FILM U DAWADEY AYU NAAGTISI SIDU U DILI LAHA KA QATEY QISADII IGU NAXDINTA BADNEYD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ##ADNACHANNEL##ARIMAHEENA##HODANONLINE##ADNACHANNEL##ASADHAGIO##HODANONLINE##DADWEYNAHA##HODANONLINE##ASADHAGIO##ARIMAHEENA##HODANONLINE##ADNACHANNEL##

КОМЕНТАРІ • 396

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +30

    YAA. HODAN. Hombalyo Qurux 😍😍😍❤️❤️💚💚💚❤️

  • @sudaysimahamaed2764
    @sudaysimahamaed2764 3 роки тому +3

    Wll an dar alle ka jclhy comment aan bixiyo manta igu horeyza alle haku xafido adiga iyo awladaba big love hodney💖💖💖

  • @safwaangarow529
    @safwaangarow529 3 роки тому +14

    Hambalyo hambalyo Hooyo Hodan famly ama Hooyo Hodan Online oo 1k xidhay mansh allah hore usoco from Turkey Ayan kala socda gar ahaan magalka Ankarah 🇹🇷🇹🇷

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 3 роки тому +2

      1k maahan 100k dheh m.a hanbalyo congratulations ❤❤❤💯

  • @habonabdy7113
    @habonabdy7113 3 роки тому +14

    Marwaxad la dhaha dhankayaga (mukeyfka)
    100k ilaa millions ku rajeynaya mamo 😍

    • @saynabahmed7504
      @saynabahmed7504 3 роки тому +2

      Mara waxad mah galamaser reer jbutiga yidha mukeefna waa afcarabi arkudheeshin ayan u aqana anigu wana af qalad afsomali mooji🤣🤣 mala waa qaboojiye🤣🤣 marawaxadu waa gooni af carabi iyo afsomali waa isku mid

    • @faraxmohamed221
      @faraxmohamed221 2 роки тому +1

      @@saynabahmed7504 😂😂😂😂😂😂

  • @sagaliina9952
    @sagaliina9952 3 роки тому +1

    Hodan xabibti wan kahalay qiisoyen ka arabic yan ku daawaday laken somali
    An kahelay sad u sharxesid
    Masar noso badi mashallah 🙏

  • @saadohassanahmed9836
    @saadohassanahmed9836 3 роки тому +7

    Anigo qiso radinayo aya iso dhacay hodan cadey the one and only my favourite UA-cam

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 роки тому +1

    Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😔 cidii Rabigood ka xishoon wayda ilaahay wuu isku salidaa, quruuna nool dhintay igoo nool 😢 masiibo qabe shaydaanku isaga markuu arko ka cararayo ayuu ahaa , Masha Allah xijaabka midabkan leh wuu ku munaasabay 😍 jazaka’Allahu khairan habibti 🤲❤️🤲

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse5700 3 роки тому +3

    Gabdhayda markay ku aragto waxay dhahdaa like fara badan saar firi ma ahanoo😂

  • @laylamire3186
    @laylamire3186 3 роки тому +9

    Hodantena mnta dhan san kuu sugaaye lee ♥️ baarakallah xppti😘

  • @safiyosalah7799
    @safiyosalah7799 3 роки тому +1

    Momyy been kuuma sheegaye maanta waan soo manahay waa naxay markaan maqley qisadaan 😱😱😱😨😰 adigana waad noo soo dadaashey جزاك الله يا آمي
    Aad ayaa ku gu faanaa😍😍😍momyy
    Lkn wxn ku weydiinaa qisadii diyaaradii 513 meesha ay gashey wax ma ka soo ogaate jwb wcn momyy😍😍

  • @ruweydamustaf4883
    @ruweydamustaf4883 3 роки тому +7

    😍Alle drtiis baan kuu jeclhy Alle jnadiisa hngu kulmiyo xbibti😍🥰

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 роки тому +8

    Mashallah wllshy hodaneeey horuumar wcn qurux Allaha ku xafido

  • @user-tw3lt5qg1p
    @user-tw3lt5qg1p 3 роки тому +1

    القصة دي تحبس الانفاس عنجد
    شكرا Hodan متابعتك من كندا

  • @dekaali8271
    @dekaali8271 3 роки тому +2

    Slaam frome holand sis qaali hore u soco you are doing great job 👍👍👍👏👏❤

  • @xamduushcabdisalaan2905
    @xamduushcabdisalaan2905 3 роки тому

    Hodaney wlhi daacad uqoslay video ga qeebta sidaa ula yaaposid funy aaa thy runtii xppti miss u more mcney

  • @malynali2704
    @malynali2704 3 роки тому +1

    My girl ❤️❤️ your stories are amazing masha Allah 🇸🇴❤️❤️❤️

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 роки тому +4

    Maanta dadki ugu hereyay ka mid noqday one love hodan💋💋

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 3 роки тому +26

    Waa qiso naxdin badan walaalayaal subscribe iisaara pls 😭😥😭

  • @xanaanhassan9653
    @xanaanhassan9653 3 роки тому +1

    wll hodan iyo asxaabteeda waxan ka codsanayaa in aad illahay iiga baridaan in uu caruur isiiyo fadlan ii duceeya walaalayaal

    • @Mudan-
      @Mudan- 3 роки тому

      Kuwoo khyr qabaa inshallah illahay haku guu arzaqoo walashay

  • @juweeramohamed4510
    @juweeramohamed4510 3 роки тому +6

    Yeeees first one bn ahay hodey keep going xppt ♥️

  • @faizaadaweh1240
    @faizaadaweh1240 3 роки тому +11

    Yess my hodon a put always likess

  • @chermarkesoueliman8365
    @chermarkesoueliman8365 3 роки тому

    I from djibouti i love you Sister and you have power to talk and explique every things in muslum way . You are welcom in djibouti merci

  • @mushtaaqhasan1402
    @mushtaaqhasan1402 3 роки тому +15

    Keep going sis m.a

  • @fadxiyamohamed150
    @fadxiyamohamed150 3 роки тому +3

    Wcs wllshy runahaantiina waan kugu cusubahay aad baan uladhacay qisooyinkaaga 😘m.a waad fcnthy aad iyo aad runtina waan kugu farxay ❤️❤️❤️

  • @fatxiahmed4973
    @fatxiahmed4973 3 роки тому +6

    Hodan inta kecel ismuujiya like frabdn free moho

  • @fadimaayglan3783
    @fadimaayglan3783 3 роки тому +2

    Alxmd Allah aya mahadleh hadu muslim inaga dhigay 🤚👆

  • @noramose1751
    @noramose1751 3 роки тому +1

    SidaD u sheekeyso izka jecalhY pa🤩🥰

  • @drfathiaofficial2451
    @drfathiaofficial2451 3 роки тому

    Hodanay wllo kuwan aad o so somaliyaysay baan igaga daran ee wali ba malamahan dilka bartay alle khye ha kadhigi walal tan kale hambalyo hambalyo ayaan ku lee yahay wllo 😍💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤💋❤💋💋💋💋💋💋😍😍

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 3 роки тому +1

    Walaalo Hodan talo yar biinka khamaarka kuugu xidhan halis weeyi walaalo biinanka sidaad oo kale ha xidhanin kuwa waxaa jira saas aan ahyn oo jiijiif ugu xidhan karo alle haku xifdiyo wlllo🙏🏻🙏🏻🥰💕

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +1

    Crazy story and thanks mommy hodan online

  • @abdikani3697
    @abdikani3697 3 роки тому +11

    Alxamdulillah calaa nicmati islam 💯
    Qofku hadaanu diin lahayn wax walba ka filo

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 роки тому

    Wcs hodan cadeey waa Qiso argagax leh horey u soco walashey

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 роки тому +2

    Masha allaah safka hore ayaan maanta ahey,,👏👏👏👏,,like fara badaaan ayaan kuu sarey, Xabiibti qaali ,Aad baan u xiisaya Qisoyinka aad keento,,,hore u soco ,,

  • @taslimjano5188
    @taslimjano5188 3 роки тому +3

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @halimobashir9195
    @halimobashir9195 3 роки тому +1

    Msha allah guuuleyso

  • @ayaanabdullahi881
    @ayaanabdullahi881 3 роки тому +3

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹waaaaw anauhoryee galbata masha wankuslmye walsheqil

  • @rahmaabdirazak3854
    @rahmaabdirazak3854 3 роки тому +1

    Wlhi qisooyinka wan jeclahy kaama daalo anoo wax qorayo anoo jiko ku jiro anoo dhar dhaqayo waku fiirsada jasakallah xabibiti hor mar intan ka badan kuu rajeynaa insha allh😍😘

  • @safianur4935
    @safianur4935 3 роки тому +1

    You are the best

  • @naimahussein2420
    @naimahussein2420 3 роки тому

    Hodan caday ad ayaan ugu xiranahay qisoyinka horay usoco qaali

  • @sahraosman737
    @sahraosman737 3 роки тому

    Masha allah allah kubarakeyo walashey qaaliya

  • @nimoosman6350
    @nimoosman6350 3 роки тому +1

    Keep going

  • @zarafarah5799
    @zarafarah5799 3 роки тому +2

    M.sh hodan congratulation for 100k 🌹

  • @xamdicabdiwali971
    @xamdicabdiwali971 3 роки тому +1

    Alle haku xafido wllshy wali❤❤

  • @samoaxmed2217
    @samoaxmed2217 3 роки тому +3

    Hambalyo hodaneey mcnt insha allah 1milionna wankuu rjeynaa😘😘😘

  • @naimafck5728
    @naimafck5728 3 роки тому

    Asc hodaneey abaayo alxmdulilaah calaa nimcmatal Islaam dadkaan islaamka Aheyn dhibaatey kusugan yihiin

  • @farhiyoabdulkadir7946
    @farhiyoabdulkadir7946 3 роки тому

    Guul warta kurjeny abyo mcn nolsha kuma xumeyso inshlh hore usoco our queen ❤️❤️😍😍🤲🙏

  • @saabiriincali8178
    @saabiriincali8178 3 роки тому +7

    Asc habo today me first person yeeeeeessssss

  • @Hindaladan4455
    @Hindaladan4455 3 роки тому

    Haa masha Allah waa runtaa saacadaha ma fahmo anuu 10 saac 6 saac sida kuma iqaano hn mahadsanid sidaad noogu sharaxdo

  • @abdirahmanomar9923
    @abdirahmanomar9923 3 роки тому

    Maasha Alaah walaashey Alaha ku xifdiyo

  • @fardowsocabdiraxmanfardows9066
    @fardowsocabdiraxmanfardows9066 3 роки тому

    Hodan alle haku xafido xbbti

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 роки тому +3

    Actor muu ismooday bisinkee wllhi naxdin waaye mshallh wllshy hodon online we are one family kalimadaa igu xasuuso❤️❤️😘

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому

    Masha allaha keep going walashey mcn

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 3 роки тому

    Masha Allah abyo qisadan markan rayigeyga anka dhibto waxey ilathy nagta labad madama u jecladay darted inu udilay filimkana uka helay sidu udililaha owalbo ey niyadisa eyku jirtay qiisoyinka Belgium ka noso badi OK thanks

  • @cabdiqaadirxassan5273
    @cabdiqaadirxassan5273 3 роки тому

    Allah baa mahadlle
    masha allah

  • @user-er4um3ti8p
    @user-er4um3ti8p Рік тому

    ❤❤❤❤ yaa daawanay 18 ,8 ,2023😊😊

  • @hamzekiwarn1204
    @hamzekiwarn1204 3 роки тому +1

    Congratulations my sister I hope you're over 100k

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +1

    CAjiib. HODAN. AAN. Uhorey. 100. AaN. Soo. Carfiye. Rer HODAN 😍😍😍

  • @fartuundeeqofficial4515
    @fartuundeeqofficial4515 3 роки тому

    Mashaa allaah walashey dhanka qisoyinka xadiisyada

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 роки тому

    Qiso cajiib ah waaye ayagoo isqabaa aa hadana laka qaraabanaa miyaa yaab badanaa horey usoco walaasheey

  • @ydc3594
    @ydc3594 3 роки тому +2

    😘 I wish you all the best 👌🏽

  • @mariaofficial7674
    @mariaofficial7674 3 роки тому

    Hambalyo hodan 100k waad gaartay

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 3 роки тому

    Waa run dad aan fahmen ajira u ahan inoo sharaxo
    Naagaa shiikh weydisay. Shiikhoow ninkayga wuu idhahay 3daadii aan kugu furay waana hortaagnaa marka maka furanahay maadaama uusan magacayga sheeegin

  • @hindaahmed8873
    @hindaahmed8873 3 роки тому

    Hodan macaanto waan ku salamay horay u soco.

  • @somaliyare8369
    @somaliyare8369 3 роки тому

    Hodan online sodhowow Mar labaad mash alh manta waan soo hab saamay like Farabaadaan iska saraanoh firi mahano 🤣🤣🤣🤣

  • @saxarabdirahman735
    @saxarabdirahman735 3 роки тому

    hambalyo xabti tistaahil kuli khayr horay u soco

  • @warda_54
    @warda_54 3 роки тому

    Hodaney abaayo waan ka heela sheekooyon kano kale waad ku mahad santahay abaayo

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 3 роки тому +1

    Team armaheena supcipe kaaga yimid huno wel come you tube tageere wacan baan noqne doonahay

  • @sihamsiman4841
    @sihamsiman4841 3 роки тому +1

    Asc habo hodan online wan kuu taageeraa habo 😍😍😍

  • @shuushuyarey7528
    @shuushuyarey7528 3 роки тому +1

    Mashaa allah xabiibti illaahey iikaa xafido 🥰🌹

  • @safahayaan6480
    @safahayaan6480 3 роки тому +2

    Alxamdulilaah calaa nimcatil islaam maasha allaah wlaashey hambalyo

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 роки тому

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali

  • @saabiriinabshir8201
    @saabiriinabshir8201 3 роки тому

    Hooyo qaliyeey dadaal okasi badi gulana hakula jiro marwalba kuduceyaa ani ahntayna qofaan kudaydaatahay🤲♥️

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому +4

    Keep going wllloh Allah Keep you mcnto

  • @mustafakarakus9428
    @mustafakarakus9428 3 роки тому +1

    Hodan Magacaa aslan

  • @fatmaabdikadir942
    @fatmaabdikadir942 3 роки тому

    Hoodaneey hormar wacan

  • @suleekhahussein8240
    @suleekhahussein8240 3 роки тому

    Hodanay hore u soco

  • @Yahye122
    @Yahye122 3 роки тому +1

    Djibouti ayad kaso jeeda miya wll hodan🥰🥰

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 3 роки тому

    Hodaney samitey qaliya allaha ku xifdiyo xabiibti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 роки тому +1

    Wooow maanta anaa ugu horeeya waa sharaf

  • @hanaali8143
    @hanaali8143 2 роки тому

    Hodon wllo.imiss you my queen zista

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 3 роки тому +1

    Hodanteena caashaqa love more 🥰🥰❤️❤️

  • @mohameddeeq4649
    @mohameddeeq4649 3 роки тому

    Hodan wlhi wankugu faraxsanahy like farabadn sara markad dheheyso wanku hesta runti tankale wlhi adi xita inarjiyan kahelna

  • @siraadbuh5344
    @siraadbuh5344 3 роки тому

    MAASHA ALAAH WALAASHEY ALAHA KU XIFDIYO

  • @fartuunahmed8009
    @fartuunahmed8009 3 роки тому +5

    Keep going xbbt🥀🥰

  • @ayshoousman4762
    @ayshoousman4762 3 роки тому +1

    Yeeey 100k garnay waino 10,000k inshallah 🖤🥰

  • @maryuumchannelofficial5441
    @maryuumchannelofficial5441 3 роки тому

    Masha allh Hooyo mcn ❤️ Allah ku xifdiyo adiga iyo familkaga 🤲🏻🤲🏻

  • @farhiyomohamed3527
    @farhiyomohamed3527 3 роки тому

    MAASHA ALAAH WALAAL

  • @amranahmed4971
    @amranahmed4971 3 роки тому

    I wish inaan ahaay qofka ugu hooreyay eee dhawado 🥰🥰🥰🌺🥀❤🥀 one ❤ sister

  • @najibali576
    @najibali576 3 роки тому +1

    My sis

  • @ridwanali9804
    @ridwanali9804 3 роки тому

    Hodaney xbty ilahe hakubarakeyo cimridero cibadalehe kusii abyo ❤❤

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 роки тому +2

    SubxanAllah waa qiso naxaris badan😭😭Dar Allah igu saara Subscribe wlyaal qhair Badaan Allah idin siyey Ameen🤲🤲🤲💯💯💯❤❤plz🙏

  • @fartunyusuf8157
    @fartunyusuf8157 3 роки тому

    Asc hodan mansha allaha

  • @hananomaer1973
    @hananomaer1973 3 роки тому +1

    Masha Allah my friend my sister keep going one love ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @muunamustafecismaab6452
    @muunamustafecismaab6452 3 роки тому +1

    Hodaney malina like imad sarin waayo

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +1

    Hadduu guur qalbiga kaaga dhaco,
    Dheelin baad tahaye,
    Dhadhan ma laha naagaha,
    Middii dhoocil noqotaaye,
    Dhulka jiifto lama guursadiyo
    Dhererka qaarkiise,
    Hadday dhuubo weyn tahayna waa
    Raaxo kaa dhimane,
    Meesha iyo dhalaanimo middaan,
    Anigu dhowraayay,
    Dhildhilada gacmihiyo shanshada
    Dhumucda loo yelay,
    Dhexda madaga dhaayaha indhaa,
    Dhaban wanaageeda,
    Dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la
    Soo jeedo,
    Dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso,
    Cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda,
    Dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e,
    Saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda,
    Sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay,
    Waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay,
    Dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho,
    Ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto,
    Dhugta lugaha iyo faayahay dhebel u sii dayso,
    Kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo,
    Dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe,
    Dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade,
    Inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye,
    Dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye,
    Dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde,
    Sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere,
    Inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya,
    Dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa,
    Dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya........
    HADAAD WADA AKHRISAY SUBSCRIBEta Dhac iigu sii 🙏🙏🙏❤️😊 thank you

  • @kowtherabdicilmiqueenkowth7236
    @kowtherabdicilmiqueenkowth7236 3 роки тому

    Horay uso hno qaali hodan online quen of yutubarada

  • @andaheyle4381
    @andaheyle4381 3 роки тому

    Alla cimriga hano Dhereyo🤲wlpa mid camal wngzan🥰ya rapi🤲

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 роки тому

    subxanallaha qiiso cajiib waye wallahi

  • @shugricabdi8450
    @shugricabdi8450 3 роки тому

    Hodny nala wadag halkad ka akhristo qisooyin mahdsanid

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 роки тому

    Hodan hadaanku dawan imaba noqotoo mansha allah