Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 99

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 4 місяці тому +21

    Maansha alla.
    Sh cabdiraxmaan bashiir waa khabiir runtii.
    Waa dadka somali godka kasaari haddii talada ummada somaliyeed loo dhiibo.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 місяці тому +43

    Sheka ugu caqliga badan culumada somaliyed waa shekh c rixmaan bashiir Alla xafido❤

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 3 місяці тому +6

      Mansha Allah Tabaraka Raxmaan

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 місяці тому +13

    MaashAllah sheekh Cabdiraxmaan Bashiir cimriga caafimaadka iyo cibaadadaba Allaha u siyaadiyo Siyaado tii ummada Nabi Muxamed scw ugu badneyd. Dhamaanteenba. Runtii aad baan ugaga faaiideystaa sheekha xaga Taariikhda Islaamka iyo waliba siyaasada caalamka sooyaalkeeda iyo siditaalkeedaba

  • @ahmedducaale1513
    @ahmedducaale1513 3 місяці тому +3

    Ilahay shiikhaan haynoo xafido waa caalimka aan culimada soonaaliyed ugu caqliga iyo cilmiga badan baan oran karnaa

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 4 місяці тому +4

    Mufakir dhab ah weeye Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir. Siyaasadda bariga dhexe ninka ugu fiican ee faalleeya weeye.

  • @iduusmaxamed1520
    @iduusmaxamed1520 4 місяці тому +1

    Maashaa Allaah, Sheekh C/raxmaan waa Caalim iyo mufakir dhab ah, guuleeysta Sheekha iyo sheekha waraysanayaba

  • @ibrahimhaddi7417
    @ibrahimhaddi7417 4 місяці тому +1

    dadkaas oo kale aduun yada wax ka waydiiya aad iyo aad ayaan umadsan tihiin sh abdirahmaan alaha cimrigaa hadheereeyo

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 4 місяці тому +4

    Waansalamaya Sheikh Abdirahman Bashir iyo bahda Somali Tv minnassota.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 місяці тому +2

    Caalimka wan salamaya suxufiga cabqariga ahna wan salamaya diinta iyo siyasada caalamku makala marmayan
    Xaqiiqata wana sidu shiikhu qabo wana layis wafajiya

  • @baabaazeenbaabaa950
    @baabaazeenbaabaa950 4 місяці тому

    ❤❤sheikh alha cimridharar ku siyo runta sheegta waa kuwii rasuul ku sheegay ❤❤❤❤

  • @Theridewave2024
    @Theridewave2024 4 місяці тому +6

    Hassan Nasrallah Alle ha unaxariisto maladhihi karaa ? Maalmihi lasoo dhaafay waxaan daawaday wadaado carbeed oo kala duwan iskuna heesto. Maladhihi karo iyo waa ladhihi karaa.

  • @Abdulaahijava10
    @Abdulaahijava10 4 місяці тому

    M.a sheikh Allah ku xafido

  • @ikeaamkhaalid
    @ikeaamkhaalid 4 місяці тому +2

    Masha allah hogaamiyaha iyo madaxwayne waa labo

  • @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
    @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 4 місяці тому +1

    Masha Allah sheekh sharaf ku nolow

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 4 місяці тому +1

    mansha allaah slheikh abdirahman bashiir ilaahay cimriga iyo caafimaadka ba ha kuu barakeeyo runn ahaantii waxan ka mid ahay dhalinyaradda aan marnaba gafin casharadaada taxliilinta siyaasadda aduunka iyo strategyadda ku saabsan waxa kale oo aan aad u la dahcsanay sidda aad u dhistay wacyiga soomaalidda casriga ah mahdsanid

  • @abfulkadirshariifnabhanina8582
    @abfulkadirshariifnabhanina8582 4 місяці тому +1

    Axsn fikir ayuu sheekhu noo sheegay aad baad ugu mahadsantahy sheekh adoo ka madaxbanaan shiico iyo suni

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 місяці тому +1

    Sheekhaygii ❤

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 місяці тому +6

    Well explained

  • @koshinyusuf
    @koshinyusuf 4 місяці тому +1

    Great analysis!

  • @Khalduna
    @Khalduna 4 місяці тому +2

    AHDAAFTA WADANKA AMA DOWLADA IRAN WAA IN XADAARADA AMA IMBIRAADOORIYADDA PERSIA AMA FARIS DIB LOO SOO NOOLEEYAA LAKIN WAXAY AAMIINSANYIHIIN WADADA KELIYA LOO MARIKARO SI UJEEDKAAS LOO GAARO WAA MADHABKA SHIICADA AH KA WASIILO AHAAN LOO ISTICMAALO MA AHAN IIMAAN AHAAN SINABA

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 4 місяці тому +1

    Mahadsanidiin: waan ku diirsaday.

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 4 місяці тому

    Masha allh waa mawduuc cilmiyaysan Somalida jahligu ku badan yahay inay fahman ayan rajaynayaa

  • @abdikariinomarhaji4800
    @abdikariinomarhaji4800 4 місяці тому +3

    Majirtaa xili su aalo lawaydiin karo shiqa ama meel laga helo si loo waydiiyo suaalha badanaa bulshada ubahanyahiin

  • @Cabdi.shakuurBashiir-th2gz
    @Cabdi.shakuurBashiir-th2gz 4 місяці тому +5

    Si.kasta.oo.loo.eedeyo.nasrala.wuxuu.dhaamaa.madaxda.carabta.alle.ha.u.naxariisto

  • @AdenAden0108
    @AdenAden0108 4 місяці тому

    Illaahay ka yaaba oo Astaqfurulaysta Xasan N.laah saacadii Allaah ugu Tala galaxy ayuu dhintay.

  • @OmarMouhoumed-x7g
    @OmarMouhoumed-x7g 4 місяці тому +1

    SH Bashir jazzak allah, sida aad maskaxda u tuujisay

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 4 місяці тому

    Sheekh cabdiraxman bashiir waa sheekh caalim ah na mufakar cilmigii diiniga ayuu ku darsaday inuu yahay mufakar waana waxa laga rabay culimada soomaaliyeed ee ka dhinaa allaha xafido sheekheena caalimkeena iyo mufakar keena sheekh cabdiraxmaan allaha ku karaameeyo

  • @HawaSheikh-hw7eu
    @HawaSheikh-hw7eu 4 місяці тому +1

    Shiico iyo sunno waa isku magac akta Cadow muslimiinta

  • @dunka735
    @dunka735 4 місяці тому

    Maasha Allah sheeqa

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 4 місяці тому

    Sheeqeena Allaha noo xifdiyo

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 4 місяці тому

    Sh Abdirahman caqliga iyo wax garad weeye anba ma qabo in uu wareejiyo xilka 😢

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 4 місяці тому

    Illahow cilmiga usiyadi sheykhana bashiir

  • @thruthtv894
    @thruthtv894 4 місяці тому

    Wariyaahaan, aqoontisa aad aye u yartahay marki aan firino sida suallaha o u weydinayo shiekha… “xasan nasrullah maxo xilka u warejinwayay inta anan la dilin” waxa sual ma ahaan.

  • @abfulkadirshariifnabhanina8582
    @abfulkadirshariifnabhanina8582 4 місяці тому

    Suaasha ah culima soomaalida iyo fikirkooda umaba tarbiyaysna noocan sheekhu ka hadli waa mushkilada soomaalida culimadu shiico iyo suni mooyee iyo in midba midka kale radiyo iyo kalauruursi dadka unbay ku jiraan

  • @PUBGMobile-kv3ec
    @PUBGMobile-kv3ec 4 місяці тому

    Shukran jizaaka allah

  • @FatumaJimale-s7c
    @FatumaJimale-s7c 4 місяці тому +1

    As wr wb hadii shiico ay jeclaaday waxaa ku quusqaadan kartaa suniyadii siiriya sidey u galeen kaad maanta laadahay sheekh wuxuu ahaa sheekh sheydaan sidii tartaarkii ayey suniyiintii ulaayeen

  • @baabaazeenbaabaa950
    @baabaazeenbaabaa950 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DalkaSomaliMedia
    @DalkaSomaliMedia 4 місяці тому +3

    Asc--Wwb. ( Xogmaal Media ) Adiga iyo Sheekh C/Raxmaan Bashiir iyo Dhamaan Team_ka IDAACADA Mahadsanid

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 місяці тому +1

    Somali isma oga aqalki bay aslaysa ismana oga bal waxba wax bay ka horeeyan mashakila deena xooga saarno oo waxyabo na khusayn iyo caadifad iska dhaafno

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому

    Iran markii wadaadadu qabsadeen malaayiinkii u qaxay Europe iyo Maraykan oo mucaarid ah ayaa xidhiidh la leh malaaayiin ehelkooda ah oo weli jooga gudaha ayaa sirta isu gudbiya sidaa ayay Maraykan Israel goobaha Iran gudaheeda ay u suganyiin ashkhaasta la doonayo in la dilo . Sidaa ayaa lagu helay Falestiintii lagu laayey Iran gudaheeda waan la heli-doona goorkasta cidda Iran gudaheeda ku dhuumata وبالله التوفيق

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 4 місяці тому

    We'll expalen shukran sheikh

  • @CabdiraxmaanCali-r4j
    @CabdiraxmaanCali-r4j 3 місяці тому

    Good

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 місяці тому

    الا ان نصرالله قريب

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 4 місяці тому

    waad mahadsantiihiin si fiican ayaad nogu falanqayseen xalada aduunku kujiro oo meel tabanaysa waa guysji islaamka iyo burburki yuhud iyo tageradeeda insha allaah takale xasan nasrukaha geesi ayu ah ilahay haunaxriisti marka laga eego sda yuhud uladagalamay iyo tagerada reer falastiin

  • @ibrahimhaddi7417
    @ibrahimhaddi7417 4 місяці тому

    Sxb aad iyo aad yada u mahadsan tahay dadkaas oo kale aduun yada iyo halaka lamaryo wax ka og warysta sheekhan waligay iyo waligay naan arkin aqoonta ku jirta

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 4 місяці тому

    Charismatic in English or
    charismatique in French ama aftahan😂Afsomali

  • @CabdiRashid-v7n
    @CabdiRashid-v7n 4 місяці тому +1

    🎉🎉

  • @DahirAdan-t1j
    @DahirAdan-t1j 4 місяці тому

    Argagax ma diline xasha Lillahiye, Suffocation ayu u dhintay

  • @faysalaadam7701
    @faysalaadam7701 4 місяці тому

    Maasha allaaah

  • @wiilwaalchanel5102
    @wiilwaalchanel5102 4 місяці тому

    Marwalbo wareysiga sheekha wuu dheeryahay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому

    Sheikh Umal iyo sheikh Dirir waxay ku doodeen in Shiicadu ay ka gaalnimo fogyiin gaalada kale ee dunida

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 4 місяці тому

    Wariye cajiib ah!

  • @caliwarsame4418
    @caliwarsame4418 4 місяці тому +1

    Suaal room miyayna ahayn tii xukumi jirtey shaam heard quaderkeedu ahayn Constantinople hadda stanbul ah marka roomkaas miyayna ahayn Russia east room

    • @muktarmohamedadan3051
      @muktarmohamedadan3051 4 місяці тому

      Saas waaye, Rum quraanka lagu sheegey ma ahan reer Galbeed ee waa reer bari ee Russia hogaanka u hayso

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 4 місяці тому

    Iran wadamo badan oo suni sheeganaayeey ugu fiican yihiin Reer Falastiin mantaydaan ugu dambaysay gantalihii iran bay qabteen urdun io dowladaha carabta illaahay ha Duleeyo yahuud io inta Taageerta 😳

  • @Abdi-jn6pd
    @Abdi-jn6pd 3 місяці тому

    Cheick siyasad cilmi maleh macalin carabi iyou kaaha Djibouti

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 4 місяці тому

    Wadaadkan xili waxa jirtay an u haystay nin wax badan lkn waxan ogaday ka gadaal inu waxba la jogin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 4 місяці тому +1

    Sheekha waan kaboodnay oo wax laga faaiidaysto maha 1 shiicada ayuu oo macmacaaneeyaa diintana makala saaro waxa ay gaaladu diinta ay kudurayaan uun buu soo gaadaa asaga oon faahfaahin oo intii ay gaaladu diinku ku xumaynayeen diinta wadaadkani nin fiican 😅😅😅😅😅😅😅

  • @abfulkadirshariifnabhanina8582
    @abfulkadirshariifnabhanina8582 4 місяці тому

    Culida soomaalidu waxay wax u arkaan doonida sucuudiga iyo xukuumadaha siyaasadooda ayay diin uarkaanba

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 місяці тому

    Iran wild card ka ay haysato waxa waaye inay qorshayn nayso inay Persian Gulf oo ah meesha saliida aduunka marto inay gubto oo isla marka qiimaha fuustada saliida cirka isku shareero ayna samayn weyn ku samayso doorasha da USA ee November

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 місяці тому

    Sideed shiico isu garabsan kartaan iyadoo dhiicada iyo gaaladu heshiis ku yihiin tirtirida sunniga oo ay shiicadu u layso suniga si aan gaalku u layn

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 4 місяці тому

    waar sidaas ayaa wax loo taxliiliyaa ama waa layska daayaa.

  • @MahamudDahir-x5j
    @MahamudDahir-x5j 4 місяці тому

    codka waaa very low sxp isaka hagaaiia

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 3 місяці тому

    Iran iyagaa shirqoolay shahiidki haniya ahaa xitaa shiicigoodi xasan ahaa iyagaa wax ka ogaa waxan aad dagaal moodaanah waa jilliin ee yahuud iyo shiico jaceyl mooyee dagaal cadaawadeed kama dhaxeeyo labadooda cadawga ey iska ilaaliyaan waa sunniga marka yaan la idiin sirin wllyaal

  • @OmarAhmed-zx4hm
    @OmarAhmed-zx4hm 4 місяці тому

    Shiiq xasuuqii uu suuriya ka geestay na sheeg nika amaan un baa kaa dul dhacday.

  • @mohamedwarsamr4572
    @mohamedwarsamr4572 4 місяці тому

    I mean Hassan Nasralla role in Syria

  • @mohamedwarsamr4572
    @mohamedwarsamr4572 4 місяці тому

    But our Sheikh may be his mind passed for not mentioning his role for supporting Syria Alawy of Bishar Assad regime

  • @MohamedMohamud-q6h
    @MohamedMohamud-q6h 4 місяці тому

    Falanqeeyaha arimaha gudaha?

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 3 місяці тому

    Lkn ha illoobina inuu ahaa ninkii sida fooshaxun ugumaaday shacabki suuriyaa

  • @ShukriShalle-d6m
    @ShukriShalle-d6m 4 місяці тому

    Dadka dan ciil dartiis in aay wada shiicobaan aan kayabaa

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 4 місяці тому

    Xasan shaydaan Hannoo faanin .
    Waa shiici xun OO Iran u shaqyn jiray
    1980th wuxuu ka qayb galay dagaal Kii ciraaq .iyo Iran .
    Assassination Ku dilay
    Rafiiq xariiri .
    Sunni badan OO surian badan ah .
    Yuhuuf waxba ma yeelin.

  • @maxamedyousuf2424
    @maxamedyousuf2424 4 місяці тому

    Alow masiibo aan dunda uga dhicin ku rid

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому

    Benjamin Netenyaho ma jiro wax siyaasad gaar ah uu ka rabo Lebanon . Dagaalka waxa wada ururka Xisbullah kaas oo Israel iyana dagaal kaga jawaabayso iyo is-difaac

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 місяці тому

    Shiikhow Aniga fikradayda qaraxyadiiyadii maanta waa wax la’isla ogaa hubkana meelo loogu tala’galay ayay duqeeyeen qaarkoodna way soo ridee Idaacadahana way sii diyaar garoobeen iyo meelaha ay tilmaameenna waa been qaraxa wuu hal dhacsaday waxay eheed inuu laba dhacsado uu qarax xoogan iska dabadhaco mana’dhicin waa khiyaali ay Iran 🇮🇷 iyo Israël 🇮🇱 iyo USA 🇺🇸ay u jileen shicbka Iran Iyo Lebanon 🇱🇧ee cadhaysnaa , dib ugu noqo hadalkii natanyaahuu xalay waxaa la’dajinayay shicibka Iran 🇮🇷 iyo cadhada xoogaysatay ayaa lagu dajinayay! Hamaasna khiyaamadaas way ogyihiin laakiin way u mahad celiyeen Iran 🇮🇷 si ay isku nasakhaan waa sababta October dhacdadii ay uga wariyeen dhacdadii guulaystay Shiikhow waana xaqqiida dhabta ah inta aan arko dhacdooyinka shiikhow InshaAllah ilaahay Falastiin iyo Somalidaba Guusha rabbi ha’nasiiyo inshAllah wayna soo dhowdahay dagaalkan yaaba isgaadhay Mujaahidiintu way diyaar garoobayaan InshaAllah waadna arki doontaa xaqiiqda wuu soo’ bixi InshaAllah 🤲🏼

  • @naimorizak2831
    @naimorizak2831 4 місяці тому

    Shiikha wax wacyiga kor u qadaya ayuu ka hadlay somalida culimo iyo caamo wax akhriya ayan ku oron laha siyasadahana la socda idinko siyasiyin ahaynba codowgaga cadowgisa wa saxibka shiico iyo suniba.

  • @hasansamakaab5256
    @hasansamakaab5256 3 місяці тому

    Shaamel waa maxay?
    Hadaad faranciis noodhexgelisaan sheekada waa idinka guurayaa!

  • @Haawocabdi-u1v
    @Haawocabdi-u1v 3 місяці тому

    Yg 😢

  • @KolomboMaalin
    @KolomboMaalin 4 місяці тому

    Wallahi Ismail Omar Geele ayaa kun jeer ka fican laakin doqonkaan dhakada weeyn masheegayo

    • @DuqowOfficial
      @DuqowOfficial 4 місяці тому

      Diinta ma ogola wll in loo gafo qof Muslim ah iska daa sheekha

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 3 місяці тому

      Subhanallah
      Ceeb malahan Sheeq Abdirahman Bashiir xafidullah iska ilaali
      Xasadku waa naar
      Qabiil iyo camal sheydaan yuusan ku qaadin

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 місяці тому

    Waxan hasalkiisa ka muuqda in iran lala saaxibi karo

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 4 місяці тому

      Iran 🇮🇷 waaba dal muslinee maraykan baa saaxiib sucuudigu la yahay

    • @X10-f6e
      @X10-f6e 4 місяці тому

      ​@@ahmedqumbe3644 waa team carabta khaliijka ee fake ah

  • @Daljir_1
    @Daljir_1 4 місяці тому

    Gabankaani waa habaabay inuu shiicoobo qarka ayuu usaaran yahay, wadaadkaanna ikhwaaniyadii jihadi ka dhuntay ayaa dawakhisay...

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 місяці тому

    حسن نصرالله مات
    لكن حسن مات
    بقي نصرالله

  • @HasanAbdukadir
    @HasanAbdukadir 4 місяці тому

    Kkkk raafidi wax qiimaa malahan xasan nasru laata waa raafidi ,, shiico 12 cashara ee umada somaalidaa habarina taariikhda beenaadkaa ee munaafiq nimada xasan nasru laata

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 4 місяці тому

    ??????????

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 4 місяці тому

    Ruum waxa weeye Rusia, maaha marwykan iyo Inguriis,
    Sida diinta ku qoran

    • @qasimabdille
      @qasimabdille 4 місяці тому

      ruum waa boqortooyo yurub ah balse markii dambe bari iyo galbeed bay u kala jabeen qaybta bariga ruush iyo gariig baa hogaaminayay waana ortadhos qaybta galbeedna waa talyaalini garmani spain france purtigal ingiriid iyo wixii la mid ah caasumadahoodiina waa istanbul iyo rooma

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 4 місяці тому +1

    Sheeqeena Allaha noo xifdiyo