SICIID QALINLE ANAAD II TAHAY ADUUNKAYGOO OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2022
  • Siciid Qalinle
    Anaad ii Tahay Aduunkaygoo
    Erayadii: Abwaan Baashe Bogeeye
    Laxankii: Mohamed Dayax
    Music: Cadceed
    Camera: Liibaan Dahir, Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    suldaan seeraar, mursal muuse, xariir axmed, qamar suugaani, abdikariim ali shah, sharma boy, hodan abdirahman, najma nashaad, ugbaad aragsan, najax nalka, waqal studio 2022, heeso cusub 2022

КОМЕНТАРІ • 570

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 2 роки тому +179

    Waa Heesta Kaliyeee Een Tabaayey
    Iney Maqantahey oo hada soo godey
    Team waqal Cumaadiina Lama haysan
    Karo 🙌

  • @fahathmohameth7426
    @fahathmohameth7426 2 роки тому +89

    waxaa kasii macan qu,aaranka alle🥰🥺

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Місяць тому

      Quran io hees inaad isbar dhigto Danbi kugu ah🤨

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk 2 роки тому +12

    markay gaadho heestu 1m like ha ila dhaafina

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +40

    Adiga iga mudan sharaf adiga mudan amaana noloshydii aan aduunku ugu jacelahay ayan ka halkan salaamay intii lamane ah ama xidhiidh leh alle idin ha sukiin barakeyo 💏❤

  • @shugrixasan6265
    @shugrixasan6265 2 роки тому +34

    Heestaan ereyada kujira hooyey kumacanayen🥰

    • @hanaialie4470
      @hanaialie4470 Рік тому +1

      Beenta maaha qofka kaliya ee jacaylka iyo qiimaha aad siisid aadan ka shallayeyn wa hooyo wana qofka kaliyo jacaylkaga dhabtaa istaahila ayadiyo aabe ❤

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 Рік тому

      Aad iyo aad wlhi wax garad baa tahay Hooyo yar ayaan ahay jacaylka aan wiilkayga iyo Gabadha yea u qabo qiyaas malahan iyo koolkoolinta aan siiyo allow ii daa

  • @Qani_10
    @Qani_10 Рік тому +7

    Amazing song😱
    Lagend Siciid qalinle 🥰
    Anaad ii tahay aduunkeygo
    akteydadna ku weyntahayoo
    anaan kula simin asaagagoo
    anaa kuu jecel adiga dunidaba

  • @feysalmahamed1088
    @feysalmahamed1088 2 роки тому +13

    Cod guuxaayo fariin lagu gudbin karo ayaa lee dahy m.a another level waqal studio sacaiid qalinle horey u soco wll 🥰🥰

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 роки тому +16

    Immisa sugay ku daalay heeskan iyo tii sxb love sacid qalinle🤴❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +18

    Woow woow layaab layaab siciid qalinle gold voice and team waqal good job keep going

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 роки тому +102

    Siciid qalinle legend waad ka baxsatay keep going bowe
    Puntlanders are proud of you 🇸🇱❤️

    • @djakram4808
      @djakram4808 2 роки тому

      Subscribe isaar

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому +2

      Puntlanders wax la dhahaa ma jiraan. Copy kama dhamaatiin miyaa😂

    • @musea.jimcale2014
      @musea.jimcale2014 2 роки тому +17

      @@hamz233 esh calaa masayr Puntlander ku sanku neefluu u sareya Baayo😉

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 2 роки тому +11

      @@hamz233 puntland markad gadhi wayseen baad saas ku leedahay
      Somali afarta jaho puntland baa shaqo u soo raadsadaan yurub oo kale bay idin tahay
      Masayra ama sakiin laqa boqortooyo dad iyo dal leh wye puntland

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому +4

      @@sahnibrahim833 dhawicii dagalkii boosaso xagee loo qaaday 😂😂Hargeisa ayaa Paris iyo London idin ahe yaan lagula yaabin wllo mamul qoyskiina yare copy ga ku dhisan 😂✌🏽

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +8

    Heestan jawi dagan ayan dareema markan dhageysto rag culus aya iskugu tagey siiba cadceed maxad sameysey😴🎵❤🎼🎧

  • @mursalsiiqe1430
    @mursalsiiqe1430 2 роки тому +6

    Inta sugaayey wan daaaley Balse Hada So dhacdey Anotherr Level Said Qalinle 👑

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +5

    Waar bal cadceed wuxuu samaynaayo ila arka ilmaadeerayal alle gam caa kuma jaro muxuu u awood sheegtay music ax yaa another level 💕💞

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 роки тому +14

    Ana ii tahay adunkeygooooo
    Agteda anaa ku weyn tahayo
    anaa kula simen asagaagoo
    anaa ku jecel adiga dunida🥰🥰

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 2 роки тому +29

    codka guuxa saciid qalinle🥰💯❤

  • @dalmaradaawe3174
    @dalmaradaawe3174 2 роки тому +4

    Waan kaa heynaa legend inkastoo heesta kariskeeda lagu daahay inta sugeysay like 👍

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +29

    Welcome back Saciid qalinle ✊💖
    Heesta inta mudo sugaysay muuqalkeda 👋

  • @nasradiamond3096
    @nasradiamond3096 2 роки тому +3

    Anig kula simin fanaan kale siciid isha cal cood iyo hees macaan wooow amazing 👏 ♥

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 2 роки тому +6

    Siciid abdirisaaq qalinle walalkayoow waxba lagaama qabankaro 💖❤️🙏

  • @c.jaacgeelleofficail2398
    @c.jaacgeelleofficail2398 2 роки тому +11

    Xasan aadan samatar Pr○ max 😇😍😍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +87

    Heesaha waxaa kamacaan Quraanka kariimka ya igu raacsan
    👇

  • @ruqiachannel1434
    @ruqiachannel1434 Рік тому +17

    very nice song and beautiful voice artist i love somali songs❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +1

    Woow siciid qalinle layaab layaab gold voice horu marwacan libaax and team waqal studio another level layaab waxakale oo layaab ah musica mr cadceed wlhi dabu shidaya sharaf iyo karaama naga mudantahy faradahable horumar wacan oo raga insha allah king of music

  • @hassamhusseinofficial5917
    @hassamhusseinofficial5917 2 роки тому +16

    ~Anaad ii tahay aduunkayow
    ~Agtaydaan anaad ku wayn tahayow
    ~Anaan kula sima asaagaayoow
    ~Annaa kuu jecel adiga Duniba
    Qalinle keep going

    • @ugaaskaramo7555
      @ugaaskaramo7555 2 роки тому +1

      Anaa ii tahay adunkeygoo
      Agteyda anaa ku weyn tahayo
      Ana kula simin asagaagoo
      Anaa ku jecel adiga dunida

    • @sacdiamaxamed4438
      @sacdiamaxamed4438 2 роки тому +1

      Waaw

  • @farxaandahir4535
    @farxaandahir4535 2 роки тому +13

    Legend Siciid qalinle come back 🌹

  • @anfacyare
    @anfacyare 2 роки тому +5

    Wax kale waaye heestan
    Xaajiyadayda ban u hibaynaa 😍

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +5

    Wiilkan wuxuu aad ugu macaan yahay codkiisu heesaha qaraamiga🔥

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 2 роки тому +3

    27/5/2022/jimco ah waa malin aad igu weyn oo xasuus igu lahaan doono l.a✊✊✊✊

  • @aibros8033
    @aibros8033 2 роки тому +3

    Khadar waqal ninka naga bareejeeyay cadaanka LEGEND

  • @farduuscabdi6027
    @farduuscabdi6027 2 роки тому +1

    Aax yaa aax alla yaa aah ma dull qaadan karoo heestu xadkaygee I dhaafisay way iga turjjumay

  • @Yacquub21
    @Yacquub21 2 роки тому +11

    Big legend siciid qalinle
    Nin fanka 🎸mustsqbal kaleh 🤜✌🏽

  • @hersifarah5391
    @hersifarah5391 2 роки тому +11

    This is song is one the best bro i cant wait to share to only woman i love in this world. Keep going my BROTHER.

  • @israinanour4367
    @israinanour4367 2 роки тому +2

    Siciid wn ku tagere walalky inolow waxa fanin jirto adan ku tegara wlhi siciid cabdirisaaq Risaaq qailnle walky inolow 💖💖💋💋❤

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 роки тому +134

    Guuxa Codka iyo heesta way isleeyhin Another level Waqal studio And saciid qalinle Keep going brothers ♥️💯😘😍

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare 2 роки тому +7

    WAQAL STUDIO AMAZING

  • @user-lw4bv7jr8t
    @user-lw4bv7jr8t Рік тому +3

    Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MARWA-ll6hb
    @MARWA-ll6hb 2 роки тому +3

    Ayyy heestydiii 🎶🎶 anaad iitahy aduunkaygoo🌎🌎🌎🌎❤️❤️❤️❤️

  • @kaawiyepoi9893
    @kaawiyepoi9893 2 роки тому +5

    Heestaan waa iga gada tahy
    Keep going pro saciid qalinle❣❣✌

  • @AaminaCumar-xn2cm
    @AaminaCumar-xn2cm 10 місяців тому

    I love you. soo much bother me siciid qalinale intay dhagax ku tureen nabigaa maacan waayaa qasiido intay dhagax ku tureen nabigaa ilove you soo much bother you

  • @abdifataahmohindho4030
    @abdifataahmohindho4030 2 роки тому +7

    Beautiful song voice music amazing another level waqal studio

  • @haboonmuuse6989
    @haboonmuuse6989 2 роки тому +8

    Oh Amazing song well done Siciid qalinle🥳

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +43

    Hit song 🎵 waqal studio 🎙🎶👌♥🔥
    Welcome back legend saciid qalinle
    The best musician Cadceed on the beat 🎶🎶🎹💯
    Muuqal another level 💯good job
    Duubista fantastic waqalka duula 💯💯♥️🔥

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 роки тому +4

    Siciid Qalinle Boqoortooyo🇸🇱 🇸🇱🐎🐎🐎❤️🔥🔥

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 роки тому +5

    Siciid Qalinle
    Wow🧡🔥🔥
    Legend

  • @gasira1173
    @gasira1173 2 роки тому +4

    Anaa ku qiray adiga ruux gooba🥺❤🥀

  • @cizzemohamed9630
    @cizzemohamed9630 2 роки тому +4

    codka 1000%
    musiga 100%
    stale ka 100%❤ hees iga dheh

  • @Vanilla877
    @Vanilla877 2 роки тому +10

    Anaad ii tahay aduunkaygoo
    Naftayda anad ku wayn thayoo
    Ninkayga mustaqbalkow😘❤️💯

    • @husseinmahamoud7176
      @husseinmahamoud7176 2 роки тому

      Kkkk wa aniga qali nasiibkeyga noqon 😂😂😂❤️❤️

    • @Vanilla877
      @Vanilla877 2 роки тому

      @@husseinmahamoud7176 mustaqbal so dhowow❤️💯😂

    • @cabdilahiarab9670
      @cabdilahiarab9670 2 роки тому

      Isku yaaca

    • @Vanilla877
      @Vanilla877 2 роки тому

      @@cabdilahiarab9670 isugu kaaya ducee

  • @cfitaaxfaraxmahdi8877
    @cfitaaxfaraxmahdi8877 2 роки тому +5

    best song 🙏guuxii saciid qalinle💯💯💯

  • @williambkchannel1685
    @williambkchannel1685 Рік тому +1

    Wuxuu u qalmaa 2B hala gaarsiyo waa fanaan iyo padh siciid qalinle keep going

  • @queenfaatuush7275
    @queenfaatuush7275 Рік тому +3

    Reer waqal istodiyow wiilkan wan ka heley maad igu hirtaan

  • @dugsiyabashir8108
    @dugsiyabashir8108 2 роки тому +7

    Big respect ✊ qalinle 💯🦁🦁

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 2 роки тому

    Saciid qalinle guux codkaa tolmoon wax loo dhiigo jireen saan u sugayay heestaan waaaa laaso keliyeey waqal 🎙 love Haa ilaa dafin

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 2 роки тому +1

    Wawo cajib iyo badh renka iyo guxa wa waxkale codka kasidaran. Rabi hakuxiftiyo saciid

  • @Xasan-kq1iy
    @Xasan-kq1iy 2 місяці тому

    KusLiya Nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sscw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @yasinxashi2150
    @yasinxashi2150 2 роки тому +1

    Wooooow axyaa hees laga yaab siciid qalinle iyo waqal 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙 🎙

  • @xubixarago9720
    @xubixarago9720 2 роки тому +39

    Legend hees wa dhaaftay tan 👌🏻🥰

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Рік тому +1

    Heesta Beatka saaran Baa waali ah 🔥Ado Rabin ina dhelin Bey ka ciyaarsin 💃🏽😅Sicid qalinle Respect 🫡

  • @zhakiirking789
    @zhakiirking789 2 роки тому +3

    Yasalam cadi mahaa the song 🎧 and music siciid

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz 18 днів тому

    Nin ciise maxamuuda bes sas ucod macanan kara siciid qalin N iskalaaji ❤❤❤

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +15

    Legend siciid qalinle and Waqal studio another level 😚🙌🏿

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +4

    Best song saciid qalinle and waqal best 👌

  • @sandalapoi1180
    @sandalapoi1180 2 роки тому +7

    Legend qalinle future 🔥❤

  • @anas__akash6225
    @anas__akash6225 2 роки тому +3

    Khadar waqal legend Ku fara yareystey hees walbu Gacan uqado Zlmn pro 🖤🙏

  • @faca_iska_dhici8302
    @faca_iska_dhici8302 2 роки тому

    Waaaw heez io bar
    Wku wtaa legend

  • @minasana5951
    @minasana5951 2 роки тому +5

    Masha Allah habaryaro quruxow

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 роки тому +4

    Fananka Cudga guuxa cabdi risaq qalinle another level♥️🤣👍

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 2 роки тому +1

    My favourite song mashallaah waqal well done xiiz u aboowe

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 2 роки тому +1

    Anaad ii tahay aduunkeyga
    Akteyda anaad ku weyntahay
    Anaa kula simin asaagaaga
    Anaa ku jecel adiga dunida
    Another level woow
    Ereydaas waxaan u hibeeyay
    #QAALI_MOHAMED_HILOWLE

  • @samirasmn9000
    @samirasmn9000 2 роки тому +16

    Legend amazing voice
    it's the song of the year

  • @fadhumoawukar6792
    @fadhumoawukar6792 2 роки тому +3

    Sas wye ku soco wey itabate heesta wle like igu qawo hade ku tawate

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 роки тому +4

    BOQORKA CODKA SICIID QALINLE ANOTHER LEVEL💞💕💞

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 роки тому

    Waaw cod iyo muusig ba isheley siciid qalinle iyo waqal studio keep going

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 роки тому +3

    Hit song hdad maqashay waa tan🥵😱

  • @sharmarkeismail3284
    @sharmarkeismail3284 2 роки тому +7

    #Codka_100%
    #Erayada_100%
    #Laxanka_100%
    #Music_100%
    #Camera_And_Edit_100%

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 2 роки тому +4

    sicid qalinle nin weyn best song 💥fire🎤🙏

  • @hmeduthman6382
    @hmeduthman6382 2 роки тому +7

    Musician with hit music 🎶🎶🎶🎶 loop😍♥️

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +1

    Saciid qaliinle illhy cod waa udhameyy Mcha allah fvv singer❤

  • @shortsfaaidoleh3645
    @shortsfaaidoleh3645 2 роки тому +12

    Voice another level💯🤔

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 2 роки тому +1

    Siciid qaline iyo socdaalba allr ayaa wada abuuray
    Kala fogaa

  • @mubarigmahamed3405
    @mubarigmahamed3405 2 роки тому +3

    Waqalka shaqalka keep up❤️

  • @shankarcali9505
    @shankarcali9505 Рік тому +1

    Sicid hestan yacusoqaday mcn waye abowo

  • @maxamedcabdifataax1925
    @maxamedcabdifataax1925 2 роки тому +4

    Masha allah

  • @abdidhaantoofficialchannel3563
    @abdidhaantoofficialchannel3563 2 роки тому +3

    Heestan inbadan ayaan sugaayay Team Waqal🙏

  • @istarlinali2720
    @istarlinali2720 Рік тому +6

    My favorite song of 2022❤️❤️

  • @suleimanharet570
    @suleimanharet570 2 роки тому +2

    Wonderful 🥰🥰🥰 @waqal 💪

  • @user-yp1kn9ty1z
    @user-yp1kn9ty1z 6 місяців тому +1

    Waaw heestan jecliyaa ❤❤❤❤🌼🎧❤️♥️💚💙💓🔥👄💋🎸

  • @adanmaxmed4122
    @adanmaxmed4122 2 роки тому +1

    siciid yare adaa ikamudan amaan badaano nafday daad kuweenda hay anakulasimin asakakoo anakujeceldunidaba

  • @imhusseinmawlith8653
    @imhusseinmawlith8653 2 роки тому +3

    SIciiD qalinle voice teacher 👌👌🖇

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 роки тому +1

    Woow is amazing song thanks waqal studio

  • @MohamedDeeq-hx9gz
    @MohamedDeeq-hx9gz 11 місяців тому +1

    Keep going ❤

  • @jaamacsoomaali7560
    @jaamacsoomaali7560 2 роки тому +8

    CODKA GUUXA ZICID QALIN BEST SONG❤

  • @user-oe8rb6to7p
    @user-oe8rb6to7p 7 місяців тому

    siciid nin fanka kuu dheeraya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ m.sh

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 2 роки тому +8

    music 100%
    codka98%
    ereyo 100%
    like 👍 muhiim

    • @caaisha71
      @caaisha71 2 роки тому +1

      Hhhh codka 100%

    • @AA-ut5wb
      @AA-ut5wb 2 роки тому

      Codka Been baad ka Sheegty

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +17

    The one and only lagend Said Qalinle🔥❤

  • @rakia143
    @rakia143 2 роки тому +3

    Nin qurxoon ❤️❤️

  • @darsojunior7880
    @darsojunior7880 Рік тому +1

    Stiil watching 8/5/203 evening who else watching

  • @abdullahihusseinbulle1129
    @abdullahihusseinbulle1129 Рік тому

    Hesta sanadka aniga wansiyay legend fanka kubahan

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 роки тому +3

    Waqalka 🔥🎥
    Layaab Layaab

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 2 роки тому

    Ala maxaax cajjiib tihiin waqal studio iyo siciid qalinle 100%

  • @farhanyuusuf3830
    @farhanyuusuf3830 2 роки тому +4

    Woow onther level keep going pro fanan cod macan🥰