Heesta: Wacan | Nagiib Wadne Kaabe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2021
  • Xasuusta: C/Naasir Macalin
    Erayada: Axmed Maxamed cabdi.
    Laxanka: Cabdinaasir Macalin
    #Habeenka Maamuuska Cabdinaasir Macalin Caydiid

КОМЕНТАРІ • 23

  • @noradinhassan4522
    @noradinhassan4522 2 роки тому +2

    Nagiib wadne kaabe legend ex new hargeisaawi

  • @cabdullahixasanali6541
    @cabdullahixasanali6541 2 роки тому +2

    Mashaallah axsan hees

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +2

    Muxuu dareemaya markaad heestiisi qaadayso? Nasiib baad u yeelatay inaad c/naasir macalin caydiid ka hoos heestid..🔥

  • @lipgirl__5__official_0
    @lipgirl__5__official_0 2 роки тому +2

    Hees dareen keeda watada 😢

  • @soulaimansomalia4807
    @soulaimansomalia4807 Рік тому

    Wllkay nagiib ❤❤ bro

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 роки тому +6

    Super salax carab codkiisa kaga mcn codka nagiib

    • @noradinhassan4522
      @noradinhassan4522 2 роки тому +4

      Intaba codka cabdinaasir macalin ayaa ka macaan

    • @dgarb8353
      @dgarb8353 2 роки тому +2

      Ninki heestaba iska laha ayaba kamanka u tumaya hhh

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому +2

    Wacantaad jeclayd walaalow miyaad waalid uga go’ee wax lasheego keen waalid lama jaroo walaal lama necee miyaad waalan tahay?

  • @madaxweynahayoutupeka793
    @madaxweynahayoutupeka793 2 роки тому +1

    Heesta waa shidanthy

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 2 роки тому

    My legend noolow

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 2 роки тому +2

    Heesta waxa iska leh abdinasir macalin caydiid legend ❤️‍🔥🤟🏽

    • @haninasir2015
      @haninasir2015 2 роки тому +2

      May wll waxa sameyay naasir dahir suldan diiriye jilaaga ruwayada godob jacayl ee xaaji dhaamel ayaa ereyada iska leh

  • @farduusxaashi9240
    @farduusxaashi9240 2 роки тому

    Asc astaan xagee laydin kala soo xidhidha tartanka hibada dhalin yarada ataan ka qayb gali lahaa iisheega plz

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому

    Waxse jira.
    Waqtigu 2 bada isku.wacan.ma Wanaajiyo..yaa Waqtiga soo celiya.maanta.aduunyo.

  • @khadarabdi2764
    @khadarabdi2764 2 роки тому +5

    Heesta mxaad ugu ciyaartay nio saalax carab Baa kaga cod macnaye

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 2 роки тому +2

      Cabdi nasir macalin caydiid soo daawo horta

    • @Ridwan-jo1wc
      @Ridwan-jo1wc 2 роки тому +1

      Ninkii lahaa ayaa u tumaya oo ku qanacsan.
      Saalax carab ayaad ku barataye

    • @dgarb8353
      @dgarb8353 2 роки тому +1

      Ninki heestaba iska laha aya kamanka tumaya so daawo marka u qaadayo abdinasir heesta salax carab wa ardaydi u so garab qabtay abdinasir isagana u dhiibay

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 роки тому

    Laxankan salax carab miyaa leh ama cabdi fanax