КОМЕНТАРІ •

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +165

    1 deeqsinimo
    2 dhagaysi
    3 naftada Ixtram
    4 naxariis
    5 si fcn u labiso
    6 carafta

    • @nasraahmed9791
      @nasraahmed9791 Рік тому +4

      Ishaa katuurtay

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 11 днів тому

      ​@@nasraahmed9791huuno darta waan u dadaalayna sharaf kramo korkiina ha.haato

  • @princessnajma.1988
    @princessnajma.1988 2 роки тому +45

    Run ahan ti wll ayubow Ani qofka waxan kujecladaa in uu naxariisbadan yahy oo diin ay kamuqato qof inta ku arkey wana jecladey runti Ani Hadi an qof ka naxarisku arko wan iskajecleystaa alle nolosheda qof naxarisban ha Ii calfo oo diin leh amen yarabbi

    • @mohamedsomane6456
      @mohamedsomane6456 2 роки тому +3

      Wll waad helaysaa xaqiiqdi niyadda kheyr u sheeg aniganah waan jeclahay qof ixtiram iyo xushmad leh oo hadanah diin leh

    • @princessnajma.1988
      @princessnajma.1988 2 роки тому +3

      @@mohamedsomane6456 shugran wll adana wahelaysaa

    • @princessnajma.1988
      @princessnajma.1988 2 роки тому +4

      Isha alllah tacalaa

    • @adanabdi2670
      @adanabdi2670 2 роки тому

      Alle hakusahlo

    • @Maahir12
      @Maahir12 2 роки тому

      Amiin abyo mcnto

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 роки тому +48

    Masha allah 5 tan arimood wa aniga dokhyga an ku xulan laha wilka mustaqblka

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 роки тому +26

    Thanks dear teacher 🙏

  • @abdiraxiinmohamedali1179
    @abdiraxiinmohamedali1179 2 роки тому +3

    Suheybow sxb waa qof channel you tubekaga in badan wax ka daawada wad ku mahadsanthy sxb dhiire gelintada ee wxan kaa codsanayaa sxb wxan ahay wiiil ardey ah oo dhigata f3 dugsiga sare sxb wxaa i haysata wakhti qeybis la'aan sidee marka wakhtigeyga ku qeybiya aan ku ilaashadaa wxan kaa rajeyneyaa jawaab wcn hadii ahan lahayd mid khaas ah iyo mid public ah thank you my dear brother

  • @anwarkamaal7267
    @anwarkamaal7267 2 роки тому +10

    Asc. Ustaad casharadii englishka ahaa ima so gadhaane qaladku ma dhankaga mise waad so galin mahadsanid my respectul teacher.

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 2 роки тому +11

    Maasha'Allah runta u sheeg.

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 2 роки тому +18

    Ustaad M.a Waan Kaa Faaiiday Noo Soo Badi Waxyabaha Dumarka Soo jiita Thanks For your Time

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому +2

    Thanks you soo mach my teacher ❤

  • @ifrahmousa1992
    @ifrahmousa1992 2 роки тому +31

    Mash allah Maclin qofka hadaad Hal kalamad ka faaiido waa macalinkaaga shugran

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 2 роки тому +7

    Absolutely 💯
    Thanks pro

  • @Abdirachidmahamoudracho-fw5zb
    @Abdirachidmahamoudracho-fw5zb Місяць тому

    Best of best teacher

  • @abdallawarsame9350
    @abdallawarsame9350 2 роки тому +17

    2 year wax xirira masamen intas wxa Radinoya qof I qan ciso ma aqan wxa iga qalda lkn rabi baa I wahela 😪

    • @fatmaflower9039
      @fatmaflower9039 2 роки тому

      See

    • @marwaahmet7596
      @marwaahmet7596 Рік тому

      Waad heleysa wllo wax kaa qaldan ma jiran ee alle isku xidh aniga xta kula.mid ahey

    • @WardaMaxamed-sm9ii
      @WardaMaxamed-sm9ii Рік тому

      Aniguba waxan la ay qof aan la wadaago nolosha alle ayaan waydiisanayo qofka aan niyada ku hayo wll mcn❤❤❤

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 7 місяців тому

      ​@@marwaahmet7596hada labadiina isku baxdaan kawarama o na isku kiin Duceyno😢😂❤

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 7 місяців тому

      ​@@WardaMaxamed-sm9iiwarda xaashi 😂

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 роки тому +10

    Thanks bro. For your lecture

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 2 роки тому +8

    masha allh alaha kuxifdiyo

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 роки тому +8

    Masha allah bro alle hku barakeyo caqliga iyo cimrigaba

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 2 роки тому +5

    Jazaakalaah qeyr ustaad

  • @khadar6968
    @khadar6968 2 роки тому +11

    Legend always legend

  • @ahmetseeraar4741
    @ahmetseeraar4741 2 роки тому +2

    legendary ayub👍

  • @soranali5175
    @soranali5175 2 роки тому +9

    great teacher

  • @nasiinhusein4784
    @nasiinhusein4784 2 роки тому +3

    Tanks a lot Ayuup

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 роки тому +6

    Masha Allah walika ✌️

  • @abdirashidabdulahi1707
    @abdirashidabdulahi1707 2 роки тому +16

    Mahad sanid teacher

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 роки тому +4

    Masha allh Nice video👍

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 Рік тому

    Macalin ayuub Allah ha ku barakeeyo walalo

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu 11 місяців тому +2

    J'apprécie tellement vos vidéo brother l adore you sake of Allah

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Рік тому

    Ruun ahaanti ana jecel wiilasha sidas uu labiista laakiin wiilkas labiiska quruxda badan leh wàa wiil illahay dhamaystiray

  • @SouhaibElmi
    @SouhaibElmi 3 місяці тому +1

    magacagu waa cabase wann sigasta marwalba,... maha igulatalinahay wll Ayoub ahmed usogarsi wll vidéo cusub

  • @MomedIsmail
    @MomedIsmail 2 місяці тому +1

    Thank dear brother❤

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 2 роки тому +9

    صحيح كلامك جزاك الله، استوصو بالنساء خير

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 роки тому +2

    Maeh allah macani muuqaladada aad ban dawada wax badan ban kafayiday shugrn

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 роки тому +4

    Ayub guulayso bro

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 роки тому +2

    Anigu bari baa Xamdi ku qori jiray wilka wada soconay lkn wan ka cabsanaaye in lay waydiiyo familka shukaansi ima ogaleeen shukaansigii igu horeeysy buu ahaa
    Lkn ma khiyaanmin waligey alxamdulilaaah

  • @rayaansiyaad5104
    @rayaansiyaad5104 2 роки тому +3

    Maanshalh huno shukaran

  • @MohamedAhmed-ud3kq
    @MohamedAhmed-ud3kq 2 роки тому +12

    Good work my brother all the best

  • @amirahassanhussein4580
    @amirahassanhussein4580 2 роки тому +5

    Wall hore usoco illahy hku xafido wax badn ban ka faaidey wll qaali

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 роки тому +30

    𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐲𝐬𝐨 𝐀𝐲𝐮𝐮𝐛 ❤️

  • @hamarawilyrics5485
    @hamarawilyrics5485 2 роки тому +10

    Legend

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +3

    Waad mahadsantahay dameerkiina maantaa kuugu dambaysa.

  • @maxamedyare5606
    @maxamedyare5606 2 роки тому +6

    Mahad sanid walalkey qali😍

  • @IlhaanMohamuud
    @IlhaanMohamuud 8 місяців тому

    Teacher thank you

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 роки тому +3

    😅😅 Ayub Raga waad gashay walee. Shaatigiii oo sac calaaliyay 😀

  • @muniiraabdullahi2625
    @muniiraabdullahi2625 Рік тому +2

    Great teacher ❤

  • @daawodhireed9164
    @daawodhireed9164 Рік тому

    Markan soo tijaabiyo waxd no soo gudbisay kadib an like kusaari sxp

  • @claahicadde1729
    @claahicadde1729 2 роки тому +1

    Macalinkaygi nolashow
    Rabi Haku xafido sxp ayuub

  • @MahamedCismaan-hn9qn
    @MahamedCismaan-hn9qn 4 місяці тому

    Thanks my bro

  • @ubaxfaysal6430
    @ubaxfaysal6430 2 роки тому

    Msha Allah QURUXWO aaad u MHDDZID

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel Рік тому

    Noloshayda qof hasaawe naga dhaxeeyey magac aan u qalmin kuma qorin qof ba booska uu taagan magac ka tarjumaya oo wanaag ah baan ku qori jiray balse wiil wiilashaa ka mida oo dhan walba ka dhamaystirnaa baa jiray laakiin waxaan uga tagay gacan adeeg waxna ma waydiisay laakiin dhaqankiisa baan aqriyey ka dib ogaan ayaan ka gaaray kana haray.

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 роки тому +4

    Masha Allah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 роки тому +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @fadumohaji9595
    @fadumohaji9595 2 роки тому +3

    Masha allah

  • @nimcoyahmed8994
    @nimcoyahmed8994 2 роки тому +1

    Ayub Gawada hadhey ninka wax weydisan karin kwrn????? Asagana ufahmeynin taasi maxa xaal uah????please reply or make a vedio of it Thanks.

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 2 роки тому

      Hada kadibna ha weydiisan wllasheey alxm dheh dabeecada uu Alle ku siiyay waqtigaan la joogo gabadha nin lacag weeydiiso wee ka cararaan dabcana daanyeernimaa ka wada carareenaa

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 роки тому +8

    جزاك الله خير الجزاء

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 роки тому +5

    Asc. Maashaa. Aallaahaaa

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 роки тому +2

    Bᴇsᴛ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟʏᴇ ᴀʏᴜᴜʙ ᴀʜᴍᴇᴅ🌷💖💖💖💖💖

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 2 роки тому +1

    Oo suhaybaw maalin walba ma dhar nadiif ah ayaa la maydhi raga ha nagu dirin yaanay nagu kibrine.

  • @habonibrahim1795
    @habonibrahim1795 2 роки тому +1

    Mahasanid wll Ayub Ahmed xafida ka Allah

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 2 роки тому +3

    Aaaaaaaaah.
    Brooo..Ayuub.
    Wlh.
    Waxa Aad ka Hadasho
    Waa Arinta Kaleya.
    Ee Aan Maaareynta U.Waayey.
    Balse.
    Waxaan Xaliskeeda helay.
    Waa marka Aan Xariir Qoto dheer.
    Ah.
    La Sameeyay.
    Channelkaaga.
    Wd
    Mhdsnthy Broooo

  • @rumaanfidhig27
    @rumaanfidhig27 2 роки тому

    M.a ustaad tnks

  • @Slh4341
    @Slh4341 6 місяців тому

    Thanks bro❤❤❤❤

  • @Abuumuscab25
    @Abuumuscab25 Рік тому

    Waa sidii loo bahnaa 🙏🙏

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 6 місяців тому

    Masha allh ❤

  • @xariifxariif6635
    @xariifxariif6635 2 роки тому +2

    Teacher 💓

  • @gabariwahooyaded6714
    @gabariwahooyaded6714 2 роки тому +2

    Allow mid naxariis bdn oo deeqsi i.allh

  • @ziyadhosseyn5938
    @ziyadhosseyn5938 2 роки тому +3

    Shukran walaal🙏

  • @axmedabshir6109
    @axmedabshir6109 2 роки тому +4

    Keep going pro

  • @mukemmel5382
    @mukemmel5382 2 роки тому +1

    Horta waxan Ku weydiiyey 5 dumarka Soo jiita 5 raga Soo jiita kama dhamaayid miyaa? 100 jeer baad Ka hadashee

  • @Liimo-om6xc6mf1s
    @Liimo-om6xc6mf1s 2 місяці тому

    Thanks 🙏

  • @abdirahmansulub8848
    @abdirahmansulub8848 2 роки тому +1

    Khayr Allaha kusiyo wd iga qoslisey wlhi

  • @Mohamed-ys2fc
    @Mohamed-ys2fc 2 роки тому +9

    Dameerka maanta kuugu danbeesa 🤣🤣🤣🤣

  • @abdulhafidmohamed2000
    @abdulhafidmohamed2000 2 роки тому

    Wall waad mahadsantahay waxaan ahay baad ibartay nolashaydaad kor uqaaday jasa aka lah khayr

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 5 місяців тому

    Dameeraa acuudu bilahi 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @princessnajma.1988
    @princessnajma.1988 2 роки тому +2

    Dameerkii mantaa kugudanbeyso kadhacdey 😁 miskin alle ayaa kashifay qofta bila ixtiramkaa

  • @bashirabdullahi7318
    @bashirabdullahi7318 2 роки тому

    Oow waa sheeko qosol leh dameerka maaanta kaaga dambeseysa waa qosol kkkk iga deh Mahadsanid ustaad

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +5

    Mashallaha

  • @ruweydaabdullahi3541
    @ruweydaabdullahi3541 2 роки тому +2

    Thnkz my bro

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 2 роки тому +2

    Waa talooyin wanagsan muhiimna ah wll

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 2 роки тому +2

    Majadsanid Ustaad💖

  • @ahmedbashi8153
    @ahmedbashi8153 2 роки тому

    Shati gacma lalabayo Aaaa😂😂🏃🏿🏃🏿🏃🏿

  • @ZuhurBashe
    @ZuhurBashe 6 місяців тому

    Thanks

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 2 роки тому +2

    Masha alaah walalkeey ilaah haku xafido

  • @carbodhequmbe6850
    @carbodhequmbe6850 2 роки тому

    Zxp lkn hal qof Maxaaa ula dhaqmi weyday gabdho badan mxaa usoo martay weliba adoo lataliye nololeed ah

  • @quenchmanai
    @quenchmanai 2 роки тому +1

    Sax wye mid ban waa ku qoray xishooto wey iga xanaqday😍

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +2

    Mahadsanid bro 💕👍

  • @abdiyare-ww4dt
    @abdiyare-ww4dt Рік тому

    Asc teacher talo ayan kaaga bahanahay side kugula so xiriiri karaa wad ku mahadsantahay talooyinkaaga qurux ad nasiiso thanks

  • @hackingtechnologycenter736
    @hackingtechnologycenter736 2 роки тому +2

    Hard work

  • @cabdicasiisfaysal412
    @cabdicasiisfaysal412 2 роки тому

    ustaad muqaaladan oo kale noo soo badi

  • @cshakuurmubaarig3323
    @cshakuurmubaarig3323 2 роки тому

    Thankz teacher

  • @feysalfeyte1802
    @feysalfeyte1802 2 роки тому

    Big lgndy my teacher

  • @Maxamedtaatiko-d7u
    @Maxamedtaatiko-d7u 7 місяців тому

    Masha allh

  • @naciimomahamed6011
    @naciimomahamed6011 2 роки тому +1

    Mn sha allh❤❤🥰🥰🥰

  • @mubarekosman5709
    @mubarekosman5709 2 роки тому

    Msha allah
    Wr zxp ninkan aan maqlaa
    Man qudhaadan baa

  • @mousabpolo8749
    @mousabpolo8749 4 місяці тому

    Keep going

  • @hambiabdullahi8356
    @hambiabdullahi8356 Рік тому

    Waaa naag doqonA walhi taas

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 10 місяців тому

    Good ❤

  • @mahadmaxamed891
    @mahadmaxamed891 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @mustafeshaakir8758
    @mustafeshaakir8758 2 роки тому +7

    Teacher ♥️

  • @bashirabdirizak9908
    @bashirabdirizak9908 2 роки тому

    Ilaheyow yaan la igu dul safrin🤣🤚

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 2 роки тому +1

    Ayuub wll wa ku baahanahay ma i caawin kartaa.

  • @hodandagan6362
    @hodandagan6362 Рік тому

    Raga siide lagu so jiifa abowe