Heesta: Miiraale | Cabdikarin Yare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2021
  • Xasuusta: Axmed Mooge.
    Erayada: Baashe waraabe Cade.
    Laxanka: Canlbdinaasir Macalin.
    #Habeenka Maamuuska Cabdinaasir Macalin Caydiid

КОМЕНТАРІ • 61

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 2 роки тому +7

    Xusuustii axmed mooge iyo ereyada baashe ibraahim waraabe cadde.

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Abdikarim Yare truly has a splendid voice ❤️❤️😻❤️ bravo

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 7 місяців тому

    Caddeeduna mudhkusoo tidhi
    Madax yada falaadhahaa❤❤❤

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 роки тому +4

    Anigu odagan cabdi good waaban unaxa saacadu musikk dhexwareegayo Alle hakuso hadeeyo aammiin

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 роки тому +2

    Xusuuus aad u wanaagsan illaahoow u naxariiso inaadeerkay kunciil axmed mooge

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому

    mansha allah c/kariin yare fanaan jira wuxu qaaday hees wayn oo aad u macaan oo uu lahaa legand illahay ha u naxariste axmed mooge liibaan heesaha axmed mooge heesta ugu macaan weeye heestani miiraale

  • @najiibhassan4424
    @najiibhassan4424 Рік тому +1

    Allah unaxariisto abdinaasir maclin ceydiid

  • @mohamedeidbuux2969
    @mohamedeidbuux2969 Рік тому +1

    AHUN ustaad naasir macalin caydiid 😢

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    Alha unaxristo deeqson abaheed my fanaanadaydi from djiboiti

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 2 роки тому +1

    Wwwwww reer somaliland WA dadka kaliya ee hore usocda wlh nolaada xaga diinta iyo xaga dhaqanka fanka

  • @abwaanjamabiixibiixi274
    @abwaanjamabiixibiixi274 2 роки тому +2

    Cabdikariim yare fanaan culus

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +1

    Welldone! yaa legend abdikariim yare🙏❤️

  • @adiishmataanlyrics6663
    @adiishmataanlyrics6663 2 роки тому

    ZXP Noloshyda ku dheer Abdikariin Yaare🥰

  • @Hurre43
    @Hurre43 2 роки тому +1

    Runta laga ma maarmee
    Maalintaan ku halacsaday
    Meel dhimman la'
    In aad tahay
    Madmadow iga ma gelin.
    AUN - Legend - Axmed Mooge Liibaan.

  • @ahmadoocaynaashe4991
    @ahmadoocaynaashe4991 2 роки тому

    Inanka inamada best song halkeedi walee dhigtay u cajabay nafluhu

  • @husseinhared
    @husseinhared Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @salaxahmed4767
    @salaxahmed4767 2 роки тому +1

    Soothing voice abdikarim yare🔥🔥👏👏

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 Рік тому

    Fanaankan reer baadiye haduu jiro waa isaga

  • @waziirabdale2339
    @waziirabdale2339 2 роки тому +3

    Inta garanaysaa yar e', meesha waxa Soo istaagayaa inan iyo abtigii Oo waliba isku dhar ah😂❤️

    • @sujuuxanaf5671
      @sujuuxanaf5671 2 роки тому

      Cabdi god iyo inanka u dhar eg

    • @umumuntas1653
      @umumuntas1653 2 роки тому +1

      Abdi good iyo abdirisaaq siciid sahra good wiilkeedii

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +1

    Waaano.iyo war gelin dadka.Qaar.waa in laga mamnuuco.in Ay masraxa koraan marka fanaan heesayo. Odayaashaan.bilaa.ixtiraamka Ah.camal.

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 2 роки тому +2

    Cabdi good ciyalki hore😂🤟🏽

  • @safiayusuf6087
    @safiayusuf6087 2 роки тому

    Maansha alah inankan wuu codmacaanyahay

  • @juri-gr4ml
    @juri-gr4ml 2 роки тому

    Sheekha kofida Tisa madaxa jaaska weyi

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 2 роки тому +1

    Ax Yaa codka adero

  • @subayrjimcaale2221
    @subayrjimcaale2221 2 роки тому

    WELLDONE LAKIN MEESHEEDI ma dhigin

  • @boqolleeyxassan2471
    @boqolleeyxassan2471 2 роки тому

    Heestan sir maxamuud ayaa ku cod mcn

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf 2 роки тому

    Warheedhe ma isagiiba odayga qofka fahme R

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому +1

    Odaygii wuu ka cararay.. 😂 Waxan gariiraya meesha ka saara xitaa hablihii ka yaace

  • @caashomaxamed2173
    @caashomaxamed2173 2 роки тому

    wilkan codkisa kahelay xisaab la.aan dhegeystaa

  • @GaaroodiTv
    @GaaroodiTv 2 роки тому

    Wow Amazing Voice #Cabdikareem Yare

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    ASTAAN WAAN CUS BAHAY .

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 2 роки тому +8

    Reer Waqooyi la’aantood somali maba jirteene Allow hanaga goyn? Waa duco ka timid wiil Reer Garowe ah

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому +1

      Waad Mahadsantahay lkn maanu go’in balse xornimadayadii aanu somalia kula biirnay ayaanu la soo noqonay farqi baa u dhaxeeya labada ….habaarkagana yahuu baanu ku leenahay 😂 Danta somalida oo dhan baa ku jirtaa dowladnimada Somaliland✌🏽

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 роки тому +1

      Sifiican ayaad uugu jawaabtay

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому +1

      @@cabdisheekhidiris6566 jawaabta qadaadwaynta alle inaguma dhibin bro 😂

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 роки тому

    Jareer yare

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 2 роки тому +2

    Alla ku juf, war bal odaygaa jaakadda madoow oo koofiyada xidhan dhaqan xumidiisa eega. Daqiiqada 1:03 bal fiiriya ninkaa weyni ficilka liita ee uu sameynayo. Aloow ha na doorin oo ha naga yeelin kuwo dhaqan gurracan.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 роки тому

      Ilaahay baa xisaabiya , ka bax Haduu isgoo da’daas ah sidii caruurta u ciyaarayo

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 2 роки тому

      @@yaasir1936 adigu walaal inaan dhaqankiisa sheego iyo in kale aniga ayey ii taallaa ee taada ka adkoow.

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 2 роки тому +2

      adiga ayaa qaniis ah ayaa laga yaabaa waayo waxyaalo aan raga kale u fiirsanayn ayaad u fiirsanaysaa odeygan wuu iska baashalayaa

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 2 роки тому

      @@cumardayr7446tuhunkaa beenta ah ee aad igu tuurtay waxaan kaala xisaabtamayaa maalinta aan adiga iyo aniguba aynu hor taagannahay garsooraha cadliga badan ee aan agtiisa ruuxna lagu dulmin.

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 2 роки тому

      @@abdyhrsy7899 Adiga taad dadka kasheegayso miyaan laguweydiin?

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 2 роки тому

    Horta odaga koofiyada xidhan maxaa kasiya dhawr meel ban ku arkay

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 роки тому

    Odayaashan reerwaqooyi way wada cabsan yihiin.

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 2 роки тому +1

      Malah adga iyo Aabaha aya caba nefa ila nefa Qadawen iyo hadhaga faqashata wa.igeba so ceya sida xoolaha wa tahine jealous makharuqane people ree xarmajo cilqabe cilqabe yahuuuuuuuuu hana cawriyen faqashata iyo Qadawen

    • @kamamoores3138
      @kamamoores3138 2 роки тому

      @@sulekhasaid2891 naa siil dheer ilaahay baan kuu baryay in siilkaaga abeeso kaa cunto. Balaayo waalan.

    • @abdiibrahim7370
      @abdiibrahim7370 2 роки тому +1

      Adigu hoyada bad wasta oo ad qarxisa kkkk

    • @mustafemohammed2554
      @mustafemohammed2554 2 роки тому +1

      @@kamamoores3138 ilma xaaranoow gabadha noo amaan gali ina xaarmaajooy

    • @faysalismailjama5207
      @faysalismailjama5207 2 роки тому

      Hooyadiinbaadhilahayd......bilaadhaqankuwadadhashay.sideyisumeherxadayeen.ayeyisgaranwaayeen.weligiinisbaafiya

  • @MilesandMoneyMatters
    @MilesandMoneyMatters 2 роки тому

    I found it annoying to see these people hovering around the singer. Please sit down and let the singer have the stage... gosh! Is this a Somali thingi?

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 роки тому

    CABDI GOID WAS KA DHAC SANYAHAY. LABO DHALO OO WISKI AH AA KU MAQAN. AL XAM DULAAH.

  • @abwaanjamabiixibiixi274
    @abwaanjamabiixibiixi274 2 роки тому

    Cabdikariim yare fanaan culus