Riwayad cusub ( nabsi iyo nasiib) qaybtii 1aad

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 89

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +43

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 Рік тому +10

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Isma oga ogoon iyo ninkii abaheed dilaye

  • @rasta9151
    @rasta9151 Рік тому +4

    Horeeeeeee usoco....

  • @faysaldayib7944
    @faysaldayib7944 Рік тому +4

    2022

  • @cabdifataax7404
    @cabdifataax7404 Рік тому +1

    Xageed ku aragtaay nin xoolihisii la cunsinayoo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣murqaan waa legend halka uu heeel00 u danyeer yhy

  • @axmedsitiin5610
    @axmedsitiin5610 Рік тому +1

    Hhhhhhhhh waa riwaayad runtime fiican

  • @oats2330
    @oats2330 Рік тому +3

    Xaliya ha loo sheego

  • @pilaalhasen5138
    @pilaalhasen5138 Рік тому +2

    Raggani talent bay leeyihiin reer faarax mad-madoobe chanelka kor haloo qaado

  • @zureer5014
    @zureer5014 Рік тому +7

    Heello DaaYeer 🤣😂😂😂😂

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm Рік тому

      Gorrila weeyi waliba nooca waaweyn Daanyeer Wayn weeyi kķk🦍

  • @getwell143
    @getwell143 Рік тому +1

    Dhaqan aan dhaqankeena ahayn oo dayuusnimo ah ayay ka matalayan inanmadii hablihiina waa la isku dirayaa

  • @cagadahabshow1732
    @cagadahabshow1732 Рік тому +9

    Sababta naag aan u aaminayn waaye hadii ay dhimanayso xitaa

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Рік тому +3

    Riwaayadan taxane kazoodhiga iyadoolays ogaanayo oo fashilaad kadhacayso kazoodhiga

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Рік тому +1

    Wixiisii ayaa laga qayilsiiyey nin raga dheh kkk

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 Рік тому

    Heelo wuxuu ixasuusiyay waa'gii Udhigu iyo sabaaxu shidnaayen sida darawalka qaad ka loogu qaadi jiray😄

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Рік тому +14

    Ruwaayadan part two ayey u baahan tahay Raggoow Daanyeernimada Goormaad ka Baxaysaan 😂

  • @siciidadam7310
    @siciidadam7310 Рік тому +1

    War waa nimankii reer Cabdi Xildiid ee Reer Bali Calanle

  • @darwiish1032
    @darwiish1032 Рік тому

    Abwaan helo waa actor khara lamagaaryo

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Рік тому +7

    Riwayadan taxane ka dhiga ilaa intay fashiluuu ka dhacayso😂😂😂😂😂

  • @oats2330
    @oats2330 Рік тому +2

    Xoolo rag oo lacuno Ciyaar ma ah

  • @biriqnuurabdulahi3420
    @biriqnuurabdulahi3420 Рік тому

    Soo badiya daanyeerada part 2 ayaan sugayaa

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Рік тому +1

    ABWAAN HEELO WAAD BAADHAY DANYEETNIMADANI WAA TI DHAKO WAX LAGAGA CUNI JIRAY

  • @maxedshingaanic7422
    @maxedshingaanic7422 Рік тому

    Asc sxb ikalakici

  • @intifaacchannel6596
    @intifaacchannel6596 Рік тому

    War ninku waa legend aynu 100k gaadhsiino

  • @Qozlaayeshort
    @Qozlaayeshort Рік тому +2

    Naattadaa nagu balaqan kulaha

  • @abdiraxmaanxasan5838
    @abdiraxmaanxasan5838 Рік тому +13

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 midna way kaqaabaysaa mibna way siinaysaa

  • @omardool6682
    @omardool6682 Рік тому +2

    Danyeer weyn baa laga gurayaa tii lacag aheyd shuudhahuna wa isagaa qayilaya

  • @dady6241
    @dady6241 Рік тому +1

    Masoo diray kula-haaa indha Adakaaaa🤣🤣

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Рік тому +6

    Oo dumarkana qaar baa daayeero ah miyaa hhhhhh

  • @sulthandaade6228
    @sulthandaade6228 Рік тому

    Hhhh part two soo galiyah

  • @zureer5014
    @zureer5014 Рік тому +3

    😄🤣🤣🤣

  • @sakiaxmedyutebofcificl7193
    @sakiaxmedyutebofcificl7193 Рік тому +1

    Hhhhhhh

  • @gujiyegarle5927
    @gujiyegarle5927 Рік тому +1

    Hhhhhh part two 2

  • @tawakalxasan5941
    @tawakalxasan5941 Рік тому +1

    Naaftadaa kaa xidhan kulahaaa

  • @ibrahimmaxamed7663
    @ibrahimmaxamed7663 Рік тому

    Kileeshkaa dhacay odaygah

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Рік тому +1

    Hhhdahyeer

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +3

    Abeam maskaxda no shiil

  • @Qozlaayeshort
    @Qozlaayeshort Рік тому +1

    Hqduunbay laba majaajilayste is heleen

  • @abdirisaaqmaxamed230
    @abdirisaaqmaxamed230 Рік тому +2

    Taxane kasoodhiga

  • @mohaali6575
    @mohaali6575 Рік тому

    Anigaba midaan lacuno jec lahay xqq😁

  • @abdisirat703
    @abdisirat703 Рік тому +9

    Hhhhhhhhhhh wawarey bal ilaqosol

  • @massmass8300
    @massmass8300 Рік тому +3

    ma daayeer ayaa lacag loo
    kala qaadayaa 😁😁😁😁😁😁

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Рік тому +1

    Waa sheeko dhab ah waa reer ninba dhinac u raran yahay kkkkkkk

  • @diplahiprahim8122
    @diplahiprahim8122 Рік тому +1

    Inàan is qabnaan rabanaa😅😅

  • @caesar2671
    @caesar2671 Рік тому +2

    Riwaayadu Part2 ayay u baahantahay heellooy

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому +1

    kkkkkkk

  • @pilaalhasen5138
    @pilaalhasen5138 Рік тому +4

    Qosolka qaad ku dar kulahaa 😂😂

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Рік тому

    Kkkk

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 Рік тому

    Wlee bagadh uu xidhiidh na dhex yaaal ayaan hal dollar u tagin

  • @saifulIslam-sf7cu
    @saifulIslam-sf7cu Рік тому

    Surwaalku wuu dalollaa kkkkk

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 Рік тому +3

    Ninka gabadhu ka guraysaba waakan show hhhh

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Рік тому

    Hada ka hor mar an wadanki jogay ban gabar la shekaysan jiray haben ayu so wacay nin qurbaha Joga wan way diyay waxay dhahday lacagta unban ka cuna Ma jecli Ana wagi danbe waba la cuni jiray mobile xata way iso ibisay dumarka raga lacagta siya ma jeclo Nin kale unbay sinaysa oy jeceshay 😂❤❤

    • @ju5661
      @ju5661 Рік тому +1

      Waa khiyaano lacagtaasna ka Toobad keen qofki ay ka qaadi jirtayna cafis waydiiso

  • @guledes
    @guledes Рік тому

    Kkkkk naaftada kaaa xidhan ku lahaaa

  • @sacdiyodaahir6448
    @sacdiyodaahir6448 Рік тому +1

    Indhaha miyaa ka lusha kulahaa😅😅😅😅😅

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 Рік тому

    😂😂

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +1

    Warya rero commentland waxani wa akhlaaq daro ad kuqoslaysan isla yaaba

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому

      Nayaa maxaa akhlaaq daraa 😂 kuwa laga guro miyaad ku jirtaa , heatka ku gaadhaye

  • @mohamuddek505
    @mohamuddek505 Рік тому +2

    Part two

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Рік тому

    Riwayadani part two ma ledahay kkkk

  • @axmedsitiin5610
    @axmedsitiin5610 Рік тому

    Wax kale Kuma qabee way ii qososhaa hhh

  • @onlinebusinessmanagementtu5703

    Way ii qososha wax kale kuma qabo.

  • @jslfr33fir35
    @jslfr33fir35 Рік тому +1

    ᴍᴀ ʜᴜʙᴛᴀᴀᴅᴀ ᴍᴇᴇsʜᴀ ᴍᴀ ʟᴀᴄᴀɢ ʙᴀʏ ᴋᴜ sʜᴜʙᴀɴᴀʏsᴀᴀ 🤣

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +2

    Akhlaaq daro ayad matalaysan ee maha riwayad ciyaal ka hanagafasahadinina somali ayunba qudhun oo dhan matadha bal waxay matalayan eeg naag nin le ninkale xbbi lacak keenta le ama naag laba nin udhexaysa oo waliba mid rali kayahay inay sharmutat ahato lama nin udhexaysa waxad matalaysa walaahiy waqald ad awlada kufasahadinaysan camal markad waydeen inad akhlaaq daro um wadan ilahayba xasuusan waydan wa nasib daro geerida xasuusta god ka madow

    • @cabdigood226
      @cabdigood226 Рік тому

      Nio madsxsanidaa. Sidanoo dhan haddaad u daacad tahay , in lagaa warhayo waayee

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Рік тому

      @@cabdigood226 wllo dacad nimada kahadlayso wamaxay waxay matalayam sida dadbadan oo comments ka bixinayey ay uqoslayeen adigana sax miyey kulatahay wllo ilahay hadan lagacabsan wa ciqabul shadiid taas lasoco dacadnimo warkas halka dhig ta dambaysa nes xasuusnow awladina wado xum bay qadi hadi sidan lagusiwado anu dadkaasa lamid ahay comments bixinaya asc

    • @apdikariinapdikariinhaamud2492
      @apdikariinapdikariinhaamud2492 Рік тому

      Vvvvvvvvvvvvhvbvhhbhbhbbbhhhhbbbbbbbbbbb

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id Рік тому

    😅😅😅😅😅