Sheikh Abdirahman Bashir is highly regarded for his insightful analysis of the Horn of Africa's political dynamics, especially regarding Djibouti 🇩🇯 and Somalia 🇸🇴. As a prominent Islamic thinker and political strategist, he employs a visionary approach to governance and international relations, significantly advancing discussions on democracy, governance, and social justice in the region.
Sheikh tadakhulka dibeda ee Somalia waxa keenaya khilaafka gudaha . Haddii gudaha laga midaysanyey qaranimada ma imanayso faragelinta dibaddu waayo ma jirto meel ay soo marto وبالله التوفيق
Emirates caqligooda Rabbi siiyey ayay heshiis ku yihiin ee petrol iyo lacag heshiis iyo nabad ma keenaan . South Sudan , Sudan Libya , Iraq iyo Angola intuba waxa soo saaraan petrol lkn nabad may helin . Sheikh caqli ayaa keena nabad ee petrol iyo lacag iyo dawlado shisheeye nabad ma keenaan . Sheikh u qir Emirates , Saudi Arabia , Oman , Bahrain iyo Qadar in ilaahay ku mannaystay caqli ay petrol-ka iyo lacagta ku maamulaan وبالله التوفيق
Sheekh Puntland dadka degan oo soomaalida ah waa laga dooran karaa ee ma aha qabaa'ilka u dhashay oo keli ah. fiiri golaha degaan ee la doortay markii qof iyo cod lagu soo doortay.
Xassan sheikh cid aan abgaal ahayn marabto iyagana kuli lacag buu siiyaa dal iyo debad xitaa habargidir way naceen xassan s markuu lacagihii ka goystay
Ethiopia uma Aqonsano Somalida deganta in ay Ethiopia yihin Aniga isla xajinay marka waybaa yabayan hadii ay Arkan Somaliya waxya oran idinka Somaliya baa tihin Ethiopia
Heshiiska kaliya ee lagu wada socday wuxu ahaa qabiil iyo sarrayn qabyaaladeed kuna salaysan dalka aan xaraashno, annagaa leh wax walba ee aan qaabsanno.
Shekh why aad u tirimagacaanan rabin inaan sheego marki aad ka warameysey KG oo aad carabkaaga ka ilaashatey kuwa kale waad ku dhawaaqdey magacooda sabab?
Waxaad u muuqataan 2 nin oo waxa ay ka hadlayaan aan aqoon hadalkiina waxaa ku jirtay xamar inta uu ka taliyo xasan ma jirto xaafad ama degmo xamar ka tirsan oo aan Dowladu ka talin waxa aad dadka la wadageysaan ha noqdaan wax aan inku so laabanayn
Ninkaan meel aan uraaco waa waayey , awal sheikh ayuu ii ahaa, lakiin hadda beryahan siyaasad ayuu dhexdubaalanaa, dan somali waa ka dheer yahay ee asalkiisa halkee ka soo jeedaaa,mardhexdaas wuxuu lahaa madaxweynaha jabuuti waa dhintay ayuu lahaa?
Masha Allah Sheikh sland iska ixtiraam lakinse wali dawlad maaha
DAWLADNIMO SOMALIA IYO TAN SOMALILAND 100% SOMALILAND KA FIICAN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮
Sheekhow khayr allaha kusiiyee siyasada somalia waa lahawulaa walaa ilaa haaulaa isaga ba x yeysan ku xajiimeyn
Asc Xogmaal Media guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiikha hadalkiisu waa biyo kamadhibcaan aad iyo aad waa dadka ugu qiimaha badan ee kujira soomaalida yuukamid yahay alaxayika wayaxfidukalaah washakaralaahu laka shiikh
SHEEKHU WU KU DHEXDAWAKHAY. MAAD KUTUBTADII RAACATID
Ma ogtahay, kutubta aad durayso in ay siyaasadu ka buuxdo?
Jaahil
Xamse cabdi. Shacabka Soomaali. dhan ayaa jecel. ❤❤❤❤❤ 5
Xamse C.barre waxa Macalin uhaa Sheik C.bashiir xilka inta usan qabana wuxu ahaa Lataliyihiisa!
XAMSE NIN KA DAACADSAN WELIGII SOMAALI SOOMA MARIN. MAANTA INAANU MADAXWEYNE NOO NOQDO AYEY AHEYD HADII SOMAALINO JIRTO
111q qwerty q qq6lqql😮😮😮@@Akfamly
Cabdirahman c.shukuur dhageystay iyo deni ... warkaas ma fadhiyo sheikh!
Sheikh Alla hakukaraameyo aqoontana Allah ku sa,idiyocimrigna hakudheeryo.wariyuhuna wa mahad sanyah
Adiga nin jeclsan,
Goal goal dhaley oo CANFAR ah
Sheck waa Ku salamy
Marshall Allah odaygan waa real intelligent person
Sheikh Abdirahman Bashir is highly regarded for his insightful analysis of the Horn of Africa's political dynamics, especially regarding Djibouti 🇩🇯 and Somalia 🇸🇴. As a prominent Islamic thinker and political strategist, he employs a visionary approach to governance and international relations, significantly advancing discussions on democracy, governance, and social justice in the region.
Mufakir sheekh bashiir walaahi waa sheekha kaliya aduunka la soco
Sheikh tadakhulka dibeda ee Somalia waxa keenaya khilaafka gudaha . Haddii gudaha laga midaysanyey qaranimada ma imanayso faragelinta dibaddu waayo ma jirto meel ay soo marto وبالله التوفيق
Emirates caqligooda Rabbi siiyey ayay heshiis ku yihiin ee petrol iyo lacag heshiis iyo nabad ma keenaan . South Sudan , Sudan Libya , Iraq iyo Angola intuba waxa soo saaraan petrol lkn nabad may helin . Sheikh caqli ayaa keena nabad ee petrol iyo lacag iyo dawlado shisheeye nabad ma keenaan . Sheikh u qir Emirates , Saudi Arabia , Oman , Bahrain iyo Qadar in ilaahay ku mannaystay caqli ay petrol-ka iyo lacagta ku maamulaan وبالله التوفيق
SHEEKHA WAXEEY U EGTAHAY INUU XASSAN SHEEKH IYO HAMZA ISKUDURAAYO
Siyaasad wax kama ogid wadaadoow, maa daaci dimeed iska noqotid, ajar ayaa xag alle ka heli lahayd.
NN ma quustaan miyaa.. *Dowlada* hala taageero pls
Sheekh Puntland dadka degan oo soomaalida ah waa laga dooran karaa ee ma aha qabaa'ilka u dhashay oo keli ah. fiiri golaha degaan ee la doortay markii qof iyo cod lagu soo doortay.
Ninkaan goqrafidi gaalka bu ictrafsanya.. EGYPT waa waa waa horn afrika..
Odeygaan waa JAAJUS. 😊
Hadalka sifaah fAAh san
Sheikh Alle ha xifdiye somalida qar badan way necebyihin waliba rer jabuti haw badnaadeene ma aqaan sabta?
ARINTII BADA XASAN WUXUU WEYDAARSADAY IN UU KHAIRAADKII BADA SOOMALIYA U SAXEEXO TURKIYA😢. WAX GUUL AH NOOMASOO HOYN
Alxadath Wuxuu Ka Dhageesto Ayuu la Soo Shirtagaa
Cadaalad ma jirto walow kaana Sh
Axmed madoowe. Iyo Saciid Dani. Shiishad .ayeey kucawaan imaaraad 😂😂
Asc
Majiraa iliit somali ah si mutadawac nimo ah ,naf hurnimo ah,wadan jacayl iyo islaan nimo, kudhex geli kara waxa socda garan kara waxa socda xalna raadin kara?
Max'ed Cali SHiil.
Helsinki
16:00 ila 16:02 sheekha ma fahmin😢 haadaa damaarul iraaaq muxu kawadaa
Kan weriya ma aha,su,aalihiisa dhan waa kuwo taageeraya Hassan horror !
Federalka somalia waqti iyo dhaqaalo ba naga galay cidii ka hortimadana puntland cadaw by u aragtaa
ADEER. MA. CARUUR. BAA LOO SHEEKAYNA YAA
Jaaluus haduu yahay yuu jaajuusaya? Somalia mise mareykan. Qofka jaajuusaya somalia kenya ama Dubai buu joogi laha. Mahad sananid hadaad akhrisay qoraal ka.
Odaygan yari waa khabiir inaba cadi maaha
Waxaytahay sababta duqani jubalaana caydeeda, uu,igu raaxaysto kuwa kalena marabo, inaan magacaabo, uyidhaahdo.
Sheesh ayaan ahay ayuu dhahaa hadana qabyaalad ayaa kabuuxda.
Xassan sheikh cid aan abgaal ahayn marabto iyagana kuli lacag buu siiyaa dal iyo debad xitaa habargidir way naceen xassan s markuu lacagihii ka goystay
CBB Macaaaac Waa Soo Jeednaa
😂😂😂😂😂😂
Xamze wa Rw oogu liitay ee dal Somaliya oo kale aanu hogamin karin,Tusale Xamze waa nin HSM u mujiyay in uu waxkasta oo khalad ah isaga oo arkayo ka'amuso tusale Hogamiya haddii uu kujiro khiyano qaran sida Xarashka hantidii qaranka Musuqa baahay Cadaladda darada In Dalkii shalay isaga mucaradd Adag xoog leh lagu hayo dadaalo nidam dawladnimo Calamka latusay, Faraglinta u adeegista danaha shisheye oo geeyd lagu xiray. Bulshadii oo kalsoni shacab iyo wadaniyadd iyo in dalkooda eey iyaga isxilqaan kudhistaan in xarumo badan oo dawladda Cidamadii kujiray oo bur bur daran kaga muqdeyn laga wada saaray Amnigiina Gesiyada Cidamada qaranka eey hantiyeyn iyagoo Gacana kudifacan gacan xarumihi dayacadda baahsan eey HSM iyo kooxdisi tira badneyd lagu warejiyay iyagoo meel fiican oo horay uu wax bilabnaa oo masharic Mamul wanag ah iyo xoreynta dalka aan marna Ajanabi uusan waxbo kusoo gordhineyn.waayo 17 sano ayaa eey xeryo eey iskajiraan iyagoo dhaqalo in eey kasameya oo kaliya aan musqul dhaqalaha lagu bixiyo eeysan Adeeg bulsho eeysan kafulinin.Djibouti oo ah dal Abaal lagu lahaa mudneyd in Cidamada Ajanabiga eey iyaga u nuqdaan hormud lagu daydo balse isku badalay kuwa jilafo iyo khiyameyn hubkii loogu gudbinayo Cadowga baray kuwi kale ee shisheye.
Sheekhow beenta hooji
Ciidama ethiopia oo gargeisa iyo burco iman karaa ma dhacayso
Dadan ma taqaanid
😂somaliya maha afganistaan xasana maaha madaxweyne baxsada
ISAAQNIMO XAGAY KA JIRTAA
Ethiopia uma Aqonsano Somalida deganta in ay Ethiopia yihin Aniga isla xajinay marka waybaa yabayan hadii ay Arkan Somaliya waxya oran idinka Somaliya baa tihin Ethiopia
DOORASHO. ISAAQ. LA DHOHO. MIYAA JIRTA.
Heshiiska kaliya ee lagu wada socday wuxu ahaa qabiil iyo sarrayn qabyaaladeed kuna salaysan dalka aan xaraashno, annagaa leh wax walba ee aan qaabsanno.
Aqliga ha shaqeeeyo yaaan lesk yeeeron
Xogmaa ninkaan waa jaajus, allow shortish no moiti
wadaad kaan adayan udhagen sanjirey waaku sirna qaladka siyasa deedee kama hadlo ee qofka udhawado jabuti walacol kama hadlayo cadawga dalka kangar gaara
WAR XASAN SHEEKH WAXA KALE EE UU DALALKA U DOONTAY CIIDAN MERCENARY AH OO UU GOBOLADA KULA DAGAALAMO. RUNTA SHEEGA
Somalia malin aan fogayn dagaal waaba ka dhacayeye qorshe noocee ah ayaa uga yaala madaxda iyo umada kolay madaxada iyo caruurtoodu waa yacayaan lkn shacabka yaa u maqan allw na badbaadi
Khilaafbeela Beenta Joojiya
SHIIKH. HAL KAA IS KA SAX.
Kan weriyaha wax ka eex badan male yaahu waagi Farmajo sidu isu waalijiray wayaabta hadana xasan sh oo dhiiqa dhexfadhiya ayuu qiil uraadina
Shekh why aad u tirimagacaanan rabin inaan sheego marki aad ka warameysey KG oo aad carabkaaga ka ilaashatey kuwa kale waad ku dhawaaqdey magacooda sabab?
Waxaad u muuqataan 2 nin oo waxa ay ka hadlayaan aan aqoon hadalkiina waxaa ku jirtay xamar inta uu ka taliyo xasan ma jirto xaafad ama degmo xamar ka tirsan oo aan Dowladu ka talin waxa aad dadka la wadageysaan ha noqdaan wax aan inku so laabanayn
soomalidu umasa meeysna awood siyasi mahan ee qabil hunguri ayeeka hormari yaan danta qaran daniga iyo asaga labadaba itoobiya inayu shaqeyan
SIYAASAD. ISAAQA LA DHOHO. MIYAA JIRTA.
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO
xasan ha ku waso wacalyohow wacalku dhalay
ceeb ceeb subhanallah 😢
Wuxuu kadhiga shekh munaafaq ah. Maadaama oodanin oo kahadla Danni waa danbi hadhageey sanina
Wariye ma tihid ee ummadda ha marin habaabinin, markaad leedahay Xamar buu in yar ka xukumaa maxaa kugu qasbayo beenta intaa la'eg. Ilaa ceeldheer ciidanka qabtay Baad dhihi Xamar buu qayb yar ka joogaa. Yaahuu
DAWLADNIMO. IYO WADANIYAD. IYO JAMUURIYAD CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO
This dude thinks he is smarter by using Arabic words..
XASAN DHOOFKIISU WAA MID UU WAXBA KAKEENAYN😂. CAALAMKAA SHEEGAY IN UU 60 GOOR UU DHOOFAY, WAXNA SOO QABAN EE UU SHIRSHIR IYO DANTIISA U DHOOFO. LACAGTII DALKANA WUU CIYAARAY BADHNA JEEBKA KU SHUBTAY😢
CBB oo cinro leh
Mareekan namakala ilaaliya maxay tahay , ninka war xuma . anaga ma sacuudi Carabiya ayan noqonay marka nala ilaalinaya .😂😂
ʟꜰ ᴅʜᴜᴜɴ ɢᴀꜱʜᴀy ᴀyᴀy ɴᴏqᴏᴛᴀy ꜱᴏᴍᴀʟɪᴀ
Jaajuus dacifa odeygAn waa jaajus
Adiga jaajuus maad tahay sideed ku ogaatay
A aha ba jaajus aha naagyaw naagu dhalay sheeko dumarlayahw
I'm smart because I read so many books in ARABIC....90 PERCNT OF his language... don't call him ,,sheikh,, he is fake..
Adiga kii Wax Ku Siiyo Ayaa figrad Leh kkkkkkk Jabuutiyankan wuu wareeray kkkkk wlhi farmaajo soo laaban maayo
p
Maluhu waa xaraam iyo in aad wax aan weli soo bixin dadka somaliyeed u sheegto ilah uga cabso waxayaalaha qaar diinta na cilmi waad u leehay
Munaafaq wayn oo beenaale ah oo nacaybka Somaliland madax maray oo habeen iyo maalinba dagaal kula jira jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka xun MOU-GA dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia. waxaagu waa qiqiyaas iyo male awaal sal iyo raad toona la hayn
Ninkaan meel aan uraaco waa waayey , awal sheikh ayuu ii ahaa, lakiin hadda beryahan siyaasad ayuu dhexdubaalanaa, dan somali waa ka dheer yahay ee asalkiisa halkee ka soo jeedaaa,mardhexdaas wuxuu lahaa madaxweynaha jabuuti waa dhintay ayuu lahaa?
This guy is super spy, Allo shortish na moot
Amus maangaab yahun doqon waa dhaaftay wlhi
Maangaab yahw nasabda abaha wase ka xishoo sheikha