Heesta: Luki | Deeqsan Cabdinaasir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2021
  • Xasuusta: Sahra Cali Xasan
    Earayada: Huuryo
    Laxanka: Cabdinaasir Macalin
    #Habeenka Maamuuska Cabdinaasir Macalin Caydiid

КОМЕНТАРІ • 54

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 2 роки тому +14

    Xusuustii Sahra Cali Xasan iyo Ereyadii Alle Haw Naxariistee Abwaankii Waynaa ee Maxamed Cumar Huryo Xusuustii Laxankii: Legend Abdinasir Macalin Caydiid, Waa Heestii Ugu Danbaysay ee Abwaanku Sameeyo Dhamaadkii Dawladii Kacaanka 1988, Ereyada Heestu Ma Dhamaystirna, Ereyo iyo Laxan Waa Top, Runtii ereyadu Waa Cajiib Waana Godolkii ugu danbeeyay Maskaxdii Abwaanka Kasoo Gaaxda. Waxan Filaya inay isku Xilli ahayd 9 heesood oo uu addis ababa Abwaanku ugu Dhiibay Abdulqadir Jubba.
    "Laag baan Guuraynayaa
    Waa Looli Halkaan Socdaa
    Wadiiqadu Leexsanaa".! Huryo AHN

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 роки тому +1

      Sidaa weeye heestii ugu danbaysay cabqari abwaan sare Mohamed cumar huryo anoo laamiga socdaan luloodaa heesayaa
      Axsan abwaan

    • @MrDrezzy007
      @MrDrezzy007 2 роки тому +1

      Sahra cali xasan ayaa qaada heesta Original keeda.

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 8 місяців тому

      Aad iyo aad wll AHUN abwankeeni abqariga iyo mulaxmisteheeni kamanistihi qaaliga Maxamed cumar huryo iyo abdinaasir macalin caydid, heestan iyo heesokalaba wakhtiga waxa cidkeeda ku qaaday sahra cali xasan

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan 2 роки тому +11

    Cajiib!, sawtul raxma Deeqsan Cabdinaasir Macallin Caydiid.❤

  • @Zurich527
    @Zurich527 2 роки тому +2

    Masha Allah c/nasir waa nin deggen oo aad u xishod badan caruurtiisana isagey raaceen waa la mid ilahey ha dhowro waa family dhowrsan

  • @bahdoonbisle
    @bahdoonbisle 2 роки тому +10

    Cajiib wllhi, waan u bogay. Hambalyo.

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 2 роки тому +5

    Masha alh waar inantu cod aad u wanaagsan ayay leedahay waan ubogay runtii 👍

  • @bashman345
    @bashman345 9 місяців тому

    Heestii uugu danbaysay ee uu alifo abwaan Maxamed Cumar Xuseen (Huryo) Allah yarxamuh wax yar ka hor geeridiisii uu dhintay magaalada Berbera horaantii sagaashanaadkii iyo laxankii Cabdinaasir Macalin Caydiid
    Laag baan guuraynayaa
    Waa looli halkaan socdaa
    Wadiiqadu leexsanaa
    Sidii lukidaan hawada
    Lug dheer gaadhsiinayaa
    Hadaan dabin lagu ligligin
    Libaaxaa rabaysmayee
    Ma laylyamo sida dhurwaa
    Laabtayda laabta xuunshada
    Anigu lingax uma hayee
    Laaskanuu caashaqu ka helay
    Miyaanu kaba laasanayn
    Waa baydad heestan Luki ka mid ah

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +1

    What a gorgeous voice 💞🤩💗💗 love ii

  • @suhaybkhadarmaxamedsuhaybk963
    @suhaybkhadarmaxamedsuhaybk963 2 роки тому +1

    Deeqsan apdinaasir maclin caydiiiiiid 💕🌸

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 Рік тому

    Yaa salaam hadaan ahay cabdi wahaab xuubsiibte ha la waraysto weriye can mxmd Yusuf cabdi in aan heeskaa Ka qoray oo aan cabdi naasir u dhiibay

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 Рік тому

    Waxaan hambayo u dirayaa xasan maxamed Yuusuf cabdi weriyaha weyn heeskaa waxa ii keenay xasan maxamed Yuusuf heeska waxa leh maxamed cumar huryo anigoo ah cabdi wahaab xuubsiibte anaa cabdi naasir u keenay isaagaana codeeyay sahra Cali xasan Ayaa Ku luuqaysay garo ama ha garan

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 роки тому

    Waa codkii u fiicanaa ee aan ku maqlo heestan, Masha'a allaah

  • @ahmeddauuud8540
    @ahmeddauuud8540 2 роки тому

    Mnsha allh dhal fanan ayaa tahay Deeqsan 🥰🥰✌️

  • @AyaanleHayaan-lz3pg
    @AyaanleHayaan-lz3pg 9 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 2 роки тому

    Aabeheed c. Naasir macalin caydiid aya u tumaya

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 2 роки тому

    Masha Allah inan iyo aabeheed❤️‍🔥

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 2 роки тому

    Waa cajiib heestu.

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 роки тому

    Runti aniga deeqsan sigaara ayey heestan ii jeclaysiisay SAHARA CALI XASAN heesteedi halkeedi ayey dhigtay ,si gaara waxaan u xusikara sida heesta laaxiyadeeda ay u saxday

  • @asmamohamoud8509
    @asmamohamoud8509 2 роки тому

    www Deeqsan❤️😍

  • @istaahilistaahil6981
    @istaahilistaahil6981 2 роки тому

    Woow ❤️

  • @bahdoonbisle
    @bahdoonbisle 2 роки тому +8

    Sidii lukidaan hawada
    Luuqdheer gaadhsiinayaa
    Lagbaan guuraynayaa
    Waa loolli harkaan socdaa
    Wadiiqadu leexsanaa
    Haddaan dabin lagu legdayn
    Libaaxa rabbaysmayaa
    Labaatan kuwii dagay
    Luggoo ma yidhaahdoo
    Lurkaan necbahay
    Laabtaydan tan xuunshadu
    Anigu lingax uma hayee
    Laasku caashaqu ka elay
    Miyaanu kaaba laasanayn

  • @ademdualle4552
    @ademdualle4552 2 роки тому

    Cajiib!.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

    Laabtaydaan xuunshadaa
    Anigu lingax uma hayee
    Laaskuu caashaqu ka helay
    Miyaanu kaaga laasanayn!! HURYO AUN

  • @abwaanjamabiixibiixi274
    @abwaanjamabiixibiixi274 2 роки тому

    Dhal fanaan ax yaa hees waayo waayo

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 2 роки тому +3

    Sahra cali xasan way joogtaa hargeysa maxad ugu yeedhiwaydeen intad heesteeda silcinaysaan

  • @kalidahmed4252
    @kalidahmed4252 2 роки тому

    Markii Hore Sahra Ali Hassan Ayaa Qaaday Markii Dambana Abdinasir Ma'alin Aydiid 💯

  • @obsacabdiraxmaan4352
    @obsacabdiraxmaan4352 2 роки тому

    Waaaaw

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 2 роки тому +2

    Anoo laamida socdaan
    Luloodaa heesayaa!
    Adaa ladanoow arkee
    Miyaan ku taaganay lugaha?

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 2 роки тому

    💥💥💥💥

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 місяці тому

    (Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed ).

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 2 роки тому

    Cajiib

  • @user-wg5et3ty5k
    @user-wg5et3ty5k 2 роки тому

    😭😭😭😭

  • @inahusein9316
    @inahusein9316 2 роки тому

    Heeztii aabo meeday

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 місяці тому

    (wcb)2-viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN 😁💘💙👣💘👣💙💞👣💞👣💙💞👣💙💞👣💙💞💙💞💙

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 2 роки тому

    Mucjisada heestaan kujirtaa Ereyada oo ku lifaaqa cuf iyo mug laxanka oo aadmoodo inay wada dhasheen mataano yihiin heesta iyo dee laki yoo dhalfanaan ah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +1

    Anoo laamiga socda luluudaa..hurdoodaa..hadana.Heesayaa
    .Cajiib.Xigmad baa ku jirta..
    Allow soo Aruuri..inantaas ebed iska Maqan.

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 роки тому +1

    masha akkah DEEQSAN hadaan laguguursan waan kusoo doonayaa insha allah

    • @runkasheeg9317
      @runkasheeg9317 2 роки тому +1

      Adeer waa la qabaa waxayna Marwo u tahay Musicestaha Cadceed bal meelo kale eego

    • @soumeya806
      @soumeya806 2 роки тому +2

      Waa marwodii cadceed waliba 3 wiil bay leeday ka xishood

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +2

      Hadaan laguursan buu dhahay ee kadaaya 😄🤣😂😆

    • @qooryarestudio
      @qooryarestudio 2 роки тому

      @@Ehel_Caashaq1 😂😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      @@qooryarestudio Way u diidan yihiin kwrn 😄🤣😂😆

  • @mrbaaskadulaaga402
    @mrbaaskadulaaga402 2 роки тому

    Axsan cod

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 6 місяців тому

    (Wcb)2 viking ppe24/25).. elite(eagle-eyed

  • @mohamedabdulkadir381
    @mohamedabdulkadir381 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰