RIWAYADII JINKA SEASON 2 EPOSIDE 6

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Director & Camera
    Hamze Kalinle Osmaan
    Editor Of The Film
    Mawliid Hargeisawi
    Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 роки тому +882

    *Dadkaygii intii aad daawanyseen riwaayada Jinka , 3 saddex kalmadood oo kuugu Qosol badnaa ilaso wadaag maanta* ,

    • @fahimaahmed7220
      @fahimaahmed7220 4 роки тому +14

      Yoodh yoodh

    • @fahimaahmed7220
      @fahimaahmed7220 4 роки тому +19

      Cilaajka bisha ugu horeysaan bixinayaa

    • @fahimaahmed7220
      @fahimaahmed7220 4 роки тому +14

      Wuu waalanyaha baa lagugu yidhi miyaa

    • @asmamustf890
      @asmamustf890 4 роки тому +17

      Wlhy intaan zaaz kuwareejiyo inad sadanbe adoo wareegaya kugu iman barta iyo naa horta maxad iga nixisaa

    • @raihanaibrahim5922
      @raihanaibrahim5922 4 роки тому +10

      Kadaa naaya faraha bila edabad intaas ayaa igu qosol badnayd markaad najma ku tiri iyadna kabaha taataabanaysay iyo ma ninkaagan wayn wayn wayn ayaa inantan yar yar yar isku soo kala waaxaya

  • @salmaanidiris1866
    @salmaanidiris1866 4 роки тому +261

    hadey hooyada mcn kuu noozhahay alle janatul fardowza ha geeyo plz like😍

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 роки тому +134

    114 Quran allaha noo fududeeyo 👌👌💕💕♥️♥️✔️✔️✔️✔️

  • @nimcoxuzeennimc0tamad120
    @nimcoxuzeennimc0tamad120 2 роки тому +4

    riyaawadi🌟 kaliya ee ◽igaga😜 💖shuubaatay 👍hhh💤

  • @farahapdirahman9973
    @farahapdirahman9973 4 роки тому +42

    Wllhy WAN qozlay intii ila qozozhay like zaar 😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcaanholacjr4088
    @nimcaanholacjr4088 4 роки тому +147

    Wlhi bilahi wad dharatee biri jamacad u kalahee like

  • @abdikhaalaqaadan827
    @abdikhaalaqaadan827 4 роки тому +134

    Hadad hooyadaa macan iyo aabaha kuu nool yihin Alx dheh waayo Dad ayaan labadaba haysan Likena saana ♥️

  • @hoodiitahaniita3382
    @hoodiitahaniita3382 4 роки тому +232

    Hooyadaa Macaan Alaha Janada Geeyeh Like Hayla Dhafin

  • @marwacabdi6358
    @marwacabdi6358 4 роки тому +125

    Madar xaraabaadkiisan jecelahay 😂inta igu raacsan is muujiya

  • @hamdaali4535
    @hamdaali4535 4 роки тому +10

    HoB Flims dad an tgeroH ♥️🙋🏻‍♀️ LoV U Guys 💋🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️

  • @mahdishariif9959
    @mahdishariif9959 4 роки тому +70

    27 qof baa iga horeeya. Inta iga danbaysa is muujiya like❤️❤️❤️

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 роки тому +32

    Hhhh war ma taad iga qaaday🤣🤣koox an aaminsanahy keep going 🔥🔥 my dadkygi 💚💚

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +49

    Hob films keep going guys dhamantiin intaa madar❤ jecel jilinkiisa like zaar😀

  • @islammoumina1703
    @islammoumina1703 4 роки тому +9

    Kkkkk Mdr Madar te magnifique sérieux félicitations

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed3154 4 роки тому +72

    Madar markan arko qosol iska raftaba hadalkisa kaliya wdda funny wllhi😂😂😂muna iyada hadlkeed dabaa😂waa jiin socdaba😂najmana waa miskin ilaahay😂dayax waa wiil iska qalbi fican oo shactiro leh ❤️cadnaan waa wadda hadal midhan qasabad jabtay weyn isagu 😂😂😂😂my koxdaydaa hore usocda❤️❤️💯💯intaasna kaftan weyn guys❤️❤️❤️❤️

  • @inakassim7919
    @inakassim7919 4 роки тому +424

    Dan iyo jacayl
    1.........20
    Cidiii sooo daaawatay Ee U xiisTaY
    Like😜🙏

  • @ayniahmed9944
    @ayniahmed9944 4 роки тому +69

    Dayax waa qof wanagsan 🥰 wan tageer from muqdisho ❤

  • @deeqacismaan929
    @deeqacismaan929 4 роки тому +25

    4minitus iyo 194 comment keep going bahda hop films waad dadaalyzane Ilahy haydin garab galo

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed3154 4 роки тому +8

    Wllhi ruwaydan😂waa wadda funny😂hore usocda team hob films❤️💯

  • @makoabdi282
    @makoabdi282 4 роки тому +14

    Je vous adorés teams hob films je vous aimes tous💝

  • @gangamo4734
    @gangamo4734 4 роки тому +21

    First one yaaa igu hysta maanta waana jimce Alle haynga aqbalo salada jimce tabo halka yar love u Hob films ❤❤

  • @hanaidiriz6665
    @hanaidiriz6665 4 роки тому +39

    Jin xaadiris nio madar wllhi nin dhaama lawaah 🤣🤣🤣🤣

  • @Faatimahassan-vn6js
    @Faatimahassan-vn6js 4 роки тому +11

    Ala madarow beerka wlh love team hop film keep going

  • @hadiyamohamed4645
    @hadiyamohamed4645 4 роки тому +17

    Alla madar xaraaba aduunka wllhi kadiska hablo ma nihine soo qaad kulaha😂😂 hob filims taagero buuxa😁😁😁

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 4 роки тому +11

    Nacalatullah ya sheydan kudaaf 😂 Is a real acter wlhi wan wataa madar hhhhhh sxb madarow fargankaa igu soo wareeji aan caalamka kusoo baadhe😂😂

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 роки тому +48

    Alla madar wa wadna qabad kkkkk caadimaha idin taagera from mogadishu wan idin so booqan mar un💗🌹

    • @user-ru9vx3mp8w
      @user-ru9vx3mp8w 4 роки тому

      rer burco weeyan qofku rer burco oo dhanba wadno qabada

    • @hoodomuuse8528
      @hoodomuuse8528 4 роки тому

      Alleh ha u naxaristo walidkygii iyo iti dhimatay ekale Walid ahba

  • @allaawaayn8860
    @allaawaayn8860 4 роки тому +73

    Dayax madar muna iyo najma hada jeceshahy like dhac ku sii❤🙏🤙

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 роки тому

      Allaa waayb fadlan walalkaa baan ahay hayxaasidin subscribe iisaar
      ua-cam.com/video/CByNzTSB_y0/v-deo.html

    • @allaawaayn8860
      @allaawaayn8860 4 роки тому

      @@ahmedofficial637 kuu saaray calosha ha I hurin😭😭waxan adunka ugu jeclhy ina qof wax u qabto inta baa farxadyda ah subscribe wa wax yar

    • @caawomuztpeh6092
      @caawomuztpeh6092 4 роки тому

      @@allaawaayn8860 kymmmkmmmkdkikkmmi.

  • @liibanhassan9339
    @liibanhassan9339 4 роки тому +19

    Maanta anaa uhoreeya yees liketa halaygu cumaamado somali maxamed

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal4999 4 роки тому +13

    Weelbaan xalaayay wllo kulaha😂😂😂😂

  • @badriofficial3979
    @badriofficial3979 4 роки тому +7

    Allaylahee madar waa wllky oo
    Kale wd iga qoslisaa runtiih Pro keep going 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓😂💓💓 like that friendship 💓💓💓💓💚💓💓💓💓

  • @ar_stone6764
    @ar_stone6764 4 роки тому +22

    Mahadsanadin team Hop films
    Dadow dhiiragalintah ha ka ilaawinah wllhi waa dhalinyaro talent u leh waxey samenayan 😁😎
    Nolosho idinma ciisho🤲

  • @anuumo3039
    @anuumo3039 4 роки тому +13

    walahi waxan ahay Qfkii 1aaad commenkan bixiya...
    Huno qaladaadka aflaamta Ayaan idinka Sugnaa My team💯💯💯💯

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 4 роки тому +109

    intii riwaayada jinka iyo hob flims isku taageerta like
    somalinimo darteedna subscribe iigu saara wlayal

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 4 роки тому +11

    Alla beerka wlhi waad iga qosliseen kooxdaydii hore usocda kkkkkkk

  • @mohammethahmeth8528
    @mohammethahmeth8528 4 роки тому +11

    Isaga darti burco u aade kulaha 😂🔥

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi 4 роки тому +121

    Aniga, Mamo,WllsheY iyo wllkY wan La soconaa hal Mar baan wada QaylinaY Al maxaan Suganay😥😥😥

    • @xamdacaday8772
      @xamdacaday8772 4 роки тому

      mahee kada

    • @AbdirashidDCaabi
      @AbdirashidDCaabi 4 роки тому

      @@xamdacaday8772 MiYaan dhaarTaa inader xaqiiq weeYee😂😂🎤

    • @isralayla8598
      @isralayla8598 4 роки тому

      Digaale mad igaga horreysaa meesha🤣🤣🤣

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 4 роки тому

      Mamo shidan weeye🤣

    • @AbdirashidDCaabi
      @AbdirashidDCaabi 4 роки тому

      @@hamdamunira5448 Sidaan kulaHaa HooYo ila Yara eeg Bal Hada KeedaY Kala socoTaaba 😂😂

  • @ahmetnour9539
    @ahmetnour9539 4 роки тому +6

    HoB Flims Keep going ZxbyL 🤴🏻👸🏻❤️🌍

  • @loloahm3tth324
    @loloahm3tth324 4 роки тому +15

    HOBE FILMS HORE USOCDA😍😍

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 4 роки тому +5

    Jumca #kariiM inta maalin u tahay iyo inta habeen utahayba❤❤❤
    HOB films wax dhama lawa team HOB FILMS MAXAAD SUGAYSAN liketa wax dhama lawayeh dhakab igu siiyah reer hargaysa salan iga gaar siiyah reer HOB FILMS

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 4 роки тому +10

    Qosol iguma hadhin, second second u dhal kulahaa.😂😂😂

  • @sakariyeabdikariimyusuf1711
    @sakariyeabdikariimyusuf1711 4 роки тому +80

    Jima Kariim Hdad Salada jimCaha SoTuKaTe Like DhaC iGu Si🙏❤️

    • @Alphagentelman
      @Alphagentelman 4 роки тому

      Fadlan wll Subscribe Kaliya Ii saar adiga oo mahadsan Wxd JeceshahY Ilahay Haku 😭😭😭
      ua-cam.com/video/Bs2mY3AZ-Kc/v-deo.html

    • @adenroblehloukman2986
      @adenroblehloukman2986 4 роки тому

      SakarIYe ABDIkarar

  • @nouhwehelzameh1609
    @nouhwehelzameh1609 4 роки тому +48

    War Dad Ka.MxaH KaziYaH QoF weyn Like zaar LamaH DhaHee WxuH ku zaaruu La Tuza 😂😂

    • @ayaanxazam4421
      @ayaanxazam4421 4 роки тому +3

      Wad na tusty kuma saarney zhpow 😂😂

    • @basrahussein7880
      @basrahussein7880 4 роки тому

      Madarow waad IGA qoslisiiisey hhhhhh😂😂

  • @hannajamal8642
    @hannajamal8642 4 роки тому +16

    In bdn sugayeee jimcaHeday😂❤️

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 роки тому +9

    Keep going 😍😍❤❤😍Hob Films🌏

  • @awoawil3010
    @awoawil3010 4 роки тому +10

    I'm from UA-cam I like this musasal😂

  • @faadumoqaaali5184
    @faadumoqaaali5184 4 роки тому +33

    Intii ila sugayse like dhac dhac iigu siiya aan in ka arko meshaan 😂😂

  • @Mazim_izmail67
    @Mazim_izmail67 4 роки тому +20

    #HOB_Films #Maxamed dayax and #Hamze TAGEERO BUUXA #like ii saara inta #Hooyo jecel🥰❣❣❣🥰🥰

  • @arwamohamed183
    @arwamohamed183 4 роки тому +20

    TeaM HOp Filmz Iz MujiYa Liketa Awowgin La JaneyeH 👊😂

  • @raniamuhumed8249
    @raniamuhumed8249 4 роки тому +4

    Top team hop films 😂😂😂😂🌺🌺

  • @abdinasir5846
    @abdinasir5846 3 роки тому +1

    Deeeeqay kada Dee ninku waaa uuu ku kecelyahay deee ala Deeqi ✍🏻✍🏻🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 4 роки тому +26

    Inader kediska hablo ma nihine 😂

    • @deeqamaxamed7702
      @deeqamaxamed7702 4 роки тому

      Kediska qof walba oo nol wuu u baahan yahay wax kle haka aminin my frnd

    • @misshappy8306
      @misshappy8306 4 роки тому

      @@deeqamaxamed7702 I know sis I just take it as a fun 😜 si kle haw qadan

  • @hanaidiriz6665
    @hanaidiriz6665 4 роки тому +19

    Hob fimz wax dhaama lawaa 🤣❤❤❤❤❤

  • @fatiahmed8271
    @fatiahmed8271 4 роки тому +28

    dan io jacyl wx dhama lawaa 🙄

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +2

    😂😂😂😂walahi qoslo iguma herin keep going wll madar dhiblo waye ❤❤❤

  • @farduusmuhamed912
    @farduusmuhamed912 4 роки тому +8

    MADAR WAX DHAAMA LA WAA 😂👏

  • @janaaletube1487
    @janaaletube1487 4 роки тому +13

    Madama oo an dawadaha kowad
    Qof kii commentiga akhriya
    Fadlan subscribe idheh azxapta

  • @ajibgarad7114
    @ajibgarad7114 4 роки тому +6

    Mnzha Allah hora u socda AzxaaPTa

  • @safiaxigmochannel3229
    @safiaxigmochannel3229 4 роки тому +6

    Walhi madar wa xarabe 1love dhamantin♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xaqiiq5601
    @xaqiiq5601 4 роки тому +11

    3:06 "WAA Hargayso-yar", kaman helin arinkaa anigu, dib ugu noqda!

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 4 роки тому

      Waxpa kama dhigna wll reer burco hadanu nahay
      Waaa Inagii inapti❤️💯

    • @xaqiiq5601
      @xaqiiq5601 4 роки тому +2

      @@janadunia2950 Hadaad tiro waynu ku qadanaynaa

  • @samiiraaxmed5795
    @samiiraaxmed5795 4 роки тому +4

    inta tasgeerta dayax madar baashe muna najma like saaraa😍😍😍

  • @ahmethqurpawi2703
    @ahmethqurpawi2703 4 роки тому +13

    Lake ugu CimaadaH AzxaaptaH
    ❤💚

  • @qnnaimoch1725
    @qnnaimoch1725 4 роки тому +5

    My Team hob films hore Uzocda ❤

  • @ugbadyusuf9223
    @ugbadyusuf9223 4 роки тому +5

    Please walalyal riwayadan nola so dhaqsada waa iga codsi inta ila midka farta taga ☝️

  • @xamadibrahman7695
    @xamadibrahman7695 4 роки тому

    Wa kooxdaydi wa wlalday muna fayzal cize diin madar maxmed ayanle maxamed apdirizqa Jamac
    Cabla cize najam yar
    Bazhe Rashid Hamza kalinle maclinkii mawlid hargyzawi one love teamkygi hob filmz intah anana mgcood zheegin wa idan jeclhy wlhi

  • @laylajama6496
    @laylajama6496 4 роки тому +6

    Love you guys so much and it was really really funny 😄 episode today shukran 💕❤️

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit2569 4 роки тому +28

    Saan Usaagaayey Waa Daaly Hop films Mahdsanidiin dhmtn 💯🍯❤ inta iga dambysa Love U people 🇸🇴🤩

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 4 роки тому +12

    Hhh Dan iyo jacayl nagu ilowsiiYa🥀😇

  • @zayid_cadeoffical8801
    @zayid_cadeoffical8801 4 роки тому +10

    TEAM HoB Films WLLHY INAAN LAYSKA YEELAYN EE LAKE DHAC WAAYO CIDNA IGAMA ZOHOREYN HOB FILMS WAX DHAAMA LAWAAA😁💯💯💯

  • @cabdiaar4958
    @cabdiaar4958 5 місяців тому +1

    HaYeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey ciiiid mubaRak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah598 4 роки тому +2

    😂😂madar nin wlan
    Malin walpa iidhaL paa laGaHaYaa
    Keep going mai Team Hob Flims😍😍💫

  • @cabdixaafidmukhtarawed5883
    @cabdixaafidmukhtarawed5883 4 роки тому +14

    Kadiska na siiya aan iska kala yaacne 😅madar 🤣

  • @arafaadasad5253
    @arafaadasad5253 4 роки тому +6

    HOB FILMS 💖💖💖💖💖💖💖 keep going hore u socda

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo 4 роки тому +43

    😥MaanTa Gacanbn idiin ka baaHanaHeY zomaLiYEY😭😭wiiL eithopia aan La TarTamaYaYE subscribe ii zaar waLaL😭🎶🙏

    • @ramzidaahirdahir9777
      @ramzidaahirdahir9777 4 роки тому

      Sxp tageeran ku ahay lil cato

    • @shukriomaar3033
      @shukriomaar3033 4 роки тому

      Wllhi zxpow dadka ugu hreeyay ee subscribe kuu sray ayaan ka mid ahaa liilbaliil ku rcsanahay zxp cdow kaaga cgta ka hoos 👣👣👣

  • @niciimachennelofficialtube7712
    @niciimachennelofficialtube7712 4 роки тому +10

    Hhhh deeqa zxp kaa naxy hop films taageero puuxda ❤❤❤❤❤

  • @fatumoabdirahman4078
    @fatumoabdirahman4078 4 роки тому +2

    very funny 😁 WoW 🤩 🥰🥰🌸🌺

  • @hamseabdirahman7409
    @hamseabdirahman7409 4 роки тому +7

    funy walhi riwayada jinka waan taagera❤taagera❤💯

  • @nimcoqalbac6915
    @nimcoqalbac6915 4 роки тому +3

    Alla hooyoy Beerka Wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 like dhac Ku zii 🙏💯

  • @Mohayte
    @Mohayte 4 роки тому +8

    Soomaalinimo Yaan Dadka Dhernahy Kuligiin Barwaaqo Iyo Nash-Bash Ku Noolaada Ilaahay Idinka.
    Ana Iga Farxiyoo Iguu Caawi Subscribe
    Mahad Sanidiin 🙏

  • @mudancali5638
    @mudancali5638 4 роки тому +1

    Ruwaayadihii oo dhan tan baa ugu qosol badnyd wllhi waan qosly 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @souhaibadaweh854
    @souhaibadaweh854 4 роки тому +2

    Cette fois on a bien rigolé wlhi et j suis impatient pour la suite

  • @hananhassan7922
    @hananhassan7922 4 роки тому +28

    Hop films wax dhama lawaa😂♥️♥️♥️♥️♥️

    • @Alphagentelman
      @Alphagentelman 4 роки тому +1

      HanaaN Hassan Fadlan wll Subscribe Kaliya Ii saar adiga oo mahadsan Wxd JeceshahY Ilahay Haku siiyo'e 😭😭😭
      ua-cam.com/video/Bs2mY3AZ-Kc/v-deo.html

    • @hananhassan7922
      @hananhassan7922 4 роки тому

      @@Alphagentelman oky wll

    • @munakhaliif648
      @munakhaliif648 4 роки тому

      Aniga iyo iyada ayaa dhaama

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 роки тому +8

    Kooxdaydi wan idin jecelhy hada nahay team HOB FILMS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 4 роки тому +1

    Kan qudhacaa daya kulahaa burco waa hargayso Yar bay noqotay waryaa kagan digidigidaa burco waa gobol jira waayo waxaaba kaso jeda madar soraan jawaan mudhxiye murqaan guri barwaaqo xaga fananiinta Cumar dhule xaga abwanada hadraawi waa gobolka somaliland ugu shactarada badan ugu suganta iyo xikmada badan waryaa iska baro runta 🙌🙌🙌🙌🙌

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 4 роки тому +1

    Runtii qaybtan ayaa ugu qosol badan uguna shidan riwaayada😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌👌😎😎😎😎 Madar💪💪💪

  • @apdiaziizhazzen6977
    @apdiaziizhazzen6977 4 роки тому +5

    KeeP goIng hoP fiLms foR eveR 🙄

  • @shaadiadiamond4786
    @shaadiadiamond4786 4 роки тому +13

    😂😩Mezha Mad Dhexzexatan Horta Markazta Wad Naga Horeyzane Hayay Yeli Mayo😢😭😂😂😂

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 4 роки тому +4

    🙏Tnx hob films❤️😁

  • @zaynabdaahir2460
    @zaynabdaahir2460 4 роки тому +1

    Idin jecelhay wllhay my team hop films

  • @engabdirahman7588
    @engabdirahman7588 4 роки тому +22

    21:07
    Aniga malin walba dhalya
    Waar gabdhu ma digagd ba
    Hhhhh

  • @dreemstudio6947
    @dreemstudio6947 4 роки тому +29

    InTa JeceL Hop Films LikeTa IGuH QaboH HaYLa DhaaFin😭✍️🙏

    • @dreemstudio6947
      @dreemstudio6947 4 роки тому +1

      @@ahmedofficial637 Hye Zxp Lkn IguH QaboH Ana Zxp

  • @m_mohamedmohamuud7140
    @m_mohamedmohamuud7140 4 роки тому +21

    Time hop FILMS Hadad tahay like Iizaar.👍 I love YOU dhamantiin🥰😘

    • @Alphagentelman
      @Alphagentelman 4 роки тому

      Fadlan wll Subscribe Kaliya Ii saar adiga oo mahadsan Wxd JeceshahY Ilahay Haku siiyo'e 😭😭😭
      ua-cam.com/video/Bs2mY3AZ-Kc/v-deo.html

  • @umalart3341
    @umalart3341 4 роки тому +10

    Love kii buurbuurnaa wllo kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @intifaac2chanelintifaac2ch56
    @intifaac2chanelintifaac2ch56 4 роки тому +1

    Mnsha Allah
    Alle hydin dyo guul
    Hob films
    Wlhi wn qosla isagon hadlinba madar wa jila dhaba

  • @dreemstudio6947
    @dreemstudio6947 4 роки тому +6

    Bila Waxa LaGuH Idhi Ninku Uu waaLan Yahee Ka Zoo XarabaYzoH AsxaabTa Ku Xidhan Hob FiLms Plz 🙏😭 Subscribe IgUh QaboH

  • @abdisaed1819
    @abdisaed1819 4 роки тому +4

    Keep going my brothers

  • @umumohamed5707
    @umumohamed5707 4 роки тому +6

    Kullaha Daily bn dhalayaa😂🙌

  • @cadnaancolly332
    @cadnaancolly332 4 роки тому +13

    AniGa Hadeerpa Yaan Like Lay saarin Hadii kaLe waan ooyayaa😂😂

  • @aaminamahmed1638
    @aaminamahmed1638 4 роки тому

    Hob film dad an tageero waligiin ha hungoobina👑👑👑👑👑walalayaal

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 роки тому

    Riyawada jinaka noo badiya insha alllhe

  • @xayadmaxamed1815
    @xayadmaxamed1815 4 роки тому +18

    Markaad tahay qofkii ugu horeeyay hadana aand garanyn wxd qorto waa sanoo kle😂😂😂