhi hada lee frinayay ayadoo wali laso galinin wan jclhy ruwayadaha goobe

  • @khaalidmuuse3622
    @khaalidmuuse3622 6 років тому

    Horta filmka waan ka helay.
    Waana Film laga matalay xaqiiqi jirta.
    Sida Amina muuse u matadhay waa heersare👌🏻👌🏻✔️✔️

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 6 років тому

    Masha Allah farxada waa muhiim eeg side usoqurxonate masha Allah
    Allah farxada noosiyadiyo amiin ya rabbi ❤️🇸🇴❤️

  • @jamatmouza9729
    @jamatmouza9729 6 років тому +5

    😂😂😂😂😂Laki wlhi luv ku ahy jilitaankaga❤

  • @qajo9403
    @qajo9403 6 років тому +3

    Alla nolosha macaana marka nin fiican oo ku jecel haysto

  • @queenmina8593
    @queenmina8593 6 років тому +9

    😭😭😭 dhibaatadaan cml Somali igu qabsaty lkn Hada Wanka baxay alxm 😍

    • @queenshaalu3052
      @queenshaalu3052 6 років тому +1

      Sorry Sis
      Xanuunkasta o loo adkaysto wa lag Bogsooda

    • @samirasiman2503
      @samirasiman2503 6 років тому

      Alxmdlh abaayo wanse ka xumahay wixii kugu dhacay.anigabo way igu dhacday waliba anigoo yurub ku nool blse alxmdlh anbo wan ka baxay.guul ayaan ku rajeynaa wlshey.

    • @fjfjhchccncbfbf8823
      @fjfjhchccncbfbf8823 6 років тому

      Ilahey Ka baxsha mahad leh nin xun waqasaraha nolosha ilahey inti muslim ah haka najeeyo

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 років тому

    Walee run qofna dhibka kumawaaro aduunyadu waa hadhkaas labadiisa gelin ilaahaw hooyooyinka soomaaliyeed cadaabka dhawr janadana hoy uga dhig aamiin

  • @nusaibaabdulrhman3665
    @nusaibaabdulrhman3665 6 років тому +6

    manshlh horey u socda😍✊👏👏

  • @nadraqurux3033
    @nadraqurux3033 6 років тому +3

    Hhhh inta ku qososhay maray ka sheekanayen cuntada ay socunen romantic ma sasa lo jir kkkkkkkkkkk inta ila argtay like isara

  • @anabdahir3219
    @anabdahir3219 6 років тому +17

    xaadir laki ku jecliya cafimad iyo cimri dher ku sii

  • @nuraabdi1951
    @nuraabdi1951 6 років тому +14

    21 ban ahey kommantan lk 20qof ee iga horeyay xagey joogen yaaab

  • @maqtalinazubeer228
    @maqtalinazubeer228 6 років тому

    Ilaaaah amarkiis laki abo iskajeclahay 💋💋❤❤😍😍💖💖👑👑💋❤😍 mama amino sheekadan wlhi si dhab ujiloosaa Armeey ayada kudhacde. Inii ila fahante like isaara my people 😍😍

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 6 років тому +13

    Sitimaan iyo kabadan
    Ayaan Sugaaye part3
    Saxiibtey Muraayad
    Maila Sugeyse Adna👍

    • @adnawarsame7355
      @adnawarsame7355 6 років тому +1

      Cayuuni indhooo haaaa quruxey

    • @aminahassan1029
      @aminahassan1029 6 років тому +1

      Nabsi bax iga dheh mar mar wey dhacdaa in Alaah qofka dhibkii soo maray khayr ugu bedelo

    • @aminahassan1029
      @aminahassan1029 6 років тому +1

      Haraati geele laga raysay

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 6 років тому

      Sabraa sad hela wlhi

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 6 років тому +4

    Kan iyo kiii hore kala fiiiican saas ayaan jeclahay wlhi

  • @naimamohamed564
    @naimamohamed564 6 років тому +3

    I like The Arabica of laki Haji l like her so much 😂😂😂😂

  • @idilali2217
    @idilali2217 6 років тому +3

    Maisa yar waa fariid habo ilaah isha dadka hakaa qabto soo barbaar caafimaad iyo cilmi aduun iyo aakgiraba habo alaha ku dhowro maashallah tsbaarakallah

  • @abdiazizmohamed2761
    @abdiazizmohamed2761 6 років тому +1

    Runtii Xaaskaaga Adigaa Ka dhigi mida ugu Farxada Badan iyo mida ugu Murugada badan

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 років тому +2

    Maamaa amino farxadaad jcliyaaaa 😍😍😍😘 dhaqtarka gym ka gal ayuu iyiri hhh rurun kula talin lahaa ani yaa igu raacsan arintaas

  • @qajo9403
    @qajo9403 6 років тому +1

    Aniga Samater aan ku aysta walhi wa nin funny ah go go go Samter ❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💋💋💋💋💋👀👀👀👀👀👂👂👂👂

  • @umucasaam3122
    @umucasaam3122 6 років тому +8

    Alla Mama Amina calosha ay i hurisa Runti ilahow haina tusin oday sidan oo kale nola dhaqma
    Cakuye ciil😢 Xaqiiq bay ka hadleysaa ruwayadan dadba sidan ku dhaqma runti ilahey haka saaro dhibaatadan cml inta ku jirto

  • @quman1439
    @quman1439 6 років тому

    Hhhhhhh Laki Waa waxkle kilshiii hunaaa kuteeee ahahhahah la takhaaf Anuu love baan ba iskaga ahay Laki xaaji wacays😘

  • @farhiaaffi5435
    @farhiaaffi5435 6 років тому

    Abshir!Abshir!lucky cant wait 2 see you abayo.😘😘

  • @zakigulia3222
    @zakigulia3222 6 років тому +1

    Lucky makes me to smile while. Love u dear ♥️

  • @faankakamaheloasadreerqard2112
    @faankakamaheloasadreerqard2112 6 років тому +1

    Asalaamu Caleykum Asaxaabey maalin waliba coment qora waxba u noqon meyso Goobe Video Production iyo jilayaasha Team Laki aanu u qirbo in ay yihiin dad bulshada wax ka badali kara kana oohin kara kana qoslin kara jilayaasha hadii ay na qanciyeen maxaa noo diiday inaguna in aanu ka farxino aan u mahad celino in ay na madadaaliyaan qisooyin dhab ah noo soo jilaan aanu ku qanacno bal Goobe iyo jilayaasha maxaan ku farxad galin karaa inagoo hambalyeeyno ee soo qora in ay yihiin horyaalka ruwaayadaha maanta la daawado number One ☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍respect jilayaasha iyo Goobe Video Production oo inoo soo duuba misna nasoo gaadhsiiya Thnx bro

  • @abdiazizmohamed2761
    @abdiazizmohamed2761 6 років тому +1

    Ilaahow Soo Hanuuni Ragaaan oo kale
    Walaahi Ragoo oo dhan iskuw mid ma ahan Kuwa Wanaagsan iyo Kuwa Xunba Waa ay jiraan

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 6 років тому +5

    Nimaan dumar qiimeenin soomali ka mid maha raga qaar waaba cawaan

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 6 років тому +19

    Walahi waxan waa wax jiro meqa gabar aan aqaan oo noloshan kunool xata kuwo kuqanacsan wey jiran oo karkoda bangiga lambarkisa aqoon oo aanba ogayn mel ay usocoto iyo melkalaba hadusan ninka lasocon war gabdhoy hurdada benta kakaca oo xaqiina dhacsada

    • @maidashukulaatiina3012
      @maidashukulaatiina3012 6 років тому +2

      Oh noo waa doqomo kuwaas in xaqooda fahmaan rajeyhaa

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 6 років тому +3

      miskiin waa gabdho maskaxda laga dilay oo la yiri haddii lagu furo nin kale heli meysid ama ilmaha kaa silcaayaan, lknse ilmahaaga haddaa adiga faraxsaneen farxad heli maayaan.

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 років тому

      @@sheekadaDahab sax walaal

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 років тому

      Dagan cadey waa buux sister

    • @fatinor8704
      @fatinor8704 6 років тому

      Laki aad baan kuu jecelahy xbbti nolow intey nolol jirto

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 років тому +23

    Ala run run ayuu u dilee mise indhaheyga waaye ar ninaa😭😭😡

    • @aishachannel7098
      @aishachannel7098 6 років тому

      Hhhhh indhahaga waye

    • @hodanabdi3216
      @hodanabdi3216 6 років тому +2

      Masha allah mamo waxan kacodsana sana inadan dambo madaxaga waaw in wayo noloshani waqariib wlhi

    • @faizaabdirahman2426
      @faizaabdirahman2426 6 років тому

      Hooyo Mcn magac ad u naxaris bdn aya wadataa sidaas aya u daremeysa xanunka lkn indhahaga wye hooyo qaali

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 6 років тому +5

    bidaayada waa ooyey lkin nihaayada waa farxay
    wadankena malahn hoyoyinka qof caawiyo moral ahaan udhintaan
    walhi habaryrte soo xasuusty ninkeda suu ugaracijiry heer waxuu garsiiyey inay isku drdarsanto walhi balaayaha hortisu ka helaa 😣😣

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 6 років тому

    Amina muse san ujecla on utageeri jiray ayay madaxwaynaha somalia qabylad ku bucurady iyadoo wadaniyadi lagu yaqanay ayay qabyalad u baydhay mamo ku so labo dariqagi hore

  • @khadijoomar2904
    @khadijoomar2904 6 років тому +1

    I really love this film 😘😘😘❤💖❤

  • @amranmohamed4862
    @amranmohamed4862 6 років тому

    Mash allah dhibatadan mid ka daran ayaa igu dhacday Alana iga bixiyay Alxm ialahey baa mahada iskaleh

  • @Godzoverall
    @Godzoverall 5 років тому

    Amina muse Weheliye. You are so lovely and cute Noolow walaashay and always marada madaxa kuilaali insha Allah

  • @jiyaamoha8603
    @jiyaamoha8603 6 років тому +14

    Mama amina jilitaanka aad ugu wngsanthy Hooyo meel kasta Ku dhibanthy ilahoow caawi lkn mid kudhihi lahaa tan waa adunyo walga tagaa mar waliba asturnaanta Ku dadaal cowradaada asturo hooydey tahy xumaan kuma quuro ilaah qaatumda qeyr hkugu qatimo

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 6 років тому +11

    nin marka dhahayo ado lcg iyo aqoon u baran ha isku guursan wa kan uf war naago nimanka idinko aqoon iyo lcg laheen koombadada ha furin

  • @AlmasBaking
    @AlmasBaking 6 років тому

    Ilaah amarkis amina mussa waan isjeclahay for no reason wax kudhiba rabi kuma tusa big love ❤️ from Facebook fan

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 6 років тому

    Amina muuse wlhi markaa xanun saneed o walbahaarsaneed aniga wan Kula walbahaarsanaa hada markaa faraxsantahy o caafimaadey wan farxay xalaashiisa xumeeye xakaar ba u dambeeso

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 років тому +5

    Wlh maanta shekdan run.run ayaa u naxay iney run tahy umaleyay 😊

  • @Ilyaasakhayaar
    @Ilyaasakhayaar 6 років тому

    waxaan la yaabay dadkaan youtubka ma dhex dagan yihiin
    kistoo aan ka maqnaa layga soo hormar
    inta sideydo kle laga soo hormaray like👌

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 5 років тому

    Wallahi inkastoo ay sheekadu riwaayad tahy lkn waxay taabanaysa dhibaatada hooyooyinka somaliyeed hysta
    Maama aamina allaha ku dhowro
    Waxaan u fahmay sheekooyinkii xusuusta ahaa ee barisamaadkii kusoo maray inaad noogusoo turjunty si riwaayad ah oo cashar ah
    Salaam qaaliya iga gudoon maama

    • @aragsanxaaji8850
      @aragsanxaaji8850 4 роки тому

      dumarku hasamraan tii samirta sidaasaa udanbaysa

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 6 років тому +4

    فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا Dhibka ma ahan mid forever ah gabar kasta oo dhib heysto ha ogaato in ey ka gudbeyso

  • @khadroomer842
    @khadroomer842 6 років тому

    isbadalka eey isbadashay saxibtey murayad aada ugu farxay waaw inti muslina murugada alloow kadulkaad

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 6 років тому

    احلاء حيات ayey gashe wlhi Qof kujecel Ado jacel😀😀😀😍

  • @rayannejanogasho7214
    @rayannejanogasho7214 6 років тому +1

    Wwww wa musalsal cajiba ... noso badiya

    • @toxicvxpe9206
      @toxicvxpe9206 6 років тому

      Nuurto adlaamacalyku wa wax dhab ah film amino iyo laki

  • @prettyquruxzan7443
    @prettyquruxzan7443 5 років тому +1

    35:40 Heestan youtube wan ka waayey E wali meysoo bixin miyaa azxapey 😍😍😍

  • @abdiqaniali2586
    @abdiqaniali2586 6 років тому +5

    Todabaan kujiraa markuu qooqa iga jawo aman saan oo kale u ceejiyaa maama aamino wee kasoo daahday in ee ku soo biirto bahda ruwaayayada like

    • @nabilacali9352
      @nabilacali9352 6 років тому

      kkkkkkkkkk war hedhe side wax uwadaa 🤣🤣🤣

    • @asmadaauus280
      @asmadaauus280 6 років тому

      Yaaahuu👎

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 6 років тому

      War sidee wx u wadaaa !!!!!!
      😂😃😃😃 mahaaaan ku yaaabaaa fadhaaa 🤔🤔🤔

  • @sahroabdi9828
    @sahroabdi9828 6 років тому

    Laki isdaji mrkaa wax jileysid SAA ujeedid umada waa happy mrka bod boodka iyo qosolka badan iskadaa jiliinkuu kaaa haleen intii Ila aragty like iisaaara

  • @hibanura2463
    @hibanura2463 6 років тому +6

    Aaaaaax ragaas midna farax galiyo midina dilayo magaca uunbay rag ka yihiiin ina haraati geeele walaahi raga jaxaririintaa sifiicanbaad ujishy alla maxaan kula ooyay momo hoyoyinka,soomaliyeed qaarbadanbaa xaaladan ku sugan illhay hakala furdaamiyo kuwa noloshaa ku jirta xanuuno nafsiyan ah buu ku riday

  • @adamhassan3481
    @adamhassan3481 6 років тому

    Waa qiso dhabaa wllhi tani qeybta 4 noosoogalshay waan kahelay wllhi lkn wan ooyey markaan fiirsaday labada qeyba

  • @saabriinlove3701
    @saabriinlove3701 6 років тому +1

    Filim kan cadi mahan wax sax ayuu kahadla gabdho saan u dhiban ayaa buxa yurub oo istares la bararay allaha kabixiyo dhibka inta ku jirto silac kunol 100 guursata dhanto

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 5 років тому

    Xanuunka gabadhaan jileeyso wallaahi wuujiraa WALAALAYAALOW Dhaqaatir ka had leeyso Noosoo fariisiya

  • @xalimosacdiyoabdirisq5476
    @xalimosacdiyoabdirisq5476 6 років тому

    Kkkkkkkkkkkkk
    Ooo cadi buba udileeeee

  • @dahiraahmed68
    @dahiraahmed68 6 років тому +4

    😂😂😂😂 funny laki aan iska fiirfiirsano

  • @qamarabshir6732
    @qamarabshir6732 6 років тому +3

    inta ila aragty feerka darbiga laladhacayo hh

  • @aragsanmaxamed4599
    @aragsanmaxamed4599 6 років тому +1

    Goobe vidoe production waaad mahadsantahiin aaamino walaahi dhibaatada soomalida yurub hysta kahadashay caadi maahan

  • @munobeelocooking3576
    @munobeelocooking3576 6 років тому +4

    Hhhh bisinka run run ayuuba u dilayaa intooo ugu xayuubiye masarka acuuudka

  • @MariaMaria-zd2bo
    @MariaMaria-zd2bo 6 років тому +2

    Laki xaaji adba ujeclahay inolow inte nolali jirto fananad farxad badan 💋💋💋💋💋

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 6 років тому +1

    Alla wlhi waan la ooyaa markan arko mama amina muse oyneyso dhibatada eey hadleyso dumar bdn heystaaa ilahow ragena tus xaquuqda xaskoda leyihin

  • @hamdaaliahmed5235
    @hamdaaliahmed5235 6 років тому

    Piiiiiiiiiiip Ana ugu horeyay hhhhhh ku qabsashada Somali ban u nahaye bal hay dhafina

  • @fathimo3363
    @fathimo3363 6 років тому +1

    nin xun nin ficanbaa kadanbeya inta igu racsan like hala isato

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa 6 років тому

    Kkkkkk Kkkkkk mansha allah wlh filmkan mar wala oya marna wa la qosla hadba xaladu yahay hooyo amiino ehehehe

  • @foos7330
    @foos7330 6 років тому

    Asc walahi rag noocan oo badan aa jiro tan waa tusaale laakiin hadhow waxa la dhahaa naagaha kibray oo qurbaha yimid