JACAYL DHABA AYEY SIISEY MAXUSE UGU ABAAL GUDEY QISO KA YAABISEY MAREYKANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #HODANONLINE#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#HODANONLINE#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#HODANONLINE##HODANONLINE#HODAONLINE##

КОМЕНТАРІ • 468

  • @abdilahiabdalle9147
    @abdilahiabdalle9147 3 роки тому +8

    intii quruxda hodan ila arkay ama ka helay like saara please

  • @hafsaabdirahman9004
    @hafsaabdirahman9004 3 роки тому +20

    Abayo mcn, rabb haku barakeyo, i just love ur stories 🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳😇😇😇💞💞

  • @falisxasan518
    @falisxasan518 3 роки тому +39

    Maanta waxaan noqday qofii oo ku horeyay ee like ii saara walaalahay qaaliga ah👍👍👍👍👍💝💝💝💝💝

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 3 роки тому +28

    Howl ayaan haya hada balse like sii qaado kkkk

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 роки тому +34

    Qof igu horeyey ayaan ahy oo like isar adn comment intA ucararin like sar wllo iska baqilnimada 🤣🤣🤣🙈 I mss u hodan

  • @mariyasidow4969
    @mariyasidow4969 3 роки тому +16

    Maashaa Allah keep going my sister

  • @faraxcabdirahman3966
    @faraxcabdirahman3966 3 роки тому +2

    Hodan aniga ka codsaday Qiso jacayl ah Thanks qali sidaad Noo xushmayso 💞💕💖💝💗💟

  • @azlirazhid4317
    @azlirazhid4317 3 роки тому +1

    Wahalayidhaahdaa walaal soomaali walayidhaahaa sidaas adsheegtay weeye

  • @qalbikaabaofficial4375
    @qalbikaabaofficial4375 3 роки тому +3

    Waligeey like kulama dhaafin hodan alle haku xafido queen

  • @safiyomahmud5927
    @safiyomahmud5927 3 роки тому

    Waa qiso fican noo badi insha horey usoo xabibiti

  • @wardamohamuud4373
    @wardamohamuud4373 3 роки тому +28

    Midwife wa umuliso ama wakhtiga dhalmaday hoyada cawisa
    Lkn ilmaha yar yar 28 dayska ah dadka haya wxa ladhaha neonatolagest

  • @bureeqonugaal7385
    @bureeqonugaal7385 3 роки тому +1

    Alle haku barakeeyo wll Hodoneey waaku rabay ee ila soo xariir arin adag ayaan kuu hayyaa

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      Instagram keygu waa
      Hodanonlineee 👈
      Snapchat keygu waa
      Homer516 👈

  • @habibabarre7790
    @habibabarre7790 3 роки тому +3

    Subxanaallah Allah nuguma sababo gacan ibni Aadam

  • @shacnisharaf5542
    @shacnisharaf5542 3 роки тому +3

    Masha Allah like fara badan waan saraay❤❤❤

  • @siyadabdi7863
    @siyadabdi7863 3 роки тому +1

    Shee kooyinka noosoo badi waan ka helay ilaahay haku xafido

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 3 роки тому

    Masha ALLAAH qisoyinkaga wan jeclhy wlhi waxa kujeclahay sida walashay hooyday dhashay farxadada wa farxadena

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 3 роки тому

    Maansha allah tabaarakallah hodan Walal waan kuu hambalyeynayaa sida aad noogu soo gudbiso qisooyinka cajiib ka ah

  • @H.zxxdg.
    @H.zxxdg. 3 роки тому

    Maasha alah waan ka helay qisooyinkaada

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 3 роки тому

    masha allah walaal hodan allah haku xafido

  • @issetakar846
    @issetakar846 3 роки тому +3

    hodan online family.
    Horay aan u wada duulnay✈️✈️✈️✈️

  • @tasniimnuur1111
    @tasniimnuur1111 3 роки тому +3

    Masha allah ilaahey ha ku xafido abaayo❤

  • @phaeza6159
    @phaeza6159 3 роки тому +1

    m.a waa sheeko xiisa badan leh waad mahadsanthy abaayo

  • @aaminosh.cabdraxmanisxaaq5225
    @aaminosh.cabdraxmanisxaaq5225 3 роки тому +2

    Masha Allah Abaayo thank you

  • @eprahimahmett8574
    @eprahimahmett8574 2 роки тому +1

    Sister qiso jacay nosobadi waan gahelay sheekooyinkaaga waan kahelay queen masha allah so beautiful famliy 👍👍👍✌✌♥️💋🇸🇴

  • @nasraayan6403
    @nasraayan6403 2 роки тому +1

    Wlhi waxa tahay gabar awod lee🥺Hodaney

  • @saliimjr7861
    @saliimjr7861 3 роки тому

    Hodan waan ku jclhy meel aan kaaala soo xariiro la.ahy

  • @waankuudaawanooyaa7621
    @waankuudaawanooyaa7621 3 роки тому +1

    Maasha Alaah walaal horumar baan kuu rajeynayaa

  • @ahmethram2587
    @ahmethram2587 3 роки тому

    MoCha alH Walal AlleH Ha Ku XifdiyO

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi154 3 роки тому +6

    Hodeney Mht Xppti Qali..💚❤💔 Keep Going for warD forever

  • @xamdaaadan9909
    @xamdaaadan9909 3 роки тому

    Masha Allah waxan moodi jiray inad carabaha joogto madama qisaskagu carabta Unadan yihin

  • @tjofficial8792
    @tjofficial8792 3 роки тому +1

    Manta wxan ahy qofka Uguhorey ee comantiga bixiya wxanan rajaynaya inad isohambalyeyso😍😍love you abaayo from puntland garowe

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 3 роки тому

    I think not day care.yeah as a canadian language we say
    Midwife.you're right sister

  • @aasiamaxamuud3197
    @aasiamaxamuud3197 3 роки тому +1

    M'a hodaney wakusalamay

  • @eprahimahmett8574
    @eprahimahmett8574 2 роки тому +1

    Hodan sister queen we love you so much ♥️♥️🇨🇦🇸🇴✌👍

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 роки тому

    Macaanto hodan online alle dartii ayaan ku jeclahay alle haku barakeeyo

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +1

    waar mareykanku shaw waa Somalia oo kale qof walbaa hub buu iska haystaa ileen balo😁😁😁

  • @deqocabdulahi9078
    @deqocabdulahi9078 3 роки тому

    wcs wr wb xbbti waa qiso xanun badan runtii jaceylku waa hals lkn qof la jecelyaha ayaa la dili kara isma lihi waayo damiirkaba kuma sinayo xbbti

  • @iqromahamed3012
    @iqromahamed3012 3 роки тому

    M.a Abaayo shukran Saa no jeceshahay si lamidaa ku jecelnahay

  • @cagaarwaddani5117
    @cagaarwaddani5117 3 роки тому

    Maashaalaah hodon aad iyo aad baad ugu mhdsn tahay sida ad noola wadaagto qisooyinka cajiibka ah

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 3 роки тому

    Hodan Ilaahay ha ku xafido Boorama kasoo salamay❤❤❤❤❤❤

  • @ubahmohamed7793
    @ubahmohamed7793 3 роки тому

    dad badano qiso so gudbiyo wn arkay lkn wxa tahay my Fvr person illh hku xifdiyo byo

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому

      Amiin yarb Qali sharafey iitahy ina ka heshey Qisooyinkeyga

  • @baralinissaamin8233
    @baralinissaamin8233 3 роки тому

    Hodaneey cimri iyo cafimaad ALAhA kusiiyo adiga iyo inta and jeceshahay AAMIIn

  • @safiyocabdi5157
    @safiyocabdi5157 3 роки тому

    Hodon qurux marwa sharafleh ku jecelahy nolow qli

  • @ilkacaseali9020
    @ilkacaseali9020 3 роки тому

    Say Masha Allah my sister hodan waan kugufarxaa markan kuarko huuno ale hakugu farxo amin

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      Amiin yarb wllky Qali 🙌🤴💉

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed1001 3 роки тому +3

    maasha allah xabibti horat usoco mcney♥️💯♥️💯💯❤💯💯♥️♥️

  • @umuabdurahman3639
    @umuabdurahman3639 3 роки тому +1

    Masha allah wllshy asturadada ayan iiskajeclladey Allah kuxafido 🙏

  • @nagiibakram
    @nagiibakram Рік тому +1

    sidoo kale wll☺☺☺☺☺☺☺☺

  • @jimjum1547
    @jimjum1547 3 роки тому

    In dil lagu xukumey aheyd maraykanka xukunkiisa aniga wan ka yabey

  • @nihaalsiciid3723
    @nihaalsiciid3723 3 роки тому

    Wll qli I need your advice halkee baan kaala soo xidhidhaa wadanki ayan jooga

  • @dantella5945
    @dantella5945 3 роки тому

    7:35 amiin 😭🤲🏾

  • @iisraiid5039
    @iisraiid5039 3 роки тому

    Hodana Oneli waxanakayaabayaa sidakudawanayo inagabdha kueege dhalo

  • @amalrerjaziiroamuulah3945
    @amalrerjaziiroamuulah3945 3 роки тому +1

    Masha allah waxatahay gawar wanagsan alllah kuxafido ani wan kugucusubahay

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 3 роки тому +1

    Asc hodan salan qaliya

  • @ayaanmaxamuud4646
    @ayaanmaxamuud4646 3 роки тому +1

    I love you hodan

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 роки тому +4

    Masha Allah tabarakallah wl surprise ma 50k banu gaadhnay huuno

  • @drnehabashir8579
    @drnehabashir8579 2 роки тому

    diinta iyo imanka qofka qabta

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 роки тому

    Wlhi ninkii iska goya naftisa asaa dhib qabo

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 3 роки тому +2

    Mash allah abyo allah ku xafido ❤💋

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 3 роки тому +2

    masha allah abayo woo i furayahy kabaleelka marwqlbo iso dhaco wan arka hadaa shaqo ku jitana dib u dawadaa thanks

  • @pabloromeo27
    @pabloromeo27 3 роки тому

    maashaa alaah abaayo ilaahay haku barakeeyo insha alaah abaayo ilaahay haduu idmo anika oo DSR ilaahay kuujeclaa hadana maashaa alaah sheeqii aan jeclaa oo dar ilaahay ujeclaa naxariistii jano rabi hageeyo ilaahada ayaan u ooyaa quraan kii macaanaa uu aqrinjiray Sheeq nooriin maxamad sadiiq musuwir kiisa ayaan ika jeedaa gadaashaa ilaahay haku xafido

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      Amiin yarb ilahy hau naxariisto
      Subax walba gurigeyga qurana ku daara

  • @maryamamacalin1896
    @maryamamacalin1896 3 роки тому +1

    Asc abaayo hore usoco waxaa tahay qofka kaliyah aan dawado UA-cam ka hadaan awoodo 10000000000000000000 👍baan kusiin lahaaa ❤❤

  • @walshamcn4745
    @walshamcn4745 3 роки тому

    Ilahy haku xafido nooso badii qisoyinka jazakllah khyr

  • @khadrasalaad1875
    @khadrasalaad1875 3 роки тому

    Amiin

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 роки тому +1

    masha allah hodan hadi aan careeysnaaxita waan iskaqosla walahi marka aan dhageeysanaayo qisooyinkaada waan kusalaamay sax qalbiga ayaan kaasalaamay afka kaliya maaha ogow ale ha isukeenadaayo qalbiyeey 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝❤😃😃😃😃😃😃

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      waka qadey Qali 👸🏻❤️

  • @HAIDHIGINMEDIA
    @HAIDHIGINMEDIA 3 роки тому

    Abaal ningalo waa lahelaa ningudase waa yaryahay
    Surpriseka waan qiyaasi karaa lkn Adigaan kasugayaa Insha Allah

  • @tikatanga5432
    @tikatanga5432 3 роки тому +1

    Maasha allaah Hodaneey Chanalkaaga wuxuu nooyahay wehel wlhi waaan iska dawanaa aaadna waan u jecelnahay gabadheyda waxay aaad u jeclaatey markaaad dheheysid like fara badan iska saar like fire mahinoo iyo qosalkaaaga maasha allah ilaaah ha ku xafido yaaa reed hadaaan heli lahayn lanbarkaaaga jimco mubaarak ayaaan ku leenahay insha allaah markuu ilaaah kuu soo kaso inaaad timaadi xaj iyo cimro beytu laahi xaraaam ayaaan aaad kuu soo dhoweynaynaaa qaali ilaah cimri hanagu gaarsiyo dar ilaah ayaaan kuu jecelnahay farxad igu nolada adiga iyo familkaaaga

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +1

      Amiin yarb igu salan awlada habada u ahay❤️ insha allah sanadka danbe 2021 ayn jecelahy ina imado ilahy hay aqbalo🤲🥺

  • @fardowsahassan7822
    @fardowsahassan7822 3 роки тому +1

    Asc siz wankusalamaya inbadan keepgoing wankujeclahay inbadan

  • @safiaabdrizaq7296
    @safiaabdrizaq7296 3 роки тому +1

    Masha allah ilhy ha ku xifdiyo sis

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 роки тому

    ManshaAllah Allaha ku barakeyo akhiro iyo adunyo Aamin Aamin Aamin

  • @samsamiito1382
    @samsamiito1382 3 роки тому

    Hodan wn ku jecelahay alle haku xafido

  • @elyasjimale5679
    @elyasjimale5679 3 роки тому +7

    Madam hothan online wali waxan kugu amana labiska asturan subrayskana wansugeyna insha ALLAH

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 роки тому

    Asc Abaayo seitahaya mahasanidi quraxey sida nogu sogudabuso Abaayo qisoyika

  • @lonewolf3201
    @lonewolf3201 3 роки тому

    Hodaney abyo midwife anaga America waxaan dhahnaa babysitter 😋😋

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 роки тому

    Wcs xbbti wadku mahadsanthy sidaa noola wadagtid qidooyinka 👌🥰🥰🥰👍

  • @hayatzarhaye2242
    @hayatzarhaye2242 3 роки тому

    Mnsha allah Alle haku xafido wllshay aad baan uga hela qisooyinkaaga wlhi❤

  • @shacnisharaf5542
    @shacnisharaf5542 3 роки тому +1

    Amiin yaa Allah

  • @jannagele6549
    @jannagele6549 3 роки тому

    Hodaneey qayr badan ayaan kuugu duceeyaa sheythaanka Allah hakaa qabto like waan saaray

  • @khalidmohamed8138
    @khalidmohamed8138 3 роки тому

    Hadii uu jaceyl jirin
    Jaar lama ahaadeen
    Rabbow jaceylka noo hagaaji oo yaan nalagu xumaan ana aanan ku xumaan inzha allah inkastoonan weli waxba hayn hhhh

  • @sultana_Aden
    @sultana_Aden 3 роки тому +1

    Masha Allah abayo anaga midwifes ayaa dhahnaa Australia

  • @qaliqalanjo2899
    @qaliqalanjo2899 3 роки тому +4

    Mnsha allah hodaney kadis kas waa sugii lahay 🥰allah ku xaftiyo mcnto 👸

  • @naazilchannel3836
    @naazilchannel3836 3 роки тому

    Thanks hodaney ani xata hda barqo ayey ii tahay 11:20 waaye

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 3 роки тому

    Abayo wa ku tagera lakin muqaladada so gabi noh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому +3

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @shariifomohamedadan8048
    @shariifomohamedadan8048 3 роки тому

    MASHA ALAAH xabibti waxaad tahay gabar aad iyo aad u wanaagsan oo ♥ aad iyo aad u dagan mudana ku dayasho

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 3 роки тому +1

    Masha allaah samitey allaha ki xifdiyo xabiibti❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 роки тому +1

    Wcs Wr Wbr Aamiin Yaarabi Qiso xanuun badan waaye horey usoco walaal

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 3 роки тому

    Abayooy aniga qiso yaan ku hayaaye seen kula soo xidhiidhaa

  • @iqrahassancumarwarsame6451
    @iqrahassancumarwarsame6451 3 роки тому +1

    Mashallah waa qiso cajiib ah ❤

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 3 роки тому

    Hodaneey huuno waayadan kumaan daawan waanyara howlaysnaa hadaan wixii idhaafay oo dhan wada daawanayaa insha allah

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x 3 роки тому +2

    ماشاء لله الله يحفظك يطول بعمرك

  • @sacdiyesiman790
    @sacdiyesiman790 3 роки тому

    Masha allh nooso badi qisoyinka hodan dagan

  • @tirigochannel2
    @tirigochannel2 3 роки тому

    Mashaa alaah hore usoco washay hodan dhiig baan wadaagnaa

  • @mariaabdirahman8500
    @mariaabdirahman8500 3 роки тому

    Abaayo hodan wan ku jecelnahy Allah ino kaa dhaafo

  • @hooyouroon9953
    @hooyouroon9953 3 роки тому +1

    m.a allah allaha ku xafido abaayo mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 3 роки тому

    Haa jacalka iyo meelahasno ad cabsibabanadishaye wakusalamay qorexeey mahadsanid

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 3 роки тому

    Hodan quruxey xabiibti noso badi qisayasha abayo aniga wax galo ma firsado. Qiyoyinkaga ayan ka helay

  • @leyloabdulahi8168
    @leyloabdulahi8168 3 роки тому

    Hodaney qisadada waan jaclahay markasta waan dawadaa

  • @farhiamohamed8469
    @farhiamohamed8469 3 роки тому +1

    Anaaaa ugu horeeyo hodan cadey

  • @munamaxamedadan4634
    @munamaxamedadan4634 3 роки тому

    Maanta ayaa iigu kaa horeyso gawadh dagan ayaa tahay Mashaa Allah ilaahay haku barakeyo qiso murti leh waaye

  • @qali5586
    @qali5586 3 роки тому

    Ma abyo mcn allah kubarakeyo alle dartiis ayan kujeclhy