Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Two

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Qiyaano Dumar waa sheeko gaaban oo dhab ah. Waxeey dhex martay laba gabdhood oo saaxiibo ah, midna qiyaano wadato tan kalena daacad u tahay.

КОМЕНТАРІ • 487

  • @faizoali2918
    @faizoali2918 6 років тому +110

    sorry wlh naag waa taaas asxaabey si kasta eey saxib kula tahaya ha aminin qiyaano dumar wlh waa saaaas ani ahaaan waligey arin ii qaasa naag kalama tashan aan hoyadey aheeeyn sxbka ugu wngsn waa hooyo mcn qofkii igu raacsan like isaaar ilove my mom😍😍😍

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 6 років тому +1

      Faizo Ali tii naag aheyd saan lee waye wllshey

    • @hamdahoney7480
      @hamdahoney7480 6 років тому

      kula mid ahay wlhi. ka fogaaw intaa ka fogaan karto yey guri kaa dumin weligaa

    • @umumaahir4316
      @umumaahir4316 6 років тому

      Faizo Ali been ma ahan abayo saaxiibkaga wanaagsan waa hooyadaa macaan

    • @lulabikar449
      @lulabikar449 6 років тому

      Faizo Ali"

  • @Xildhibanada390
    @Xildhibanada390 6 років тому +154

    Nacalla sxb kuutala intaa saxib noocaan naaceeb like ta isaraa 😄😄😄😄😄😄😛😛😛😛😛

    • @astryxl1593
      @astryxl1593 6 років тому

      yasmin maxamed maxamud queen hanad the best way

  • @Rama____1
    @Rama____1 6 років тому +47

    Channelkan waa jeclahay wlhi wax walbo oo waana ah asiga ayaa ka bartaa mar waliba neh waa ku xiran nhy ruwaayada aan u bagay ayuu keena wll hormar wacan ayaa gaartay thanks ❤👏🏽

    • @abdifitahkalif7462
      @abdifitahkalif7462 6 років тому

      jecliya jawiga buulay zido KleH plH wllO in bdN kula jclaHaY

    • @anabiitaahlaam8555
      @anabiitaahlaam8555 6 років тому

      jecliya jawiga buulay Masha Allah magaca aan jeclhy aa kuku qoran

    • @fartun143hiirey4
      @fartun143hiirey4 6 років тому

      Qiyaano waleee naag lama soo dhaweysto

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 років тому

      Abdifitah kalif thanks wll qali

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 років тому

      Canab Abdi mcnto magacee waa qali

  • @juweeriamohamed9665
    @juweeriamohamed9665 6 років тому +79

    Xaawa kiin intii nacday qiyaanadeeda like iisara

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 6 років тому +11

    Maser mrku qabto ma jaraysaa qandho inay ku hayso cml uumi kulul maka so bxaa abayo haday ha tahay like issar

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 років тому +17

    Ilahow ninki gabar qiyama lacag la an dhiiig amiiiiiin 😂😂😂😂 qaybta qararka qabilsanahay aniii lolz like isaraa gabdho 🤣🤣🤣🤣

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 6 років тому +18

    Naag aan afkeda haysan waysa sidan le udan baysa hra lo ydhi sxb nageed wa bisho sadex ah naag aminked igadher inti igu racsan like igu qabta

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 6 років тому +43

    Run run Aan uga xanaaqay xawo kiin

    • @naimaali1108
      @naimaali1108 6 років тому +1

      dalka nurisooy hhhh
      Waxan riwayad wye lkn
      Is ilaaali ku dhahosa
      Waxa le kusii shegtay

    • @umhanaan6374
      @umhanaan6374 6 років тому +1

      dalka nurisooy kkkkk yaa wale anigaa kula mit ah

    • @natashaadahirnatashaadahir6952
      @natashaadahirnatashaadahir6952 6 років тому +1

      dalka nurisooy kkkkkkk

    • @faisamahamadnur2715
      @faisamahamadnur2715 6 років тому +1

      dalka nurisooy o

    • @inansoomaaliyeed8123
      @inansoomaaliyeed8123 6 років тому

      Naima Cali maya Aduunka hal sxp Aan leyahay wana ku kalsoonahay sxptey qaalida lkin kama helo Aniga dumarku saxibti nimadooda waayo waa Wada rufiyaan intaan sxpo ka dhigan lahaay dumar wiil Aan ka dhigan waxaanba kala yaabay dumarkeeyna sir hadii Aad ku qarsato kuu xifdi mayan yahuu dheh

  • @farduussoomalilander1287
    @farduussoomalilander1287 6 років тому +14

    Ax markay tidhi laki sidaa ilamaad hadli jirin waxaan xasuustay inankaan xidhiidhka LA lahaa 2016/5/20/ intuu xabad bartuu is xarifiyey hadalo cusub waqti LA.aan call badan anigii yaabay hadhawbankuso wici laba so noqonay xasuus baan galay dheer runtii

    • @ishwaqqurux3317
      @ishwaqqurux3317 6 років тому

      farduus soomalilander huno ragu waa eeyo hana isku jilcin

    • @salmasaid4669
      @salmasaid4669 6 років тому

      farduus soomalilander wale xanonka wakula qaba wlhi 💔

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 6 років тому +121

    Illahow ninkii gabadh miskiina khiyaameya aduunka dhan ka wad naayaa aamiin dhaha😂😂😂 qaybta qaraarka camal 😂😂

    • @ifraaaxwadani9712
      @ifraaaxwadani9712 6 років тому

      Gabadha lacagta jecel caafi matihid
      Iyaaa aamiin dhaha aaa

    • @zowdazowda4375
      @zowdazowda4375 6 років тому +1

      Gabadha Lacagta jecel kkkk

    • @munalizamunaliza1735
      @munalizamunaliza1735 6 років тому

      Gabadha Lacagta jecel ameen qeebta qararka walagula qabaa 😅😅😅😅😅😅😅😋

    • @sabrinasomalichallenge2697
      @sabrinasomalichallenge2697 6 років тому

      Gabadha Lacagta jecel hhhhhhh amiiiin

    • @samiiraabdi103
      @samiiraabdi103 6 років тому

      Gabadha Lacagta jecel amiiiiin dhulka alla hala jaro

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 6 років тому +18

    I love laki xaaji wacays and her kids Allah ini xaafido

    • @aaminasalah806
      @aaminasalah806 5 років тому

      ilove you ifraax tolmoon❤❤❤❤❤

  • @munnadaljir4958
    @munnadaljir4958 6 років тому +13

    Ar naagaa hdaaba kubaro amaba kuufaansho iiga kor qaad dheh dubka hka dhacaan waxii qayaano yaqaano ani daacad nimadeeda meel kumaraa 😁😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @dheymanxassandheymanxassan9944
    @dheymanxassandheymanxassan9944 6 років тому +6

    ilahow tano kle qorta hano galin inkasto sheko eythy hadana dad sasa wajiran😘😘

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 6 років тому +7

    laki ilahey amarkis waaa iska jaclahay mnsha allha plz igu slm my dumashi

  • @naimamohamud2491
    @naimamohamud2491 6 років тому +23

    Ninkayga hadaan naag baro waa hadaan waashto hhhhhh waa qarsanaa 😂😂😂

    • @laylasalah8224
      @laylasalah8224 6 років тому

      naima mohamud hhhhhh qarso way dhacdaa tanoo kalee

    • @laylasalah8224
      @laylasalah8224 6 років тому +1

      naima mohamud miyaanad arag naag xaafad kaaga soo wareegtay oo say usoo labisatay aad moodo inay aroos u socoto kkkkk adoo shaqadaadi iyo jikadii ku jirtaa lagugu soo qabana saa hadana adiga jikada lagula joogi maayee qolka fadhigaa laysku layn garayna maba la shiixayaba anigu hada daqadan ka fiirsha noocas mar kaan arko kama furaba albaabkaba hhhh

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 6 років тому

      Layla Salah hahahaha subxana Allah waad iga qoslisay, waa runtaa naag isi soo labistay oo gurigaada isoo xarko xiratay halkay usocotaa waa yaabe xishood majiro subxana Allah.

    • @Sankaxaaji1
      @Sankaxaaji1 6 років тому

      naima mohamud kkkkkkkkmkkkkkkkk qarso wlh zaman khiyaano la jooga

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 6 років тому

      +Layla Salah hhhhhhh saas aan karabaa xataa walaalahaa kula dhasheyn laxiro hhhhhhh

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +12

    Alla yaa naag sxb ka dhigan jiray
    Ani xitaa hada ka hor sas igu dhacdy
    Markan soo xasuusto ciil ohinu weheliso ayaa iqabto😣😣👊

    • @sihaamsiman8564
      @sihaamsiman8564 6 років тому

      Keyf Karshe qali loo ma Oyo ee hoshadaa laga wataa waxeyna cadeen utahay in uu San awalba Dan kaa laheen kii nag sxbtaya kaa raca

    • @amaltmuhumed8592
      @amaltmuhumed8592 6 років тому

      Keyf Karshe waan ka xumahay nag saxib ta aha sirtada khaska lomaba sheegto

    • @laylasalah8224
      @laylasalah8224 6 років тому +2

      Keyf Karshe walahay miyey ku khiyaantay dhib ma leh waa daciif qof walaalkii khiyaamaya waa qof isku kalsoonayn oo nasiibkiisa ka walwalsan

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 6 років тому

      Keyf Karshe wlhi ani xita wee igu dhacde tii naag aheyd saan lee waye iska samir wll
      Ani nin dhan go'an an ka gaare caku nin .

    • @naimamohamedcabdulahihashi8040
      @naimamohamedcabdulahihashi8040 6 років тому

      Keyf Karshe sorry wlashy dhip malahn cashar kaqaado Waxi kudhaafay

  • @sacdiyo-1daud557
    @sacdiyo-1daud557 6 років тому +33

    Kkkkkk yaa like isaara majirto

  • @yassyass7555
    @yassyass7555 6 років тому +3

    Wow wan sugaye thanks gobee video

  • @عابرةسبيل-ب4م
    @عابرةسبيل-ب4م 6 років тому

    Tukaanka mamo Shax Shaxley gadeeysay xaguu ku yaalaa? Southall miyaa? Mise North ka?

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 6 років тому

    Xawa kiin khalad maleh wayo garaadkeday hadashy Lkn ka waxso dhan ka danbeyy wa bashiir jacaylkisa hadu ka dhab aha mu racen naag kale aniga jacaylkayga an jecely haday zxpaded dayo boqorada ingirisku ii timado oy jacayl iso bandhigto man aqbalen coz jacaylka iga dhab ah luv u Hibo wilasha Somalidu wa gob o Ana ku jira like I sara inta wilasha somalida jecel

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 років тому +2

    Ani run run igu dhacdey shekadan saxibtey aya ninkasta iga dulqaadi jirtey anigana ma ogaan jirin wiilkii aan barto anigana waa bari jirey yaab wlhi aduunk naaag imaan la waa buuxdaa

  • @isteellamoha3617
    @isteellamoha3617 6 років тому +3

    Awuu sxbo ma lisku amino wlh bisnka part three plz

  • @nimodiaz70
    @nimodiaz70 6 років тому +1

    Wlh waa xaqiiqo jirta nimanka Wan cambaaraynaya madamu dumashidi accept gareenayo kaas nin Maha iyada kolay waa half isaga ah Marka inu pause ta ugu qabty ahayd hh ada kule kulaha agh

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 років тому +6

    Waa lasoo dhaqsateen thanks❤❤❤

  • @abdifitaahhassan3025
    @abdifitaahhassan3025 6 років тому +26

    allow yaa nag sxbite eh ninkeyga barin dofrta😡😡😂

    • @naimaali1108
      @naimaali1108 6 років тому

      niitaa peipe hubaal wlhi qaaali ha barin waliga xita coz gabdha qar nacasin jiran ane igu dhacday tan oo kale wlhi lkn halyey ayuu aha oo imusan jabin gabadha iyadana cewowday

    • @hikmaabdullah8350
      @hikmaabdullah8350 6 років тому

      niitaa peipe kkkkk

    • @hindiyussuf4416
      @hindiyussuf4416 6 років тому

      niitaa peipe kkkk nag dhig leh ba the 😃😃😍

  • @ملكةنفسي-و2م
    @ملكةنفسي-و2م 6 років тому

    أسأل الله العلي القدير أن يحميك. وأن يحفظك ويرعاك ويصونك. وأن يبارك قلبك. وحياتك. وصحتك. وأن يبارك أيامك.وعملك. ومالك.
    الله يبارك لك في عمرك. ويرزقك من حيث لا تحتسب وييسر لك من يعينك على طاعة الله.
    اخترتك فدعوت لك. وأنت عليك الاختيار.. من تدعو الله لهم

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 років тому

    Shekdaan way dhacday wayna dhici donta mark Allah ka magan.galay inaa qiyaamo qof I aaminay

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 років тому +1

    Cadi mahan xaawo kiin ❤️❤️💯💙🇸🇴🇸🇴💙✅🍓🌹👏🏼👏🏼👏🏼😍💪💕💕🔥💘💗💞

  • @Xildhibanada390
    @Xildhibanada390 6 років тому +3

    Ma quruux badanhy abowe mcn kullaha 😂😂😂😂😂😂😃😃😃dumaaashi xiiishoow plz

    • @hoodohony5016
      @hoodohony5016 6 років тому

      Marna kuma fikiro sxptaa qiyaan wlhy wn u bogy shekadan wax dhacy uun by matalayzaa

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 років тому +14

    Waaw saa usugaaye ciro iga Soo baxday aan dawado bal 😁😁

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 6 років тому

      Fahmo Ifka kkkkkkk cirada bal yey kugu so dag dagin bal wallalo

  • @hananabdi2902
    @hananabdi2902 6 років тому

    Laki xaaji waceys wan kugu haystaa saxibey quruxley masha allah il allaha kaa haayo dharka yelowga aad baa ugu qurxontahay

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 6 років тому

    Laki xaji noolow qof igu qaali ah ilahay haku xafido adiga iyo owladada

  • @hiboabdilahi2505
    @hiboabdilahi2505 6 років тому +1

    wll Goobe wlhi ruwaayadahinu imadhafan marwlba wAn ku xidhanahy ilahy haydinka dhigo adiyo laki io maisa macaney kuwii farxad kujira intaa maku dhamatayna

  • @hassanxaajilucky9676
    @hassanxaajilucky9676 6 років тому

    Ma qurux badanahay kulaa 😂😂😂😂😂😂 xaawa kiin laa dirad 😂😂😂😂 love yaaqee dhamaan idin taageeraa ❤❤❤😍😍😍😍

  • @amalqurux1897
    @amalqurux1897 6 років тому +5

    Lakii xaji waan kudaa geersanahy xbbtii

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 років тому +4

    Waaaaw nice inaba cadimaha wale😙😗😗😘😘😍😍 love u all

  • @suleekhaosman6397
    @suleekhaosman6397 6 років тому

    waa wax dhacay, tan oo kale waxaase kasii daran naag walaasheed nin ka qaaday subxaanallaah.

  • @najmapatelina1024
    @najmapatelina1024 6 років тому +6

    Hhhhhhh yaigaaa sohoreye Goobe video production salan kaal iyo laab
    Wadmahadsante walal

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 6 років тому

    Yaa Allah lakiyeey daacad nimada wd jishey wlhi ku jclhy laki ilove you more

  • @cabiira5575
    @cabiira5575 6 років тому +5

    Dumar sirtada looma shego seddex jirba ha ahaato

  • @nastehoyousef
    @nastehoyousef 6 років тому +1

    amar allaha wan jeclahyba ruwayadahan Goobe
    idin salaama dhamantiiN

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 років тому

    Masha allha abaayo macto laki xaaji 🇸🇴👏🏼👏🏼❤️❤️💯💯💯💙💙🔥🔥😍😍💙💕💓💓👍👍💕💯🌹🍎👌✅ laki I love you ❤️😘💕

  • @khadiijoabdirahman2227
    @khadiijoabdirahman2227 6 років тому +2

    Shekadan waa sheko raga kusocota asga hadlka u macayey gabadha sxbteda wuuna ka qariyey inay shekestan

  • @salmaibraahim4034
    @salmaibraahim4034 6 років тому +6

    Goobe ilaah dartiis iigu salaan miza macaaney ilaah ha ku xafidee iyo laki

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 6 років тому

    Qeybta sadaxaad so dhaqsada plz wax yaro mcn kaso dhiga plz

  • @collegegirl7641
    @collegegirl7641 6 років тому

    😂😂😂 Ma qurux badanahay Aboowe mcn kulahaa

  • @fatumaa.yussuf4915
    @fatumaa.yussuf4915 6 років тому

    Istaqfullaha alla cawo kiin qayano bdnaa dumshi ayaba lagu leyahy ma xishoodidoo.

  • @ayaanhassan3369
    @ayaanhassan3369 6 років тому

    Part 3 plz aad ayaan uga helay

  • @inaxuseen6966
    @inaxuseen6966 6 років тому +2

    Daacadnimo wee dhaafte laki doqonimee maroosaa 😁 jiliin aa igu dishay lakiyeeey

  • @mohamedmohamud6567
    @mohamedmohamud6567 6 років тому

    "Nina garaacisuu leeyahay nina garasho"😂😂😂😂😂😂

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 6 років тому

    Walaahi xanuun waaye ruwaayadaan nin waa damac badan yahay bulqaas maskiin uu u egyahay lkn waa daalim cadeestay damac badanaa dusha ka murux bishiiroow baarakuulo waaxid hadey xitaa sxbteed kusoo damacday iimaanka alaha ka qaado xaawo kiin maad diidid adiga anyway goobe Video Production Number one ruwaayado tayo leh Qooto maaha dhacdooyin kiina aad ka sameysaan ruwaayadaha 😍😍😍😍😍😍😍

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 років тому +2

    Alloow saxibtey yaan qayamin midakale kii nin ahaa meeshu naa iga xishoo dhihi lahaa uu laki oo heer isla gaareen xumeenaa ruwayad waye lkn waydhacdaa 😏😏😏

  • @zamzamcali7073
    @zamzamcali7073 6 років тому

    Qeeb saddaxad maledhy wallal goobe thanks.

  • @sunaliitamuqtaar1526
    @sunaliitamuqtaar1526 6 років тому

    Walee iguma cusbo inta Saan iyeeshay wey badanyihiin saxiip iqiiyaantana hada iguma horeeso

  • @inaboqran1841
    @inaboqran1841 6 років тому

    Caadi maaha ruwaayadaan wanka helay noloso dhaqsada qaybta 3aad thanks

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 6 років тому +2

    Ani ahaan waxa ila ficneed in laki laga dhigo mida ninka qadaneyso coz iyada uu eg ladar kuu eg 😂 love u habo laki xawo kiin maskin ila egtahey 🤣

    • @nainaohaz8640
      @nainaohaz8640 6 років тому

      Ayan Ahmed maskiin maahee e afsomali maaqanto

  • @cabdilaahixasancabdi9072
    @cabdilaahixasancabdi9072 6 років тому +2

    Xaawa kiin si walba way u koobiyeeysay laki xaaji wacays action keedi odhan wayla wareegtay barigi hore hadalkaba dirqi ku ahan jiray ilbaxnimadi iyo actions kediyo dhaan

  • @DeeqaVideosProduction
    @DeeqaVideosProduction 6 років тому

    WAAN KU SALAAMAY WLLKAY GOOBE VIDEO PRODUCTION SIDOO KALE LAKI HAJI IYO MAIZA PLZ MAIZA IGU SALAAAN MAHADSANID

  • @zalmaqueen5019
    @zalmaqueen5019 6 років тому +12

    Oo nagtu damiir xumaa ninkuna aqli darana

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 6 років тому +8

    Ani ahanteyda ninka ayaa ila khaldan wyo hadusan lawadwadin khiyanadeda uma hagagteen

    • @ifrahzabrie2024
      @ifrahzabrie2024 6 років тому

      naanii n sax aadaan utaageersanahay kaligeed wax maqabateen ninkaa iskaleh qaladka asagaa wadada ufurey kuteh aniga iyo badraan yaakuleh sifiican ufiiri indhaha iskuqabo masiibo iga dheh

  • @fadxiyafarax2316
    @fadxiyafarax2316 6 років тому

    Wlhi iska ilali naaga xasiib ma galaan aniga baay isku dhacday qisadaan oo kale waligaa sxbkaga ha barin saxiibtaa waayo biri bey ku khiyamasaa

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 років тому +1

    Ax ax nin Somaliyed wax la iskuhaleeyo maahan😭😭
    nagaha sxb badana mal mahaan way kasoodareen

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 років тому

    Ninkii sidas iqiyano waan tuuri lahaa qoray iyo qaacisa waa la isla tuura

  • @nasrohassan5692
    @nasrohassan5692 6 років тому +2

    Mahadsanid prade 😍👍🏻

  • @munakhan328
    @munakhan328 6 років тому +7

    Dumashi badanaaaaaa😂😂😂😂😂

  • @hafsanor9402
    @hafsanor9402 6 років тому +1

    Hhhhhhhhh ala qiyaano badana naaag sxbted qiyame kwrn 😂

  • @salminakifofficial8305
    @salminakifofficial8305 6 років тому

    Laki xaaji good job si fcn u act gareysay love u abyo

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 6 років тому

    Away filmki nabsii ma dhamaday ?

  • @MohamedHassan-kp6gr
    @MohamedHassan-kp6gr 6 років тому

    Goobe good job bro qebta sadaxad noso dadaji plz

  • @saadiasaadiaabdirahman6787
    @saadiasaadiaabdirahman6787 6 років тому +1

    ar xawo kiin anee imatale nimanka lacagta leh bas aa jeclahay i hate nimanka faqriga stress darted aa udimankartaa uuf ilahow naga qabo yahuu

  • @nafisaali4109
    @nafisaali4109 6 років тому

    Nago Sidan cml ah wey jiraaan Alloow Naga qabo kuwa aan imanka laheen Ninna Xolaha waxba madhamo oo Midii U qososho wow iska rabaa Hal eeg Ada kule kuye

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 років тому

    sxpka naageed waa bisho shan ilahay hanaso marin tano kale anigu waxan uso jedey aroosad malxisaded oo ninki kaqaday saxiipaded

  • @hassanamira5085
    @hassanamira5085 6 років тому

    Qayb sadexaad maleh miyaa?

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 роки тому

    sir naageed jecliyaa lama sal gaaro

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 6 років тому

    Naagtii laqawone waxad heysato iyo nolosha kuma quurto tii an laqawine ninka kuma dhafeyso intee la aada saxiib hada rabto oo daacad ah kuna jecel dhibna ka dhowrto waa hooyo macaan wllhi wax walbo hooyo ayan usheegta wana nafisa dhibtedana xalay ayaa isiisa isla markin an usheego nagaha kale iguma xamaneyso dhibteyda dadka kale uma shegeyso ilahey ha ino xafido insha allaah

  • @fartunali8660
    @fartunali8660 6 років тому +10

    Qofkii 10aad ayan ahay manta riwayadanway igu socota aniga 🙌

    • @xafsoali5620
      @xafsoali5620 6 років тому +1

      Wan kuhaystaa riwaayadaan way igu socotaaa

    • @xafsoali5620
      @xafsoali5620 6 років тому +1

      Dumaashi nimada jooji qoorsagaaro ayaa lagugu qaban rabaaaa nin larabo reen badanaaa hhhhhhhhhhhh

    • @fartunali8660
      @fartunali8660 6 років тому

      Xafso Ali 😆😆😂😂🤣🤣

  • @qalbidhaya6578
    @qalbidhaya6578 6 років тому +12

    Anigaa ugu horeya majirtoo cawada hhhhh

  • @anzalmoha795
    @anzalmoha795 6 років тому

    👏👏👏Goobe hore u socda 👌👌

  • @aishaabdalla656
    @aishaabdalla656 6 років тому

    Nimanka qaar sana wa jiran intay nag shukansadan saxiptedana dabadabesta uf

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 років тому

    Naag qminaad malahn si walboo walal iyo sxb ka dhigato ilaahay sxb midaaan cml hanaga qabto waxna ma inoogu daro

  • @musamim100
    @musamim100 6 років тому

    Xaga khyaanad waa looga fiican yahye xawo kiin laki ayaa ku wacaniyd maskiinamad kumaye wacan laki

  • @fariidoinaowkewaxbaigudiri826
    @fariidoinaowkewaxbaigudiri826 6 років тому

    Whi riwayDan way iga gadan thy plz part 3

  • @ibtizaamcadeey6847
    @ibtizaamcadeey6847 6 років тому +1

    Inshaallah daha markastaa

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 6 років тому +3

    Hhhh rag waa hanti lawada leyahay laqaybso ani xataa mid ila qaybsatan radinayaa

    • @nainaohaz8640
      @nainaohaz8640 6 років тому

      Saaxdheer Media kkkkkk ana diyaar aah

    • @abdifahmohamedkadiye9347
      @abdifahmohamedkadiye9347 6 років тому

      Saxdheer media and naina ohaz
      Qiyaano dumar sidii xaawo kiin

    • @thequeenschannel9348
      @thequeenschannel9348 6 років тому

      Hhhhhh waa hani la wada leyahay weye aaaa Wales naag kale hadan ku daba arko wan qalaa madaxisana wan karsane alx madama hada mid aan naag kale I cadeen aan heysto lkn malintan ka maqlo yaa weylaka

  • @ayaancadey2117
    @ayaancadey2117 6 років тому

    Ruwaayadan waa nolosha Kenya maxaa yeyle saaxibtaa ow aduunka ugu jeceshahay ayaa ayaa jaceylkaaga kaala wareykeygo qisadaan gabdho badan ayey ku dhacde

  • @riyaanguleed9746
    @riyaanguleed9746 6 років тому

    Gone plz laki waan tageeraa iyo xawo kiiin eee salaan IGA gaarsiii adoo ninka laki Anna waan Ku salaamaaa

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 років тому

    Alhamdulillah sxb dumar lama ihi lkn hadii si loo firiyo waxaa ka wanagsan sxb rag wayo rag kuma qiyamayaan lkn dumar far u taagay 🙄🙄🙄🙄🙄

  • @sihaamsaciid7204
    @sihaamsaciid7204 6 років тому +2

    masha Allah laki mcnto kuma waayo

  • @princessbedria6864
    @princessbedria6864 6 років тому

    AR ninaaa nin saan lee waaye asiga barasho kale uma baahno

  • @bintnasra8308
    @bintnasra8308 6 років тому

    Ar Nairobi ana joge ninkan haligu radiyo cadi maba ahan quruxda iyo codka iyo cashka isku wato

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 6 років тому

    Gabadha lacagta jecl Amin Amin waliba dhulka alaha lagooyo

  • @hassanxaajilucky9676
    @hassanxaajilucky9676 6 років тому

    Aboo saalaxoo dhalla barafuun waa dhaamaatay 😂😂😂😂😂

  • @talisoyarey8801
    @talisoyarey8801 6 років тому

    Channelkan caadi ma aha mahdsnd. Goobe aadban kusalamaya tagere weyna wakuu ahey

  • @isramaxamed5844
    @isramaxamed5844 6 років тому

    oooooooooow wlle xaqiiq zx wye inta iguracsan like igu cawiya 😦😥😥

  • @shukrinaasir7393
    @shukrinaasir7393 6 років тому

    lakiyey Xawo kiin wey ku godoysaa Hayaaaaaay 😂😂😂 War goobe usheg laki 😜😜😜😜

  • @shukriinaalixaji4936
    @shukriinaalixaji4936 6 років тому +3

    Ar nagaa xaa ku xaasid ah

  • @OneState_277
    @OneState_277 6 років тому

    qumayo ku ruugtay dheh waa waxaaa naag dhan sxb ula ahen dofarada dabada yar

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 6 років тому

    Bashiir muuqaalkiisa ma ogi lakin codka waa ka shidan yahay

  • @muniiroxasan8458
    @muniiroxasan8458 6 років тому

    Naag saxiib maleh riwayadaan Xasuus ayey i so xasusisay runtii 2010kii Aniga o Kenya joogo aya saxibteey SAN l ku sameyay Ilahay ha i caafiyo 😭😭😭

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 років тому

    long distance relationship way fududahay hasawaha iyo jaceel ha habaya waxaa sii dheer in aad sii fudad kula dhamaataan ileen waa wax aan latabankariin.