DLI 10 SANO AYEY NINKEY JECLEYD SAQAFKA GURIGA KU HEEYSATEY MAALINKI LA OGADEYNA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#ASADHAGIO##ADNACHANNEL##HODANONLINE##ASADHAGIO##HODANONLINE#ADNACHANNEL#ARIMAHEENA#DADWEYNAHA##

КОМЕНТАРІ • 303

  • @Hodanonline
    @Hodanonline  3 роки тому +40

    ua-cam.com/video/aBSQ-SsM0rs/v-deo.html VIDEO CUSUB HOOYADI AYU HABEN MADOW GURIGA 😭😭👈👈

    • @larabeyjimale1774
      @larabeyjimale1774 3 роки тому +1

      Asc Hodan aad aayaan u dhageesta qisoyinkada qaaliga waxanse ku weeydiina kareemaha aad ayaan udaneynaya waayo anigaba waxan iibiyaa kareemooyin waxana ku nolahay jarmalka fadlan ilasoo Xariir

    • @Geesitoosan
      @Geesitoosan 3 роки тому

      Adiga iyo yaslim omer add bad iskugu afsomali eggtin😂👏👏👏👏👏

    • @ayanahmed3682
      @ayanahmed3682 Рік тому

      @@larabeyjimale1774 a

  • @ahlam_xoxo_3137
    @ahlam_xoxo_3137 3 роки тому +18

    I freaking love ur story after I read some Quran I watch ur video to fall a sleep now that's why I'm here love u hodan soo much

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 3 роки тому +10

    From Hong Kong to America .

  • @bisharoabdirahman7625
    @bisharoabdirahman7625 3 роки тому +2

    Hodan dagan I'm first byo guuulayso

  • @abyanmahamoud945
    @abyanmahamoud945 3 роки тому +8

    Hodaney wlhi sheekoyin kaga wan jeclahy badana guriga anoo howl ka haayo kudhageesta Kuna dawada love kugu ahay
    Like ta free ma ahinoo😁🥰👸💪strong women

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 3 роки тому +24

    Hodon Waxaan Rabay Whtsapp Aan Kaala Soo Xiriiro ? Hadii Aad Fariintayda Aragto Jawaab Ayaan Kaa Sugaa? inshaa allah

  • @bosslady338
    @bosslady338 3 роки тому +1

    Mashallah 🥰 I live in California L.A like sara wixi meshas tagero

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 3 роки тому +2

    Allow adaa muslim naga dhigey Aammiin farta taaga☝️☝🏽☝🏿☝🏿☝🏻

  • @fadxiyaxasan6701
    @fadxiyaxasan6701 3 роки тому +1

    dadka kiijo garneen waxa laga wada kushiin asc hodan manshllah tabarika wll

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Mansha alaah soo dhawaada wana kanaa reer america hodaney wallo kareemada nala soo gadh

  • @shamsoosman4383
    @shamsoosman4383 3 роки тому +8

    Like fara badaan iska sara free ma ihino❤❤❤❤

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +5

    Dadaal Ardayahow dadaal,
    Dalkaagii wacnaa iyo,
    Dadkibaa ku sugayoo,
    Inaad darajo gaartoo,
    Naftaadana daryeeshoo,
    Qarankaaga dahabka ah,
    Door wayn ka qabataa,
    Lagaa doonayaayoo,
    Laguugu soo dadaalaye,
    Bal dareen u ujeedada,
    Ku shaqee damiirkana,
    Ruux ku daahay soo jeed,
    Inta badan dareen fudud,
    Kama tooso derintee,
    Shay darajo wayn iyo,
    Camal diini mooyee,
    Adoo door ahaan karo,
    Waxan ahayn dantaadiyo,
    Ha ku daahin madadaal,
    Dhafar yay ku dabamarin,
    Kallahada dantaada ah,
    Daakiraadda subaxnimo,
    Dagdag horay usoo bood,
    Direeskaaga qaadoo,
    Diritee hanaankoo,
    Agabkaaga duuboo,
    Dugsiyada u qalab xiro,
    Daahdaah ma fiicnee,
    Talaabada dafleeyoo,
    Ha dambaynin waligaa,
    Days lama ahaadee,

  • @shuushuyarey7528
    @shuushuyarey7528 3 роки тому +2

    Walaahi waa nasiib daro xaq la aan ayaa ku dhacday maskiinka الحمد لله على نعمة الإسلام 🥰❤😍

  • @ikramali2140
    @ikramali2140 3 роки тому +15

    I really love your stories and the way you tell them ❤♥💕💙💗

    • @mustafa-bo2dh
      @mustafa-bo2dh 3 роки тому +1

      Masha Allah you're right she is Amazing stories teller

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 роки тому +6

    Ayyyyy Masha Allah my sis keep going

  • @anuu_peaofficialanuu_peaof6296
    @anuu_peaofficialanuu_peaof6296 3 роки тому +2

    Qisoyinka noso badi

  • @hoodoabdalla2099
    @hoodoabdalla2099 3 роки тому +4

    Hodaneey wllo mcn wan ku salamay waxan ahay qofkii u horeyay lkn qisoyinkaga wan jeclahay inkasto cabsi igu dishay

  • @nurtohurted1629
    @nurtohurted1629 3 роки тому +3

    Asc walalshey masha Allah marka hore waa mahadsan tahay. Nosobadi storiga

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +4

    YAAA. HODAN. Murwa. Sharf. Leh. AAtahay. SamiR. Baa. Guuleh 🥰. Dad. BadaN. AYAA. Ka MASeyrey. Allaah Afiis ❤️

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +4

      Mahdsanid Qali
      Maila aragtey inta maseertey 😂😂

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +3

    Hi. HODAN. Allaah. Ha. Ku. Barekeeyo❤️

  • @ugaasoabdirashiid9644
    @ugaasoabdirashiid9644 3 роки тому +3

    Hodan online I like the way you presenT the stories 🥰 saaad no Fahansiisid excellenT weye

  • @tikatanga5432
    @tikatanga5432 3 роки тому +4

    Asc hodneey waan ku salaamay was qiso cajiib ah jacaylkiii saqafka iga dheh

  • @sabiriiniise3960
    @sabiriiniise3960 3 роки тому +3

    Wax yar wajiga iska nuuriyay kasow bax iga sow baxay wax marsi bis iga thay xaanun waan mobelka xitaa ma firin kari lkn hodan ahaan iga thy isku qasboyaa isow duceya ilwaayo lii dhahy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭masha allah xitaa kuma dhahayaan 😫😭😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 3 роки тому

    Abaayo anigu dharka salada ee sooxidhato ayyaanba ju haystaa ee meel igu sheeeg quruxey from Sweden🙏🏽🥰

  • @lajecleey
    @lajecleey 3 роки тому +3

    Love faro badaan iska saara 🙈

  • @hoodoabdalla2099
    @hoodoabdalla2099 3 роки тому +7

    Magaciisa ayaaba dooli ah marka waa in uu saqafka guriga ku nolaado ilesn waa dooli oo kale😂😂😂

  • @sacdiaali5185
    @sacdiaali5185 3 роки тому

    Hodan malmahan xanuun ayan daremoya ee iso duceya adiga iyo asxabta

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому

    Subhanallah subhanallah subhanallah woman wow subhanallah subhanallah subhanallah

  • @istahilosman9196
    @istahilosman9196 3 роки тому +1

    Second one miss you more hodan xbbti

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 роки тому +4

    Codsi ayaa wataa cawada hodan plz qisada Henri van Breda ka soo hadal hee plz dear

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 роки тому +4

    Dad waalan 10 sano mee saqaf ku heysatay😂hodontyda caashaqa❤️❤️

  • @cawomaxamed4155
    @cawomaxamed4155 3 роки тому +1

    Hodaneey wad faraxsatahay caawa ana waan kula faraxsanahay

  • @munamahdi6569
    @munamahdi6569 3 роки тому +1

    Mashallh hppti hodon waxa jooga dalki hooyo lkn cream madada xagee ugu hagaaga 😍😍😍

  • @raxmoruuxi6746
    @raxmoruuxi6746 3 роки тому +1

    Waji aan jeclahay Allah haku xafido

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 роки тому +4

    Second one !😍😍

  • @fahmaabdiahmethhiilhableed8612
    @fahmaabdiahmethhiilhableed8612 3 роки тому +1

    Keep going sister hodaan
    Lkn Abaayo kireemka ayaa rpaa inte kalso xidhiidha

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 роки тому

    Qof walba dadkisu wax ku yahay walaladay qaliga ah ana idinka doonaya inaad ii garab istaagtan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad522 3 роки тому +2

    Inlow mcnto hodan online 🤩🤩🤩🤩✌✌

  • @hanaahappyaxmedabdi4097
    @hanaahappyaxmedabdi4097 3 роки тому +3

    Kaligey hada sarikaro 100 sabeskarb waa sarilaha hodaney karemadkaga muqdisho so garsii pls hormar wacan 👑🙏❤

  • @nimcomalapo4378
    @nimcomalapo4378 3 роки тому +1

    Hodan online laan dhere banan dagaY🌹💯🍫

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 роки тому +1

    Masha Allah tabaraka Allah sister keep going

  • @fiqiahmed4485
    @fiqiahmed4485 3 роки тому

    Hodaney asxabta mardhow ban kusobiray hadana waxad modaa inan waligay kamid ahaa saan u jecladay ama ugu xiranahay barnamijyadada allh haku barakeeyo wll

  • @munamunay4261
    @munamunay4261 3 роки тому +2

    Asc

  • @muwahibgalaydh5939
    @muwahibgalaydh5939 3 роки тому +1

    Qofkii uhoreeyay 😃😅😘😘 hodan wll alle ha ku xafido

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 роки тому

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto

  • @zapnaappe8449
    @zapnaappe8449 3 роки тому +2

    Hodoney abaayo i miss you 😘😘😘😘😘😘🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @miskimuse3585
    @miskimuse3585 3 роки тому +3

    Welcome sis in California ❤️❤️❤️🔥

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 3 роки тому +1

    Kkkkk doooli magacabaa ku qoslaye hodan abaayo mahadsanid

  • @raaqiyaluckyofficials8220
    @raaqiyaluckyofficials8220 3 роки тому +1

    💕💕💕💕wllzhy Qli hodan online Hpti
    Walhi Qalbigaga igag tala Mo Keep going Xili walab

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 роки тому +1

    Subhana’Allah aduun layaab leh ayaan ku noolnahay 🤭 jazaka’Allahu Khairan Habibti 🤲❤️🤲

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 3 роки тому +1

    Mahadsanid Hodan online Su'aal hadaan ku waydiiyo meeyey Play botton kii wali maanu ku soo gaadhin

  • @munagujis9223
    @munagujis9223 3 роки тому

    Ma sha allh hodan qai waa qiso layaab leh

  • @umumaxamedilove5966
    @umumaxamedilove5966 3 роки тому

    masha allh hodan hor mar wacan my sis Form sacudi

  • @ibtihaashcabdi3791
    @ibtihaashcabdi3791 3 роки тому +1

    Wcs wall Qali

  • @intisaarc.qaadir7736
    @intisaarc.qaadir7736 2 роки тому

    HoreY u soco

  • @amiiraamiira2288
    @amiiraamiira2288 3 роки тому +1

    Hodoney shalay aya channel kaga igu horaysy shalay oo dhan video yadad ayan dawanayey ilaa 41 video ayan ka tiriyey intan shalay oo kaliya daawaday iyar kama caajisan wlhi qisoyinka aad ban u jecelahy lkn xalay wlhi wan ku riyoday dadka dadka dilaya imikana wan bilabay inan video wada daawadan rabaa hore usoco qli from borama 😘😘😘

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Yes wan ahay hodaney mansha alash oil face

  • @chebedjibouti8072
    @chebedjibouti8072 3 роки тому

    From djibouti is madbakh

  • @oubahhussein6403
    @oubahhussein6403 3 роки тому +2

    Asc Hodan I think iin aan comment horey kugu so waydiyay cream ka I can't wait huno

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      Insha allah weegan wa imanayan

  • @aishaosman8927
    @aishaosman8927 3 роки тому

    Hodonay indhahan kgu haysaan 🤩😍🥰🥰🥰

  • @raxmaxasan7377
    @raxmaxasan7377 3 роки тому +1

    Wllo qali xagen kaheliy kara kirbka ❤️❤️💋💋💋💋💋💓💓💓🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @shukriiidow9975
    @shukriiidow9975 3 роки тому +1

    1madbakh
    2 jiko
    3 kushiin
    Intas aalokasa somalida kuwi makhana hakuso daran ✅
    Hodan an afsomali urururine😂 kaftan xabibti 🥰

  • @fartaali3202
    @fartaali3202 3 роки тому +1

    Hodan waxan joga kenya creamka mala keni kara wlashey

  • @suhaybaupdirshiitahmet460
    @suhaybaupdirshiitahmet460 3 роки тому

    Yes

  • @cawomaxamed4155
    @cawomaxamed4155 3 роки тому +2

    Qiso walan igadhe❤❤❤

  • @sacdiyohasan6219
    @sacdiyohasan6219 3 роки тому

    Hodanteda wakusalamy xbbti

  • @ifraaxxalsanguutaalei2585
    @ifraaxxalsanguutaalei2585 3 роки тому

    waan ka helay wlh hodaneey qisadaan cajiib waaye

  • @intisaarc.qaadir7736
    @intisaarc.qaadir7736 2 роки тому

    Keep going

  • @queenshaaza5973
    @queenshaaza5973 3 роки тому +2

    ina adeere gacaliye Hindia maad nageysid

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 3 роки тому +1

    Qisada ama dheereey ama gaabi
    Anigu kii dhameyste Lee ahay..

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 3 роки тому +2

    lkn doqonsanaa muxu saqafka doonay Asagoo meel banaan helaayo

  • @abrahimismail4078
    @abrahimismail4078 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله... اختي. استمري

  • @xamdicabdiwali971
    @xamdicabdiwali971 3 роки тому +1

    MNSha Allah xapiipti hory usoco

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 роки тому

    Subaxanallah

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 роки тому

    Los angels wlhi billahi waaa magalada riyadayda 🙄 isoduceya in illahay irumeyaa I.a🙏🙏

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 3 роки тому

    Abaayo Hodan Sidan Channal kaaga u Bartay mid kale oo dhan ma daawado Aad ayaan ugu helaa sheekoyinkaaga Aad soo gudbisid Iyo Sida aad sharaftada U Ilaalisid Markaad sheekoyinka qaar soo gudbineysid Allaah adiga Iyo Familkaga Haku Xifdiyo ❤️❤️

  • @amranabdullahi1898
    @amranabdullahi1898 3 роки тому +4

    First ❤️

  • @samatartv
    @samatartv 3 роки тому

    Musqusha siduu u gali jiray

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 3 роки тому

    Asc hodan onlin

  • @anuu_peaofficialanuu_peaof6296
    @anuu_peaofficialanuu_peaof6296 3 роки тому

    Manch allh abaayo qurux hodan

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому

    Masha allaha keep going walashey mcn

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 3 роки тому

    Waa sheekadii igula yaab badneed

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 роки тому

    Jiko ama kushiin ayaa dhahna

  • @ayaanabdirahman2616
    @ayaanabdirahman2616 3 роки тому

    Manshallah quruxsan manta wad dalaleysa hodhaney

  • @hawakalinleh3147
    @hawakalinleh3147 3 роки тому +1

    Masha Allah

    • @hawakalinleh3147
      @hawakalinleh3147 3 роки тому +1

      🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍

    • @hawakalinleh3147
      @hawakalinleh3147 3 роки тому +1

      💔💔💔💔💔💔💔🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💔💔💔👏👏👏👏👏

  • @shamismahamedahmed6671
    @shamismahamedahmed6671 3 роки тому +1

    Hodon wllo iska ka jclhy farxadkunolow

  • @naemaali5550
    @naemaali5550 3 роки тому +1

    Hodaneeey❤️❤️

  • @famil9801
    @famil9801 3 роки тому +1

    Hodan qli

  • @nawaalhussein3663
    @nawaalhussein3663 3 роки тому +1

    Hodaney karemda sowada asxbtada somaliya jogto sidey kuso gari karan ama an kuheli karnaa jwp abyo

  • @intisaarc.qaadir7736
    @intisaarc.qaadir7736 2 роки тому

    Keep going sister

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 3 роки тому

    Madbak jiko kushiin intaba waaala dhahaaa hodaney

  • @maryuumchannelofficial5441
    @maryuumchannelofficial5441 3 роки тому

    Masha allh Hodan qurux 💋dar allh ku jclhy momy ❤️❤️ Allah ku dhowro adiga iyo familkaga 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 роки тому

    Yessssss iam here

  • @amaayakadirofficial8213
    @amaayakadirofficial8213 3 роки тому

    Hodan waxn kmid ahy asxbtada cusub wxn ka xumhy inaa mrhore ku arki waayo🥰

  • @abdichigaco625
    @abdichigaco625 3 роки тому

    ok

  • @aadanibrahimhussein8171
    @aadanibrahimhussein8171 3 роки тому

    Asc hodan 😘😍🤩😍😍😍😍

  • @aaminodhaqane9336
    @aaminodhaqane9336 3 роки тому

    Bismilaahi rax maani raxiim🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😡😡😡😡😡😡

  • @hodanbeauty3610
    @hodanbeauty3610 3 роки тому

    Dire daw ayan kadawanyaa hodaney hore usoco

  • @munakeif5987
    @munakeif5987 3 роки тому

    Maanta kaliya labo qiso idhaaftay😲 hodaney hore usoco xpti❤

  • @abdiazizahmed5744
    @abdiazizahmed5744 3 роки тому

    Thnks dear sister