NABSI IYO NASIIB PART 7 FILM CUSUB 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2020
  • Waa film qiiro badan oo ka hadlaya xamaale jeclaaday gabadh kibraaniyad ah.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 137

  • @museybagolden4319
    @museybagolden4319 4 роки тому +39

    Walal hadad Muslim dab tahay Allah ajir kasie like ii saar

  • @iqramohamud6479
    @iqramohamud6479 4 роки тому +7

    Nin yurub jooga kulahaa kuwaas maba shaqaystaan cayr ay cunaan Canada iyo America kuwa joogaana hilib iyo clear up iyo day care ay ka shaqeeyaan ee gabdhoow wadankiina iyo wiilashiina shaqaysanaaya amina oo niyada haka dilina

  • @hibaqshaadhcase5788
    @hibaqshaadhcase5788 4 роки тому +64

    Azxaapta qaaliga ah subscribers isaar miskiintii fajiga idinla hdlysaa hdii kle😁😁😁 waa prank isaar hdaa somali thy

  • @sumayosiciid6146
    @sumayosiciid6146 4 роки тому +5

    Hhhh waxaan sugayno waa saamiya jabkeeda 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 4 роки тому +54

    Adoo farax san hadaa daawanayso ama jiifto like isaar pls qasab maaha wll

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar like waan ku sare mahadsanid

    • @munamohamed3104
      @munamohamed3104 4 роки тому

      Waxaan sugnaaba was saamiya jabkeeda

  • @macalinmustafe983
    @macalinmustafe983 4 роки тому +8

    Actor mohamed hassan
    Ku tageera wLh intii tagersan like isaar

  • @yaxyeaadan7077
    @yaxyeaadan7077 4 роки тому

    War hibaaq baaba wax kale ah gaangisad weeyeh waan wataah gar iyo gardarabah madax sareh😍😘👏👌💋🙋‍♂️

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +16

    Wxn sugnaba waa samiya jabkeeda🤣🤣

  • @tubrikachanel9037
    @tubrikachanel9037 4 роки тому +2

    Alla xuma gabadh qada sharafki usoo kaxaysay

  • @munaaxmedaadan6749
    @munaaxmedaadan6749 4 роки тому +1

    heedhe ubaxa iyo muhanad meeye intay ka dheceen team kiiinanoow

  • @rashidr.j0259
    @rashidr.j0259 4 роки тому +2

    Waa riwaayad wacan ha jarjarina waanu la socona fadlan xidhiidh naagu wada mahasanidiin

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 4 роки тому +4

    Best team imdhaafo musalsalkaan

  • @hamdaladan
    @hamdaladan 4 роки тому +17

    Samiya funanadii hibaaq ayay soo amanaysatay sawtiii taajirada ahayd hhhhhh yaa ila arkaya farta taaga

    • @cidalacagtawiilkooda8810
      @cidalacagtawiilkooda8810 4 роки тому +1

      Hamda.ladan Hassan wligaa bad ahyd mdaxa amanda mx ku tusay

    • @hamdaladan
      @hamdaladan 4 роки тому +1

      @@cidalacagtawiilkooda8810 hhhhh mana waxkaleba xidha habrowadag

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому

      Xbb laydhka jooji hamday😂

    • @hamdaladan
      @hamdaladan 4 роки тому

      @@maankadeeqa8030 hhhhhhh hayskadayaan waxandeee huunoh hhhh

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 4 роки тому

      @@hamdaladan
      hibaaqdu waa tee qaali??

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 роки тому +11

    Muna iyo maxamed meel wada riyo ka ciyayaan bay fadhiyaan hhhhhhh team somal hore u socda jalayaal

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 4 роки тому +1

    Ruwaayadan qalbiga igu xanuunaya run baan modayaa anigoo arka ruwayad inee tahay walhi jaceylka dhabta waa nasiib dadkoo.dhami wada helin , bal maxey qalbiga uga jawineysaa oo tartiib ufahansiiso hadeysan rabin , hawo beena baa dumarka kabuuxo ee illahey mustaqbalkeena hanoo hagaajiyo 😟🤲 , jaceyl kasakow wax barashada allaha noo sahlo , gabdhow wiilasha qalbiga haka jabinina pls , aniga iyo inta ila midka allaha noowada saqiro muraadkena🤲

  • @muuqshidesohram5491
    @muuqshidesohram5491 4 роки тому +6

    Samiyaya moobelkaaga murayada kabadal inta ad caayay so inamada 2 door baanad haysan wan ku ogahay😂😂😂😂👍👍👍👍👍

    • @amiiraqali4618
      @amiiraqali4618 4 роки тому

      Hhhhhhhhh isheeg wxn zugnaaba waaaa jabkeeda

  • @mohmetsulthan7670
    @mohmetsulthan7670 4 роки тому +3

    Shaqo ayaa sharaf leH😎

  • @maxamedyuusuf157
    @maxamedyuusuf157 4 роки тому +1

    Sifiican udaawo qaybahan soo socda plz like ii saar

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +5

    Ikraan zhaadh caze ayaan hadda ka wataa inanta lacag fangaraynaysa😂😂😂

  • @istahilmuhomed6868
    @istahilmuhomed6868 3 роки тому

    Masha allah samiir & saamiya

  • @sudeissamanbrhn7117
    @sudeissamanbrhn7117 4 роки тому +5

    War filmka wan ka helay ee soo dhakhsada walahi filmada adakaa i kala macan

  • @yasserrashiid5708
    @yasserrashiid5708 4 роки тому +16

    Waxan tageeraa MOHMED iyo hibaaq iyo libaan

  • @pelahsmile8685
    @pelahsmile8685 4 роки тому +1

    Msha allh mohmeda akatr wuba kuso bxye walxaqirijiry mahne msha allh keep going Mohan

  • @xanaanxarago2314
    @xanaanxarago2314 4 роки тому +2

    yurub hhhhh xarkey guraan iyo xashiishkee waar taana way war laaadey wlhi

  • @sainabkayse7519
    @sainabkayse7519 4 роки тому +6

    Hore usocda hibaaq liibaan
    Samiir iyo saamiya

  • @qweenmehnaz1418
    @qweenmehnaz1418 3 роки тому

    Alaa Samiya qalbi adkaa🤣🤣🤣🤣😭 maskinka mey iskadafto😂

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 4 роки тому +6

    Riwayada waad naga soo daahisaan malahan naga daaya fowdada

  • @mohmetsulthan7670
    @mohmetsulthan7670 4 роки тому +1

    Shaqo ayaa sharaF l3H

  • @sumayosiciid6146
    @sumayosiciid6146 4 роки тому +2

    Meesha nayno iyo waxaro baa ku xaraysan kkkkkkkkk

  • @zumayodaxik5621
    @zumayodaxik5621 4 роки тому +8

    12:30wxA QyLinya ma Riyaa mizE waa Dad🤣🤣🤣

  • @thequeenofsomaliland4831
    @thequeenofsomaliland4831 4 роки тому +4

    Heesta please I went know yaa qadaa heesta kabanka ahh💓💓

  • @mariaabdirahman370
    @mariaabdirahman370 4 роки тому +3

    First Yes💚✋😁

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому +1

    Hipak soo xasishay

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial4664 4 роки тому +8

    𝔸𝕔𝕥𝕠𝕣 𝕞𝕠𝕙𝕒𝕞𝕖𝕥 𝕜𝕖𝕖𝕡 𝕘𝕠𝕚𝕟𝕘 𝕡𝕣𝕠

  • @amiiraqali4618
    @amiiraqali4618 4 роки тому +3

    Mohamed iyo hipaaq iyo inaykay jclykeda kumatysoh tagera hore usocoda

  • @enggalaydh1
    @enggalaydh1 4 роки тому +4

    hore usocad

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 роки тому +12

    Saamiyo wxey nagu warerise nin Yurub joga ayn rapaa 😍raga kle mxey deeryihiin inamada Yurub😲😲

    • @nimcoahmed5167
      @nimcoahmed5167 4 роки тому +1

      Waa filmke xishood nio

    • @anazhuseyn365
      @anazhuseyn365 4 роки тому +1

      @@nimcoahmed5167 mxan ka xishoda wllo?

    • @ebyanmuse9656
      @ebyanmuse9656 4 роки тому

      Samiyo nin yurub jogo wax jiro maxa ukatagii unaa kusofurii mid ad iskumel jogtan radii anyway hore usocoda guleysat adan nijeclee

    • @maariyamaxamedaxmed9919
      @maariyamaxamedaxmed9919 4 роки тому +1

      Kkkkkk ninka yurub joogaaa waaa mohamed eeee inooo aaaamusa idinku 😍😍😍😍🙏🏼🙏🏼

    • @saaam6896
      @saaam6896 4 роки тому

      Haday ogaan laheed oo halkan joogi lahayeen waa qashim layal

  • @abdirahmanmaxamuod5735
    @abdirahmanmaxamuod5735 4 роки тому +4

    Kii mahamed sidu jacayl ugu dhacayb wu dhubtaye ma ila aragteen 😭😭

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 4 роки тому

    12:00 mxaa idinka Daba qaYlinaya Wlle wlhi dhagaha Naga cuneen waxaazi🤣🤣🤣

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 роки тому +9

    Gabdhoow marka la idhin cazuumo staff ka aad hore uso kaxeysaneysaan iska daafa 🤦💯😂😂💖 😍 kaligaa imad qofyahay

    • @faraxmusemoh8961
      @faraxmusemoh8961 4 роки тому

      Kuwa la kaxysanyoh dadka hayska racinah dheh myeh

    • @bintumohamed231
      @bintumohamed231 4 роки тому

      War wlo qado lahaynine hablha sharaftooda dhawra

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 4 роки тому +2

    1k igaar siiya please isaar subscribe walal🙏🙏🙏🙏

  • @dahabocabdirahmaan3252
    @dahabocabdirahmaan3252 4 роки тому +2

    Funaanadii hibaaq ayey caawa saamiyi ka soo amaanatsatay

    • @sheikhjeesto887
      @sheikhjeesto887 4 роки тому

      Hhhh indha dheeridaa dharka iyo melahaa gorma eegtay

  • @qadanmaxamed6616
    @qadanmaxamed6616 4 роки тому +1

    Maxamedbikii

  • @haniabdirahman8905
    @haniabdirahman8905 4 роки тому +4

    Wwww masha aallah Somal Soodhoowad

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +5

    Hibaaq arkaba goobe igu deeqa like alle haydin sharfe asxbt 👍🔥❤👌😁🤘

  • @maariyamaxamedaxmed9919
    @maariyamaxamedaxmed9919 4 роки тому +1

    Waxaaaga wax laguugu waa kalmed aaan ka qabty liiiiipaaaan 💯💯💯💯💯💯💯💯😂

  • @cashanuur6253
    @cashanuur6253 4 роки тому +3

    maash aalh

  • @sidraabdirahman8746
    @sidraabdirahman8746 4 роки тому +2

    Wll plz so badiya daqiiqadah lana so dhakhsda plz plz

  • @qalbidajiya258
    @qalbidajiya258 4 роки тому +9

    Keep going❤🙏

  • @lakiismail5195
    @lakiismail5195 4 роки тому +2

    QoF ka camerda dubaya Mrku stating DHOHO ha xakmeya dhefqadka ma neftiza wan maQly ture 🙏🙏

  • @amaanimouse601
    @amaanimouse601 4 роки тому +6

    Keep going ❤

    • @fadumoabdi3187
      @fadumoabdi3187 3 роки тому

      😂😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎🐎🐈🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🐈🐈🐈🦁🦁🦁🦁🍏🍉🍉🍉🍐🍐🍐🍐🍐🍐🍐🍐🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉

  • @quuenindho7711
    @quuenindho7711 4 роки тому +4

    Wooow keep going 👍👍👍

  • @sagalabdifatah6164
    @sagalabdifatah6164 4 роки тому +2

    Masha All

  • @fathiyaqorane8808
    @fathiyaqorane8808 4 роки тому +7

    Kiii burco mindiida ka ga saary hibaaq oo jacyl lajilya hhhhhhh xasuusta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umuasma5675
    @umuasma5675 4 роки тому +4

    Samiyo lackaan leya haye abo kufane ninmankanalacktodana wakuta shane se cml

  • @hafsamohamed1054
    @hafsamohamed1054 4 роки тому +4

    First one like

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 4 роки тому +3

    Frist view 😭 jaceyl dhip padan

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Aboowe adoo raliya subscribe ii saar mahadsanid wa iga codsi

  • @hopmusicsomalia
    @hopmusicsomalia Рік тому

    2023🤚🤚🤚

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 4 роки тому +2

    Heesta maxamef loo saarey yaaqaada nimanyahow

    • @SomalEntertainments
      @SomalEntertainments  4 роки тому

      Bro Waxa qaada heesta Axmed Nuur Jaango heesta waxa layidhaa Galbataye Nasiibkaa ana Samir Gudoonsadey

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 роки тому +4

    First

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 4 роки тому +4

    🤗

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 4 роки тому +3

    mohamed ❤👏sorry

  • @hamzeahmed3942
    @hamzeahmed3942 4 роки тому +4

    IlmdeeeYaalow Wxnii Waa riwaYad Uun Dadpa Dhap pa uhYztee2 Dadka caYda kdaaYa

    • @awoabdi5552
      @awoabdi5552 4 роки тому

      Hhhh sow maha

    • @hamzeahmed3942
      @hamzeahmed3942 4 роки тому

      @@awoabdi5552 Hah nio wllhi zxp wx uzheg wxiipa uma duupne😂

  • @nuuramabsuud2602
    @nuuramabsuud2602 4 роки тому +5

    Hhh isma laheynba wlaga so horeyey

  • @cawaalecawaale9812
    @cawaalecawaale9812 4 роки тому +1

    Iska did warye yah

  • @mizz_mumtaz
    @mizz_mumtaz 4 роки тому +8

    Wllheyga soomaliyed oo an jeclahay fadlan inta comment keyga aragto like isaar subscribe na igu dufo abalkada janada alle haka dhige

  • @user-gk8yo3lh9c
    @user-gk8yo3lh9c 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 роки тому +2

    Waxaraha iyo riyaha yaa isguso dayay ma hibaaq shaadhcas

  • @deqinho1278
    @deqinho1278 4 роки тому

    Aahhuuiimmss

  • @sharmaakeabdi4325
    @sharmaakeabdi4325 4 роки тому +4

    Unless the first time to be the best of all the way to get to the best way home from work with you can get the best way home from work with

  • @hamdaahmed9854
    @hamdaahmed9854 4 роки тому +4

    First view yay 😍🥳

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Abaayo waxan kaa codsanaya inad subscribe ii saar to mahadsanid ado raaliya

  • @sagalmandeeqa6392
    @sagalmandeeqa6392 3 роки тому

    shdanan iga dhe

  • @kaltoummuuse6778
    @kaltoummuuse6778 4 роки тому +4

    Qofkii u horeeyay

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +2

      Abaayo subscribe ii saar mahadsanid igana raali noqo

  • @dahirasubeyr377
    @dahirasubeyr377 4 роки тому +3

    First person ya igu haysta 😂😂😂😂

  • @guuledmaxamed-fd6li
    @guuledmaxamed-fd6li Рік тому

    mums❤ 0:46

  • @user-ub4mh2zt7q
    @user-ub4mh2zt7q 4 роки тому

    14:15 kkkk haqoslin

  • @karaamo2706
    @karaamo2706 4 роки тому

    Fadalan waxad igu caawisaan heesta lasaaray daqiiqadu markay marayso 8:53 fanaanka qaaday

  • @bandhigaardaale7493
    @bandhigaardaale7493 4 роки тому +3

    somali team

  • @najmaahmedhussen8347
    @najmaahmedhussen8347 4 роки тому +4

    One

  • @sagalmandeeqa6392
    @sagalmandeeqa6392 3 роки тому

    hhhhhhhhhhh

  • @hannymukhtr4171
    @hannymukhtr4171 4 роки тому +2

    samiya ma dhar la'aan ba haysa

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 4 роки тому

      Ma jacket kii hibaaq baad ku aragtay? Wllo u iibi ina taajir cabaasoow

    • @hannymukhtr4171
      @hannymukhtr4171 4 роки тому

      katty som ileen ibinteeda wxba iguma wataane ceeb by u tahy

  • @zumayodaxik5621
    @zumayodaxik5621 4 роки тому +7

    Ado Dhpta prkin ku Hysta hdad Dwnyzo Dislike i saar🤣🤣