Maxkammad | MARKUU AAMINAY AYAY 40,000$ KA DHACDEY NINKAAN.. Part 4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 271

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 3 роки тому +85

    wll osman youtupekiisa koop shaaxa oo caana geel lagu cadeyay baa lagu cabaa si kale wax uma taqanide 🙈😂😂

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 3 роки тому +3

      Haa wlhi ani xataa shaxaa ucaboyaa

    • @asiaguul1248
      @asiaguul1248 3 роки тому +2

      Wallee inaadan been sheegin alle hano dayo walalkeen ❤

    • @hamdahaaji8257
      @hamdahaaji8257 3 роки тому +3

      Aad iyo aaaad wlhi anii in aad ishegeysaa moodaa we love shaah caano geel haniigu taagtaano reer yurub anaga fresh caano geel iyo shaah iska cabeynaaa😂😂🙏👌👌

    • @saluuglaibrahim6821
      @saluuglaibrahim6821 3 роки тому

      Beenta mahan aad buu iso jiita baranamijyada uu ka hadlo asgana hadlkiisa jeclahay

    • @siciidoabdulahiabdullah5365
      @siciidoabdulahiabdullah5365 Рік тому

      ​@@barwaqoshorts2338ear4t😢3😂

  • @shaktatinous5722
    @shaktatinous5722 3 роки тому +57

    Ku Sali Nabigi
    Sharafta lahaa
    Dulqadka lahaa
    Dadnimada lahaa Naxarista Badan
    Mahamad Ibnu Cabdilaahi NNKH😍😍😍😍

  • @mohamedhussein8545
    @mohamedhussein8545 3 роки тому +28

    Hoosow Waa qofka Ugu badan ee AnUA-cam ka daawado 🙏 Wanba qabatimay Parnamijadisa🔥

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 3 роки тому +15

    Ar manta shaqada ayan joge marko isodacaye videoga halka ban kudameyste lakin inan comments soqoro wan awodi waye thanks hosow sida nogu dadasho wad kumahad santahay😍

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 3 роки тому +6

    Mhdsnd xaaji midkii "LACAG DARTEED CEEBTADA SHEEEG" igala soo dhakhso xaraaro ayaa i dishay

  • @xayaatcabdullaahicali2941
    @xayaatcabdullaahicali2941 3 роки тому +6

    Waxaan jeclhy barmimkaan inaa soo booqotid 🙏 oo ah mid xiiso bnda hadaa aragto ku anfi doono wllkey hasow showga magaciisa waa the jerry Springer show qor waad arkey booqo wlkey 🥰🥰👋

  • @suhaylabbe5725
    @suhaylabbe5725 3 роки тому +4

    walhi waaa wilka ugu dagan UA-cam da somalida m.a walhi UA-cam somalida wan wada jeclahay waa walaldey kuli lkn wilkan waa wil dagan m.a huuno horay usooco one Love ✌❤

  • @samiraluulamohamed6971
    @samiraluulamohamed6971 3 роки тому +17

    Allah ii sahalo nin lacag igu daldala ason i qaoon😄😃

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 роки тому +16

    WALAAL MCN ALAAH DARTII IIGU SOO BOOQO WAA IGA CUDSI WALAAL MCN ADOONKAA WALAAL LAGU YAHAY🙏🙏🙏😭😭

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 3 роки тому +4

    Wlhi tanoo kle anay igu dhacday qofbaa isku daydy anoo aan waligeey arag inay khadka dhexdiisa idhahdo tel ii gad ana waxaan dhahy adeer ilaahay hku siiyo wiil aan ku arag oo ku gado😅🤣😅

    • @kaltuunali7597
      @kaltuunali7597 3 роки тому

      😁😂😂 caqligu waa inuu sasoo kle u shaqeeyo

  • @AliAhmed-sv9bu
    @AliAhmed-sv9bu 3 роки тому +2

    Waakaxumaxy ninkan gartiisawaalahagrey ilanaagaxa ayaawarkoodi laguqadariyaa meelaha sidasaxdaaxlooganoolyahay naag 1ooo doolarqabatomakunoolaankartaaa ayidooningaadey sixurnimoax lacktiisa siiamogocankiisayel maydhaxan lacktiisainayqabto maankirsana haye gartaaniwaagarqabiilweeye

  • @fartunawil5313
    @fartunawil5313 3 роки тому +5

    Chanalkan indhaha ku haya malmahan wayo wax xasasi ah aya ka socdo o ku qanceysid hore o soco bro

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 3 роки тому +8

    Miskiin shadh wayane way ku daadata halkas dad badan baa cashar ka baran doona.Mahadsanid walalkay sida nola wadaagtay barnamijkan❤️❤️

  • @filsanmaxamed7940
    @filsanmaxamed7940 3 роки тому +5

    wllkay wan qoslay wlhi ninka waxbaa ku dhacay keep going brother wax xiilo leh bad noo keentaa

  • @hanicabdilaahi8818
    @hanicabdilaahi8818 3 роки тому +5

    Asc wll adigaa iyo marwadadaba iyo ciyalkaba Talabaad
    Wll waan ku sugaa malin kastaa ee noo soo badi videoga 3 ama 4 soo duub waan xiiseeya wllhi markaan arko waan farxaa😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 3 роки тому +12

    We need The moMent oF truth❤✌

  • @hibanur8699
    @hibanur8699 3 роки тому +1

    Dadbadan ayaa online LAGU dhacaa. Kan AAD AYUU miskiin u yahy . Lkin dadbadan ayaa jeceel been loo sheega lacagtana been aya loogu qaada. Intas dad ayaa online ka LAGU dhacaa.
    There's nothing wrong with the guy his a bit naive.

  • @xanaanyusuf7666
    @xanaanyusuf7666 3 роки тому +1

    Hosow qofka kaliyee xiiseyo vide yashiisa 🥰😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @fowsiyacabdulahi1730
    @fowsiyacabdulahi1730 3 роки тому +8

    Maal mahaan hor mar wayn baad gaartay iyo barnamijyo xiiso leh
    Masha Allah bro

  • @nimococo9759
    @nimococo9759 3 роки тому +8

    Hey guys 150k is up coming ❤🙈

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому +1

    Maskiin Kan Muslim iska noqo dheh 15k dolor aaah🥺🥺🧐🧐waliba naag sameysa waxyaabaha xunxun

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 3 роки тому +4

    Abow hasow manta marku isodacay video gan mashwul aya aha marti aya ijogtay hade martidi iga bacday albabka marka sas oga saray aya iskusodax turay muqalkan an wada sugeyney hasow hada ogan lahed san kusugo maba aminesid xita inta ad kasogalinesid muqal cusub kuwi hore aya firsada😁😁❤️❤️

  • @munawarsame2906
    @munawarsame2906 3 роки тому +1

    Wll sheekooyinkan way ifarxad galiyaa wll noosoodaa maalin kas ta 1 xabo dhibkuguma ahee anagana waxwaynbey nootahay

  • @abdirisakhiireey9988
    @abdirisakhiireey9988 3 роки тому +4

    WIIL AAN ISKU MAGAALO JOOGNO AYEEY QISADAN OO KALE KU DHACDAY.

  • @fouadelmi7317
    @fouadelmi7317 3 роки тому +5

    Turjumad fican bad thy bro horey soco Anaka team afrika joga hadan nahy faai'ido ayey noo thy ee noso baadi bro like Saraa heee asaxabey

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +2

    *2 da barnamij ee midu kan yahay iyo midka runta iyo beenta ah si joogta ayan oola socda lkn mid 3 aad inad inoo furto ayan jeclan laha abowe hosow*

  • @hindahodan
    @hindahodan 3 роки тому +2

    Xataa hadaanan wakhti aan ku daawado Haysan ugu yaraan waan furaa waanan like gareeyaa video yada channel kan
    Respect wllky 🙏❤

  • @shucaybismail7866
    @shucaybismail7866 3 роки тому +5

    Anigu muqaaladan maxkamadda ah ban si gaara u xiiseya bro wlH💔

  • @samsamsomali2211
    @samsamsomali2211 3 роки тому +5

    Jecliya showawgan😍🥰🥰🤩

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 роки тому +5

    Masha Allah my pro legend keep going hor mar wcn ayaan ku rajeyna 🥰❤👍

  • @camircamale6396
    @camircamale6396 3 роки тому +5

    Waqtigu haku heliyo My brother❤🇸🇴

  • @halimaheyla6657
    @halimaheyla6657 3 роки тому +1

    Nagta maxkamada dhexdhaxadinesa wararkeda ban melaha ku arakayay wll kasohadal waxa kudhacay mhdsanid🥰

  • @ladanladan9750
    @ladanladan9750 3 роки тому +4

    barnamishki fashilka kaa sugeena walalke

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 3 роки тому +1

    Anigo firsan maba jogi karo waba kuhestaa

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 3 роки тому +4

    The moment of truth bro kaaz noozo gali keep giong

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 роки тому +4

    Hore u soco walaal
    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games

  • @nuurnuurhanad908
    @nuurnuurhanad908 3 роки тому +1

    Wan iska qabdaranahay kulaha hosow niin walan kkkkkkkhhhhhhhhhkkkkk

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +7

    Su,aal Ayaan Qaba Hosow Maxkamadani Xukunka ay Qofka ku rido Ama ku go,aamiso Ma Mid Qofka Wixi ku Wajiba Looga Qaadaya ?
    MahadsaniT Wlaaal

  • @munawarsame2906
    @munawarsame2906 3 роки тому +1

    Hosow ana iisoo celi lacagtaan kugu daawaday hhhh

  • @gfdgdf5172
    @gfdgdf5172 3 роки тому +1

    Bro waa ku mahad santhy soo xulashaada labadaada barnaamij waxay ku sahab sanyihiiin nolashaan digital ka ah ✍
    #La socod kooda waa laazimay

  • @munawarsame2906
    @munawarsame2906 3 роки тому +1

    Ani igu fiic naa kani wllhi maxumeeyeen

  • @amaalisxaaqmaxamed440
    @amaalisxaaqmaxamed440 3 роки тому +3

    Wll showyadan waxan ujeclahay ❤💯👏sida musalsalka oo kale wana kumahad santahay wll 👈

  • @maajid1077
    @maajid1077 3 роки тому +1

    Naag xaa ka khadlnan she yee nin dhahoosaa 😂😂😂

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 роки тому +2

    😂wàar gabadhu cirweynaa ma 40000 oo dhan😂😂😂👉

  • @billyjean9422
    @billyjean9422 3 роки тому +16

    I swear you are funny keep up moving bro 🤣🥰

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +1

    Pro comingzoon 150k❤❤❤

  • @nasranur7037
    @nasranur7037 3 роки тому +3

    Wll Osman hoosow thanks wllkey barnaamij waa ka helay runtii noo soo badi wax bdn aan ka faa,iday m.a 😊💯

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 3 роки тому +2

    Sxb hosow wa mahadsantahay waxa ka codsanaya qeebta family iyo caruurta ina ada suprnanny noguso dar mahadsanid

  • @abshirfaarah6239
    @abshirfaarah6239 3 роки тому +4

    Wll ayaamahan wad naga caajistay isku day inaad noo dadaasho keep going bro.

  • @rahmariyah9913
    @rahmariyah9913 3 роки тому +1

    Mansha allah ninkan quruxda badan waligey mana arag UA-camr sidu u daganyahey u dagan ......

  • @mustafabulle849
    @mustafabulle849 3 роки тому +7

    Next time walaal hossow noo soo daay show-gii the moment of truth oo anaga aan u bixinay "lacag darteed isku fashil".

    • @queena_cishqi
      @queena_cishqi 3 роки тому

      Eeen eeen eeeeeen iskadaaa😁😁

  • @munawarsame2906
    @munawarsame2906 3 роки тому +1

    Kiii lacag t a noosoodaa caawa wansukaaa

  • @honfatih
    @honfatih 3 роки тому +3

    Hoossow sxb aaad aaan kuu taageraaa runtiii
    barnaamij kaadaa oo i dhaafa maba jiro nio

  • @mudanexaliye8917
    @mudanexaliye8917 3 роки тому +3

    Wllo kii.kale isna noo soo samee

  • @huskaku0.278
    @huskaku0.278 3 роки тому +2

    Barnamijkung hanuung ya la so ody widay
    Eed iyo ed ya hiisy ing lye waiting from more creative vedios like these ones wll mayow

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 роки тому +7

    WALAAL MCN ALAAH DARTII IIGU SOO BOOQO WAA IGA CUDSI WALAAL MCN ADOONKAA WALAAL LAGU YAHAY🙏🙏🙏😭😭

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 роки тому

    Please guriceel 1990 official 📌📌📌📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 3 роки тому +2

    Islaantan mesheeda yar wey shidatay wlhi halmar inaa Somalia kuso casuuno ayey aheed waxaa huba kuwa badan rag iyo dumar leh xabsi daaain in lagu xukumi lahaa 😁😁

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +4

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey

  • @iammuzamuza801
    @iammuzamuza801 3 роки тому +1

    Walaalaha dhamaanteen ilahay caafimaad Hangu gaarsiyo Bisha BARAKEESAN EE RAMADAAN

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 роки тому

    Asc brother 👍💪💪💪💪💪💪💪 Salan sare gudoomiye soomaaliyeed

  • @ciroolelumay7671
    @ciroolelumay7671 3 роки тому +2

    Hossow bro :you are not father barnamijkaz noo daay

  • @abdifatahbakisto
    @abdifatahbakisto 3 роки тому +2

    Keep goin saxib lkn saxib video yadada wanu Lasocona lkn hala raagin ee hore uso gali

  • @NasriinAdanrooble
    @NasriinAdanrooble 3 роки тому +3

    Wall hosow nasinaa kudaramaa chanalkaga thanks wall

  • @ahmednur8148
    @ahmednur8148 3 роки тому +1

    Hozow sxp Maxkamadaan ma show oo kaliyaa mise waa Wax ay Dowladu ogtahay oo qoftaan maxkamada joogto dawlada bay hoos timaadaa👋

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому +2

    Masha allaha keep going walkey allaha ku xafdiyo I like you story

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 3 роки тому +3

    Waan sugayey showgaan nosoo badi👏

  • @kowsarabdullahi7205
    @kowsarabdullahi7205 3 роки тому +2

    Wllky shaqa wcn dadalkada khyr allah ku siyo😘👌

  • @omargulled5750
    @omargulled5750 3 роки тому

    Ninkaan waxaad moodaa markeey tiri qofkalaan kajeclahay inuu go'aansaday inuusan guursan

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 роки тому +2

    Maxkamad bilaa cadaalad ah

  • @fardowsaxaashi7377
    @fardowsaxaashi7377 3 роки тому +2

    video yadada noso badi wana ku heysta halkaas kasii wad

  • @abdimohomed2081
    @abdimohomed2081 3 роки тому +1

    Wlhi rag noocas weeye buuxana oo gabadha yar yar oo kenya joogaa ayee lacagdooda halkaa ku cunaana sorry wlhi ninka rag ah jecelku wuxuu ka dhigaa nacas ax ax🧎🏻💔

  • @buqaariabuukar7286
    @buqaariabuukar7286 3 роки тому

    Wll qli wankubaryaa kan wankahelnay m.a lkn wxn kasii jeclanlaheen inaa nosoo fasirto inaa aragtay uma malenaa wxa wye( you are not father) fashilaad kle wye ayadane taas

  • @abdirahmanmahamed4362
    @abdirahmanmahamed4362 3 роки тому

    Sxb mahad sanid sidaa warbixin fican nogu sogud bineeysid Masha Allah

  • @umeymamohamed147
    @umeymamohamed147 3 роки тому +2

    Yes yes yes video cusun

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 роки тому +2

    Thank u so much for sharing ❤️❤️❤️👍

  • @aminasaed6544
    @aminasaed6544 3 роки тому

    Hhhhh tan aney igu dhacdey wagan yaraa wiil waxuu isoo direy 1 dalar gadal wn is dagalney waxuu idhahdey isoo celi ama telka ayaa kaa xiraa hhhh anigana wn cabsadee horaa kaceliyey 40k xagee horta

  • @najaxmohmoud3454
    @najaxmohmoud3454 3 роки тому +2

    Asc wllo noo soo badi barnaamijyadan

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed2877 3 роки тому +3

    Aad baan usugayay showgaan mahadsanid boowe❤

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 роки тому +1

    Wlhi plhi waxn ka roonahay wa jiro nin lcgtiis cun oo dheh lcg ii sooo dir ama isiii waxs wa indho adayg ban uqan ani bisinkee 🤫🤔🤔🤫naag meel kasta ha joogto cadaan amaa madow😀😂😂😂😂😂

  • @abdiemouze9160
    @abdiemouze9160 3 роки тому

    Hosow pro waxaad kasoo hadashaa
    showga you are not father kaasa xiiso badane mahadsanid ✋🌹👋🍀

  • @anfacmahamed8824
    @anfacmahamed8824 3 роки тому +3

    Horey usoco hossow pro

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 3 роки тому

    Maskiin waaye ninka wan ka naxey wlhi nin fiican waaye lkn qof sheydaan ah o ba xitaa naxariis laheyn u gacan galey wan u rajeynaya inuu helo qof u qalanta inu helo o sheydaan jirkeda iibineyso kale aheyn

  • @kingmoha1644
    @kingmoha1644 3 роки тому +2

    The one only waku sugay lpx sare tageer dhameystiran ku ahy 😉

  • @deeqmaxamed4350
    @deeqmaxamed4350 3 роки тому +2

    Sxb osmaan horta waxbadan ayaan kafaaiday markaa keep going sxb

  • @hassanabdikadir1951
    @hassanabdikadir1951 3 роки тому

    barnaaamijka waxaa kusoo dartaa Steve show kusoo dar plz

  • @najaxc.rizaaq5819
    @najaxc.rizaaq5819 3 роки тому

    Wllo wan ku tagerah ila xadah wlhi yutupkah dhanbh aadigh kaliyah la dawadah hore usoco 😘

  • @hanzy9499
    @hanzy9499 3 роки тому +9

    Part 5 noo soo sameey hosow wllo and thank you for make this vedio 😊👍

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 3 роки тому

    Wa naag xun😈😈😈😈😈 daacad sana ninka🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @sharafali9598
    @sharafali9598 3 роки тому +1

    Kk habarta walee wiikeedu haduu ufadhinaa guriga ilaa boqol sano kk saa waa ni jabiasay naagtu🤣

  • @cabdixamiid8837
    @cabdixamiid8837 3 роки тому +1

    Legend hosow pro

  • @abdirisakalteso1227
    @abdirisakalteso1227 3 роки тому

    Xasoow you ar fun bro noolow noosoobadi yaqeey shekooyinkan cml

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 роки тому +1

    Naag qurxoon haduu kahelilahaay maxaa iga bilahaay lakiin asiiga aad ayuu u qurxoonyahay wana maskiin anuuba igu fiicnaag kan

  • @malyunsabriye4036
    @malyunsabriye4036 3 роки тому +2

    Hada ayuu isoo gaaray aniga waxaan jogaa jermany

  • @sahrahared2599
    @sahrahared2599 3 роки тому +2

    Thanks 🙏

  • @canabquen380
    @canabquen380 3 роки тому

    Ax maskiin waala dhacy inkastoo uu igu diin eheen hdane waan ka naxy😨🥺

  • @leylasheekh6368
    @leylasheekh6368 3 роки тому

    Hhhhh maskaxda ma ka xanuunsani Lakin si kale aya u qaabdaraney kuye!!!!

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 3 роки тому

    Wey ku sax santahay yaa yiri qof aan wax ku weydiisan lacag ku daldal

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 роки тому +2

    Bro video cod ka kaxiran

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 роки тому +3

    ana polo rules stop loma bahno kkkk
    the moment of truth no wad kaas ba fcn

    • @khadraahmed2132
      @khadraahmed2132 3 роки тому

      Maya

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому

      @@khadraahmed2132 xagu joga sister

    • @khadraahmed2132
      @khadraahmed2132 3 роки тому

      @@xaajimaquste waa khalad ina ku sheego meshu joogo wll iga rali noqo asiga aya kushegi karo

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому

      @@khadraahmed2132 waxba hano shegin