Heesta: Oorideydii | Dawzi Daacad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2021
  • Xasuusta: jaamac Riyo.
    Erayda iyo Laxanka: Cabdinaasir Macalin.
    #Habeenka Maamuuska Cabdinaasir Macalin Caydiid

КОМЕНТАРІ • 20

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 роки тому +3

    Bahda Astaan waan u hambalyaynayaa shaqada wacan ee ay u hayaan bulshada. Waad mahadsantihiin sxbyaal❤🙏

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 2 роки тому +3

    Alle ha naxariisto alfnaan Abwaan mulaxam Xildhibaan Jaalac Riyo
    Heesta Isaga laha

    • @haibeim7582
      @haibeim7582 2 роки тому

      Aamiin yaa Rabbi Jamac riyo ilaahay ha u naxariisto

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 роки тому

      Jamac riyo iyo faysa Cabdi Aya Wada qaadi jirey.sidaa ula soco.

  • @MaGuuraanChannel
    @MaGuuraanChannel 2 роки тому

    Ilaahay haw naxariisto abwaan jaamac riyo iyo intii ummatul muxamed Ah ee dhimatay ba aameen

  • @abiibaxmed9144
    @abiibaxmed9144 2 роки тому

    Legan dawsi daacad sxp keep gion

  • @ahmedmohamedhassan9303
    @ahmedmohamedhassan9303 2 роки тому

    legend dawzi waad keenty zhp keep going

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 2 роки тому

    Dawsi Ahmed Mohamed Daacad.
    Codkaaga dheguhu way ku raaxaysanayaan.
    Salaan sare sxb.

  • @cbdurahmanibrahim8506
    @cbdurahmanibrahim8506 2 роки тому

    Eesh cala fanaaan

  • @updyrashiid2122
    @updyrashiid2122 2 роки тому +1

    First💔🥺

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 2 роки тому +1

    Heesta jamac riyo kuqora
    Qaladbaa samayseen

    • @abdijabarjumbo6433
      @abdijabarjumbo6433 2 роки тому

      Way ku qoran thy ee hubi

    • @hilaacmedia
      @hilaacmedia 2 роки тому +1

      @@abdijabarjumbo6433 xasuustii cabdinaasirbaad kuqorteen waa qalad bro

    • @abdijabarjumbo6433
      @abdijabarjumbo6433 2 роки тому +1

      @@hilaacmedia sxb Waxa jirta falaadh hoos u jeeda lkn sidan u eg >
      Marka tabato qoralka ku qoran aqri fadlan xasusta jamac riyo ku qoran

    • @hilaacmedia
      @hilaacmedia 2 роки тому

      Walaalo waan ku fahmay
      Laakiin ereyada iyo laxanka jaamac riyo ayaa leh cabdinaasir malaha

    • @hilaacmedia
      @hilaacmedia 2 роки тому

      Waxaan kawadaa wixi way fool xumaanayaan marka taariikhda laqaldo

  • @suldaancabdirasaaq3672
    @suldaancabdirasaaq3672 2 роки тому

    Waad la dhigtay saaxiib 🙏

  • @mahadali4973
    @mahadali4973 2 роки тому

    war hee dhaha coobiga na dhaafee heeso aa leedihiin samaysta oo cusub qarash quuroo

    • @filanwaaoneofficial7761
      @filanwaaoneofficial7761 2 роки тому

      Zxpow Aqli malihid hhhh war dhammaan waa Heeso c.naazir Leeyahy eryada ama Laxnka

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed 2 роки тому

      @@filanwaaoneofficial7761 sxb heestan Cabdinaasir ma laha ereyada iyo laxanka midnaba. Allah ha u naxariistee waxa lahaa Jaamac Riyo