SICIID QALINLE HEES CUSUB TUSAALE OFFICIAL VIDEO 4K 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лис 2021
  • Copyright@DigaaleYareMusic
    EREYADII:SAKARIYE KOBCIYE
    CODKII/LAXANKII SICIID QALINLE
    MUSIC CABDI ABIID
    CAMERA 1:MAXAMED CABDI QALINLE
    CAMERA 2:XAMSE
    EDITING BY ENG YAMPRO
    DIRECTIN BY DIGAALE YARE
    PRODUCE BY DIGAALE AND YAMPRO
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 294

  • @xaliimomahad8347
    @xaliimomahad8347 2 роки тому +95

    Naf yahay tashi baan ku faray
    taahana qalbiga ka yaree
    Waxbaa jira laga tagee👌
    Wlhi in aad wax jeclaato waa darajo dadnimo oo aysan dadku wada helin
    Inkastoo qofkaan jecladay aan kala harnay oo dhaawac isoo gaaray hadana abaal baan u haaya sababtoo ah wuxuu ibaray in aan noqdo qof adag oo xaalad kasta ka gudbi karta iyo mid naxariis badan oo dadka u damqata😥
    Qof walba oo wax ka burbureen badal khayr qaba baan u rajeynaya gabar dhaanta/wiil dhaama qofkiisii hore🥰

    • @safioawil2891
      @safioawil2891 2 роки тому +1

      🥺🥺🥺

    • @ahmednuur4310
      @ahmednuur4310 2 роки тому +4

      Wooow maanshalah walaalo walahi qof maskax badan tahay oo garasho badan. adigoo kalena aduunkan aaan ku noolnahay way ku yar yihin. Maanshalah

    • @cubaydhooyadiis2448
      @cubaydhooyadiis2448 2 роки тому +2

      Jcylku waa xanun ad u xuun waa xaalad adag ooo kuso wajahaysaa Aniga suun in an caabo go an saday lknse Alle ayaa diiiday iii idmiin taas

    • @xaliimomahad8347
      @xaliimomahad8347 2 роки тому +2

      @@ahmednuur4310 wllkey wanaag baan aduun iyo aakhiraba kuu rajeynaya🥰

    • @ahmednuur4310
      @ahmednuur4310 2 роки тому +2

      @@xaliimomahad8347 amen walaalo adigana sidoo kale walalo. Waana mahadsantahay walal.

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 роки тому +15

    Tahana kayaree qalbiga 💔
    Waxbaa Jira lagatagee😢
    Tusaaleey kuu ahaa 😢🎻
    Qalbikastoo dhawacan baa hestan
    Dareemaya
    Wixii hore tooba😭😭😭😭

  • @hodoibrahim8671
    @hodoibrahim8671 2 роки тому +49

    😭😭😭 dadku waa wada dhawac 😭

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 роки тому +5

      Sababta dadka dhaawaca ka wada dhigtay hada waxa weeye dadkii oo wanaagii ku yaraaaday oo xumaantoodii badatay all ready jacaylku waa qayb bni aadan tinimada ka mid ah
      Marka laga tago wanaag kalgacal iyo wax waliba oo farxad keen kara ayaa keentay in dadkuna si qalbiyan ah uwada dhaawacmaan ilaahay qalbiyada ha nooga reebo dadkaa xunxun

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

      HODO WAA IGA QOSOLSIISEY 😁👍🇩🇰🇲🇵

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 2 роки тому +12

    Naftada waxad tiraa wixii hore towba uun
    Halkii ad ku tamtay shalay togeedii ba guree tu dhantan kuu rajeyni💔😭😭

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman5434 2 роки тому +9

    Allaah ha u saqiro gabar amaba wiil wanaagsan oo nolashu kuwada dhamaysatan bash bash iyo barwaaqo🏝️🇸🇴🏕️🏆🏖️

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +9

    Boqol Jeer Kabadan Waan Dhagaystay "Tu dhaantaan kuu rajayn" Saciid Qalinle & Zakariye Kobciye 🔥

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 2 роки тому +68

    Xaqiiqada jirta ayaa Ah Erayada Waxa dareemi Kara Ruux Jacayl dhaba Soo Aarkay Oo Cidla lagaga Tagay💔😓

    • @ahlamdualle8943
      @ahlamdualle8943 2 роки тому +2

      😭😭😭😭😭😭

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 роки тому +1

      🥀🥀🥀💔❤️‍🩹💔❤️‍🩹❤️‍🔥😭😭

    • @nimcooogle8385
      @nimcooogle8385 2 роки тому

      Wlhi waa runtaa 💔😭😢

    • @ruwaydiinainasugule73
      @ruwaydiinainasugule73 2 роки тому +1

      😥🥺

    • @abdikadirbudul1370
      @abdikadirbudul1370 2 роки тому +4

      Wlhi wa run erayada kubciyo wa erayada kali ee ka turjimi karo dhib walbo dunida ka dhici kara teda kale wxa fahmaya ruxii jcyl qiimahisa yaqaano iyo qof walbo so maray xanuun jcyl 😢 😭 😿 😢

  • @bilan983
    @bilan983 Рік тому +1

    Wiil mj unba sa wax yelikara❤

  • @muztaqiinhassan9457
    @muztaqiinhassan9457 2 роки тому +9

    Kun qof ee oo dhwca aya jira ilhyow qalpi kasta oo dhawca qabooji oo ka mid ahy😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @user-bf9fu2ju4w
    @user-bf9fu2ju4w 3 місяці тому +1

    Nafyahy tasiban kuudary wxbaa jira lagatage tuusale kadhigo ilow😢❤cabduulhina iiskaailow❤

  • @khalidali-yo6zm
    @khalidali-yo6zm 2 роки тому +6

    Wa hees cajiba waxaan umaleynaya abwaanku inuu aniga iga sameyaay legend siciid qalinleh fanaan ann taagrro horay usoco

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 2 роки тому +9

    tahane ka yaree qalbiga, waxbaa jiraa laga tagee, TUSAALE KUU AHAA - caadi maha heestaan waa personal touch of love - feel it listen and enjoy yaa sa laam SICIID QALINLE U cod macaan bro horey us soco. love u all .

  • @asiisaabdirahman5245
    @asiisaabdirahman5245 2 роки тому +6

    Siciid abdirsaaq qalinle
    fankii oo qof ah wllky horumar wanagsan🥰❤️

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 роки тому

      Taahane ka yareee qalbiga 😓
      Waxbaa jira laga Tagee. 😓
      Tusaale ku Ahaaaa 😓
      Qofki lgu tiigsadaa dareemi karo
      Sorry 😐😐

  • @najaxahmed8800
    @najaxahmed8800 Рік тому +3

    Allh waxaan dareemayaa xnn aad udaran ilhw qalbiga iiqabooji waxaan ujeclaady sidran tolow miyaann uqalmin in layjeclaado sidaan rabo Layna ilaashado
    Izooduceeya wllyaal in ducadiina ilhy ii aqbalo🥺

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +9

    Wiilkan waa Fanan buuxo waan iska Jclhy illhy Amarkii Codkii xasan Aden ayan uga dhawaada

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 роки тому +5

    Caadi maaaha wiilkaan yar horay u soco quruxooow cod wada leedahay ✅💕💙

  • @cabdirizakyuusufcali9946
    @cabdirizakyuusufcali9946 2 роки тому +6

    Woof caleek heesta aniga miyow ilaa jedey fanaanku😭

  • @NK.135
    @NK.135 2 роки тому +6

    Fanan buuxa qiyaas qiimo leh wa hees qlibiga taabanaysa very emotional 😢

  • @ikhlasabdijama793
    @ikhlasabdijama793 2 роки тому +6

    Jacayl waa xanuun hes itaabaty😭

  • @hormuudkahaldoorka2118
    @hormuudkahaldoorka2118 2 роки тому +3

    ilmada iga socoda xal maleh lkn khayr ka ayaa xigi sicid qalinle ilahy codka haku barakeyo

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 2 роки тому +4

    hees io badh qalinle keep going you are the one ,original hargiesian,,
    Waxan ku qaraya heesta Israel

  • @naimamohamed9306
    @naimamohamed9306 2 роки тому +3

    Dhamantood dadku waxaye leeyihin qofkaygii baa cidlo igaga tagaye kama tagin qofkuye waqtiga idin sacidi waaye plz qofkad kale harteen caloosha haku sii haye Hana odhan uu ikhiyamaye naftad ogtahaye tiisa Isaga dhawac baa so gadhaye
    rabi baa idin kulmine wayaye oo midba meel buu rabi uqorsheeyeye waqti hore dadka caloosha haku haynin

    • @abdisheikh2945
      @abdisheikh2945 2 роки тому

      Haa wlhi walashey qali waqtiga iyo waayaha ayaa.kala tagsiiyey e iyaga mahan e runta usheg dadkaa walal

    • @ahmeddaahirxaaji8134
      @ahmeddaahirxaaji8134 2 роки тому +1

      aad iyo aad wlalo sidaas weyeh balse waxa jirro qof aadan ka filaynin inu ka tago marku si dhab yar kaga tago kolay inta hore wad isku dhex yaaci naxdin

  • @gobaadcali1878
    @gobaadcali1878 2 роки тому +11

    Masha Allaah my best fanaan Siciid yare
    Iyo my best musician digale yare
    Laba qof oo dadnimo iyo akhlaaq illahay siiyay guulaysta walaladay...........

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Рік тому +2

    ASC WAA IDIN SALAMEY HABO SICIID QALINLE WAA KU SALAMEY WAXAAD TAHAY FANAN BUUXA COD MACAAN QURUX BADAN LABIS KA DARAN AQLAAQ DAGAN IQYAARA MANSHA ALAAH IL XAASID KUMA ARAGTO SHAR IYO SHEYDAN ALAHA KAA DHEEREYO AMIIN

  • @isracabdinasir
    @isracabdinasir 2 місяці тому

    20 jeer ku zoo cezhtey wallhia ax qlpigah culeyz ka dremin ya alllh😢😢😢

  • @dramaqueen9455
    @dramaqueen9455 2 роки тому +2

    Saciid qalinle the only fanaaan taaageero 🥺❤️✌️🦋

  • @caishacudhmuxiyadiiin9856
    @caishacudhmuxiyadiiin9856 2 роки тому +6

    Jcylku waa cudur wuu ku duleen 😢 😭 wxn jcyl dhaba u qadan qof an uqalmeen in la jeclado arxan lawa ah waxa iga jabshay qalbiga wxa u iga dhigay wax bayahee

    • @munamohamed3283
      @munamohamed3283 2 роки тому

      Sorry sister

    • @xalimocabdi4038
      @xalimocabdi4038 2 роки тому

      Waa hubal inu Malin ad arki isagoo ku dabaa Jabayaa ragu waa cadaw markay dumarku jecladan waa wasakh lkn adkayso ado oyayaa uu qosal wl nag adag noqooo

    • @yasminyarisey2791
      @yasminyarisey2791 2 роки тому

      Wlh ninkii adga ku hela nasiib leh lkn alxm dheh ino qeer ku aheen laga yaaba cudey😭

  • @abdullahiadan2898
    @abdullahiadan2898 2 роки тому +8

    Waa hees dareen xambarsaan...Mahadsanid

  • @mubaarikmaareeye3536
    @mubaarikmaareeye3536 2 роки тому +5

    Wewe legends ba is helay 😍😍

  • @habonedjibrilhassan2181
    @habonedjibrilhassan2181 2 роки тому +3

    Mashallah cood nool baa kunoleysiyaa

  • @jabirsmursal9989
    @jabirsmursal9989 2 роки тому +18

    Heestaan waxay u baahan tahay Faham Sare Erayada Heestaan ma ahan kuwa Sahlan Waxaa fahmi Ruux jaceyl garan og soona marey daruufo jaceyl

    • @yurubyurub1230
      @yurubyurub1230 Рік тому +1

      😭😭😭💔💔💔💔 qalbi jab

    • @user-ml6hm8cq9w
      @user-ml6hm8cq9w 9 місяців тому

      😂😂❤❤😢😢😅😅😊😊 tu dhaantaa kuu rajeyn aboowe😂❤😢😊

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 2 роки тому +2

    Wiilka kaliya ee fanaanimada uqalma xiligan lajoogo

  • @sandabaylodaybiiqay9691
    @sandabaylodaybiiqay9691 2 роки тому +12

    Woow best musician and best sound weldone digaale yare iyo qalinle

  • @user-wc4kl4dq9c
    @user-wc4kl4dq9c 2 роки тому +5

    Waligay hees sidan uma sugin sidan usugay ayan Dalay, music waxba lagama qabani karo 😍👌👌

  • @villasomalia4802
    @villasomalia4802 Рік тому +1

    Heesta cadi maha wlhi wxkle

  • @daahiromarduurgal855
    @daahiromarduurgal855 2 роки тому +1

    Waxbaa Jira Laga Tageee ! Tusaale kuu Ahaaa ? Very voice
    Emotional voice 😍

  • @ismaciilxidigmusic6813
    @ismaciilxidigmusic6813 2 роки тому +5

    Wow m.a Allah wllkey saciid qaline hees iyo bar one level ❤music 100 codka 100 laxanka 100 ereyada 100 Camero 100 oll isku duban idin salamey

  • @user-dk1cx4ke2d
    @user-dk1cx4ke2d Годину тому

    Halkii aad ku taamtay shalay niyadu ay ku tiirsanayd togeedii ba gudhee tu dhaan taan ku rajayn💔 4/ougst 2024

  • @saynabqaran7601
    @saynabqaran7601 2 роки тому +4

    Waaw axsan cod💯😿❤

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 2 роки тому +2

    Woooow hore usocoda wlladay digaale and qalinleh 🤴🤴👋

  • @jimcaalecabdi8764
    @jimcaalecabdi8764 2 роки тому +1

    Digaale macalin music ibar iid deeq daahir zxp naheee

  • @mustafemahad2999
    @mustafemahad2999 2 роки тому +3

    Sxb siiciid qalinle waxaad tay hakadka qalbiyada hakad kareeye alle hakuuu gargaaro sxb qalbigayga waad waaad xasuus galisiyay any way keep going

  • @laylaqani8346
    @laylaqani8346 2 роки тому +2

    Siciid qalinle vodka allah haku narakeeyo 🥰🥰🥰

  • @jamayusuf542
    @jamayusuf542 2 роки тому +4

    Heestani waa hees dhamaystiran erayo ahaam laxan ahaanba siciid keep going wlala

  • @husentahluko2357
    @husentahluko2357 2 роки тому +2

    Fanaanku waa codka shacabka waxaan umaleyn abwaanku inu aniga iga waramay iyo dhaman dhalinta dhibka jclka la daladhacay ..........nafta tashkiili weyee dhulku ha isdhigine is adkee weeye .....xasuus gooni ayeey iitahay aniga .....

  • @maxamedcali8604
    @maxamedcali8604 2 роки тому +1

    Dadku waa wada soo jabeen

  • @sahrabeelo7202
    @sahrabeelo7202 2 роки тому +1

    Heeztan mar kii koobad aan arkay waxay ahayd Qof kan jecla ayaan ku arkay iztatuzkiza anigoo hezhiiz nahay lkn intan izku xumanay aanu mudo zanad dhan izku dhaczanayn lkn izku zoolabanay ayaan ku arkay iztatuzkiiza bal ze ugu dabayn hada wanu kala dhamanay oo wan kala tagnay inkazta aan aad uqalbi jabay oo uu ikhiyamay hadana ayadoy zaz thy waxba uma qabo qadarta rabi waa laqata meel aad nabad ku thy ayaan ku rajaynaya walal anigana allaah ika jeclayziyay hadana waa jiraa inuu ika ilow ziiyo farxad igu nolow meel walba aad aduunka ka joogto🥰💔😥

  • @yasmindirir5962
    @yasmindirir5962 2 роки тому +2

    I like it

  • @marwamuxumed8762
    @marwamuxumed8762 2 роки тому

    Woooow oooow cadi maha siciid qalinle hore usoco wll🙏🙏🥰🥰🙏🙏🙏🥰🥰🙏🙏

  • @abdikanibarkat5029
    @abdikanibarkat5029 2 роки тому +2

    Eeesh"calaaaaaa Heees "Naf lahadall

  • @captmaxedwardi8826
    @captmaxedwardi8826 2 роки тому +1

    Ax jacaylku dbibtiisu leeyahay alle ha sahlo aniga beribuu igu dhaco hadana waan ka bogsaday jacaylka marka LA guursado ayaa LA arkaa

  • @wiiloabdixashi1428
    @wiiloabdixashi1428 2 роки тому +1

    Wax baa jirah laga tageeh tusaale ha ku ahaato wlhy aad ayay iisamaysay heestan🥰

  • @nimcokaynaan3836
    @nimcokaynaan3836 2 роки тому +2

    Ilahy qalbiga hay dhayo😭😭😭😭😭

  • @nimaanshaqale7865
    @nimaanshaqale7865 2 роки тому

    Waaaw best song music erayo waa heees Dren Wadata Dhapte

  • @motrailblazer2234
    @motrailblazer2234 2 роки тому +2

    There is something you give up & becomes an example for u later. That is deep & full of wisdom!

  • @anushzain9070
    @anushzain9070 2 роки тому +2

    Dumarkii somaliyeed wa wada dhaawac😭😭😭 raggeeni miyaa sidaan ino gelaya qoraalada qalbiga taabanaya eed nala wadaagteen dumar ayey ka imanayaan aad ayaanu u qalbi jilisanhy😭😭Alle hano sahlo

    • @xilgute5795
      @xilgute5795 2 роки тому

      Daacad nimo la idin kawaa

    • @xilgute5795
      @xilgute5795 2 роки тому

      markii la idin kasii jeesto uun baad so baraarugtaan

    • @anushzain9070
      @anushzain9070 2 роки тому

      @@xilgute5795 walalo sidaa maaha e khiyaanolayaal Wada interest ah

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films 2 роки тому +2

    Digaale Gacmaha Illhay Kuma Gooyo Best Musician Pin Igu Qabo bro

    • @Hoyga-Films
      @Hoyga-Films 2 роки тому +1

      Haa Sx Lkn Gacantaada waan Aaminsanaahy Legend Digaale Waad Ka Hadlisaa Bahalka

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому

      @@DIGAALEMUSIC qisada saciid amey ku dhacday oo qoftiisi ka tagtay kkkkkkkkk

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 10 місяців тому

      ​@@Hoyga-Filmsdhan walba heestan wey u dhigantaa lkn qalbigayga ayey meel daran katabatey qisadeeda aad ban u jeclan lahaa inaad igu kaalmayso

  • @nazirabdi6461
    @nazirabdi6461 2 роки тому +1

    Naf yahay tashi baan ku faray
    Taahana ka yaree qalbiga
    Wax baa jira laga tagee👌

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn Рік тому

    Masha Allah keep going my brother and May God bless you

  • @abdimajiidmahamed7258
    @abdimajiidmahamed7258 2 роки тому +7

    This heals the ancient injuries of love

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 Рік тому

    wlhi heestan waxaad moodaa inay aniga iga hadlayso 💯💘

  • @nasteexocabdi8726
    @nasteexocabdi8726 Рік тому

    Lipaax keep going wllo said qalinle❤👍

  • @habonmuhamed9644
    @habonmuhamed9644 2 роки тому

    Waaaaaw hesta wey itabatey runti aboowe fanankeyga

  • @abwaanshirdoonlyrics1349
    @abwaanshirdoonlyrics1349 2 роки тому +3

    Mazha allh zxp siciid qalinle

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 2 роки тому +24

    Very touching song!!! I love Qalinle’s voice. Original 101

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +1

    SXB KEEP GOING ISHALLAAH I.FROM COPENHAGEN HOME TOWN LAASCANOOD.😁🤘

  • @faysaibrahim400
    @faysaibrahim400 2 роки тому +1

    Heese igahe hore u soco qali 🥰❤

  • @haajiranda9086
    @haajiranda9086 2 роки тому +1

    Arki donaa anigoo ka gudbay waqtigaan
    Adag oo magaciisa i damqineynin💔💔😭

  • @xamdacabdi7104
    @xamdacabdi7104 2 роки тому

    Keep going prother wll qali

  • @abdilahiibrahim8109
    @abdilahiibrahim8109 2 роки тому +2

    Mansha allah erayada ,codka iyo music ba way isku dhelitiranyihin it touched my heart 😭

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 роки тому +7

    this is emotional sad feeling song sa,id qalinle my fevorite singer

  • @mandeeqofficial1580
    @mandeeqofficial1580 2 роки тому +1

    Amazing music walahi and i liked

  • @cubaydhooyadiis2448
    @cubaydhooyadiis2448 2 роки тому +1

    Walaalo yaal❤️ an isku afkaa iyo isku diinta nahay hal dar daaran idiin wadaaa jcylku waaa haliis waaa dilaaa qorson xataa qofku naftiisa wuuu u goyn karaaa bilaaa xukun la an marka iska ilaaliya oo qofka hal mar hawadaaa siiin qalbiigaaa naftaada halis how horseediiin
    Aniga waxa gaaray heer an go an Ku qaatay in an nafta is dhaafsho hadana ilahay iii diiday ma qornayn in an dilaaa noqdo hal talo idiin siin hadaaa jcyl laydiiinku ciid leeyo waxa u carartaan Allah xagiisa salaada badiiya iyo quranka aqriskiisa iyo tasbiixda wlhi ilahay ayaa Ku ilowsiiin dhaawiciii

    • @anushzain9070
      @anushzain9070 2 роки тому

      Jcylku wa cudur halisa oon dawo lhyn dhowr mar ayu iso maray marxalado kala duwana wuu iso marsiiyey blse hada cyl dhan waan ncy 😭😭

    • @cubaydhooyadiis2448
      @cubaydhooyadiis2448 2 роки тому

      Anush jcylka runtaa waa hal mar kaas waaye kaan dilaagaaa mar kale iyo labo kale ma jiro waaa kaan kobaad ooo bilaaa naxariistaaa jcylku xataaa naf waaa goyn kartaaa wlhi cabsasho male jcylka runtaa

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 2 роки тому +1

    Legend, simply the best!!

  • @khadarabdalle8184
    @khadarabdalle8184 2 роки тому

    Way way waxaan xasuustay 2020 dhamaadkiisa qisadii igu dhacday allaw kuwa qalbiyadooda la jabiyay u kab

  • @user-gm2kj9lx3w
    @user-gm2kj9lx3w 10 місяців тому

    Love you ❤❤❤❤ wala❤❤❤

  • @saadaadchanal1411
    @saadaadchanal1411 2 роки тому

    Digaale yare adiyo sicid qalinleba guulaysta

  • @barwaaqo5276
    @barwaaqo5276 2 роки тому +1

    Haa wllhye ishlly

  • @hothoahmed4066
    @hothoahmed4066 2 роки тому +1

    Ax way hees dhaaftay 🥲qof jacayl dhaba soo helay oo lacidleyeye sikhaasa ereyadaasi utaabanayan inkasto xaalad aan soomaraya ay thy hadan sikhaasa iitabanaysa.intii sidayda dhaawacan alle bedel khyr qaba hawgu badelo waxkaste kusoomarayna cashar inoo noqdee aanana waligay ilaabin

  • @mankacadde4702
    @mankacadde4702 2 роки тому +2

    Legend of legends qalinle

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 2 роки тому +1

    Sacid qalinle ax yaa hees dareen leh

  • @abdullahcade8577
    @abdullahcade8577 2 роки тому +2

    Waa Qiso dhab Ax ✅

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 2 роки тому

    Nafyahay tashibaan ku farayaa taahan ka yaree qalbiga waxaba jira laga tagee tusaale ku ahaaye 😔😔😔💔💔

  • @user-lu5oj7zv7w
    @user-lu5oj7zv7w Місяць тому

    Cabdi ❤❤❤😢😢😢

  • @deeqasaleban7284
    @deeqasaleban7284 2 роки тому

    Waaw waa hees kahadlaysa xaalada aan hada ku suganahay wlhi dareen gaary igalisay

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 роки тому +3

    Waxba jira laga tagee tusaley ku ahan

  • @deeqfareey4604
    @deeqfareey4604 2 роки тому

    Masha allah good boy really thanks bro

  • @hannahaky3466
    @hannahaky3466 2 роки тому +4

    This song heals my heart
    Thank you 🙏🙏

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 2 роки тому

    Hees qalbi kastoo dhaawacan taabanaysa hurinaysana xasuusihii ay uga taheen kuwii dhaawaca ugaystay😢😢😢😢

  • @gasira1173
    @gasira1173 Рік тому +1

    Wxba jiraa laga tagee💔
    20/10/2022 wxii hore towba unn😰

  • @cismanlaylo3188
    @cismanlaylo3188 Рік тому

    Dhaxan jikada iyo suuliga ku oyey ilahy un I arkayeey 😭😭😢😭😢😭💔😢😭💔😭💔😭💔😭💔

  • @aamiinceelabe3537
    @aamiinceelabe3537 2 роки тому

    Siciid qalinle another level songs emotionly bes feeling

  • @esmailsaid4794
    @esmailsaid4794 2 роки тому

    Heees. Iyo bdh wye wllhi

  • @maxamuudsiciid7289
    @maxamuudsiciid7289 2 роки тому +2

    Siciid qalinle nin adag

  • @ikhlasabdijama793
    @ikhlasabdijama793 2 роки тому +1

    Erayo xanuunkooda wata wllh😓

  • @ridwanabshir7698
    @ridwanabshir7698 2 роки тому

    Hestan anaba Moday qlbigeyga in uu fananka kahadlayo wlhy

  • @Muunaeman6539
    @Muunaeman6539 5 днів тому

    Wlhi wasida😢

  • @user-nr6dj9tv6o
    @user-nr6dj9tv6o 11 місяців тому

    Woow this song is talking deeply Masha Allah

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 2 роки тому +1

    Alla jacaylow mxan ku nacay wa waxan ragba imika unacay😥😢😭

  • @mezoutozil7278
    @mezoutozil7278 6 місяців тому

    Naftaydana aan u tudhin intaan u tasoobi lahaa inaan ka tanaasulo ka tuuro kashaa haboon