DHALADAAN AAD AYAY QAALI U TAHAY, ADIGAASE KASII QAALISAN! KAFAAIDEEYSO KADIBNA IISOO DUCEEY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 37

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw  Місяць тому +8

    ua-cam.com/video/zdZdCoXNWy8/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN!

  • @user-tr6vq2xm1o
    @user-tr6vq2xm1o Місяць тому +3

    Asc niciima waan ku salaamay Walaal qaali ah ayaad tahay abaalkaaga Jana fardowso alaha hakadhigo ilaahay cafis iyo caafimaad qayr qaba illahay haku siiyo adiga iyo familimkaaga aamiin

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Walaal qaali aad ayaad u mahadsan-tahay aamiin!

  • @ShirhanHagi
    @ShirhanHagi Місяць тому

    ASC XBBTI ILLAAHEY DARTIISS AAN KUU JECLAHAY.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +2

    Masha Allaah beautiful sister ❤❤ Thanks sister ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +2

    Thank you nacimo ❤❤

  • @ruqiahusseinhassan1545
    @ruqiahusseinhassan1545 Місяць тому +3

    Maasha Allaaah mahadsanid❤ Allaha ku barakeeyo & Qoyskaada Quruxda Badan❤

  • @idmanahmed7719
    @idmanahmed7719 Місяць тому +1

    Masha allah sister waad ku mahadsanid sidee nala dadaaleysid

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 Місяць тому +3

    Masha Allah ❤ we love you ❤ naima

  • @user-fe7gf8gt9b
    @user-fe7gf8gt9b Місяць тому +1

    وعليكم السلام والرحمة الله وبركاته

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 Місяць тому +2

    Asc Nacima. Mahadsanid Walaashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Qayer Badan

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Місяць тому +2

    Masha allah qaali shukran❤❤❤

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 Місяць тому

    Maashaa Allah mahadsanid

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +1

    Maa shaa Allaah nabad ku caba walaal Naima , bal beerta na dhax geey kheyr Allaha ku siiyee.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Hamdi waan kusalaamayaa Shaqadaan kusoo daaha maalin walba inaan idiin tusaan rabaa, waqti danbo ayaan guriga imaadaa meesha aan kashaqeeyana iima dhawa!

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Місяць тому +1

    Shugran qaali❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +2

    Sax waan soo iibsadaa

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Місяць тому +1

    Adaa umahadsantahay

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 Місяць тому +3

    Mashallaah abaayo macan hadiyad qaaliya

    • @nafisomohamed6542
      @nafisomohamed6542 Місяць тому +1

      Abaayo gaas ayuu igu kicinayaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      @@nafisomohamed6542
      Dhirta aan kudhibeeynin kubadalo!

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 Місяць тому

    Walaal waan ka xumahay in aad dadka ka dhaadhico in mareexan keliya mooska cuno waxaan garanaya xamar oo dadkooban ka joogaan .

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 Місяць тому +1

    Mirahan ma heli karo betraaf maku badalan kara

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn Місяць тому

    Asc. Waa kaan gudooney abaydey. Adiga iyo qoskaaga waxaan idiin rajeynaagaa qeyr, caafimaad,reyn reyn iyo cibaado suuban Insha Allaah.

  • @nafisomohamed6542
    @nafisomohamed6542 Місяць тому +2

    Waclaykumu salaam abaayo gaas ayuu igu kicinayaa maxaa sameya

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Dhirta aan kudhibeeynin kubadalo!

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Місяць тому +1

    Asc naciima. Sharaf wanku salamay wall mahadsanid wall waxan cabijiray baytaraf anoo uurle Alx iron taydu ok ayay ahayd lkin ilmihii uu igudhex dhintay Alx calakuli xal wall madhibukukena ado mahadsan

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Haa waan kasoo hadlay haliska jiro bayturaafka zanjabiilka xididoo dhan dhicis ayay sababaan, walaal Bahja Allaha badal qeer qaba haidinku soo badalo caafimaadna Allaha kusiiyo! Waan kusalaamayaa!

    • @bahjazheekh2530
      @bahjazheekh2530 Місяць тому

      @@adigaisahaaw naciima wall ilaahay jano hakadhigo abaalkaga midixda iyo midigta labadaba kadhiibadi baylahdaydii arkay balo lagaaxijaab

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Місяць тому +1

    Asc abaayo xamateda baa qororox la iiga dhiigay maxaan samayaa quruxay jawabtada waa ii muhiim

  • @shukrimaxamed8337
    @shukrimaxamed8337 Місяць тому

    Qof sokor qaba malasinkaraa.