WAA TANAA SABABAHA SAXARADA KUGU DHAGAN TAHAY! DAAWO MUUQAALKAAN FAAIDADA BADAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 гру 2023
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Xawa_A
    @Xawa_A 7 місяців тому +6

    Jazakhallahu khayran walaal. Wax yaalaha aad bilaashka nalagula wadaagto walaahi lacag ayaa lagu bartaa. Qof waxaad tahay dhicna kasta ka dhisan oo aan ku daydo ilaahey hakuu siyaado cilmigaaga iyo caqligaaba! Adduunyo aakhiro ba ilaahey ha ku guulayo.

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 7 місяців тому +2

    masha allaah naciimo illaahey ha ku xifdiyo jizaakumallaah qeyr xabibti

  • @dekaabdi2244
    @dekaabdi2244 7 місяців тому

    Jazakalah qeyr

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 7 місяців тому +1

    Illahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Abayo

  • @nastexofarax2589
    @nastexofarax2589 7 місяців тому +1

    Shukran habo naciimo calol istaag waa nadhibtay

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 7 місяців тому

    Mahadsanid abaayo jasaakumulah

  • @nasranur6765
    @nasranur6765 7 місяців тому +1

    Naciima cadey abay jzakallahu khayran ukhti

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 7 місяців тому +1

    Jizaakumu llaaha qeyr Naciimo waan kugu faaiiday jana gasho

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 7 місяців тому

    Masha Alaah shukran abayo waxbadan baan kaafaidnay Ilaah jazadaada jano ha kayeelo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому

    Manshaallah nacimo jazakallah kheyr badan 😍

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu 7 місяців тому

    Masha Allaah mama jizaaka Allaahu Kheyr

  • @anabali5298
    @anabali5298 7 місяців тому

    ❤insha alah horay uu soco xabibti❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 7 місяців тому

    ASC abaayo Mansha ALLAH runtii aad iyo aad baad u Mahadsantahay ,aad baad inoogu dadaashay Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 7 місяців тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 7 місяців тому

    Maasha alaah jsklhu qeyran

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 7 місяців тому

    Asc Maashaallaah allaha ku xifdiyo walaasha

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 7 місяців тому

    JazaakumuAllah Qeeyr abaayo ❤❤❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 7 місяців тому

    Masha allha

  • @jamilaahmed7512
    @jamilaahmed7512 6 місяців тому

    masha allah abaayo naciim illaha ha ku xafiido adiga iyo familkada waa nofaideysa illah qeer hakasiyo Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 7 місяців тому

    Baraarujisooy masha masha alaahaa ilaahay hakugu xiftiyo sadaqadaada aad nagusadaqaysatay ❤❤❤❤

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 7 місяців тому

    Manshaalah ❤

  • @nafisohussen857
    @nafisohussen857 7 місяців тому

    Maasha Allah Nacimo waad ku mahadsan tahay waqtigaga hal sano iyo bar aan kugu xeranahahay ilaa iyo hada vedio gaaga UA-cam ka buuxo aan mar walbo aan fiirsadaa walina kama dhargin qeyr badan Allaha ku siiyo.midii igu darneyd waxay aheyd vitaminada waan iska cuni jiray lakin markaan dhageestay sida u soo kala dhigtay sida loo qaato aad baan ugu faiday mahadsanid walashey waan is ahaaday. Inaa is ahaado adiga ayaa ka danbeesay❤❤

  • @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf
    @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf 7 місяців тому

    asc abaayo Alle haku xifdiyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 7 місяців тому

    Asc abayo horay u soco guuleysana❤❤❤❤

  • @dekaabdi2244
    @dekaabdi2244 7 місяців тому

    Ajar badan alha kusiiyo naima qaali jazakalah janah

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 7 місяців тому

    Maashallah Allah ha ku barakeeyo walaal naciimo waxaan rabaa phone ,hadii ay zuuragal tahey waa ku salaamey walaal waa mahadsan tahey.

  • @user-mw9xk6dn6m
    @user-mw9xk6dn6m 2 місяці тому

    Masha allh ilaahay haku xafido

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 7 місяців тому

    Allha haka ajarsiyo abayo

  • @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf
    @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf 7 місяців тому

    Dawadan waqada ee saxaradana marina waaigu dhegtaa marina Waa ifican tahay ee abaayo Alle haku xifdiyee adiga iyo ee helkada wan Ku jecelahay Alle dardi an Ku jecelahay

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043 7 місяців тому

    Hore usoco abaayo

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 7 місяців тому

    Asc abaayo khayr Allah hakusiy caloosha Sidaas i ah calaamadahas aad shegtay jazakillahu khayr

  • @yasminsalad4048
    @yasminsalad4048 7 місяців тому

    MashaAllaah tabarakaAllaah Illaah kheir badan ha ku siiyo Naima Adiga familkadaba wax badan nooga faideysaa mar walbo misaanka akhiro Illaah ha ku saaro abayo amiin amiin

  • @FartuunMaxamad-bb8ri
    @FartuunMaxamad-bb8ri 7 місяців тому

    Shugran naciimo abaayo siisoco guulayaankuurajeenaa

  • @husseinahmedali8436
    @husseinahmedali8436 6 місяців тому

    Allaha kubarakeeyo

  • @nimcodhuuke1047
    @nimcodhuuke1047 6 місяців тому

    Niciima bilan horay usoco

  • @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf
    @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf 7 місяців тому

    Wan istcmalaa cuntoyinka bonshada lehe waxaan rabeey inaa aad igusoo sheegdi waxa isiifican aad waxan u jecelahay dhirda macanto Alle haku xifdiyo waxan jeclahay aad iyo aad sida waxadarka dhirda ey ledahay oo shardheer aaka bixiso shukran xabiiti

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 7 місяців тому +1

    Abaayo ilaahay hakubarakeeyo
    Qabowgaa nadhibay sorry ii noolow quruxey❤❤❤😂😂😂

  • @user-ck1jw3fy2f
    @user-ck1jw3fy2f 6 місяців тому

    Waa mahdsnrhy

  • @assftasd8852
    @assftasd8852 2 місяці тому

    Nacimo walashey waaku salamay

  • @hibo6578
    @hibo6578 7 місяців тому +1

    Shanfaxda ama xabadu rashaad kasoo hadal mahadsani xbtii❤

  • @abdullahi1900
    @abdullahi1900 7 місяців тому

    As naciimo ilahay khayr hakusiiyo walal gabar 15jir ah oo aan dhalay caloosheedu aadbay u adagtay marka ciyaalka magniisiyam iyo zink malasiin karaa pl nacaawi jkq❤❤

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 7 місяців тому

    Walaalo maanta oo ay bishu tahay 12.12.2023kii ayaan kula kulmay wixii ka dambeeya waan kula soconayaa

  • @ahmednuurhassan8898
    @ahmednuurhassan8898 6 місяців тому

    Walal waxaa ii sheegtaa magniisiyaam

  • @user-yl6jw7rx7s
    @user-yl6jw7rx7s 2 місяці тому

    Walalo waxan ahay mamo xanusaneso oo muudo dheer neh babasiir qabtay oo musqulna galin marka waxan ubahanahay inaadh icawisid

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @jamalhasanmabruuk5941
    @jamalhasanmabruuk5941 7 місяців тому

  • @user-mz6hx2iu6c
    @user-mz6hx2iu6c 6 місяців тому

    Abaayo mcnto wllhy qofka aad kahadleeysaba waa anigeee illaahay ayaan kugu dhaarsheee maxaad igulatalin laheeyd tankale lanbarkaada ma arag in aan kula sooxidhiidhana waaan rabaaye abaayo alllaah ayaan kugu dhaaryee iisoo jawaab lanbarkaada ayaan rabaaa calool istaag saa I'd ah aniguu ihayaa xataaa raqay waan qastay waxna iima Tarun allah ayaan kugu dhaaryee I caawi oo ila soohadal lanbarkaada ayaan u baahnahay

  • @nadifoaliafrah9436
    @nadifoaliafrah9436 7 місяців тому

    Asc habo naciima jazaa ka allah kasoo hadal ilmaha hergebka ka dhamaanin

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @suadhayd4337
    @suadhayd4337 5 місяців тому

    Asc Abaayo marka aad ja hadleysay habeenkii markaad Seexaneyso qaado 4 5,6 waxa waa maxay aan qaadanayooo magnesium ka kor u qaadaayo kiwi waa ogahay waxa kale waa maxay Thanks

  • @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf
    @ZeynabaAbdulkadir-qw3lf 7 місяців тому

    Waanu faideesa ee nusoobadi faidooyinka eey leeyihin dhirda ilaheey nasiiye abaayo Amiga waxaan lanoolahay tarooka

  • @barjama8978
    @barjama8978 Місяць тому

    Asc. Abooyo. Waxaandareemaya
    Xanuunabada. Badareemaya
    Waxakamadah. Tayroor waxakamida. Gaas. Waxakamida caloolfidhi

  • @user-qu9oh3hq7x
    @user-qu9oh3hq7x 7 місяців тому

    Habar yer aniga waxaan ahay qof uur 4 bil leh mana saxaroodo cuntana cunaa ee ii sheg wax caloosha iigu baxdo mahadsanid

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 7 місяців тому

    asc abayo illah habadiyo amtalaka. abayo qof ka lagu DHA hay caloosada qen Aya xoqan. maxa udawo ah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 місяців тому +1

    Abaayo.Cuntada.LagaheLo.Magnisiyamka.Manoo.Soo.Sheegi.Kartaa

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 7 місяців тому

    Naciima anaa iga halaysaa maata

  • @najmamohamed-tf9hk
    @najmamohamed-tf9hk 7 місяців тому

    Abaayo ani xaamila ahay waliba uguba bishii 7 ii dhamanaysa calooshana waa dhagax malinka uurka qaaday ilaa hada maxa igula talinaysaa

  • @user-uh4hl7cl4t
    @user-uh4hl7cl4t 7 місяців тому

    Nacimoy halken ka helaa telka

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 7 місяців тому

    Kkkkk waxaan lu qosalay wuu soo qubaysanaa aniga dadkaa musqusja ku dhiban baan ku jieaa marka waa fahamayaa

  • @user-bu2cq9bg1f
    @user-bu2cq9bg1f 6 місяців тому

    ❤q❤❤❤❤à

  • @saciidaxuseen1345
    @saciidaxuseen1345 4 місяці тому

    😊😮🌹🤌

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 7 місяців тому

    Aloow ha nagu celin culeyskeda calool fadhido😀Wa runta wa in cuntada ad cuneyso saxdo.Qudaarta biyo la cabo,dhaqdhaaq la sameeyo,Waxyaalaha buunshada leh digirta ama cambuulada way u fiicn thy

  • @YussifMohamed-tb2pm
    @YussifMohamed-tb2pm 5 днів тому

    Asc nacimo abaayo waxaan ku

    • @YussifMohamed-tb2pm
      @YussifMohamed-tb2pm 5 днів тому +1

      Caloosha fidhiso waat mida hada at ka shee key ney sit qeer ale ha ku siiyo hada waxaan wadaa biyah qawowga hadii AN madiyo waan kuu soo shegi donaa inshaa alaah abaayo adiga iyo ciyaalkaga iyo walaal xajiga ale ha idin bar keyo aaminn yaa rabi

    • @YussifMohamed-tb2pm
      @YussifMohamed-tb2pm 5 днів тому

      Ù

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 7 місяців тому

    Abayo hormonkss maxa sababa Inu bato

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 місяців тому

    Caloolnistaag haixasuusinin waa taan coma galay

    • @user-yu7uq1mq3x
      @user-yu7uq1mq3x 5 місяців тому

      Naa wll maxa isticmashay isheeg dhibkasa i haysta

    • @hanefa283
      @hanefa283 5 місяців тому

      @@user-yu7uq1mq3x caloosha markey is taageyso waxay rabtaa cunto kulul oo cagaar ubadan iyo Dr deg deg calooshaas aashitada caloosha ku yar biyo badan cab