NABSI IYO NASIIB PART 6 Film Cusub 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Waa film qiiro badan oo tacabur iyo dhibaatoyin badan oo jaceylka looso marayo

КОМЕНТАРІ • 168

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +33

    Hah maxy dantu ciishy wiiloo
    Dulqad iyo deq lahayo
    Dadkuna doqon moodaya 😭😭 knaxy say uglen hah

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +13

    Wlhy waligaaa ruuux biniadma lma bhdilo wyo qof wlba nolosha dhinc ayuu kasoo galay 😒👏

  • @munaahmed9038
    @munaahmed9038 4 роки тому +7

    Wee wee anoo daawan Comments ka soo bixiyey ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @bashkaboyofficial8879
    @bashkaboyofficial8879 4 роки тому +78

    _Wll HadaY Hooyo mcn kuu noshaHaY plz subscribers iizaar_
    Waa codsi wll iFka LaGu YaHaY wll

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 4 роки тому +10

    Qofna ha ogalaan inuu ku bahdilo sikasta aad u jeceshahay

  • @jamaalahmed7610
    @jamaalahmed7610 4 роки тому +6

    Wadla ragteeen plz hore usoo galiya

  • @hibaaqqani9091
    @hibaaqqani9091 4 роки тому +1

    Hipaq💕 shaadh case 💕 gabdhaan tageero hore iguha socaaah guul guul

  • @slamaabdi2548
    @slamaabdi2548 4 роки тому +6

    First one

    • @safiessa2604
      @safiessa2604 4 роки тому +1

      💜💜💜💜💜💛💛💛💛💚💙💙💙

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 4 роки тому +16

    Masha allah hibaaq oo caadi noqotay kkkkkkkkk

  • @iqrocabdi867
    @iqrocabdi867 4 роки тому +5

    Tos u wada ama iska daaya mita kale wax dheereeya wah

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 4 роки тому +15

    Waxan ahay qofki koobad plz like dhac dhac❤😁

  • @abdirahmanmaxamuod5735
    @abdirahmanmaxamuod5735 4 роки тому +5

    mahamed hassan jilinka halkeda ayaa dhigatay

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +5

    Aar wiilka si umay galine karyoonle qooqay dhaheen 🤣

  • @hothanahmet8112
    @hothanahmet8112 4 роки тому +12

    Today I'm firsty

  • @khaalidmohamedismail2890
    @khaalidmohamedismail2890 4 роки тому +4

    keep prothers somal entertainment me ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @sukhrahaxmed2303
    @sukhrahaxmed2303 4 роки тому +7

    Saamiyey inanka xabadi ku dishay haku odhan ereygaasi aad bu u dhibayaa familygiisee

  • @BOOLIDIIDTV
    @BOOLIDIIDTV 4 роки тому

    Inta ku hadasha afka soomaaliga gabadhii ugu jiliinka badneyd maashaa allaah saamiya

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 4 роки тому +12

    TEAM somal entertainment HA LA ISOO BOOQDO SUBSCRIBE ❤

  • @abdiqani7709
    @abdiqani7709 4 роки тому +2

    Best youtube channel

  • @niyaaschanal7332
    @niyaaschanal7332 4 роки тому +5

    Wiilka saas haugalin hush 🤣😂😂😂🤣🤣🤣😂

  • @yasminhussein6612
    @yasminhussein6612 4 роки тому +2

    Alla samiyaay isla yaab adiga I yo tan kle waxa isku kiin dhaanta hibaaq

  • @abdipr4768
    @abdipr4768 4 роки тому +5

    💚💭❤☺️

  • @cawaalecawaale9812
    @cawaalecawaale9812 4 роки тому

    Samiya wa jila wayn wan ku tagaera zxp

  • @sukhraabdilahi6228
    @sukhraabdilahi6228 4 роки тому +1

    OK waaye riwaayadu

  • @amiiraqali4618
    @amiiraqali4618 4 роки тому +4

    Naaa wxn anuuu mrkeegiipa kaman helin mgcaaa kugu khasaaray samiyaay uf

  • @fosiyaxasan7856
    @fosiyaxasan7856 4 роки тому

    Ax filimka waa ka qiiroodey wallaahi

  • @muunaaar2324
    @muunaaar2324 4 роки тому +3

    Filim iyo Badh weeye😅😅😅

  • @alaalemaya992
    @alaalemaya992 4 роки тому

    Mashala hibaaq oo cadi noqatay

  • @abdirahmanmaxamuod5735
    @abdirahmanmaxamuod5735 4 роки тому +4

    Mahamed hassan karyoonle qooqay kkk

  • @shukrihassan8490
    @shukrihassan8490 4 роки тому +2

    Plz dhaqso sogaliya filimka

  • @Tariikhda
    @Tariikhda 4 роки тому +2

    Keep going

  • @muuqshidesohram5491
    @muuqshidesohram5491 4 роки тому +8

    Cadnan dahabtume meeeyay miyad erideen ilee dad kii wanagsanaawad erideen waxaa kamida ubax dugsiy iyo ridwan muhanad AbdiRahman ifrax sagal soory 😭😭😭😭😭😭

  • @badriciideed7393
    @badriciideed7393 4 роки тому +2

    I am the first

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +3

    Somal entertainment 💚💭❤️

  • @zaamrashiid8445
    @zaamrashiid8445 4 роки тому +3

    Hablahan beri hore ayaan sheegay inayna aqoon maadi iyo mid diineed midna lahayn ileen qofka aqoontu waxkasta way ka reebtaa jahliguna waxkasta way kaaa yeedhsiisaa nacdasha ayaa igaga daran intii ila aragtay like isaara hibaaq iyo liiban oo jacayl jilaya👈

    • @zalmahuzen1487
      @zalmahuzen1487 4 роки тому

      Huzh war wuxu waa riwayad waala jilaya ayar dawoo ama iskaGaH carar meesha

    • @zaamrashiid8445
      @zaamrashiid8445 4 роки тому

      @@zalmahuzen1487 maxad ka hadlaysa ma in wax la nacdalo ayaa kula qurux badan jaahiladyeey

  • @xamdidhoombeahmed5787
    @xamdidhoombeahmed5787 4 роки тому +4

    Hipaaq daacadnimo ayey bilowdey

  • @samiralohanofficial9701
    @samiralohanofficial9701 4 роки тому +1

    Masha Allah bless like

  • @quuenindho7711
    @quuenindho7711 4 роки тому +1

    Adunyooy wayo badan
    Maxaa laba boglaysaaa
    👍👍👍👍

  • @maariyamaxamedaxmed9919
    @maariyamaxamedaxmed9919 4 роки тому +5

    Hhhhhhhhhh wxn sugnaaaba waaaa mohemed oo taaajir noqda iyo saaamiyooo ilmda qubysa 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @SHAATAALYRICS2020
    @SHAATAALYRICS2020 4 роки тому +6

    SUBCRIBE somali wayn

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому

    Wiilkan Hibaq Jacylka lajilaya inuu liiban yahy magaciisa baan umalyn wlhi waa Actor buuxa waliba laadar nimada Ama Askari buu kusoo baxayan Inaba cadi mahan Dhamaan Teamka Somal Entertainment Guulaysta waligiin

  • @mounibmed4471
    @mounibmed4471 4 роки тому +1

    Asc asxabta somal Entertainment

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 4 роки тому +1

    Liban darti ayan dawanya filim ka 🤓♥️

  • @marwoahmad3528
    @marwoahmad3528 4 роки тому +1

    Top hibaaq

  • @nasriinali2809
    @nasriinali2809 4 роки тому

    Hibaaq oo toostay waa wng💞💕❤
    Samiya oo qaloocatay😂😂😂😂

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 роки тому +2

    Qof hadaad jeclatana ha ka yeelin quudhsiga sirtaa nolosha h u qubin qayb qayb wax ugu sheeg subscribe igu dhac siiya my team

  • @hasanalmi9568
    @hasanalmi9568 4 роки тому

    Cilaan gaban haku bahdisho waa ciil😭🇸🇴☻🤐

  • @maajidabdalla2126
    @maajidabdalla2126 4 роки тому +1

    Kusoco horey 7 8 9 10

  • @updirahmanahmeddirir5075
    @updirahmanahmeddirir5075 3 роки тому

    Wlhi ani wan lay lahaaba

  • @queensomalibrown6781
    @queensomalibrown6781 4 роки тому

    waaaxey imika deee habibi dan dagdag ga ahi .......😂

  • @mohmetsulthan7670
    @mohmetsulthan7670 4 роки тому +1

    Samiyy is macanayna iskadaa😆

  • @ifraaxmaxamed6697
    @ifraaxmaxamed6697 4 роки тому +1

    Liiban iyo hiibaqa waayi isko soobaxayan

  • @hodanaxmed2691
    @hodanaxmed2691 4 роки тому

    doqonton
    ilbaxday alla mxan nacay
    saamiya sagal kulaha aqszh
    doqon walty
    team hibaaq zharaf wnaaaaaag
    iz cadeeya

  • @khadraabdilahi2823
    @khadraabdilahi2823 4 роки тому

    hibaaq waa xarabo😘😘😘

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 4 роки тому +1

    Waxaan maqlijireyeye nacab iyo naago ujabay

    • @azadawil
      @azadawil 4 роки тому

      mohamed Hassan,
      Nacab iyo nijaar iyo u jabay naago iyo tuuge😁😁😁

  • @SUHAYB_SAID
    @SUHAYB_SAID 4 роки тому

    hodon saamiya hibaaq hore usocda

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +1

    Ninkaas oo tajiraaan bari kutusy wlee

  • @cabdiraxmanmano2018
    @cabdiraxmanmano2018 4 роки тому

    Ax ka xumahay saad ku dambynaysaan

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 роки тому +1

    Sorry maxay dantu ciishy wiil dulqaad iyo samir lahayoo dadkuna donoqn moodaya 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amiinabdirisaqyuusuf9818
    @amiinabdirisaqyuusuf9818 4 роки тому

    isoo boqo plese

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому +1

    Tani samiya waxaan ku Nacay magacega siday u xayaysinayso Tankale kusoo Biirtanay isku school Ahaan jirnay waa Birta calanka

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +2

    War Asxby Somal Entertainment Way u Qalman 100k team like igu deeqa khawadkiina 😂😂💯👍🔥❤👌

  • @bensonlekamario5695
    @bensonlekamario5695 4 роки тому +1

    Sharmuutadan horta samiya ladhoho wilka mexey sidan dhan ugu silcineysa aqas dheh

    • @Aabiofficial
      @Aabiofficial 4 роки тому

      Hhhh wall waa filiin ee ruun maaha

  • @nuuragaas623
    @nuuragaas623 4 роки тому +1

    Hore u socdeh

  • @ayaanilkacas3590
    @ayaanilkacas3590 4 роки тому

    SaamiYaaY Bisinkee Xubnahah madmadowi wxY😲😳

  • @aasiyaibraahin970
    @aasiyaibraahin970 3 роки тому

    wllowaanis

  • @husseinbarre7723
    @husseinbarre7723 4 роки тому

    Waxan too much waaye ohh 😯 my gosh hargaysa gabadha inamada
    Saan udhaama alla waxbixiyee

  • @xanaanxarago2314
    @xanaanxarago2314 4 роки тому +1

    ninka sidee leedahy bisinkee qaar bdn wado ufureysaan

  • @asmacaday5298
    @asmacaday5298 4 роки тому

    Hhhh hiibaq baa naxays maanta

  • @fahimahussein8505
    @fahimahussein8505 4 роки тому

    Ufff nagahaN yar e pilla akhlaQDa

  • @qadroupdyrahman3528
    @qadroupdyrahman3528 4 роки тому

    Qof bini,Adam ah haga ogolaan inu ku bahdilo sikastaba u jeclow
    Si kasto ey ahadaba saamiyo ninka ad sidas ugalesid adiga kadaba ordi dontid Nabsi wa kuso qaban
    Mxmedna nasibkisa malin un wukabaxaya dhibdada
    Cil badna markan argo ruux la cilcilo o la bahdilo😭😭😭😭😭

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому +1

    Saamiya ninkaloo isaga ahayn oo dal iyo dibad kaasoo wacayaba ma aragnee aan ka ahayn midkii dukanka lahaaye maad maskiinka iska Biya biyeeysatid lacagta isagaa kaqaalisane

  • @hamdahussen7833
    @hamdahussen7833 4 роки тому

    Waad mahadsanthin wllayaal lkn laso dhakhsada pls

  • @munaabshir490
    @munaabshir490 2 роки тому

    A

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 4 роки тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Arimahasomalida
    @Arimahasomalida 4 роки тому

    Naaguhu garaad maleh .............

  • @sadaamuk1210
    @sadaamuk1210 4 роки тому

    Sagal ❤️💯✅

  • @nuurapacket4019
    @nuurapacket4019 4 роки тому

    Nayaaa inakan hanaga nacdali bilaa akhlaaqad baa taheee

  • @mohamedabdullahi8964
    @mohamedabdullahi8964 4 роки тому

    War markad wax jileysaan iskadaaya ceyda waweyn iyo naclada cey fudud is wey daarsada dhaartana iyadana daaya ama mid fudud ku dhaarta sida waleee waxani waa khiyaale aad jileysaan markaa waxa aad ku hadleysana ha haado khayaali soona jila wax dhaxal gal ah looma baahna wax iska duub iyo i arkaay rali ahaada hdaan idinku khaldamay waxad tihin dhalin qurqurux badan hablahaa yar yar hala ilaaliyo

  • @abokornuur5806
    @abokornuur5806 4 роки тому +2

    Xaafadahaa ay filimka Ku matalayaan saamiya iyo gabadha kale ayaa granaya tlow

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 роки тому +1

    Uf anigo samiyo sagala aaba kunacay tan

  • @munaahmed3739
    @munaahmed3739 4 роки тому

    Hore ula soo dhakhsada qaybta 7

  • @iimaanhaybe4237
    @iimaanhaybe4237 4 роки тому

    Waaa xaqiiq😭😭😭😭😭

  • @samdasharaf3262
    @samdasharaf3262 4 роки тому

    😭😭😭😭😭😭💘

  • @hanadofficial422
    @hanadofficial422 4 роки тому

    Hibaaq gabadh wanaagsan

  • @mutaazdhalgoopd9416
    @mutaazdhalgoopd9416 4 роки тому

    Zamye waa itudade wanyp nagta

  • @sahrasaed5417
    @sahrasaed5417 4 роки тому +1

    😉🤣🤣🤔😋

  • @ayaanfaarax7116
    @ayaanfaarax7116 4 роки тому +1

    Sorry 😭

  • @hamse9977
    @hamse9977 4 роки тому

    Sawkii casharku bilaa ciwaan ahaa halkuu ka yimid ciwaankan kowaad

  • @greenloveboss5729
    @greenloveboss5729 4 роки тому +1

    Ifraax waa miyay Ku soo noqotay somal entertainment

  • @fahimahussein8505
    @fahimahussein8505 4 роки тому

    HibaQey❤

  • @hassanwarsame2864
    @hassanwarsame2864 4 роки тому +5

    Waa FILIM aaad u wanaaagsan Wlhi qiso dhab ah Laaakiin qof kasta oooo sidan camal u qabwayni hadhaw isaga ayuunbaaa qoomomo ku dambeeya markaaaa waaaan arki doonaaa halkay ku dambayso saamiya sagal

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 роки тому

    Hibaaq day kumay naagah maxamed dhibay

  • @hoodomahmedsuusan5025
    @hoodomahmedsuusan5025 4 роки тому +2

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @saynablaki4788
    @saynablaki4788 4 роки тому

    inkastoo ay jiliin tahay hadana inantaa saamiyi waxay wiilkaa ku samaynayso wax loo dulqaato maaha

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +2

    Wakhti nin rag ciilay nacas buu maweliyaaa😏😒

  • @hiidayoladan3703
    @hiidayoladan3703 4 роки тому

    Ax wlhi samiyay wankugu bodilaha hadan kurkulaha way maxad ninka sida ugu gashay

  • @amiiraqali4618
    @amiiraqali4618 4 роки тому +2

    Tan birtii calanka lamoodo kaboodaybah

    • @iprahimcumar3601
      @iprahimcumar3601 4 роки тому

      Naa walal maxaad kucuntay inanta yar waaba iman yaroo qurux badane saxaafadday dhigan jirtay intan way layar buurnayd way qurux badan tahay wallahi jiliinkeeduna wuu fiican Yahaya waliba yadoo cusub

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому

      @@iprahimcumar3601 Hodan cabdi muuse miyaan la idhon school isla dhigan waa Rer wajale inantani

    • @iprahimcumar3601
      @iprahimcumar3601 4 роки тому

      @@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 haa hodan heego ayaa la odhan jiray magaceegoo saddexan magaranayo saxaafaddan wada dhigan jirnay maanta markaan arkay in badanbaan Soo saari waayay way buurnayd wax saan udhuubneeyay magaranayee tuyaroo dagganoo xariifaday ahayd oo waliba qurux badan wallahi lkn imika way caatawday

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому

      @@iprahimcumar3601 Haa wll isku Rer wajale Ahayn Imika 3sano ma Arag lkn markay saxafada dhigan jirtay igu danbaysay

    • @iamsomalilander5485
      @iamsomalilander5485 4 роки тому

      Hodan Cabdi Yaan lagu mashquulin nio😂adeer Badeeda ka baxa anagay nala Dhalatee🙄

  • @shukrixalane9921
    @shukrixalane9921 4 роки тому

    Samiyo max dhcy jecelka max igu.ciyaresan

  • @muhiimsulebangolongol1663
    @muhiimsulebangolongol1663 4 роки тому

    tiii hibaaq ooo islaanty