Alla somali wlhi wa wada xin socoto maxa yelay wiilkan wllken ah ma awoodi la nahay inan garsiino intuu u qalmo alla maxey raggu badan koda dantu ciisha wan dareemi kara inuu dareemayo in ay xigsi iyo dad an macno ku fadhinin waliba iska ah reer tiktok ayaa 600k marayan wilkan juhdiga iyo rafad ka idin so marayana waxad dhafin la dihin287k aqas
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay
ogow waxaso dhan aya ay diintu inaga haysa sababnaa ayay u wacnthy in ciyalka yaryar in ala baro qimaha walidka iyo jacalka ka dheexeya in anu lamid ahyn jacal kle o qof kle ad wadagtan likn marnaba isma lihi somali ayay waxni ku dhacaysa
SubhanAllah rabbi inooma kaso musiibadan oo kale.
Subxana allah wa imtixan kan ugu xuma abid, hadi aduunka cunuga ugu jecled ku dilo, wal ciyadu bilah,aduunyadan waxwalbo ka filo. Very sad 😔 story.
Xasbunallaah wanicmal wakiil waa arin aad iyo aad u xanuun badan ilmahaagii aad dhashey oo waliba si gaar ah aad u jecleyd haku dilo subxaanallaah.
Subxanallaah Ilaahey SWT nama tuso taaso kale beer adagaa balayo kula tagtay dheh
Unique storytelling man hosow
iimaanka iyo islanimada wax badan ayey kaa celiyan lkn haddii aad gaal tahay waad qasaareysaa
Hadda gabadhaas iney aabaheed oo jecel disho si fudud bay ku ogolaatey..... haddey Muslim ahaan laheyd xitaa haddii aysan jecleyn oo necbeyd aabaheed waxay ka fikiri laheyd aaqiro iyo cadaab alle ......
ilaahow hanagaso goynin waxna dila xasbuna allh
Amen ya Allah 😢
aamiin yaa rabbi
Aamiin yaarabi gaalada waxyabaha kadhexdhaca aad uyaab badanyihin الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲
Hasow is a good story teller Masha Allah
Asc hosow wiilkuga oo jira 18 haben ban kugu samiyay sabbto ah tagrta ku ahay masha allah osman ba u bixiyay masha allah
الحمدلله على نمعة الإسلام ❤️❤️❤️
Masha alhu wa sheeko qiso fican xambaarsan laakin xukunki madn ino so gudbin ay qaateyn labada dilaaga ah
Hadey socotona nalaso socodsi
Dhamaadkeda aqi mashkuurna
Barnaamijyadada kulu
Waa la dilay buu ku dhahy
Dil baa lagu xukumay dhameyso qisada
Kolay Waa Gaalo Un Alx Calaa Nimcati Islam ☪️ 🖤
hosow legend man 👏👏
Wow hosow sxb nagu qaali ah💪
Wxay aad ugu egtahy sheekadii ilhaan cumar
Hossow pro keep going lpx 💪
Bismi Allah. Walahay cidna lama aamini karo Ilahay ha inoo xafido awlaadeena
Nasiib xumaa aabahani 😭😭
Alle swt ayaan ka magan galnay musiboyinka qaybtooda
الحمد الله على نعمة الإسلام
Hossow hormar wacan kuu rajeena wll
wlaahi waa sheeko aad u xanuun badan danial nasiib xumo ayaa ku dhacday
Subxanaallh beer adagaa 🥺 Alhamdulillah ilahey naxariista nagama qaado
Aduunka ka filo waxaksta hilahayo ilmahyagu anaga iyo waxi islamaba ha nagu sababin subxanallah
Keep going zxp hosow pro
Great story
Alla somali wlhi wa wada xin socoto maxa yelay wiilkan wllken ah ma awoodi la nahay inan garsiino intuu u qalmo alla maxey raggu badan koda dantu ciisha wan dareemi kara inuu dareemayo in ay xigsi iyo dad an macno ku fadhinin waliba iska ah reer tiktok ayaa 600k marayan wilkan juhdiga iyo rafad ka idin so marayana waxad dhafin la dihin287k aqas
Saa sheegtay waaye Soomaalidu qofka mudnaantiisa ma siiso.
Haa wlhi hosow intas iyo in kabadn uu uqlma wlhi
Waa uun iska musiibo! Allaha na ammaansado
Bro hosow horay u soco wn kuu rajeynayaa horumar dhanka canalka ah
Legend hoosow
Keep going wlloh Allah keep you
Hosow plz and plz wll waxaa noosoo galisaa moment of truth pl muuqaalka xiga yaa igu raacsan
Safka hore ahay cawa hargaysa jano idinka soo salama
M.A horay u soco ustaad
Taad aragtaa ba tii kale ka daran wallaahi waa qiso xanuun badan😭
Subxanallah dadkan qalbi adkaa.🥺
Xumayda qoftu bisinke 🥺
masha allah thank you
Legend hossow kep going pro🥰🥰🥰
Lenged hossow 🖐❤
Legend #Hossowpro views kada malmahan hoos bu u dhacay maxa u wacan
Waa ilhaan omer
Hormar wcn wllky❤❤
Keep going lph
Ninkas nin fiican ayu aha qiyaano qaran iyo dil iyo qof una ka fileyn ayaa ku dhacaday nasib xumo hadu Muslim ahan laha danbi ma lahaden
Mahadsanid marka kowaad markalabad waxan kabartay ninaanan qofba lagu kalsonan karin
Jacayl waalid mayaqaaan
Naag wax jeclaaday negativeka ka illaali haddii kale adaamaqan
subhanallah subhanallah sad 😢
Jacaylka faraha badan oo ilmaha labsiiya dhibtaan oo kale ayuu kana 😭💔
garbkaga bn ahy mar walba wll hormar intan ka badan ku rajain 🖤
Je l'aime vraiment les histoires que vous nous proposer hosow pro aller en avance 🥰
My pro keep goin🥰
Welcome sxb
Caruuraha sanadan kan lama Aamini karo wax walba way ka suurtoban
Allah qisadu xanuunbadanaa .
First Comment Keep going hossow Pro👑🥰
Subxaanalaah ilaah wax nadilo nagamasoo gooyo🤲😪😪
Shekadaan waa maahmaahda ah nimaad dhashey kuma dhalin
Waxaan kaloo ka baran karnaa gabar dhalinyaro nin rabto inaad udiidin haday dhacdo inaadeudiidana aad naftaada kataxadarto
Madax yaro ayay qaban dhalinyarada teen ages ka ah runtii
I like your story
Waan kula socdaa shaqo wacan
Hosow pro barnamij cusub no bilow baro🌻
viva team Liverpool ❤❤❤❤❤
wow i like it
Subhanalah
Hasow saxiibkey hadii uu dhashay Daniyel 1999 uuna guursaday 2001 waxa uu guursaday asagoo jira 3 sano waaaw waaba qatar hadii sadex sano lagu guursankaro wiilkeeyga ayaan u raadinaa gabar uu guursado
Ax aabe khsaaray
sheekadaan qaybteeda hore ilhaan cumar bay isoo xasuusisay
hosow pro horey usoco
walal wad kumahadsanthy sida uso kobto muhiimada iyo qisoyinka xulka ah
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay
Waa nabsigii hooyadu ka gashey aabaha
Subxanallh ax🥺
Subxana Allah 😭😭😭
waa sababta diintenu nogu diday inay dumarku bananka u baxan sheekadan inta hore waba tii ilhan cumar okale acudubillah illahow adanka magan galayna waxan
Wlh waa qiso xanuun badan cadawgiisi buu korsanaayay😥
الحمدالله على نعمة الإسلام
Sheekoyinkada tiktok soo dhig iyagoo gosgos ah halkaba laga soo raaci
Maxaa lagu xakumay??
Sorry
Wll Osman hossow sxp inten kaala Soo xiriira arin ayaan kaa layahe plz jwb brother
Nimaad dhashay kuma dhalin ayaa hore loo yidhi
Asxaapey see cml muuqaalkan xiliga aan daawanaayo waxaa daawatey 29K+ .
maxàa like 3.3k+ hala badiyo.
ogow waxaso dhan aya ay diintu inaga haysa sababnaa ayay u wacnthy in ciyalka yaryar in ala baro qimaha walidka iyo jacalka ka dheexeya in anu lamid ahyn jacal kle o qof kle ad wadagtan likn marnaba isma lihi somali ayay waxni ku dhacaysa
Hosow Bro waxan ka sugena ilaa shalay sidaan kuu egaya waan Dalay🥵🥵waxan kaa Rabnaa Family Feud p 3 please😩😩😩misse waad iska Dhaaftay
English iyadoo ah Steve harvey page
@@nihaalahmed2173 thank Lkn Hosow Markii Diyariyo Ayan jeclahay 🥵🥵
Asc osman hosow
Osman sxb wa iga wano kanalkaga ya anaan Naciic ayan tan dambee waxa ino so bandhigaysa wax oo ((COPY))) aah ee na gadhaf bro 🙏❤😍
Sheekadani waxay aad ugu eegtahay Sheekadi ilhaan omar
subxanallah😢
Subxanallah
Ax xanuun wlhi jayilkii faraha badnaa miya nacayibka faraha badan dhaly illa abehedii sidaa arxan darada ah udilaan Awlaad ibtilaysan bay ahyen labaduba
Arimo badaan oo noca ah wan arkaay, marka waxaan odhaan laha gabdh kacsataay ha horjogsanin arimahega
Gabar kacsatey waa khatar maa leedahay weligay ma maqlin😂😂😂
Howsow bor magacaba igagadn
Cawa waa I farxad inan ugu horeyay
Muqaalkan tiktok baan ku arkey 😮
Subxana allah😰😥
Adayga xaqdarada ku dhacdey awlaadiisu kala xigsadey waa sidey ila dahay cadaalad daro gabdhii un buu jecladay
Day three after morning something ayba leeyihiin misiibo
gaal gaal dilay ayaa dhihi lahaa
Wllo shekoyinka noso badii please 🙏
Marwa kulaa kalmad aan cidwalba uqalmin weeye balo ku marwaysay
Wlhi ani tan 1 waad wanxan ufahmey intey tahy gabadha dha dhan Tan 2 baad waxan umaleynaa in gaba dha aqligeed uuna kala goin sas ayaan ufahamey___
Always I watch into her father in his video I know that meant I’m so sad she had it✌️✌️✌️✌️