Ayuubow wan ku taaheeraa wanna ku daawada alle qur.aan kiisa wuxu ku leeyahay inaad cafisaan ayaa ugu dhay alle ka cabsiga dadka lala hadlaayo oo is cafiya laleeyahayna waa anaga alle cafiska wuu dhiiri galiyay oo aayado bdn buu uga hadlay ee adi inaan lees cafin hadhiiri galin tan waad ku qaldantay ma.qaldamana waa allaah
@@abdirahmanmuhammad266 sxp mcn dareen mawa lahan beh ina walasha kursato gabdhaha kale kafican runti mar walba isku dhacdan waxa lagu dhaha waa walasha maxa samenena qiil laga dhiga
Wlaal please ha niyad jabin nolasha dhan aa loolan ku dhisan ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kuu hadiyeeyo mid kaa Mayra dhamaanba wixii ku soo marey Nolasha Hal qof ka balaaran wlaal qaali alle niyada hakuu dhiso adna alle isku xir ka ducayso inuusan alle kusoo celcelin xasuusihii xumaa Dad badan ayaa sidaada noqday aniga anoo Nina Ayaan qof is raaciyey balse nasiib wanaag anoon ku fogaan ayaa alle qadarey inaan Kala harno without reason hadana niyadayda kumaba soo dhaco afaarahaasi dadka waa iska hadlaa maahane wax dareena Uma muujiyo maxaa yeelay xoogaa cashara Ayaan ka bartay ducaqabtadii aan Kala Harney alx
Mayaa taas ha odhan nolal waa ta aakhiro , hadii ay diintu kuu badbaado wax kaadhiman malaha hadii aad halkaa ku liidatna imika is daba qabo oo oo allaah isku xidh salaada ilaasho , soonka, xijaabka sadaqa inaad labaxdo sadqadu mahaa in xoolo labixiyo oo kaliya ee way noocyo badanthay ., ,akhlaaqda fiican , ............
Wll waxan aan joognaa waa aduunyo Wax walba way kusoo mari karaan markaa u dulqaado wax walba oo kaasoo gaadhay maantana qofkii aad shalay ahayd ayaad tahay Wlhi hadalkaasi wuu i damqay qalbiguuna i taabtay Markaa waxaan kuugula talin lahaa noloshaada horay u wado midkaloo khayr qaba ayuu Alle ku siin doonaa insha Allaah
Nin Shiikh oo caan ah lkn ma rabo magiciisa inaan xuso wxu nagu wacdiyey" xaaskaagu markasta iyo maalin walba ha kugu khaldanto iska cafi waayo Allah wuu ogal yahay in lagu khaldamo maalin walba" Waxan idhi marka sheekh qalad isku mid ah lama aqbali karo maalin walba teeda kale ani iyo Allah isku mid ma nihin. Allah wuu cafiyaa dadka ee I cafi waa kalmad fiican lkn si xun loo adeegsaday
🎅Inaad Hogaamiye Umadeed Anba Nafeed Noqotid Waxa ka Horaysa Inaad Naftada Kalsooni Buuxda Ka Qabtid 👤 Muhiimaduna Maha in Aad adigu sheegi kartid kartidaada ee waxa ka muhiimsan inuu sheeego Qofkaad Hogaamiye U Noqonaysaa ☝️ You Understand me 🤏😎
Wad qaldan tahay alleh hadu wax cafiiyo adigo adana ah miyadn wax cafin karin mise waxd kula talin ha cafiin e cadgoso o hadan les cafin siide lo wada socon karaya ii no sheg daadka dunida kulol hadn mid ba midka kale cafin afka lesku taagii laha wana les cunii laha siida bahalaha o kale dad ku hagu baqin qof qalad ka galay ha cafiin in la cad gosto waxa ka wanagsan in ad alleh dartii u samaxdo qofka wax kala dhaxeyo iyo walalaha in les cafiyo wa muhiim qof an qaldamin majiro balse waxa les dheryahay wa musamax karim qofku alleh hadu kugu so ganbado ceeb ma ahn wayo alle wa naxris badne balse adigu dacif ah miyadan isamixi karin ayu ku leyahy markas aya alleh ka xiishon wad samixii qofka so tas ha samen miyad na ledahy
Waa zax adi khaaliqa lama mid tihid Lkn cafiska waxa lagu helaa dambi Dhaaf Allah wuxu leeyahay وليعفو وليصفحو ألاتحبون أن يغفر لله لكم Inkazto ani xidhidhada kale mooyi Kan ka dhexeeyo laba ajaaniba Ka so horjeedo
Ustaadka ani xta meshan wan kula yaby lkn si kle ayuu u micneya umalyn wayo laba xarirka dhaxeysa inay iska warqbn wa muhiim tedakle qof walbaba asaa garanya mesha u wnagsan dad caqli leh buu illahy naga dhigay mrka inti na anfacdo an ka qadano ustadka hadlkisa wa baniadam anago kle malaha qalada ka dhacy
Qiiimaha noloshaada sare u qaad markaas ayaad helaysaa qof ku qiimeeyo rag iyo dumarba welcm ustad Ayuub Thank u more💯💯🌹❤
Subxaanallah allow nagarali noqo boqorki dunida nakenow🤲😢❤
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❣❤
Khyrka adba isla garab istaag
My teacher ayub waad mahadsantahy 100%
Channelkagana aad ayaan ugu xiranahay wax badana waan ka faa,iday inkastoo aan jacaylkayga ama qoftayda aan isku fiicanhy
Lkn codsi
Waxaad kasoo hadashaa labada qof ee ilmaaderka ah xiriirkooda ama guurkooda
Ayuubow wan ku taaheeraa wanna ku daawada alle qur.aan kiisa wuxu ku leeyahay inaad cafisaan ayaa ugu dhay alle ka cabsiga dadka lala hadlaayo oo is cafiya laleeyahayna waa anaga alle cafiska wuu dhiiri galiyay oo aayado bdn buu uga hadlay ee adi inaan lees cafin hadhiiri galin tan waad ku qaldantay ma.qaldamana waa allaah
Iska cafi lkn haku laaban cml buuu kawada qof sidaas kuugula dhaqmay Inaad lasii hadasho qalad wye
Wll mahadsanid 100% waxaan kaa codsan lahaa waliba si xushmadaysan inaad video kasoo samayso guurka ilma adeerada dhib miyaa kujira mise ? Thanks our teacher 😘 ❤
I'm waiting for you
Wax dhiba majiro allah baneeyey.
Sxpow wlhi ana rabo inan fmlkyga ka guursado topic gan wuu ina anfacya
@@mohamedalimohamed7817 dad badan baa ubaahan arintan runtii
@@abdourahman8231 walaal iyadoo ilaahey baneeyay aya hadana cilmi baaris jirtaa
@@abdirahmanmuhammad266 sxp mcn dareen mawa lahan beh ina walasha kursato gabdhaha kale kafican runti mar walba isku dhacdan waxa lagu dhaha waa walasha maxa samenena qiil laga dhiga
Qodobka ah in qofka marka ugabiso xariirka asna ku gaabiyo kuna Daren ziiyo inana sameyn kulaheen ima cuntamayo aniga qof hadana darenkiisa qalbigiisa sameen kulaheen waxba majiro aad raga kale ugu Doroto mana aha qofka ku haboon nolasha marka gawaray qof saasa inta aragto haku dag dagin exulo qof daren iyo jcyl ku qabo maq nasha hagana tabaya adna Aad tabayso 🙏
Waan kula qabaaa
Marka aad go aan saday in aan ku dhagaysto niyada wey ii dhisanthy walhi xalad kale ayaan ku sugnaay
Alxamdulillah 😥🤲
Sido kLe😴😴
Maasha allaah wllkey caqligaaga iyo cilmigaagaba allaha kuu barakeeyo allahana kaa xijaabo shar oo idil waad ku mahadsantahaydhiira gelinta talooyinkaaga aad noo soo gudbiso
Confidence comes with maturity 🙌
Strong agree
Yeah we agree 💯
Very strongly agree
I agree strongly
Mahadsanid Ustaad Ayuub Allah Ku Dhowro Macallinka nolosha
Dhiirigiliyihii Ugu wanagsanaa Ee Afsomali ku hadla Legend Ayuub Ahmed ✅🙏
Ustaad kasoo hadal adigoo raaliya qaabka loo noqdo aftahan ama loo horumariyo afka iyo lahadalka dadka mahadsanid😇
Waan kugu raacsanahay
Waa wax uu alle bixiyo
@@kheyrtuse9535 wu bixiya Alle wa kugu racsanahy lakin ogow dadaal in lagu gaarikaro
@@fm6460
Si kastoo aad u dadaasho haduu rabi ku siineyn la heli maayo wll
Waana runtaa wax walboo wanaagsan dadaal baa lagu gaaraa
aftahan aqliga ayuu ka imada lkn aniga ku baraya hal hal dadka u gadanee walahi tabarkan kusiyo faaido ka heli lehed lkn am sorry youtber ma ihi
Waxban kafaaiday my best teacher 🙏🥰💯
Jizaaka Allah kheyr walaalkey. Allaha ku xafido oo ku barakeeyo.
"واليعفو اليصفحو ألا تحبون أن يغفرالله لكم" aayadaa micnaheeda soo baar suhayb. Kadibna dadka u sheeg in iscafintu aysan nusqaan ahayn.
Okay
Thank you t.Ayub may Allah bless you
Masha allaH ustaad ilaahay Ha ku barakeeyo
Walaahi waqtigeega iga maqasaarin maanta iigu kaa horeeyso, mahadsanid!
SHUKRAN AYUUB MUCH RESPECT 💖
Ustaad nooga soo hadal " How to be public speaker " fagaare ka hadal sidee loo noqon karaa
aniga nasib kaygaba iskaxun wan aminay waxan siyay noloshayda lkn wuikhiyamay noloshayda ayu ba bi iyay 😓😓😭😭😭😭lkn wabil ramadan illahay ban kurebay waxan bahdilay noloshayda igada nolol wan nacay walahi xalad adag ban kujira ala illahaw iga ar waxan noqday mayd iskasocda manta waxan haysta majirto habayarate wu ibabi iyay habar qabe
Wlaal please ha niyad jabin nolasha dhan aa loolan ku dhisan ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kuu hadiyeeyo mid kaa Mayra dhamaanba wixii ku soo marey
Nolasha Hal qof ka balaaran wlaal qaali alle niyada hakuu dhiso adna alle isku xir ka ducayso inuusan alle kusoo celcelin xasuusihii xumaa
Dad badan ayaa sidaada noqday aniga anoo Nina Ayaan qof is raaciyey balse nasiib wanaag anoon ku fogaan ayaa alle qadarey inaan Kala harno without reason hadana niyadayda kumaba soo dhaco afaarahaasi dadka waa iska hadlaa maahane wax dareena Uma muujiyo maxaa yeelay xoogaa cashara Ayaan ka bartay ducaqabtadii aan Kala Harney alx
Mayaa taas ha odhan nolal waa ta aakhiro , hadii ay diintu kuu badbaado wax kaadhiman malaha hadii aad halkaa ku liidatna imika is daba qabo oo oo allaah isku xidh salaada ilaasho , soonka, xijaabka sadaqa inaad labaxdo sadqadu mahaa in xoolo labixiyo oo kaliya ee way noocyo badanthay .,
,akhlaaqda fiican , ............
Wll waxan aan joognaa waa aduunyo
Wax walba way kusoo mari karaan markaa u dulqaado wax walba oo kaasoo gaadhay maantana qofkii aad shalay ahayd ayaad tahay
Wlhi hadalkaasi wuu i damqay qalbiguuna i taabtay
Markaa waxaan kuugula talin lahaa noloshaada horay u wado midkaloo khayr qaba ayuu Alle ku siin doonaa insha Allaah
Ustaad alle dartii ayaanu kuu Jecel nahay Alle Haku Xafido
Nin Shiikh oo caan ah lkn ma rabo magiciisa inaan xuso wxu nagu wacdiyey" xaaskaagu markasta iyo maalin walba ha kugu khaldanto iska cafi waayo Allah wuu ogal yahay in lagu khaldamo maalin walba"
Waxan idhi marka sheekh qalad isku mid ah lama aqbali karo maalin walba teeda kale ani iyo Allah isku mid ma nihin.
Allah wuu cafiyaa dadka ee I cafi waa kalmad fiican lkn si xun loo adeegsaday
Diinteena ayaa na faraysaa inaad wax cafisid
Mzh Alh am so happy to be frist suheyb sajid wlll qiimo bdn allh ku xifdio
Masha Allah bro may Allah bless you 💓🤞
Thanks professor Ayub from heart
I have for you only yes Mr ayub go forward legend.
Sikastaba ha ahaate qof isla wayn ee qofkan kale danayn waayaba isaga ayaa ku wax la'
Keep going ayuub
ninkaaga inuu kaa saaraayo md u diidanthy?
Hadaan ku dhaho anaad iga Hadlaysaa oo dhaba kwrn 🥰✌🏽
ayuup ahmed ....nio wxa thy ninka kliya ee an wax ka faaiido tnx pro👊
Asc teacher masha Allah good advice. ilahi haku xifdiyo.
5.heernaba waxi laysku yahay farxadbay ii ahayd maalintaas ilaa maanta iyo inti la soo wadaqaatay nolol waa wax jira oo tanan saas ma ihi laygumana aheee nolole lakiin waxaan marnaba laqaadanaa juro aqbalina.dumar badnaabaan ugu qiimibadanahay jiraanaa darajobadantan.ihihihihihiii heedheh.
🎅Inaad Hogaamiye Umadeed Anba Nafeed Noqotid
Waxa ka Horaysa Inaad Naftada Kalsooni Buuxda Ka Qabtid 👤
Muhiimaduna Maha in Aad adigu sheegi kartid kartidaada ee waxa ka muhiimsan inuu sheeego Qofkaad Hogaamiye U Noqonaysaa ☝️
You Understand me 🤏😎
Qof kaliy ee Ana wanids
Ka dalin ilhy haku sharafo 🤴❤️
Jiljilayca maba aqaani wlhi naagna waligay ma dapa ordinary alx😍😎
Waa run waxaad sheegaysidba I agree 100
Aniga uhoreyo allaha ku dhowro ustaad
M.a ayub axmed ani iyo adi janatul fardowso ilaahay hanuukulmiyo
Dhamaanteen macaney
Sxp bialaadunku isku mid ma ahn qof wlbo dooq leyahay gabdhhana doqdu isku mid maahan midba nooce jeceshy tedkle horta qof horta dhagdhg bdn majeclo balse la iskma badiyo waqto badan lama siiyo ✋
Masha allah legend wax badan ayaanka faaiday guuleyso sxb qaaliya
Ayuub ha Nagu dirin ragga aan uyara suuronee😂
Good advice by the way
Waligay ba wan ogaa wllhi filmkaa wllhi wan digtoona 😂🤣
Thanks 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 Ayuup keep going ✌️
Zh Wllhi WllkeY ayaad Tahey wllhi Wax baden Baan ka Faa ideystey Ale Hkaa Khayr siiyO Wallal Anu Waxaan ahaa Wllhi kii Hore ed SheeGeYsey Ee AHaaa zh Ka Koobaad e iNTuu inanta Wallaltinimo la SameeyO Ayuu Marka Danbe Calaala Lkn Zh Hdaa wllhi Wxaan noqonayaaa Walaal NiN Dantiisa un Raacda Kaliya Calaalkii Iska dhaaafta Wllhi Maalinba Markaaan Video Ad ledahey daawado wllhi wax bden Ayaaan iska Badalaaaah Walaaal Jasaaka LaahU KHyr 💙😓❤
Wllkay wad mahadsantahay waxad nasisay talo wacan oo wanagsan oo qofkan xumeenen keep going pro
Zxp qof aan jecla oo bila sabab igaga tagty baa igusoo laabaty markaa zxp sidee ula dhaqmaa plz🙏
Wad qaldan tahay alleh hadu wax cafiiyo adigo adana ah miyadn wax cafin karin mise waxd kula talin ha cafiin e cadgoso o hadan les cafin siide lo wada socon karaya ii no sheg daadka dunida kulol hadn mid ba midka kale cafin afka lesku taagii laha wana les cunii laha siida bahalaha o kale dad ku hagu baqin qof qalad ka galay ha cafiin in la cad gosto waxa ka wanagsan in ad alleh dartii u samaxdo qofka wax kala dhaxeyo iyo walalaha in les cafiyo wa muhiim qof an qaldamin majiro balse waxa les dheryahay wa musamax karim qofku alleh hadu kugu so ganbado ceeb ma ahn wayo alle wa naxris badne balse adigu dacif ah miyadan isamixi karin ayu ku leyahy markas aya alleh ka xiishon wad samixii qofka so tas ha samen miyad na ledahy
masha allah
Inta makrib kasoo baxdey like isaar😊
👋I cafidaasi waa wax la isku qaldo cafi balse waddo kala mara oo xidhiidhkinu yuuna ahaan mid soo noqnoqdo waxa xaqiiqa ugu danbayn qofkasi inuu qalbiga kaa jabindono mar labaad midana ana ficil ahaan anaa u arkay xaqiqatan👋
Macalin ayuub Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto walal
Asc Bro aniga horta. Qof adhag Ayn ahayi. Runti faloo igama aha. Wlhii Bro msha Allha wyee. Adii
Iyaaaaaah asww.dumaaar hawwen dumaaa tantan baa logu qadariyaa farxaa wadadhagdhag khayr wado iyoiyo .eeeeeeesoSedexaad yareydumaaar cadceed qiimobadan duhug leh.mashaaslah.
Suheyb super niyo in badan waa laisoo tijaabiyay. Isbuuc laii aamusaa. Ana maba aamusi karo Waa inacdaa kabilabaa kkkk Warkaagu wuu igasoo daahay.
Manshllh marna wan qoslay marna wax ban faa iiday thnkz wllo allh ku sharfo
Waa Talo Muhiima Aadna Usareysa Anfaceysana Raga Xiligii Sahanka Kujira iyo Kuwa Dhawaan Aas Aaskaa
Our teacher keep going❤🙏
Thnkis Mcnalin 🥰✌
Waa zax adi khaaliqa lama mid tihid
Lkn cafiska waxa lagu helaa dambi
Dhaaf
Allah wuxu leeyahay
وليعفو وليصفحو ألاتحبون أن يغفر لله لكم
Inkazto ani xidhidhada kale mooyi
Kan ka dhexeeyo laba ajaaniba
Ka so horjeedo
Very good adviser, but my options went far away from reality. Now I would like to encourage others to act upon this advice. 😢
thank you teacher. 🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯💯
Ustaad ayuub waxaad kaso hadasha lamanaha isjacel oo kala foog isku mel an joogin wa codsi please ayuub ahmed barnamij kaso samee insha.allah
masha allah wll ayuub aad baan ku tagera🥰💯
Waa runtaa wll anigu janis baansiyay lakiin janiskii waka faidaysan wayay
Walal waad mahadsantahay lakiin qiso hada ihaysato ayaan kusheegi ee idhagayso Walal gabadh ayaa ijeclaatay markaana waxaan kadareemay ficiladeeda inay ijeceshahay iyadoo isheegan ayaan ku dhahay jaceyl miyaa dhankaaga jira haa ayay tidhi lakiin anu manan jeclayn walalkay masokobikara ee xageen kalaso xidhiidha Walal iijawaab fariinta markaad arakto Walal fadlan ijawaab
Aniga anaa talo fiican kusiinayee iidhamaystir
@Caasho Cuud 😂😂😂😂
walhi wa xaqiq Allh haku sharfo wllky🙏
Mhdsnadi wll ayuub lkn Hal suaal labada qof markay xiriir leeyihiin danna bdan baa iskaga xiran midkood haduu mashquulo kan kle ma inuu ufahmaa mise waa inuu dhahaa qoftaan wey kaa amustay adna ka aamus mise waa inaad weydiisa waxa nolosheeda kusoo kordhay dhib inuu jiro hospital bilay gashay lba qofoo wda hadla hduu mid aamuso asoon hubsan qofka kle waxa ku dhacy soo kii kle eed masaarayo qofkaan aanba noloshaada kla jecleen joogitaankaga io maqnashaga isku mid uyhy sidee qoys io guri qurxoon ula dhisanee qofaanba ku danyn shukrn
Abyo qofan hdaba kla jeclan jogitankga io maqnanshiyahga hdana ku danayn bari hadad qoys dhisatana wxey la micna tahay marki hore sasbad igu so racday kumana daneynayo mrks
Ustaadka ani xta meshan wan kula yaby lkn si kle ayuu u micneya umalyn wayo laba xarirka dhaxeysa inay iska warqbn wa muhiim tedakle qof walbaba asaa garanya mesha u wnagsan dad caqli leh buu illahy naga dhigay mrka inti na anfacdo an ka qadano ustadka hadlkisa wa baniadam anago kle malaha qalada ka dhacy
Suaasha jawaabteeda waxay noqon hadayna is kaqibin in ay sidii dad isqaba udhaqmaan maaha hadii ay isdoonayaan siday arinka udhamayn lahaayeen uwada xidhiidhaan waqtigana sogaabiyaan, sidaa awgeed waa laba qof oo kale madaxbanaan oo mid kastaaba howlo kufoofay dee iskama warqabi karaan marka lays haleelana waa kusoxidhiidhinkaraa
Aad ba u mahad san tahy wll qali 🙏🥰
Way kugu adkeyn
Wey suuroon
Buur dheer bey kori aaaaa
😂😂😂😂😂😂😂😂
Istaqfurllaah
Ramadan kariim
Somaliweyn & Wllo Ayuub yare 🌷
Cajiib waaye sxp waad maxad santahay cilmi igamag anaabaad ibartey
Xishmad ayan ku haya macalin tnx 👏❤❤
Wax badan baan ka oGAADAY meshan thnks sxb.alla ku dhafo.
My coach Ayub shukran maclin
Ustaad keena Ayub Sirteena mxaa bananka noka sodhikte
Mac sokor😂
1 ogaansho
2 ustaad ayuup
Alle haidin xafido wx badan baan idinka faaide
1=ayuub
2= ogaansho
Ustad aad umahadsantahy runtii noloshena waxbaad ka badashay
Nio waxaan arkay gabar haddii an is barano
Wax yar kadib waa burburaaa
Raga aan weligood Dumarka daba cararin👳♂️
jazakallahu kheyran akhii❤️
Thnx macalin 💔💔😁
Ayuubow waxad kaso hadasha raga uun mar walba xaga dumerkana noo soo gali 🥰
Waa Ka buuxa channel ka
Shukran sxb aduun iyo aakhiraba alha ku sharfo
Saxib ayuub sidee gabar lagu gartaa inaay mutaqbalka kudoneysaa
Raaga xaska lee hade is adkeynta kuma jiraan waayo xaskisa waa inuu naxariis u yeshaa
Like ta kalmo ma,ahan ee wad nagu ledahay intan iyo in ka badan ustad🥰😍
Weligay Gabar mabaryin 👊💪
M.a Ayuup Axmed keep going bro
Thanks macalin😮🎉
Ayuuubooow mahadsnid teacher
Best teacher ❤
mahadsanid wll ayuub axmad
Inta sariirta ka baqda like 😳 naag mugdi haluguu galiyo waa cabsi wlhi
Ma nin qooqan baa cabsada beenta maad iska deeysid
Ma cabsataan
@@xamdixaaji4178 🤣🤣ishaad kagaga dhufatay
Kkkkkk
Maclinku mar kasTa wa macliin dear me AYUUP♥️
Dhiiri galiyaha wiilasha somaliyeed🥰
Walhi ustaas khodopka lapaad anu iga turjumayaa 👏✊
Ma ihi Kan 3aad ee lkn inan ahaada waa iidan tawfiiqda allaah ayaale.
My teacher nolow 🔥🔥🔥🔥🔥
Maclin waxan kaa codsanaya inad kaso hadasho guurka qarabada dhow plz mclin kaso hadal mahad sanid
Ustaad guuleyso😂
Go right ahead my teacher
Merci infiniment frère a vrai dire tu nous a explique de façon claire
Ustaad mahadsanid