Dilaa Baxsan Lahaa Haddii Aysan Jiri Lahayn Kaamirada CCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 січ 2023
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 218

  • @hosowpro
    @hosowpro  Рік тому +45

    Haddii Aad Rabto inaad kusoo biirto Online Course, halkaan ka booqo oo ka iibso, haddii aadan heysan bank card-na la xidhiidh numberka Whatsap ee halkaas kaaga soo baxaya. Mahadsanid. courses.hosowpro.com/

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Рік тому +1

      Osman malmahaan walaal waad na gooysey ee sida noodhaan

    • @ugasska9443
      @ugasska9443 Рік тому

      Saxiipkis dile silic pu ku mutta😅

    • @hanaanapdirahman5406
      @hanaanapdirahman5406 Рік тому +1

      Plz kasoo hadal afarta arday ee la dilay 🙏🙏🙏😢

    • @malabey197
      @malabey197 Рік тому

      Dadka waa lagaaga horeeye soo qoraayaan
      Axaadiithta Nabiga scw Hal Xadiith ayaa saxaabo bdan soo warisay maxaa la dhahaa saxaabigaas aa kaaga horeeye
      War Soomaaliyey jaahiliin ha iska dhiga Qof walbo iyo Shaqsigiisa waaye leyskuma xernee

    • @sundusmoha2327
      @sundusmoha2327 Рік тому

      @@hanaanapdirahman5406 ya dilay somali miyana abyo 😩🤔

  • @somali_lyrics27
    @somali_lyrics27 Рік тому +55

    Bisha RamadaaN Caafimaad Allah Nagu GaarsiiYo dhamaaN dhamaanteena🤲🤲

  • @abdifatahcollections
    @abdifatahcollections Рік тому +18

    Mahadsanid sidoo kale qisadaan waxa kadaawaday ogaal cusub🙌

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +20

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Рік тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Mrhurie
      @Mrhurie Рік тому

      @@ugaasocismaan733 ploopo
      Oooooop you

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Рік тому +12

    Mashallah si fcn ayad usoo tabisay Waxaan maalin hore ka daawaday Ogaal Cusub oo ah channel si cajiib uso gudbiya qisooyinka iyo kiiisaska dambiyada

  • @malabey197
    @malabey197 Рік тому +16

    Kheyr hasameyn Shar kuuma timaadee 🤗 sax miyaa 😂

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Рік тому +5

    The legend hoosow dhiirigelin nooso geli ama barnaamij Geography ka hadlaya💯

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 Рік тому +2

    Markasta qofka u horeya keep it Up bro hosow.

  • @F13500
    @F13500 Рік тому +6

    Kaso hadl qisada idaho college student murders qiso yaab leh waye wan jeclahay mar walba inan dawado qisoyinkaga so gudbiso cod bila qeylo ah kuso dubta mashallh Allah humabarik wllke hoosow❤

    • @saharosheikh9573
      @saharosheikh9573 Рік тому

      PHD caruurta laayay wax lala yaabo ilaahay iimaan badan hana siiyo islaanimadana hanagu dilo

    • @saharosheikh9573
      @saharosheikh9573 Рік тому

      Rabina hanaga nabad galiyo masiibada socoto

  • @abdulkarimjibril7772
    @abdulkarimjibril7772 Рік тому +5

    MAAH-MAAH “Qof aad kabtiisa toleyso oo karfantaada toloya ayaa jira”

  • @shafadan3840
    @shafadan3840 Рік тому +2

    wa idin salaamay dhamaantiina ,Somalida waxey dhahdaa ha shafeecin shar kuuma imaaneyse, taas un baana ku dhacday dukhda ladilay.

  • @iqracabdulaahi9464
    @iqracabdulaahi9464 Рік тому +5

    Jecliyaa Dhacdooyinkaaga wll hosow ❤💯👌

  • @inaxalane3073
    @inaxalane3073 Рік тому +1

    Wahsanid wll waa qiso cajib ah
    Sido kale waxaa so gashe ahed ogaal cusub dhor cisho ka hor
    Labadiniba si cajib ah ayaad oso galisen
    Two best somali you tuber ,ogaal cusub, and ,hosow pro ,

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 Рік тому +3

    Booran hadimo haqodin hadaad qodana hadheerayn ku dhicidoontana Mooye, mahadsanid hosow

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 Рік тому +11

    Asxaan Ha sameyn shari kuuma imaatee 😂😂

    • @malabey197
      @malabey197 Рік тому +1

      Wlhi waa qoray kwrn isku Fikir aa nahay 🤣🤣🤣
      Kheyr ha sameyn Shar kuuma timaadee 🤗

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Рік тому

    Mahadsanid walaal hossow 🙏🙏🙏🙏🙏💥💥💥✔️

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Рік тому +5

    Qisadaan waa daawady ayado carabi ah 😢qisada 4arday ee mareykan lagu dily gurigooda kaso hadal

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali Рік тому

    Keep going my hosow pro gar iyo gardaraba waan ku wataa cimaamadaada lama haysan karo

  • @abdallaistiin6546
    @abdallaistiin6546 Рік тому +1

    Aniga aad ayan ujeclhy miqaladada wana kugu xiranhy allah haku xafido wll

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @laabsalahbadalgulett784
    @laabsalahbadalgulett784 Рік тому +2

    First comment first like

  • @caashocabdimaxamad3768
    @caashocabdimaxamad3768 Рік тому

    Anna u horeyo

  • @muhumedabey5947
    @muhumedabey5947 Рік тому

    Wllkena @ogal cusub# Ayaan Maliin dhaw kadhagestay qisadaan
    waad mahadsantahay wll cusmaan hosow ♥️

  • @miloak656
    @miloak656 Рік тому

    Sheekad hore waxan iga dawaday janalka ogaal cusub
    Hosow legend

  • @nakruumaabdulle9933
    @nakruumaabdulle9933 Рік тому +3

    Wax badso wax beel ayey leedahay ayan dhihi lahaa aniga

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому

    Insha Allah

  • @somalifanparoj
    @somalifanparoj Рік тому

    First love i sar hossow plz

  • @munaabdirisaq2324
    @munaabdirisaq2324 Рік тому +1

    Khayr ha falin shar,kuma yimadnw
    Ama qof walan wax,lagama qoro

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Рік тому

    vlog noosoduub sxip vlogyadada aadbN u jeclahy ❤️

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Рік тому +1

    Hosow mawduuc rabay caalamka dilka dhaca dad is aqoon barnaamij kaso samay tunable qof gobolke ku dila 👨‍👩‍👧 dad markaas array wax aqoon lahayn sabab la aaan mahadsanid kaape hosow pro

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 Рік тому +10

    Kanaalka ogaal cusub ayaa kaaga horeyey mawduuca hoosow💔😂

    • @farduusyasin3415
      @farduusyasin3415 Рік тому

      👏 👏 👏

    • @saarask315
      @saarask315 Рік тому +2

      Waa caadi wllo 🥰 anba ogaal cusub ban ka waday hosowna wan ka dawadey both of them have their own talent ❤masha allah

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Рік тому +1

    Walalkey qisadaan marhore ka dawadey
    ogaalka cusub
    Lkn markastaba mahadsanid

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 Рік тому

    KHAYR HA FALIN, SHARI KUUMA TIMAADEE

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому

    Wcs Wlc Brother 👏👏👍👍👍

  • @aweleasri6506
    @aweleasri6506 Рік тому +1

    Hadaan maah maah soomaaliyed ku cabiro waxay noqonaysa. Axsaan Hasamayn Sharu Kuuma Imaatee☝🏻✅

  • @maryanbulaleyr9901
    @maryanbulaleyr9901 Рік тому +2

    Hosow ninka 4 arday kudilay Idaho unafersatie Ka so hadal walaal

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 Рік тому

    Khayr hafalin shar kuumayimaadee

  • @neecaawchannel579
    @neecaawchannel579 Рік тому +2

    Asxaan Ha Falin Shari Kuuma Timaadee

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Рік тому

    Asxaan hafalin shari kuuma timade ayaan ubixiyey

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 Рік тому

    Asxaan hasameynin sharikuuma imaato

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +1

    Aniga waxan ubixiyay mahmahyada daheso ninka kabtisa toleso o karfantada tolaya

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 Рік тому

    Idaho college 4tii arday kaso hadal hossow❤️

  • @reemahussein7104
    @reemahussein7104 Рік тому

    Asc wllkey hasow wn ku salaamay horta wn ku mahad celin wxn jeclhy inaa dhagesta sheekoyinka wxd tahy UA-cam ka aan ku jeclhy sida u dawanay wxd so galiso wey iga dhamatey. Hhh yacani sidaa u jeclhy 2xd so galiso Walibo qisoyinka o dhan wxn jeclhy inaa so badiso insha Allah guul ku rajenayaa

  • @zuhaipahmed4131
    @zuhaipahmed4131 Рік тому +3

    (Amaano kugu raagtay waxaad leedahay ayaad moodaa). Markaa imika balan-qaad ka raagay ayay mooday xoolo ay leedahay. Sida ay ila tahay anih. 😊🤔

  • @fartuuncabdulqadir8183
    @fartuuncabdulqadir8183 Рік тому

    Intaa Dan falin ka fiirso sx wllo hassow allh ku sharfo qisooyinkaga wn jeclahy runtii

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Subxaanalaah

  • @munajama9881
    @munajama9881 Рік тому +2

    Ana uhoreyay

    • @maxamedibraahim3751
      @maxamedibraahim3751 Рік тому

      Mᴀxᴀᴀ ᴋᴀ ғᴀɪᴅᴀʏ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴡᴀʀ ᴡᴜxᴜ xᴏʟᴀʏsᴀɴᴀ

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 Рік тому +1

    Sheekadan Ogaal cusub baa kga horeyey wll isaga ka daawanay

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    🙏

  • @ibrahimhilowlemm.m8mmmoham736

    2 maahmaah baa igula habaan
    Tan koobaad kheyr ha falin shari kuuma timaade
    Tan labaad baahal nool ninkii barbaariye badbaadi ama boqna gooy.

  • @skukriali638
    @skukriali638 Рік тому

    Wax badso wax beel bay ledahy✅

  • @mohamedabdulaahisuryaan6582

    Sxp arimaha sirdoonkA kasohadal

  • @noorilyesnoor1195
    @noorilyesnoor1195 Рік тому

    Hosow brother email ayn kuso diray isoo jawaab adoo raali mhdsnd❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +1

    Meel baan maaliinkadawaynaye waa fahamiwaayey

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Рік тому

    Anna " wax badso wax bel ba laga hela" intay is lahyyd hantida qaado ay Mel xun ka dhacday

  • @munahirsi9748
    @munahirsi9748 Рік тому

    Khayr hafalin sharba kuma yimadee

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Рік тому +3

    ninkii nolow.maxa aragti kuu laaban
    😂😂😂😂😂

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Рік тому +1

    Dad io duurba waxaadan Fileyn ka filo zxbteed baa wax ku yeeleysa Mey sugeyn Anigu wiilkii banba mooday inuu dili doono .....

  • @FNAFGACHA69
    @FNAFGACHA69 Рік тому

    ka fiirso intaadan samayn

  • @SAM22948
    @SAM22948 Рік тому

    Wa lagaga horeyey qisadan sxp.
    We don't need it.

  • @umalkhairmohamedismail4391
    @umalkhairmohamedismail4391 Рік тому

    Qofan ha aamin walalkan ha ahaadee

  • @ruumichannel
    @ruumichannel Рік тому

    Wiilka kaliy ee an hada ku xirnhy sheekoyinkis

  • @sadiaardofe8588
    @sadiaardofe8588 11 місяців тому

    Qeyr hafalin shar mku timadee ee dhahan
    😢

  • @wardiina-ahmadey2252
    @wardiina-ahmadey2252 Рік тому

    1_Wax badso wax beelbay leedahay
    2_laaca aragtaye laaga ma ogtahy
    My name is warda
    Salan sare
    Am from Somaliland😘🥰😍

  • @kiinjama6823
    @kiinjama6823 Рік тому +1

    Ogaalka cusub
    kadaawaday waa yaabanaa see hore ugu aragtay qisadan

  • @amiinadageyr4157
    @amiinadageyr4157 Рік тому

    Maah maahda waxaa iso baxay
    "Cadowgaaga halmar iska ilaali saxiibkaana 100 mar"

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Рік тому

    Maahmaahda1.(SIR MA QABE ALLE AYAA U SAHAN AH)
    2. (HOG HADIMO HA QODIN HADAAD QODANA HA DHEERAYN KU DHICI DOONTAANA MA OGID).

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 Рік тому

    Mmmm "wax badso wax beel ayeey leedahay".

  • @wiiloahmedwarsame7981
    @wiiloahmedwarsame7981 Рік тому

    Trying

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Рік тому +2

    Chenalka Ogaal bn ka daawaday, the one of the best UA-camrs,

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 Рік тому

    hosow wa ku zalama macalimuu

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 Рік тому +2

    Cbenalka Ogaal cusub baaa kasoo dhageestay😢

  • @hannanmohamoud8181
    @hannanmohamoud8181 Рік тому

    Kailee sheekadee keen

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 Рік тому

    God sired haqodin hada qodona hadheren kudhici dontidaa lama ogee

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 Рік тому

    Waxan maqli jiray shar filo kheer wax kaama dhibee,
    Sida fudud eey uamintay in lasin dono lacag eyna kudhisan donto gurigeda isuna qaban qabineysay io sida fudud ee loogaga baxay arintii aya ixasusisay mahmahdas .

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 Рік тому

    idaho college kaso hadal wllo

  • @anasam7333
    @anasam7333 Рік тому

    Bro Idaho murdares story kaas ka war doon waa.

  • @Updilahi___iprahim21
    @Updilahi___iprahim21 Рік тому

    Channelka ogaal cusub ayaan ka daaawaday oo ah channel qiimo bdn

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 Рік тому

    inta aadan degdegin dib ulaabo😇

  • @hawadhiiabdullahi4105
    @hawadhiiabdullahi4105 Рік тому +2

    Facal qeer hasameyn shar kuma timaadee😢

  • @faridadirie7441
    @faridadirie7441 Рік тому +3

    Wax badso wax beel leedahay 😂

  • @Princessahme
    @Princessahme Рік тому

    God qiyaano ha qodin hadaa qodidnah ha dheren ku dhici dontida lama ogee🤣🤣🤣🤣👋👋

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому

    Shugran

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому +2

    Markasta Oo Xanaaqsantahay Ama Aad Farxsantahy Waxba Ha baLan Qaadin Sababtoo ah Dareenkaaga Ayaa ku Xukumaya Maalmo Kadib Markii Aad Caadi Kusoo Laabataana Waxaad Arki doontaa Adiga oo ka Qoomamayn Go,qankaagii Shaaly Duqdan Waxa Ay Sababsatay BaLan Qaad Ay sameysay Iyada Oo Maqane Joogto Ah

    • @Trusfrated02
      @Trusfrated02 Рік тому +1

      Lkn ayada meyna xanaaqsanen nor faraxsanen e way xanuunsaned.

  • @nastehoclqani3240
    @nastehoclqani3240 Рік тому +1

    Wadkeed korsatooy wiiqwiiq makaa yeertay🤣😅

  • @asmamohamed7521
    @asmamohamed7521 Рік тому

    Wn jeclhy shekooyinka noocan oo kle ah

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Рік тому

    Khayrba ha falin Sharba kuuma yimaado

  • @marwabeauty4424
    @marwabeauty4424 Рік тому

    Khayr hafalin sharba kuma imadee

  • @hanaanapdirahman5406
    @hanaanapdirahman5406 Рік тому

    Plz kasoo hadal afartii arday eela diray 🙏🙏🙏🙏💋

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому

    Wadhamestay waxan usolabtay mahamahii horaloyiri isxanhasameen sharkumatimadee

  • @nuuxmaxamuud925
    @nuuxmaxamuud925 Рік тому +2

    Ogaal cusuba ka daawaday sheekadan🤑

    • @narkozxi9730
      @narkozxi9730 Рік тому

      Naag walan iyo lacag meel taalo walagu washaa 😅

  • @amiishaarashiid508
    @amiishaarashiid508 Рік тому

    Idaho college kaso hadal wlkkey 😇

  • @samiyaabdullahi5054
    @samiyaabdullahi5054 Рік тому

    Dadka ku hayo channel kale kaso argnay mxa iska galay labada Chanal dad badan aniga cmla inta ka arkay UA-camr kastana shekadi cajabiso so galiya cadi iska dhiga bal sida kula tahy un shekada ka hadal bis

  • @munabille8980
    @munabille8980 Рік тому

    Nin aad kabtiisa tolaysoo kafantaada tikaya oo dhacdo ah weeye 😳

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 Рік тому

    Ha shafeecin sharkuma yiimadee??

  • @khadraali2238
    @khadraali2238 Рік тому

    Sxbku waa sad kuu yaal ama waa sababtaa😂😂😂

  • @maanhirsi2352
    @maanhirsi2352 Рік тому

    God haqodin hadaad qodidna hadheereen kudhici doontaana ma ogide

  • @zaktaboy6989
    @zaktaboy6989 Рік тому +1

    Add a comment...

  • @mustalifomohammed4995
    @mustalifomohammed4995 Рік тому

    sama hafalin xuma kuuma yimadaan