QISADA AABE SI DULMI😢IYO ARXAN DARO AH LO DILEY😰YASE DILEY WA QARABADIISA😨

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 320

  • @Hodanonline
    @Hodanonline  3 роки тому +132

    VIDEO CUSUB SO DHIGEY SO DAWO SUSBCRIBE SAARA 😘ua-cam.com/video/K-stdpnUAx8/v-deo.html

  • @maxamuudmaxamedmaxamuud1436
    @maxamuudmaxamedmaxamuud1436 3 роки тому +16

    Queen of the world hodan online my sister ❤️🌍👑💜👸💫 qeyrkaga usarey my sister 💕💖🌟💓🎊🎉💚

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 3 роки тому +6

    Hodaneey xppti routine iska dhaaf abyo ee fikrad cusub oo dumarka aduunka gaar ahaan dumarka islaamka ah kaga daydaan insha allah noo bilaaw
    Sbbto ah routine ka gaaladaaa bilaawday oo looga dayday marka abyo insha allah adna wax ummada oo idil kaga daydaan noo keen insha allah waana ku jeclahay xppti qofta keliya ee aan marwaliba daawado oo aan videoyadeeda daawashadooda kacaajisin baa tahay Allah haku xafido abyo ilxun kuma aragto sis love you sis💋💋👑👑👑💋❤❤🥰🥰🥰

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 роки тому +25

    I'm firstttttttttt yessssssssss MashaAllah keep going sis

  • @abdulhakimabdullahe6934
    @abdulhakimabdullahe6934 3 роки тому +2

    Sister aad bad ugu wacantahay qaabkaad usoo diyaarsaneysid iyo waliba soo muujinta quruxda is asturaada leedahay waxaan ku leeyahay keep going don't give up days coming years coming you are the winner

  • @iamhusein.official2556
    @iamhusein.official2556 3 роки тому +21

    Qofyahow so qor commenti quseyaa videogan 😳🥺👀💔

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 роки тому +34

    Salad ii tagan marka so tukado ka falona sug like fara badan Sara free mahinoo

  • @hamdibashiir7254
    @hamdibashiir7254 3 роки тому +17

    Sorry hodoaney aroorta fiirsana abayo cabsi cabsi ha ii darin saacan jaaw❤️😂

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 3 роки тому +2

      Ma inaad sastaad kabaqi bismilah adkaar aakhriso aniga xataa waan necbahay markaan seexanayo cabsicabisida

  • @rayaancabdirashid8718
    @rayaancabdirashid8718 3 роки тому +6

    Masha allh abayo caafimad kaagu waa caafimad keena love you sister 🥰

  • @naciimoqalanjo87
    @naciimoqalanjo87 3 роки тому +3

    Hodaney saan kuubarty wlhi youtubardi an daawanjiry waan nacay

  • @maankaqadra2048
    @maankaqadra2048 3 роки тому +4

    safar salama xabiibti 🥰😍 ان شاء الله تروحي وترجعي بالسلامه يا رب العالمين

    • @jamilabouhfad2755
      @jamilabouhfad2755 3 роки тому

      سلام عليكم ممكن نعرف ما هي اللغة التي تتحدث بها

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 3 роки тому +1

    Hodan waa gabadha aan marnaamijkeeda kabartey in aan taxadaro waayo waxyaabo badan oo halis igelikaro aan kudhiirajirey hada Lakin may Waxaan soo xasuustaa qisooyinka qaar barakalahu fiiki hodan hero abaayo qaali mahadsanid❤️

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 роки тому +8

    Subxanalah waa qiso xanun bdn 😰

  • @nazw2638
    @nazw2638 3 роки тому +1

    Hodan abaayo macan waan jeclahay qisooyinkaga xaley anoo fiirsanaayo aan seexdey manta aan dhameestey cadowkaga unoolow 😍😍😍❤️❤️❤️👍👍

  • @faraxcabdi6714
    @faraxcabdi6714 3 роки тому +11

    Hodan online 😘🔥🙈
    ⬇️
    👍

  • @ibtisamyusuuf6221
    @ibtisamyusuuf6221 3 роки тому +6

    Reer America hadan nahay wan ku jecelnhy 😍😍😍

  • @mohamedsaadaq4789
    @mohamedsaadaq4789 3 роки тому +2

    Yes run ahanti hanti wax ma tarto wa wax beriba laga dhimanayo lkn qof aan diin celisa laheyn wu sameyn karaa dilka Marka la fiiriyo waxa ka danbeya wiilkisa waayo wilkan uu aderka u yahay dhalka wax Kuma laha lkn in la adegsaday u badi

  • @anfacbeautyofficial7381
    @anfacbeautyofficial7381 3 роки тому +2

    Hodantayda love you zizter🥰🥰💘

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 роки тому +7

    Ani ahaan 2dooda ayaan dhihi lahaa sbbto ah 2daba waa cabtooy mid kliya in la ciqaabo maahyn🙄
    Teeda kale gcnta see ku noqoty abaayo🥺

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 роки тому +6

      Alhamdulilah wan roonadey🥰♥️👸🏻

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 роки тому +5

    Horay usoco abayo hodan sharaf ❤️❤️❤️

  • @queenshanana3233
    @queenshanana3233 3 роки тому +5

    Hodan hooyo mcn labaad ❤❤💯💯love you mama

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 роки тому +2

    Caafimaad ilahey ha ku siiyo iyo safar wanaagsan

  • @abdinaasirmaxamuud5388
    @abdinaasirmaxamuud5388 3 роки тому +38

    Sister hodaneeyyyy keeb going😊🥰👸
    Like Farah badan saara Free maHanoo ku shupa liketa 🤭😄🥰👸

  • @sahrajama1586
    @sahrajama1586 3 роки тому +5

    Aniga America 🇺🇸😢waxaan nacay markaan dhageystay qisadii KHALID ADOSARI

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @maryamaabdullahi5966
    @maryamaabdullahi5966 3 роки тому

    First like and comment hodan online wll 😍😊🥰😊🥰😊🥰

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 3 роки тому +5

    Inta aabahod dhinty sidaydah ilhy how nxatisto dhamen inti dhimty 🤲😰💔

  • @user-tt6sr5jw9q
    @user-tt6sr5jw9q 3 роки тому +5

    mamai allah ku xifdiy 😒😥wxd tahay maclimadena

  • @aswaankeyse8614
    @aswaankeyse8614 3 роки тому +1

    Hodaney nolozhada wx yar ma noga taban karta wllo inkzto wxkasta private ku wngsan Yhin lkn qliyey pls💞

  • @afnansabriin521
    @afnansabriin521 3 роки тому +1

    Alle hakuu siyaadiyo aafimaadka abaayo

  • @abdiabdullahinoor4507
    @abdiabdullahinoor4507 3 роки тому +3

    Keep going hodan we miss you

  • @naimamohamed1328
    @naimamohamed1328 3 роки тому +4

    Caawa waan soo dheereeyey

  • @xasilomukhtaar8258
    @xasilomukhtaar8258 3 роки тому +1

    Hodaney abaayo wax yar aan kula kaftamee caawa magaciisaa saas eh maba dhihinee 😁 one love abaayo macaan😍

  • @midnimofc2675
    @midnimofc2675 3 роки тому +2

    keeb going my dear quen👸👸👸👸👸👸👸👸👸❤️❤️♥️♥️💋💋😍😍

  • @cabdinour7783
    @cabdinour7783 3 роки тому +7

    📚Kubaro quraanka hab casri ah adigo gurigaaga jooga
    👇
    chat.whatsapp.com/DOqemLe0SYO6AT04aYFoL2

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 3 роки тому +3

    Waa macquul dadka ladilo 100-99 waa lacag darteed lkn adeerka qudhiisa lacagta ayuu rabay inuu u haro

  • @ThakesM
    @ThakesM Місяць тому

    ❤❤❤❤❤ vraiment une histoire vraie et touchante ❤❤❤❤❤

  • @rayanmuliki6043
    @rayanmuliki6043 3 роки тому +1

    Yaaaay I don't believe I,m the first 🥰😍

  • @halimosugal6771
    @halimosugal6771 3 роки тому +2

    hodan Quruxey long life wll

  • @riyaaapdy_raxman2897
    @riyaaapdy_raxman2897 3 роки тому +1

    M.a qalbigaan kaaga duceeye inuu ilahy cafimad kusiyo 🖤🥰

  • @daadirmaxuud7579
    @daadirmaxuud7579 3 роки тому +1

    My sister keep going

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 роки тому +1

    Wllshy hodan qaali dumar Alle haku xafido aamiin ❤❤❤❤

  • @samiyoaxmad6391
    @samiyoaxmad6391 3 роки тому

    Wiilka kale wuu kulajiraa maxayely siduu hantita ku dhaxlo ayuu rabay galadan illahay imaanka ayuu kaqaday illahaw imanka nosiyadi🤲

  • @hafsacadeyboola4248
    @hafsacadeyboola4248 3 роки тому +1

    Macquul waye abayo inu sidas ku fakaray aabaha ladilay wiilkisa way dhici karta midas aniga ahan sidasa is leyahay..lkn wxa laga koxda danbi barayasha iny asaga sifcn uwareystan si uu u qiro inu faldanbiyedkan ku lug leyahay iyo inkale in ladaba gale ku haboned asagana madamu dhahay ina aderkis asaga sidas igu dhahy ..

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 роки тому +1

    Masha Allah abayo

  • @faridaeleye9753
    @faridaeleye9753 2 роки тому

    Hello habibti waa dawadaa shoow yadada from Canada 🇨🇦 and believe me I enjoy each and every one of them! Maraka aniga waxan jecelahy criminal please bring more love you be strong 💪❤️❤️❤️❤️😘😘🥰🥰🥰🥰😘😘❤️❤️😘😘 and be safe habibti ❤

  • @abditahlildiriye3863
    @abditahlildiriye3863 3 роки тому +3

    Hodan wxn rabnaa sheeko ka dhacday california daniel and vallegas

  • @zamdajamac7907
    @zamdajamac7907 3 роки тому +1

    hodan keep going

  • @dhoofenijoseph1694
    @dhoofenijoseph1694 3 роки тому +2

    Inta hodan jcl ilhy ha xafidee wllsheen😍😚

  • @samiiraxasan5658
    @samiiraxasan5658 3 роки тому +1

    Hodaneeeeeeey love you 🥰🥰🥰🥰🥀🥀

  • @cabdilahicali9810
    @cabdilahicali9810 3 роки тому

    Horey u soco wl aad baan kuu taageeraa wax wanaagsan baad markasta noosoo gudbisaa alle ha ku xafido

  • @hanielmi2012
    @hanielmi2012 3 роки тому +1

    First hodaney 🥰🥰🎉

  • @rahmaabdi4331
    @rahmaabdi4331 3 роки тому +1

    Hodan xpti cabdiraxma iyo fosiya idhunko ❤❤💋💋💋 mash alllla alx

  • @cajaaipshiiqow2897
    @cajaaipshiiqow2897 3 роки тому +1

    Wiilka aabaha dhalay ayaa ka danbeeyo ♥️♥️🇸🇴🙏

  • @caliyahqurux
    @caliyahqurux 3 роки тому +1

    Hodaney ana rer texas ah wan ku salamaya xabibti

  • @idoyazin1686
    @idoyazin1686 3 роки тому +1

    Asc hodan waan ku salaamay xalay baanu ku ducayany qisda marka dhaysato ayaan eeya itanta doon

  • @ninwareersan7151
    @ninwareersan7151 3 роки тому +1

    Safarka Allha qeyr kugu dhameyo hodan ❤

  • @haliimobashiir5220
    @haliimobashiir5220 3 роки тому

    Hodan online gacalo ku jeclahay in badan allaha noo kaa daayo meesha aad joogto ilaahay ha ikeeno kulankaaga uxiiso qabaa la'aantaa nolol la'aan dhe hodoneeey🥰🥰😘😘

  • @nimayoussouf7621
    @nimayoussouf7621 3 роки тому +1

    Tanks hodan

  • @axlam
    @axlam 3 роки тому +3

    Like fara bdn saar free ma hinoo inta ka heshey ismuujiya❤❤🤜

  • @guledmahamuodomer2023
    @guledmahamuodomer2023 3 роки тому +1

    2:46 wawareey😅😂🤣 funny

  • @larila7562
    @larila7562 3 роки тому +1

    Hi I just clicked the video

  • @pinkpink1625
    @pinkpink1625 3 роки тому +1

    The first comments of this video hodan online waan Farax sanahay 😉😃

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 3 роки тому +4

    hodaney huno wayadan wxd noqotey habsane mxa jira mise 3aad aya so socda

  • @hiboyussuf4402
    @hiboyussuf4402 3 роки тому +1

    bal maxad liketa uga xasidesan? dadkan dislike dhahayo ka yabay keeping love ❤️ hormar ayan u rajeynaya! My sis

  • @suadhashi2109
    @suadhashi2109 3 роки тому +1

    Walakayaa baa in uu yiri dil aabahey saa ayee ubadantahay

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 3 роки тому +1

    keep going sister

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 роки тому

    ADDUUNKA horumar waa leeygu yiri DAD laguma xiro QOFKA dambiga reestay oo eey ku cadahay ayaa la iqabaa dambiga uu galay👍

  • @mohamedfaarax7885
    @mohamedfaarax7885 3 роки тому +1

    Maasha allah

  • @mariyamabdulnoor1423
    @mariyamabdulnoor1423 3 роки тому +1

    Hodaney cananta waa ku fcnthy ma is dhahday waa kuwta quen horay usoco

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 3 роки тому +2

    Keep going xppti ❤️🙏

  • @bahjamohamedomar666
    @bahjamohamedomar666 3 роки тому +1

    Asc team dambi barayaal 😁🥰🥰 m.a hodaneey macalimadayda dambi baare caadiyanba noqday hodanay saan kuu dawanayay 😁👸🏼💋

  • @ruuneymo5375
    @ruuneymo5375 3 роки тому +2

    Hodaney maanto dhanaa sugaaye m.a

  • @queenhaniita556
    @queenhaniita556 3 роки тому +2

    Hodan liKe sara free mahinoo😂😂ku jeclHy BYo🥰👸🏻❤💋

  • @somalilandburco6624
    @somalilandburco6624 3 роки тому +2

    Ilaa mnta Ayaan ku sugaayey ❤️❤️

  • @roomacabdicaziizmaxamad410
    @roomacabdicaziizmaxamad410 3 роки тому +1

    Maya waayo haduu dhaho Dil aabo ma uu san dhaheen furaha wiil ka adeer ayaa hasto ma uu san dhaheen

  • @suadhashi2109
    @suadhashi2109 3 роки тому +2

    Hodan abaayo anakaa iskale janalka 🇺🇸

  • @ifraxmohamed1719
    @ifraxmohamed1719 3 роки тому +4

    Hodaneey hadaan fikirkayga ka dhiibto labada wiil ba falka way ku jireen 🤔

  • @mariasulaiman4023
    @mariasulaiman4023 3 роки тому

    Hpptiyey qisooyinka somalida kasoo hadal 🇸🇴❤

  • @Lilaraoz
    @Lilaraoz 3 роки тому +1

    First mama hodan

  • @queenisma633
    @queenisma633 3 роки тому +1

    Hodaney America cabsi ayaad naga galisau wayo qisoyinkaga America ayeey u badan yihin wlhi cabsi said ah ayaan la qaday

  • @amalmohamed4901
    @amalmohamed4901 3 роки тому +2

    Hodaney horay usoco byo qali 💖💋

  • @muniramohamed4557
    @muniramohamed4557 3 роки тому +1

    9:23 aabaha wuu saxanyahay

  • @Generic_Waffle.
    @Generic_Waffle. 3 роки тому +2

    M.a cafimad kwyn kurajeyney wll qali

  • @shamsoadan4936
    @shamsoadan4936 3 роки тому +2

    Team dabi baaris hodan ilove you

  • @aamenafarah1783
    @aamenafarah1783 3 роки тому +1

    Hodan walaalo wakusalamay waxa ledhaha bushaara

  • @sumaaasumaa
    @sumaaasumaa 3 роки тому +1

    Maxa dacayadaha o badinay🥺
    ليش تكثري الإعلانات بالفيديوهات حقك 💔

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 3 роки тому

    Hodaneey gabadh kaa yar makula dhalatay indr sidaada camala🥰💯💫

  • @munashide205
    @munashide205 3 роки тому +3

    TEAM hodan olline 😍😍🤤

  • @wardabintuosman2703
    @wardabintuosman2703 3 роки тому +2

    Hadii ay riyigayga ka dhiibto arintan aniga rayi aahan waxan qabaa inuu ka danbeeyay wiilka uu dhalay ahaba la dilay sabab too ah hore ayuu dhuhay marka aad dhimato aniga ayaa ku dhaxalayo siduu uu ogay hay xiliga uu dhimanayo odaygu mid kle si aan waxa danbiya loo gu helin ayuu waxa kasta kasii baran dahay sida baaskoolada luntay sido markuu uu arkay abihii oo xalada ku jira wuu ku nixilaaha wanu taa tabal waayo qof aad jeceshahay aad aragto xalada uu jiro eegaysa lkn wiilkan muu taban abihi oo kuma cararin wuu iska ilaaliyay in laga helo farihisa sido kle xitaa guriga ayuu ka tagay si aanu melaha u taaban oo xunta booliska ayuu hore ka tagay lkn qof damiir leh daacad ah arintu kasi ku tagay kuma dhaco inuu meesha ka tago waayo damiirka ayan siinayn qofku jecel yahay oo xalada ku jira

  • @ASMA437
    @ASMA437 3 роки тому +2

    Maya junior aabahis ma dilin

  • @apdynajipmohamett9339
    @apdynajipmohamett9339 2 роки тому

    Wllo koox fanaanin ah oo kuriyan ah in aad soo turjunto tarikhdoda wxn ldhh stray kids ama skz pls waa markii ugu horaysay wll pls

  • @muniishaalih1868
    @muniishaalih1868 3 роки тому +1

    Masha allah
    Allah haku cafiyo

  • @hanielmi2012
    @hanielmi2012 3 роки тому +3

    Hodaney miyad xanunsaneysa wajigaga ka daremaya🥺🥺😢

  • @elshacrawi4569
    @elshacrawi4569 3 роки тому

    Hodan online alaha ku sharfo aad baa kuu taageera hormar wayn gaar insha allh✋👑💯

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 роки тому +1

    Walalay please qeybta koowad kusoo qor chanelki waaba ma nacsiisay

  • @asiiyociise8947
    @asiiyociise8947 3 роки тому +1

    Hodan qali aniga mal mahan khadka kamaqana wan kutabay hadalkagi uxisay

  • @ahmadraadsato3542
    @ahmadraadsato3542 3 роки тому

    Hodon Waa Wax Dhaca in ilmo iimaan Laawe ahi uu Waalidkii Dilo Marar Badan ayey Dhacdaa

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 3 роки тому

    I miss You Hodan Fariidoh🤕

  • @ahmadraadsato3542
    @ahmadraadsato3542 3 роки тому

    Hodon. Waa Wax Dhaca in ilmo iimaan Laawe ahi uu Waalidka Dilo