Su'aasha Videoga u dambaysa hadaad dood ka qabto ama aad moodo inaan cid kale ula dan leeyahay, su'aashaasu waxaa is weydiiya reer galbeedka nin xoolo isagu ikhtiyaarkiisa uu gabar u siinayo ma oran karo maxaan kaa helayaa isagoo awooda inuu diido, haday dhahdo waxaad rabto muxuu samayn? ma xaaraanbuu ku dhici mise.........umadaha kale markay is weydiinayaan sabab ayaa jirta natiijo ka dhalanayso laakiin gabar Soomaaliyeed maxaa ka dhalan oon ka ahayn in xumaani dhacdo.....?
Maya wllo wax doodakama qabo anigu waxan aaminsanahay gabar io nin an isqabin oo xirirkaliya ka dhaxeeyo Marna mahan inay wax waydisato maala haduu isagu ku garto wa mesheeda Marka
Waxaa dhacday jaceyl ayay ila timid anah wan ka aqbalay oo wan soo dhaweystay sidii hore si kasii wanag io naxariis badan lkn 2bil markeynu wada socono ayay igu tiri go aan ban soo garay noloshada han inan ka baxo ban donayaa ok ban dhahay shib nah wan ka dhahay ku dhawaad 3bil ka dib ayay ila soo xariir tay igu na tiri wax kasta oo dhacay wan ku qaldamay ee an isku soo labano sidii oo kale ma xumeyn ka mana arsan oo boqorad ban ka dhigtay dumarka asaged ah nah lama simo🌍❤💯
Waxa aad igu haysato waa midda videoga u dambaysa laakiin miskiin aan wax ogayn baa tahay arrintaa rag social media ku jiray aniga hortay 2011 ayaan ka wada hadli jirnay qofka aad moodo inaan u socdana ujeedkaygu ma aha Alx adigoo waxba aan sheegin inaad comment wakhti iska geliso waad ku mahadsan tahay 45 seconds intaan ku keentay.
@@xafsaaadan-d6z Aduunka waan u fiirsaday qof aan isagu hadli karin baa wax dadka ka sheega marka ha la yaabin way badan yihiin waa ilma aan dhali karo weli bacdiibaa saaran CUSAYB.
Asc wllo ayuub seithy xaladada kawaran malintada sekutahy alle dartii banku jeclahay wallaahi waxayabo badan Ayan kafaaidaa video mash allah alle haku karaameyo janada na hanagu kulmiyo wallo waxan kacodsanaya si wall nimaa in hadii ad gabar dhasid mustaqbalka inaa iigu maga dadhid adna u bixisoo. Suwayda alle haku barakeyo waxa walba ad haysatid wllo❤❤❤❤❤❤
ws wllo Suwayda waaan ladanahay alx mahadsanid Allaha ku jeclaado intaa i jeceshahay iyo ka badan Haday ii dhalato waa ballan Allaha jannada nagu wada kulmiyo dhamaantaan mahadsanid mar kale.
Ustaad ayuub qodabkan koobad ee ah gabadhi markay kaa tagto in aadan daba cararin waa wixii ugu waynaa een kaa faaiiday anay ii shaqaysay taas waanan ku guulaystay mahadsanid ustaad in badan❤
Asc walal waxan aad u jeclahay talooyin kaaga walal waxaan ahay ooyo qaar aycaasi ku noqdeen wayna ila noolyihiin ilama hadlaan hadii aan la hadlana jawaab ficana kama helo cawimad na kama helo dhimkeygana wan qarsadaa dada ugu weyn wa 22 jir Qeyr badan oo ka dhaan allaah haku siiyo
Maya! dan kuuguma jirto markii laga dan gaaray oo meel kale aado garan weyday adigoo shalay rabay intay kaa tagtay maanta inaad dib u aqbasho faa'iido kuuguma jirto qofta aad la socoto miskiinta ku aamintay ha u xumayn qofkii shalay ku xumeeyey. qof mar kaa tegay mar kale wax u diidaya ma jiro inay kaa tagto
Su'aasha Videoga u dambaysa hadaad dood ka qabto ama aad moodo inaan cid kale ula dan leeyahay, su'aashaasu waxaa is weydiiya reer galbeedka nin xoolo isagu ikhtiyaarkiisa uu gabar u siinayo ma oran karo maxaan kaa helayaa isagoo awooda inuu diido, haday dhahdo waxaad rabto muxuu samayn? ma xaaraanbuu ku dhici mise.........umadaha kale markay is weydiinayaan sabab ayaa jirta natiijo ka dhalanayso laakiin gabar Soomaaliyeed maxaa ka dhalan oon ka ahayn in xumaani dhacdo.....?
Maya wllo wax doodakama qabo anigu waxan aaminsanahay gabar io nin an isqabin oo xirirkaliya ka dhaxeeyo Marna mahan inay wax waydisato maala haduu isagu ku garto wa mesheeda Marka
@@SuwaydoMohmudsax ninku asaga haduu kuu Garto
Mahadsanid wll
Dadka dunida joga waa badanyihiin lkn qofkaliyaa ii cuntaba❤🎉
Waa marki iigu horeysay inaan kala kulmi 2 minutes ago.
Ycni caawa no mashquul cml.
Keep going my dear ❤❤
Ayuubow Walaalo Sidee tahay.
Alx ina adeer
Intan may dhalinyartu fahman 🎉
Whli they will achieved more than that.
We appreciate your sharing 🙏
Legend 🥶😊
Doonta macalin ayuub qof walba maqaado ana kursi baan kaqabsady mashaallah
Taydana dad badan bay katimid
kkkkkkkk
Thankis ustaad
Ayuubow tnx wll
Maan shaa Allaah xikmada ilaahay baa bixiya waxaad tahay qof caaqil ah
Waxaa dhacday jaceyl ayay ila timid anah wan ka aqbalay oo wan soo dhaweystay sidii hore si kasii wanag io naxariis badan lkn 2bil markeynu wada socono ayay igu tiri go aan ban soo garay noloshada han inan ka baxo ban donayaa ok ban dhahay shib nah wan ka dhahay ku dhawaad 3bil ka dib ayay ila soo xariir tay igu na tiri wax kasta oo dhacay wan ku qaldamay ee an isku soo labano sidii oo kale ma xumeyn ka mana arsan oo boqorad ban ka dhigtay dumarka asaged ah nah lama simo🌍❤💯
M.a waxa thy rijaal ee xagee wax idin marayaan hada
@nuurtonuur8513 hada weynu wada soconaa lkn ayada qalbigeda waxa ku jirah ma ogi
Ayuub mahadsanid good jobs always to u
Ayuub ahmed sxb aad iyo aad ayaan kuu jeclahay. Vidao noo soo badi kuwan oo kle iyo sxb dhiirigelinta nolosha
Horey usoco ustaad
thank you my teacher aad ayaa kula socdaa
Aad baad umahadsanthy barmaamijka waan kahelay kalsooni darada imika waa la abuuraa social media ayaa kalsoonida lagu burburiyaa
Keep going pro 💪
Omg legends nolow
Ayubow since 2021 kulasocde marwalbo raga waxsheega ubadisaa mxaakudiiday inaa waxa balance kadhigtid?
Jasaa kalaah wll guugalyso adiguna
keep going
Podcast Noo soo Dheg❤❤❤
Thanks teacher
Mahadsanid ustaad
Legend ❤🎉
Keep going ayub❤❤
Mahad saniid ustaad xigmaad ayaad ku hadlaaysa ruuntii waanka faidaay dhaqaamo badan oo jahligu igeyeey ayaan laaha hada kadiib leeyguma oga insha allah
Ayuub wll wn ku salamy ilhy haku sharfo❤❤
kep up
Aad iyo aad Karti iyo ixtiraam yeelo
Waxa uu Sheeegyo Dad Baaa Run Moodo war Qof kale Fikirkiisa ha dhageesan adi fikirkaad ku shaqeee waaa 2024
2024 lajooga melan Rabin maxaa ku kenay adi😂🙄
@@abdinaasir9315 marba hadduuba garaadkaaga intaas yahay waad u qalantaa in fikir kale ku shaqryso.
Waxa aad igu haysato waa midda videoga u dambaysa laakiin miskiin aan wax ogayn baa tahay arrintaa rag social media ku jiray aniga hortay 2011 ayaan ka wada hadli jirnay qofka aad moodo inaan u socdana ujeedkaygu ma aha Alx adigoo waxba aan sheegin inaad comment wakhti iska geliso waad ku mahadsan tahay 45 seconds intaan ku keentay.
@@xafsaaadan-d6z Aduunka waan u fiirsaday qof aan isagu hadli karin baa wax dadka ka sheega marka ha la yaabin way badan yihiin waa ilma aan dhali karo weli bacdiibaa saaran CUSAYB.
@@ayuubaxmedmedia ok ustaad sharaf iyo karamo🥰
Waa ku slamay wllky ayuub❤❤❤
Asc wllo ayuub seithy xaladada kawaran malintada sekutahy alle dartii banku jeclahay wallaahi waxayabo badan Ayan kafaaidaa video mash allah alle haku karaameyo janada na hanagu kulmiyo wallo waxan kacodsanaya si wall nimaa in hadii ad gabar dhasid mustaqbalka inaa iigu maga dadhid adna u bixisoo. Suwayda alle haku barakeyo waxa walba ad haysatid wllo❤❤❤❤❤❤
ws wllo Suwayda waaan ladanahay alx mahadsanid Allaha ku jeclaado intaa i jeceshahay iyo ka badan Haday ii dhalato waa ballan Allaha jannada nagu wada kulmiyo dhamaantaan mahadsanid mar kale.
Wanhadsan thy kun io kow jer wllo ayuub Axmed alle haku xifdiyo ❤
Ayuub Axmed waad san tahy wax tahy shaqsi aan ku xidhanahy
Ma.allh
𝐴𝑦𝑢𝑢𝑏 𝑎ℎ𝑚𝑒𝑑 𝑤𝑎𝑘𝑢 𝑠𝑎𝑙𝑎𝑚𝑦 ... 𝑚𝑦 𝑑𝑒𝑎𝑟 𝑡𝑒𝑎𝑐ℎ𝑒𝑟.....🫂
Ustaad ayuub horay usoco
Gabdhii aan qabay dalka dabadiisay jogta wanay I jece lad manta way iga maran tay maxan yeela😢
Good advice ❤🎉
Ustaad ayuub qodabkan koobad ee ah gabadhi markay kaa tagto in aadan daba cararin waa wixii ugu waynaa een kaa faaiiday anay ii shaqaysay taas waanan ku guulaystay mahadsanid ustaad in badan❤
Rag badan ayaan taas laga dhaadhacsiin karin way daba ordaan markaasay calacalkaaas kusii nacdaa dumarku ninka jilicsane u ooya ma jecla hubaal
Thanks mcln
Lkn xge lgaala xidhiidhaya
Ninkuna ma la midbaa
Nin jacayl sameeya waaba nin jilicsan
1🎉
Thanks ustaad
Wankusalaamay ayuub axmed wxaa dhalaiyara kusoobadadaysa cudurka siigada markaa wllo kasoo wacyi gali b,,,,, anaa waqayrii❤❤😊
Subxanlah ilhay haasohadeyo dhaalinten 😢
waxaa tahay qofkii 57 aad ee arrintaan iga codsada waana ka soo hadli doonaa insha Allah iyo weliba sida la isaga daayo
Taleefankaaga Ma ii qori kartaa iyo fadlan ma ii qori kartaa. Tan hore waaba amar sidee wax fiican utahay.
Adeer anigu qofkaan rabo ii qor ayaa iga xigta "ma ii" ayaanba ka soo hor jeeda weligayna kuma guul darraysan.
@@ayuubaxmedmediawaan kula qabaa teacher 🫡
Ayuub Axmed like ❤
Rights
Ustaad intee kaahelikaraa waxaan rawaa in aan sheeko kulawadaago
snapchat ayubaxmed1
Asc walal waxan aad u jeclahay talooyin kaaga walal waxaan ahay ooyo qaar aycaasi ku noqdeen wayna ila noolyihiin ilama hadlaan hadii aan la hadlana jawaab ficana kama helo cawimad na kama helo dhimkeygana wan qarsadaa dada ugu weyn wa 22 jir
Qeyr badan oo ka dhaan allaah haku siiyo
@@maryanabshir5718 hooyo mcn ilahay hakuu hagaajiyo 😓😓😓😓
Rag wax la weydiin sooo samee wall
FIRST 🎉😊
Mahad sanid szb✌️
Dooda ustaad aadan sahan waa marka hasaawaha mxaan ka faaeida 🎉📕 ii ma ahan marka guur ka
Doraad baa qof leh arkay maxaan ka faa’iidayaa gabar? Inta gabar lagu taqaane loo guursadaan u sheegay markaasuu yiri dumarkoo dhan baa awooda taase maxay dheer tahay? Saan iti adigu maxaad rabtaa? Hadalkiibaa ku dhegay aniguba waan aaminsanahay inaysan dan ugu jirin ninka inuu lacag iska bix bixiyo
@@ayuubaxmedmediawaa xaqiq ustaad
Gabdhah majiraan miyaaa taloooyin aa siinaysid😊
500kii ayada galisay hambliyo
waxad ka so hadsha xirfadah igu fcn 2025 in la barto🙏🙏
❤❤❤❤
1st
First comont❤😂
Walalo taalo aya kuweydi raba intee ayaa kala soo xiriri kara. Mahad sanid
Inaad isla hadaba koofiyada iska dhigtaa ka haboonayd malaha
Asc wll ayuuub fariinteyda ina araktaa rajeyna sxb qofba is jecleen kadib guur ayaan isla gaarney markaan wixii dhan no dhamadeen way igu boodi yacnii qof kale ayey iga raacdi waana mahersadi mudo kadib wey kaso tagtay aniga isku deyesaa iney iso laabato sxibo qoftaas Mala so ceshan kraaa anigane qof kle ayaan xiriir lasameyi markey iska baxdi kadib markasto waxan is weydiya qof hore kaa tagay mar klena kulama si joogi donaa😢🤔🤔🤔🤔🤔
Wll waliga qiimaha naftaada garo ilaahey isku xir qof bini aadam ah qalbigaaga yuusan KU ciyaarin qalbigaaga haka dhigin wabi qof walba gacanta galiyo
Maya! dan kuuguma jirto markii laga dan gaaray oo meel kale aado garan weyday adigoo shalay rabay intay kaa tagtay maanta inaad dib u aqbasho faa'iido kuuguma jirto qofta aad la socoto miskiinta ku aamintay ha u xumayn qofkii shalay ku xumeeyey. qof mar kaa tegay mar kale wax u diidaya ma jiro inay kaa tagto
@@ayuubaxmedmedia mahad sanid wll qofteyda hada wadanaa insha alaah
Jkkkkkkk
@Geedaqorowmedia-ko5pi muse maxaa qaldan
Subxanalah 2025 lagali rawa dad dumarka UA-cam uga hadla miya jiro 😂
Maya ma jiraan🤣 sidii inaan wax xun ka hadlay ma dumarbaa ka maarantaa waaba quruxda noloshee
@@ayuubaxmedmedia😂😂😂
@@ayuubaxmedmediaciyaalka ha u jawaabin ka dhac mcln😂😂😂😂
@@MaahirStory Thanks ! Ugaas
@@ayuubaxmedmedia ❤️
War wiilsh ha nagu dirin 😂😂😂
10raga hawaydiin nosoo dheek 😂
🎉❤
Wllo ayuub maad ka soo hadashid guurka iyo qof ku isago waxbarta inuu guursado caqabadaha ka dhaln kara..
haye waan ka soo hadli insha Allah
Dhalin yarta hadee wada guursadan bal kawaran
Thanks ustaad