FARXAD DARTEED AYEY LA ILMEYSAY MARKAAN LAMA FILAAN KULA KULMEY IRELAND 🇮🇪 KA DIB MARKII :

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 412

  • @A-Muslim-girl-from-Yemen
    @A-Muslim-girl-from-Yemen 2 дні тому +62

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;;،،::..;😢🎉🎉🎉😢√\√_√\\√•^•^^||^|^^|

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 День тому +12

    Marish qurux kudhiigle misbax amiin Yare
    Yaa u xiisey team kaan❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 дні тому +59

    Dadka aad dhaheysid waan u ekahay mahan dad aad ku jeclatey Diin ogoow qofkasto wuxuu jeclado ayaa ku dhaqan noqon habo jeclaaw kuwa Alle raali kayahay oo Diinta loogu daydo ogoow aduunka walaga tagaa Aakhiradada wanaag ushaqeyso

  • @farahburale4080
    @farahburale4080 2 дні тому +20

    I am so glad musbah and qurux ku dhiigle met in uk, keep going on guys we are supporting you

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 дні тому +10

    Qof aad asxab tihin oo aad meel qurba ah aad ku kulantan wax ka wanagsan malahan masha Allah ❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 День тому

      Asc wll qali plz igu so bir ❤❤😊😊😊

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 дні тому +32

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 2 дні тому +29

    Wlhi hadaa niyada kugu hayy walalka qalbiga❤🫶
    Zxb jira qurux kudhigle Nolosha Kuma xumeyso boweh Nolow cimri dheer cafimaad cibaado suban allow kusiii mizbaah Nagu salan team The family hadaa Nhy❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 дні тому +31

    Our Sherukhaan 1M kada sugi lanahay soon Insha Allah 🥰🥰
    After long-Term kulmen Qurux kudhigle iyo Musbah wllnimo

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 дні тому +42

    Gabadhan gabdhaha UA-cam leyda gabadhan ugu jeclahay waye aqlaaq edeb hadal dabacsan respect an self confidence 👑

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 дні тому +27

    Suprise Kan Lamid Ah Lagayaba Inad Ugu Tagta Marish Iyo Aamin

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 2 дні тому

      Dad lo xiisay marash iyo amiin iyo musbax

  • @AyaanAbdi-pc8hn
    @AyaanAbdi-pc8hn 2 дні тому +19

    Hadaan awoodo qurux Ku dhiigle 1 million waan gaarsiin lahaa wlhi waayo waa wiil aad u qalbi wngsn

  • @dahirfarhan4610
    @dahirfarhan4610 2 дні тому +67

    Qurux ku dhiigle iyo mizbah waayo waayo iskuugu danbeysay wada kulmay ❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 дні тому +119

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @abdiwasac3457
    @abdiwasac3457 2 дні тому +49

    Wlhi zxp qurux ku dhigke musbax waa gabar aad u qalbi wangsn lin wlhi sidad adu u tagty ma arg wan ilwonay wlhi musbax wlhi wan u hisny hadalkeedi iyo kftankeedi ❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 дні тому +37

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 дні тому +33

    Dad waayo aan daabo jiray ayaa maanta kulmay alxm waan ku farax sanahay jack waxaa ku daawan jiray adigoo haysta 30k wax kayar haysta maanta 1m subscribers ku dhawaad cajiib

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 дні тому

      Daawan✅ jiray weeye afka Soomaaliga ee saxda ah. Daabo jiray waa qalad.❌

    • @Dulqaad.badan.
      @Dulqaad.badan. 2 дні тому

      Bisinka wiilka hadaladiisa waxbo kama qaldanee qoraalkiisa dib u aqri😂​@@niyaaladem

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 дні тому +1

      @@Dulqaad.badan. Magacaaga ayaaba Maasha'Allaah ah. Aniga dulqaad ma lihi. Afka hooyo ayaan u saxay ee dhib ma jiro

    • @Dulqaad.badan.
      @Dulqaad.badan. 2 дні тому

      @@niyaaladem 0k sorry wll

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 дні тому +6

    Asc Maasha'Allaah Tabaarakalaah habo musbaax illaaheey ma ku keenay ,Dhalinyarooy ogaada qof walba meeshuu cayshkiisa yaalo buu tagi.🎉🎉🎉🎉

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 дні тому +15

    Ala misbax gabadhas haday kafakatay wa qasartay Mashaa Allaah Calaiha
    Ma iloobo Qalbigi wanagsana ay giftiga iPhone ki ugu siisay iyo jawiga sidu ahaa,

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 2 дні тому +24

    The family empire bom bom in the house musbah iyo jack dad waqtiga iyo wayahay kala geyay 🥰❤

  • @Nuradin380
    @Nuradin380 2 дні тому +23

    Xasuus team wayaab! ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 дні тому +3

    MAASHA. ALAAH
    ASXAABTA. WAA INEY. ISRAADIYAAN
    IS ILOOWIN
    GOOD JOB CHAK❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 День тому +2

    Welcome misbax mar hore igu dambesay sxb kala fogaaday dib isugu kulmay umu xumidiin m.a
    Amiin iyo marish America
    Jack iyo misbax Uk 🇬🇧
    Asxabta 2 labo labo isku raceyn

  • @user-fn1gy3es6h
    @user-fn1gy3es6h 2 дні тому +26

    Maariish baa kuu dhiman sxp waana sugi la ahy

  • @MRLabad-ug1gi
    @MRLabad-ug1gi 2 дні тому +12

    Wlhi sidan ugu xiiisay teamkini 😢😢😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel День тому +2

    Big legend always qurux ku 900k coming soon insha congratulations 💯💯❤😀❤💑

  • @KhaduujaKhaliif
    @KhaduujaKhaliif День тому

    Qoslka qurux ku dhiigle wu iga gadanyhay masha allah wax kasta wey dhici karaan haduu qoraal alle jiro aniguba inaan maalin la kulmi doono waan aaminsanahay qurux ku dhiigle wa boqor somaaliyeed❤

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 дні тому +10

    Fadlan legend kan subscribe Halo Saara 1 Million Wax Yarba Inoga Dhiman Keep going Sxb 🎉🎉

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 дні тому +4

    Masha allh anigaba wan ilmeyay wlhy marka arkay idinko wada jogo alama xa uxiisay wada Jogini farxadiini mal mihi wac naa misbax waa Gabar Qalbi wanag san maxamad adn sido kle wlhy Qofkii adiga kuhes Ta Qof kale uma bah na ayyyyy❤❤❤😢😢😢

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls 2 дні тому +13

    Wan ku salamey jack
    From djbouti ❤

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 2 дні тому +2

    Dad aan iskugu hiisey isku meel joogoda wlhi legendary qurux ku dhiigle waad ka farxisey wlhi misbah hitaa UA-cam waalaga waayey waan ilaawey hitaa runtii adiga hadana ibarey guuleyso zxp the family empere bum bum in action🎉

  • @abdiwasac3457
    @abdiwasac3457 2 дні тому +16

    Zxp qurux ku dhigle runtii aad ayan wax kaga codnasay zxp 😢😢

  • @ShukriAbdullahi12
    @ShukriAbdullahi12 2 дні тому +2

    Masha allah waw

  • @MaaidoMoalim
    @MaaidoMoalim 2 дні тому

    Masha Allah ❤

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 2 дні тому +4

    Mashallaah Tabarakallaah dadkii hore iyo lafihii hore waayo waayo walaalnimo Alaah idiin xafido amiin amiin Yaa Rabi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 17 годин тому

    MashaAllah 😊❤

  • @MohamedIbrahim64855
    @MohamedIbrahim64855 День тому +1

    🤩😍😮😮😮Masha allah👌👍🎉

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 2 дні тому +5

    Maansha Allah

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 2 дні тому +2

    Zxpo waqtigu kala geeyay
    Oo alle qadaray inay dib u kulmaan
    Sxptinimadu qiimaha ay leedahay qof kaste mayaqaan.
    Qurux ku dhiigle io mizbah guuleysta dad qiimo bdn baa tihiine.

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 День тому +1

    Mash allah

  • @ruqiyodahir2234
    @ruqiyodahir2234 2 дні тому +4

    Mashaallàh musabax codkada laa fahamay Tik Tiko in daa Kaa Soo arakay Ayaan UA-cam oo cararay musabax dardaad❤

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 дні тому +4

    Mcha allah wlhi kal iyo laaab ayaan idinku farxay waanan isla kiin jeclahay runtii Jack gabdha inoo ilaali waa inan qaaliye

  • @armyman5751
    @armyman5751 2 дні тому +11

    Zxp weligaa prankyadadu iyo surpriseyaduba real bay ahayeen😊

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 2 дні тому +3

    quruxkudhigle nimankan gaalada eh isku meel xata ma mareysan adiga magacaaga muxamad mac wanagsan hadana boqortoyo konfur galbed masha Allaah waxas hayskuso dhisin waku wanana

  • @issabilane4676
    @issabilane4676 2 дні тому +5

    Machaalah ❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 День тому +1

      Asc wll qali plz igu so bir❤❤❤😊😊

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 дні тому +5

    Musbax mash Allah I love her ❤❤

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 День тому

    Masha allah

  • @LoukmanainanDunkale
    @LoukmanainanDunkale День тому

    Hamblayo quruxkudhigle 900k subscribe Macha allah..🎉🎉🎉keep going bro you deserve it more than..

  • @Aasiyo-bo1ni
    @Aasiyo-bo1ni День тому

    Masha allh🎉❤

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 День тому

    One million is coming soon qurux ku dhiigle.the legend 🎉❤

  • @cabaascali633
    @cabaascali633 16 годин тому

    Qurux ku dhiigle guuleyso sxb❤🎉

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 2 дні тому +6

    Qurux ku dhiigle the one and only legend the family empire bum bum in the house 900k coming soon ❤😂

  • @Janagale10
    @Janagale10 2 дні тому +2

    Habar Yoonis Is not Easy Guuleyso Bro❤❤❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 дні тому +2

    ❤❤❤ walaalyaal waan isku kiin jeclahay

  • @fatimaessa3150
    @fatimaessa3150 День тому

    waaaw alla sey u faraxday ❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 дні тому

    Masha'Allaah qurux kudhiigle iyo quruxleyda salaan sharaf Brother and sister🎉❤🎉❤🎉

  • @bournegeniouz1822
    @bournegeniouz1822 День тому

    Albaabka adhga in aad u xirto ayee ku laheed...nway bigUp👊

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 2 дні тому +1

    Mnshalh masbax qurux waan u xisaynay iyada iyo marishab ❤

  • @KhadijaAbdi-nf7xv
    @KhadijaAbdi-nf7xv 2 дні тому +6

    Walal isaa guursada

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 дні тому +1

    Big legend is back 🙌 💪 ❤❤❤

  • @aaminoshiiqali7734
    @aaminoshiiqali7734 День тому +1

    Alaaboowe masriish utag lamfilaan waliba ugutag😢😢

  • @momnasrojamac6285
    @momnasrojamac6285 День тому

    Maasha allaah wurux ku dhiige maamo waa ku taageeraa ilaa keynya horay u soco

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 День тому

      Asc wll qali plz igu so bir ❤😊😊

  • @inacalimahamuud
    @inacalimahamuud 2 дні тому +10

    Inta maanta ogaatey inuu jacayl leeyahy qurux ku dhiigle 😂

  • @FadumoJamac-fu8bk
    @FadumoJamac-fu8bk 2 дні тому

    Misbaax qofta kaliyoo aan teamka u jeclahay bay ahaan jirtay wllhy Gabar maskiina bay ahayd aad baan ugu xiisay 😢 Jack Mahadsanid maadaama aad Naga farxisay❤❤😊

  • @user-mh2wd7pt8z
    @user-mh2wd7pt8z 2 дні тому

    Mansha'aalh gabadhan waa gabar akhlaq leh ❤❤❤

  • @zainabhussein8119
    @zainabhussein8119 2 дні тому

    ManshaAllah

  • @abdinoorabdiwahab9409
    @abdinoorabdiwahab9409 День тому +1

    1M halakrseeyooo asxabey ❤❤❤

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 дні тому +2

    Am happy you are together my favorite Nairobi pple,the family empire boom boom in the house ❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 дні тому +1

    Mansha allaaah walalo qali 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-tw6vq1rd9r
    @user-tw6vq1rd9r 2 дні тому

    ما شاء الله

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 22 години тому

    Maansh alaha ❤❤

  • @Galaduty7787
    @Galaduty7787 9 годин тому

    Hambalyo jack 900k mashallah comson 1M

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw 2 дні тому +1

    Congratulations zxp 900k

  • @abdihakimfargab1107
    @abdihakimfargab1107 День тому

    Wow masha allah walaala isjecel Rabi haidindayo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 День тому

      Asc wll qli plz igu so bir ❤😊😊

  • @maxamedjaamac6008
    @maxamedjaamac6008 2 дні тому +5

    Sxb maxamed bashiir maxamed iyo team waayaab masbax waxad na galisaya xasuus dhar asxaaba kala ragatay iyo geel ba wa isku olola noloshu idama xumayso sxb qaliya Jack iyo masbax

  • @AmiiraSaid-dw8hx
    @AmiiraSaid-dw8hx 2 дні тому

    M.a misbaax gabadh wanaagsan weeye❤

  • @maryamayaasiin3073
    @maryamayaasiin3073 День тому

    Legend waa Ku waayey

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 дні тому +18

    Runtii Mizbax Wa Gabar Inagu Qaali Ah Saxibada Wa Kuwii Marwalba Iyo Meel Walbo Kala Joogan Isa Soo Xasuusta 👍👍

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial День тому

    Masha allah quruxkudhigle❤❤🎉

  • @cmuxudiin3812
    @cmuxudiin3812 День тому

    Alla Maxaa Loo Xisey Mispax I Miss you Mispax.....❤❤

  • @user-ud5dp3hu6t
    @user-ud5dp3hu6t 2 дні тому

    Qurux kudigle watagte mashallahh

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey 2 дні тому +6

    Walahi ani wan kujeclahay lpx

  • @user-ui3xk3sl8n
    @user-ui3xk3sl8n 12 годин тому

    Cogratulation for 900k 🎉 repl igusgaraf

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 День тому

    Axyaa shb❤❤

  • @bournegeniouz1822
    @bournegeniouz1822 День тому

    Straight outta Nairobi👊👊👊

  • @liibarwaqoleylashire3514
    @liibarwaqoleylashire3514 День тому

    masha allhu kadis cajiiba 🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 День тому

      Asc wll qali plz igu so bir plz😊😊❤❤❤

  • @SacidoIndhouroon-rp4cl
    @SacidoIndhouroon-rp4cl 2 дні тому +2

    Dad nisla soo shaqeeyey walalo qurux badan❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 дні тому +8

    Ala. Misbax❤❤😊

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 дні тому

    Waawo mansha allah walal qaaliya ookulmay

  • @user-us9lf8rc9q
    @user-us9lf8rc9q 2 дні тому

    Musbaax man shalah wllshy ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein День тому

    Legend 😊😊😊

  • @user-bk1gq9hr7x
    @user-bk1gq9hr7x 2 дні тому +4

    Qurux ku dhigle wll Ben dhan Ada inacsisey wixi Ben la shegaye Ada wada qadty😂😂

  • @Daacad1234
    @Daacad1234 2 дні тому

    Frist coment

  • @abdikadirraggehabdikadirra4459

    Wlhi aadaan ugu farxy kulankiina❤

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 2 дні тому +10

    Kkkkk amaan afkaaga makaaga horeyso

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 День тому

    Wlh sxb qurux kudhigle aroos misbax xaqiiqdi❤

  • @honcabdulahi3744
    @honcabdulahi3744 2 дні тому +1

    M.a ❤

  • @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz
    @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz 2 дні тому +22

    From koonfurgalbeed specially baydhabo jinaay

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 День тому

    Wooooow inantan makii ugu dambeesay way kuu ooyday jack ee wax laqabo sxb

  • @user-vt3yv4sy8r
    @user-vt3yv4sy8r 2 дні тому +1

    Ahah😂 Top of the Morning to you Lad

  • @husnisanta7884
    @husnisanta7884 2 дні тому +1

    Wlcmback musbax iyo quruxkudhigle❤