18 SANNO AYAY U AFDUUBNEYD NIN ! Xaalad Layaab Leh Ayaa Lagu Helay
Вставка
- Опубліковано 1 жов 2024
- WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
Asc Wallkay Illahay’ haybada u siiyay hadli ogid, xikmad iyo eedaab. Wan kusalamaya adiyo qoyskaagaba. Walal noosoobadi qisooyinka noocan ah Ama sheekoyinka cajiib Ka ah. Yaa ila mida asxaabeey o doonaya codsiga..?
Shekadaan wipsite ayaan ka aqristy sfcn uma fahmin tanks hosow ❤🖤
Ax horto wlhi noloshan anba dunidan odhan ayaa iska imtaxaana intaad noshayna wx wlba wd maqli anba wd arki siday farahenuba u kala duwan yihiin sheekoyn badan wn ka dawaday galadan ku anba tu hoyadeedi dhashay iyo abaheed dilayana maqalnay oo nosoo dubisay tana wta 18sano inanteeda meel wlba u martay ee wli ilawin midna meesha wn ka dhex dhadhamiyay oo abaheed hal mrna ma maqlin oo wli wn is waydinaya gal iyo muslinba dad xun horto waa laga helaya haba lagu kala badnadee lkn wxa la yaba ina dumar meel wlba ay jogan ku amaan helayn oy dhibataysan yihiin anba galo ha ahadaan anba musline inkasto yagu inaga fcn yihiin oo wx kasto dhiba loo gaysto cadalad helayaan wxa kle oo farxada in inagu iman lenay oo wx yabaha qar ceeb ka salin aynu ka nahay waa wx alleh lagu mahad naqo tasina lkn wxn dhihi kara oo kliya dumaraw is ilaliya anba wadan galo ku nolow anba ku muslino yuu afkaga iyo jidh kagu dhibato ku hor sedin inshallah wx kasto aad maqashana cashar inaad ka barataan ayn rajaynayaa isna dhiri galisaan ood is garab istagtaan inshallah alleh haydinka dhigo kuwii wx ku qata ragna wxn dhihi lhaa raggow dumarkiina anba wllhin somaliyeed plz waa codsi ilashta idinka oo ka dhawaysanaya cid kasto xun anba muslin ha ahado anba gale una eeg inay wllsha oo muslina tahay kna siii thy somaliyad kuwiina xuna ragow ha ku racina xumanta ee idinka zixi karee saxa oo u caqli celiya waa iga wano ee ilashta dumarkina somaliyeed meel kasta oy jogan hday adiga wx ku modo ay dad ka dhawaysato ha garab marin oo si kle haw egin ee isku day say ka filanayso ka fcn inaad u noqoto inshallah illahay haydinka dhigo kuwii weeleya hdl kayga inshallah 🤲🤲🤲🤲dhamaan tinba rag iyo dumarba dumarow idina isku daya intaad dad qalad amini lahaydeen dadku ma wda xume inaydu wlldiin ka daydaan miciin Ok allah keep all of muslimis especially somali people 🤲
Waan xasuustaa 2009 news maraykanka qisadaan qabsatay ilaah baa kasoo fakiyay inkaar qabahaas
Nin yahow qaabkan wax kabadal sheekadaada waa goos goos midba meel ayaa kasoo qabanaysaa mida kale hadalka toos uwad oo hadaldooda aad turjumayso jooji oo sheekada laxan af somali saar waa maxay
Sheekadan ano English Ku dawaday ayaan Ku cehstay Hoosow respect bro
Waa sheko xanuun badan qofkii hoyo ah daremi karo
Soo badii shekiyinkaan
Wax kasta oo aad so geliso
Waan ku farxaa✌
Ala waan xususta news hasn jirte xiliga
Bro shekoyinkan camal noso badi wanka helay aniga 😍🥰
Qofka kliya an comment gareyo hosow❤️🎉
Waa qiso qiiro leh,14 cisho ayan ku jiray kontiinar libya meel dibad aan la arkayn,waxay ila dhiganta meel 100sano aan ku jiray,Qofki jeel ku jira AMA meel ku xiran uunba garan kara Xanuunka ay leedahay in Dulmi lagugu haysto,Alhamdulilah Ala kuli xaal 🥺❤️ Thanks wllka wayn Hosow pro ❤️✅
Ooh srry walal hada cafimadkaga kwaran alle makubadbadiya waa alxamdulilah
@@fahmadhagane6340 Alx hada wan fcnhy Thanks wllshy ❤️
@@Yaso12346 alxamdulilah walal mel walba joogta ilahayay hakuguamansado
@@fahmadhagane6340 amin wllshy 😍
😭😭
Qiso cajiba waye kowgi waan murugsnaa lkn gadaal ka farxy😒😊
Lambarkaga nala wadaag
Xa ax ax hoyo aya daremikarta subanllha
🥺🥺🥺🥺🥺
Bismilah wamuru😥nosarabilis sabstigarawalalayal
Waa sheko kle 🥺
Ilaahow masiibadaaso kale hanala kulmin dhamanteen
اللهُمَ إني أعُوذُ بِكَ أن أَضِلَّ أوْ أُضَلَّ أَوْ أزِلَّ، أو أُزَلَّ، أوْ أظلِم أوْ أُظْلَم، أوْ أَجْهَلَ أوْ يُجْهَلَ عَلَيَّ}
Masha allh wllo plz asxaabtaada ku xiran wllo plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz wllo
Girlfriend CATCHES AND EXPOSES Cheating Boyfriend?! (Loyalty Test/ Investigation) reaction ka so bixi bro
Tankz Wll Qaali
{بسم الله ولجنا ،وبسم الله خرجنا ، وعلى ربنا توكلنا ، ثم ليسلم على أهله}
{بسم الله ولجنا ،وبسم الله خرجنا ، وعلى ربنا توكلنا ، ثم ليسلم على أهله}
Wllkey aad baan uga helaa barnaa mijya dada ♥ thanks
Malmahan waxan joogtystay dawashada channelka da masoo galo you tube hadan soo galo wan ku dawada 🤗
Waan iska ilmeeyay 😭😭
Bisinka allow dhibaato o dhan ayaan kaa magan gallay waa qisooyinka ugu xanunka badan subxanallah allow naxafid
walal hosow waxan kuwaynina muqaladan ad nala wadagayso soo copyright kuma xidhna o adiga dhib kukena haday sida tahay sawiro nala wadag un mahadsnid
Salan sare darenka hoyada cajib thanks bro
Meeqo jir ayey eheed urkii ugu horeyay marke qaday?
Qofka kaliya somalida ka duwan tahay wan ku tageraa sxb
Tottaly muuqaaladaada kuma caajisno Qasatan aniga waxaan aad uga helaa xiliyada aan cunteeynaayo inaan Airphonka kutuurto aan sidagan udawado walibo anigoo aad ujeclesanayo! walal qaali ah Hoosow guuleso , have million supscripers aan kurajeynaa waqtiyada dhaw insha alalh 🙏
Brother thank you no so badi kuwan kuwo ka xizo bdn
First inaa ahaado caawo farxad ayee ii thy🙏🤩💯🖐
😭
Wow qisadan film ayaa laga sameyay wall hosow cajiib waye aniga waanla yaway go ahead brother
Abaayo filmka magaciis
Abaayo filimka magaciiys ii sheeg please
Tankz Wll Qaali
Keep going landhere
Aniga 6 Sano Afduubna Rumeysta Ama Harumeysanina 😭
Maxaa kugu dhacay qisadaada nala waadaag
Soryy walaalo 😭
@@jamiilanuur2007 THANKS 🌹💝
@@kulmiyelyrics2834 Waa Ka Xumahay. Sababo Awgiis Amaankeyga. Iyo Ka Famligabo
@@solostgen3862 anaaba ku afduubanaaya adi😅
🙏🏻🙏🏻🙏🏻
walhy waa qiso xanubadan
Run ahaantii waa qiso murugo leh . 😥
Respekt
FIRZT 😉
Waxa aan kafahmay male englishka
Wale bareefadka in aan
laxisaab tamo wye
Sheekadan way iga oohisay
😳😳😳😳
Wasidee hadee muustiga unbaa liisku karbaashayaayee sxbqali
Horen u soco seeddi, sheego yinkale soo badi insha Allah
🥺🥺🥺🥺🥺🥺
wa wax laga yaabo xaqiiqda
Dadkaan cadaan ka ah waxa ku jeclhy aqliga fog
Maskiin weligeed u sonoqon mayso caruurnadeeda
Walahi waa arin aad u yaab iyo muruguba leh
Waa sheeko xiiso leh
SUMXAANALLAAH
Ani ma umaleyo ina laxirty🙄fidiyowga
Sorry qisadan waan ka murugooday 😭
Subxanalaah 😱😱😱😱
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sobadi kuwancamla
Noso badi inshallha thanks bro xafidullha
Subhannallah
Saxiib @hasow pro càdaima ma ahan
Wll hosow 💝💝horay usoco
Waaa cajiiib
Hosow walalkey sheekuyinkan camal no soo badii
Wsc
Wlhy waa xanuun😥😓😒
*Walaashaa waa macantahay .🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👉**ua-cam.com/video/Rysw7j_NiUk/v-deo.html*
😳
❤️❤️❤️👍
waa qiso xanuun badan
Keep going hosow💯🔥
That’s very sad😢
💔💔😢😢😢😢
Wa qiso xanun badan ❤️❤️❤️
Kkkk😭😭😭😭😭😭
Ana kuxigo manta
Dhalitank xanunk laga maro io coshad mel cidla ku taal io cadow dhexdis ku dhal qf wx so dhalay ba xalads daremi karo sorry girl
😭wlh wa ilmeya xnun wye
Keep going insha Allah 👍 👍👍
Allah yaxfidak walaalo
Cajiib Adunka Wax waliba waa lagu arkay
😭😭😭😭😭😭😭
Wcs
wow 😭😭😭😭
assoòr😡😠😠😠😠
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😦😦😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😡😡😡😡😡
Barnaamijydan noso badi xbbi
Xasbunallahu wanicmal wakiil
Msh allah brother keep going inta ay nolol jirto inoo sooo badi brna mijka 😍🥰😘❤
💗💗💗💗💗💗💗
Wa qiso iga ohisay wlhy ax ilahow naga qabo dhib inta leeg
Sheeeko igaga naxdin badan ma arag wllhi
😢😢
🥰🥰🥰🥰🥰😪
Subxaan allah waan ooyayaaa walaaahi ax ax
Bro 🤗