Barnaamijka Qaaci Show | Dawsi Daacad | Astaan | 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2020
  • Martida: Dawasi Daacad
    Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
    Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
    Bishaar Faamoos
    Piano: Maxamed Bulshaawi
    Violen: Mustafe Macalin Caydiid
    Camera: Mubaarak Jama
    C/raxmaan muuse
    Sound: Shabcaan Isko
    Editing: Ahmed Abdirahman
    Soo Saaristii: Astaan Tv HD
    2020.

КОМЕНТАРІ • 60

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +2

    Nin daar Ku Jiraa
    Daruur ma arkee
    Ilayn XalaY
    Roobkii baa da’ayeey

  • @Abwaantudhaale73
    @Abwaantudhaale73 3 роки тому +3

    Fanaanka fanaaniinta Dawsi daacad waa nin ugu codka macaan fanaaniinta geyiga somalida gaar ahaan rag

  • @fathihasan2875
    @fathihasan2875 3 роки тому

    Dawsi daacad nin aad azxb unay horumar kuu rajenaya zxp akhiro iyo aduunba

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 роки тому +4

    Hala ya hala dawsi ahaa fnaankygiiH iga shid meesha nio zalaan zare bro 💞🥰👌💯👈

  • @engnuradin4228
    @engnuradin4228 3 роки тому +4

    Wiilkan sahan got talent Ku si arkay wa reer burco is muujiya reer burco

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 3 роки тому

    Ninkaan xabeeb bow leeyahay waxaan kula talin lahaa inow heesaha Faysal cumar mushteeq qaado inta kale ow ka dhaco

  • @hadiyahmohamud8392
    @hadiyahmohamud8392 3 роки тому +1

    Fanankena daawsi

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 3 роки тому +2

    Inanku cod macnaaa💋🥰🥰💯 maash Allah ale ha ku dhawro

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому

    Al fanaan dawsi daacad keep going pro waanku taageera codkaga walala dhacay

  • @tigerboy6296
    @tigerboy6296 3 роки тому +1

    Cod kan baa lagaa yidhaa fanaan iyo badh geeep going bro

  • @ahmedriyad9564
    @ahmedriyad9564 3 роки тому +1

    Axyaa fanan laysma hawlayaba Allaa yacisak

  • @cabdixasan4358
    @cabdixasan4358 3 роки тому +1

    Dawsi daacad walhi waa fanan aan codkiisa tagero hore usoco sxb qali

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 роки тому +1

    Waaw yaa salaam

  • @bashirkahin1614
    @bashirkahin1614 3 роки тому +1

    real fanaan inanka soo celiya waa fanaan cod toolmoon weeye

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 3 роки тому +2

    Aad buu u cod wacan yahay waxaan se ku baraarujin lahaa inuu ereyda iska soo qaybo. Heesta labaad khalad badan oo ereyada ah ayaa ka buuxa.

  • @suleimanyare3008
    @suleimanyare3008 3 роки тому +1

    Walee heesta ama laxanka carwo wxa iska lahaa Abdilahi qarshe Aun , Qof ku luuqeeya Kuluc Aun aya ugu cod Macanaa, lakiin qarnigan maanta,siiba qaaci show, Aamina Faarax,Gacan la’a qof kaga cod macaan wali ma hayo runtii

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 3 роки тому +1

    Wuu cod macan sifiicana wuu u keenay
    Astaan TV.

  • @siciidmedia6412
    @siciidmedia6412 3 роки тому +1

    Ninkani waa top ee heesaha hasooxifdiyun

  • @abrahamomohamed2621
    @abrahamomohamed2621 3 роки тому +1

    ninkan cod ayaa ku dhan fadlan mar kale noo soo macsuuma

  • @mohammedbashir6725
    @mohammedbashir6725 3 роки тому +2

    waasugaynaa heesta daawaha saaran

  • @hassanmahdi2187
    @hassanmahdi2187 3 роки тому +1

    Nice song from Norway

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 3 роки тому +3

    Nice voice

  • @cabdisalaanka7823
    @cabdisalaanka7823 3 роки тому +1

    Hore u soco bro dawsi daacad

  • @awgeeddi1003
    @awgeeddi1003 3 роки тому +1

    Waad socotay sxb Dawsi.

  • @hibaqshaadhcase5788
    @hibaqshaadhcase5788 3 роки тому

    Eeshqiyaaska qaraami iga dheh

  • @supertechb0349
    @supertechb0349 3 роки тому +1

    Alfanaan dawsi go forward bro

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 3 роки тому +1

    Im enjoying sxb viva qaaci

  • @abdigofindhe1952
    @abdigofindhe1952 3 роки тому +1

    Axyaa fanankygii Dowsi iga shid meesha lipaax

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 3 роки тому +1

    Masha Allah🌻🌻

  • @husseinabdirahman8033
    @husseinabdirahman8033 3 роки тому +1

    Wooow Axyaa sowt

  • @indhojacayloficial3651
    @indhojacayloficial3651 3 роки тому +1

    Dawsi daacad hore usoco zxp

  • @mozidane
    @mozidane 3 роки тому

    Dawsi Daacad Legend 👑

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 3 роки тому +1

    Watahay

  • @CAATEEYEH
    @CAATEEYEH 3 роки тому +1

    legend dawsi daacad

  • @mahamoudelmi2651
    @mahamoudelmi2651 3 роки тому +1

    Wllaky dowzi dacad

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 3 роки тому +1

    Waaw 😲

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 3 роки тому +1

    dawsii daacad

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 3 роки тому +1

    Legend dawsi daacad hore usoco

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      Fannaan fiican, legend weli ma gaadhin mahadsanid he needs at least 30 years in business

  • @suleimanyare3008
    @suleimanyare3008 3 роки тому

    Dawsi,libaax rageedi bad tahay, malaha imka heesahaa wxa loo dhegaysta yaa caan ah . Lakiin adigu sida ay tahay ayd u heestay

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 роки тому

    Good singer

  • @Abwaantudhaale73
    @Abwaantudhaale73 3 роки тому +1

    Waaaw

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 3 роки тому +1

    Wasidee

  • @sakimaahirkalid5083
    @sakimaahirkalid5083 3 роки тому +1

    Waar ninkani waa fanaan dhaba wallhi waa uu cod macaan yahay kama daaalin dhagaysigiisa .
    Alle codka ha u barakeeyo .

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому +1

      Waan kugu raacsanahay, waxoogaa waayo aragnimo ah baa ka dhiman , codkiisu waa top

    • @sakimaahirkalid5083
      @sakimaahirkalid5083 3 роки тому +1

      @@mhassan0163 waa uu la qabsanaya khibradu way iskeenaysaa .

  • @hoodocabdi46
    @hoodocabdi46 3 роки тому

    Dawsi dacaad

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 роки тому +1

    Laxamada subciska aad baan u jeclahay.

  • @maajidmodelofficial2000
    @maajidmodelofficial2000 3 роки тому +3

    Asc walal haa waa adiga aqrisanaayo quralkeyga illahay kugu dharshee hai dhaafin adigowna susbcribe ii sarin ifkaa walal lagu yahay 🇸🇴👈💯🙏

  • @mudandaganchannels473
    @mudandaganchannels473 3 роки тому +1

    Eshcalaa sowd

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +5

    Asc asxaabta fadlan subscribe ii saara allaha idin sharfee aakhiro iyo aduunba muradkiina allaha idin sahlo please subscribe 🤩😍🙏🇸🇴

  • @Abwaantudhaale73
    @Abwaantudhaale73 3 роки тому

    sxbyall subscriber ta I saara channel ka waad mahadsan tihin dhamaan tiin waxa tihin dad igu qaaliya

  • @Macalimoo11
    @Macalimoo11 3 роки тому

    Wll qaali fadlan SUBSCRIBE isaar ilaahey dartiis mahadsanid