8 qodob ay gabdhaha jecelyihiin raga Inuu ahaado| sirta gabdhaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @Bulshaawi_laarri
    @Bulshaawi_laarri 4 роки тому +56

    Inta hooyooyinka jecel like

  • @abdirahmansheikh825
    @abdirahmansheikh825 3 роки тому +30

    1: simpathy
    2: tolerant
    3: forgiving
    4: hardworking
    5 : funny
    6: handsome
    7 generous
    8: ubstaing from drugs
    9: energetic
    10: respectful
    11: wisdom
    12: truthful

    • @Smiler2724
      @Smiler2724 Рік тому +3

      And most of what women like is " money".

  • @RAAGSAALE
    @RAAGSAALE 4 роки тому +9

    NAJMA 8 QODOB OO AY GABDHUHU KU DOORTAN RAGA.
    1. Nin xigmad badan.
    2. Nin aan faanin.
    3. Nin naxariis badan.
    4. Nin Murqaani ah.
    5. Nin Qurux badan.
    6. Nin shaqaysta.
    7. Nin dabeecad wngsan.
    8. Nin deeqsi ah.

  • @abdisalamabi4356
    @abdisalamabi4356 3 роки тому +12

    That is why Rabbi uu noo yidhi before in ta aadan guursan gabareey ama wiiloow tuko laba ragco oo istikhraar ah adoo Allah ka baryaya waxa ama qof ka aad jeceshahay inuu ku siiyo. Aalaana waxaa la waydiistaa qof ehelu diin ah Alla caabudaya aqlaaq leh nafta ay ku xasil naato oo soo hoos galeysa naxariistii, deeqsinimadii eedaabtii, mas’uuliyaddii ninka laga rabay dhan walba dee qofaan shaqeysana waxba maaha mas’uulna ma qaadi karo ama ha badnaato ama ha yaraatee waa in qofku wax soo saar leeyahay si reerkiisa uu u quudiyo. Jaceyl la waa farqooyin badan lama soo koobi karo jaceelka walaalidaa jira mid qofka aad dilaysid Yaa jira mid ilmaaha aad jeceshahay Yaa jira mid Rabbi aad jeceshahay Yaa jira mid hooyadaa iyo aabahaa mid xaaskaaga mid naftaada ah kkk dad waxaa jira naftooda kaliya jecel they don’t care qof kale xataa hooyadii iyo aabihii kolay ku tahay. Ma fahantay? Walaashay. Ahaha hadda waxaan ka yaabi inaad I dhahdo kan war badanaa oo aad kooxda doqomada aad igu dhex tuurto pls don’t do that. Waxaan just ka hadlayaa waxa jira dabeecadaha kala duwan.

  • @jalaatovlogs4495
    @jalaatovlogs4495 4 роки тому +116

    Wlhi qof Somali ah subscribe maba ka xasdo wlhi lkn aniga tutsi le haya 🤣😂😂🇸🇴🇸🇴 viva Somalia

  • @idrisali212
    @idrisali212 4 роки тому +33

    Mnshalh wll qof fiican ayd tahy lkn marka aad soo galaysid xijaab soo qaado waa quruxda dumarka muslimiinta
    Big thnks ✌

  • @shaficishafinho181
    @shaficishafinho181 4 роки тому +57

    From dirisle abdi najuu in the house ❤😍🙏🔥

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 4 роки тому +2

    Beautifully, Najuu Qodobada kalaqaad huno, Qodobka kowaad 1-------2--------3----------4---------- Najuu video Markaad shegesid ha amusin

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 4 роки тому +51

    Huno dirisle kula jeclane xalwada na siiya from dirisle❤

  • @TG-js5cy
    @TG-js5cy 3 роки тому +3

    Najuu you very smart
    1 nadaafada
    2 hadal yar oo qiimo kadibna ay sidii libaaxii korkiisa ku ciyaaro sheeko kasto oo ay kula wadaagto ka dhagayso sababtoo ah libaaxeeda ayaa tahay
    3 dulqaad leh
    4 shaqaysta hadii kale gabadha faceed way ka hoos maraysaa
    5 fikirkiisa aan ka cabsan dumarkana way jecel yihiin ninka codkarka ah
    6 duruuf kasta la qaybso mid dhaqaale iyo maskaxba sababtoo ah kaama fagaan karto markasta beentana hakula talin waligaa
    7 labiska qurux badan muhiim maahan laakiin markasta xitaa hadii aad shaqo aadaysi ku tala inaad arki doonto gabar ku gancisa bal ka waran hadii soo qubaysan amaba aadan cadaysan adigaba qof noocaas ah waad ka tagi lahayd laakiin waligaa mid ha iloobin gabdhaha Somalida kama hadlayo sida naajuu caraale oo kale markasta way iska diyaarsan tahay ee waxaan ka hadlayaa kuwa aad xitaa isleedahay ma diyaar sana runtii way diyaarsan yihiin caraf u gaar ah ayay leeyihiin gabdhaha labiskastoo ay qaataan
    Marka ragoow inta aad gabdhaha ka rabtaan ayay ayaguna rabaan
    7 hadii aan qoray wax qaldan iga raali ahaada bini aadam ayaan ahay waad i sixi kartaan dhamaan wanaag badan gaar ahaan najuu sababtoo ah waxay isku dayday inay na caawiso hadii aanahay wiilasha waad ku mahadsanan tahay one love my people ✌️✌️

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 4 роки тому +36

    From dirisle lkn nin rageedkii dirisle waxaad tahy qofki ugu horeeyay ee youtube dirisle ka so muuqda

  • @bileartan7
    @bileartan7 3 роки тому +3

    Mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashay
    Qodobo qurxoona waad soo xulatay. Mahadsanid wllo👏👏👏👏

  • @laapjaceyl691
    @laapjaceyl691 4 роки тому +37

    I Am From Dirisle Abdi Keep Going Quruxeey 🥰🥰🥰

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 4 роки тому +1

    Najuu Arale Mcha allh wllo gabdh qurx bdanbaa tahey oo hadal macaan runtii adban ku tageeraa channelkaga wan ku xidhanahey horey u soco wllo qurxeeeey....

  • @abdixiis5779
    @abdixiis5779 4 роки тому +6

    Jest now from dirisle abdi kusodhawoow team dirisle abdi najma manta lagabilabo waa wllshen marna sxbten 🇺🇿🇪🇹🇸🇸🇸🇴🇮🇹🇩🇯☝️

  • @munomuniitaaweys9471
    @munomuniitaaweys9471 4 роки тому +2

    Wlh benta mahan my siis inta shegta ba wlh wan jecel nahay hada nahay gabdho thnks mcnto naju hore u soco albo💯💋💋❤❤❤

  • @nuuraali5281
    @nuuraali5281 4 роки тому +186

    From Dirisle Abdi❤👏
    Najuu💋👸

  • @cabdullahixuseen5437
    @cabdullahixuseen5437 4 роки тому

    Dumarka raga jecelyihiin anaa kuu soo koobaayo waa raga lacagta leh 🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️

  • @donny655
    @donny655 4 роки тому +105

    From dirisle Dumashideen Inthe House 🤣🔥 J4 fan

  • @najiibyuusuf6098
    @najiibyuusuf6098 4 роки тому +3

    ZX WEYE LKIN QAYBAHA QAAR WAA BEEN CIDI IGU RACSAN LIKE IIDHEH

  • @ahmedupdyader8048
    @ahmedupdyader8048 4 роки тому +201

    Form dirisle abdi already 🇸🇴🇸🇴🤗

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 4 роки тому +1

      Ahmednuur Cabdi ader ua-cam.com/video/CNSxnHwQPxA/v-deo.html iso boqo wll e iso sar

    • @qalbidhaye8284
      @qalbidhaye8284 4 роки тому

      Dirsile abdi ma iskaga ku wareega mise adiga ku wareega wllo iga jawaab

    • @aabahakhibradda6128
      @aabahakhibradda6128 2 роки тому +1

      FROM*

  • @inansomaliyeed138
    @inansomaliyeed138 4 роки тому +6

    Habluhu raga noocey jecelyihiin
    1=nin lacag le
    2=murqa leh
    3=nin marekan ama canada jooga
    4=nin gacan furan

  • @daimondplus-1986
    @daimondplus-1986 4 роки тому +40

    From the kinG Dirisle1👣👑

  • @tatikoofficial7149
    @tatikoofficial7149 4 роки тому +1

    Walaasheen najmo soodha woow wllo qlli wllhi waan kutaageeraa wllo qlli Soo dhawoow

  • @samsamcumar2492
    @samsamcumar2492 4 роки тому +40

    From dirisle cadeeya inkasto an maseeray😔🤣🤣🤣🤣

  • @abdihakiincllaahi2287
    @abdihakiincllaahi2287 3 роки тому +2

    Gabdhaha manta qurux bay daneyan oo kaliya💫 walal
    Jazaka allah allaha kaa abal mariyo

  • @maslahamaar2007
    @maslahamaar2007 4 роки тому +30

    from king of🤴 youtuber Dirisle Abdi
    team dirisle one ☝🏻 love 💔

  • @kingkbo805
    @kingkbo805 4 роки тому +2

    Commentskaaga dhan waa akhriyey kuli waa form Dirisle marka waxa dhihi kara adi Dirisle ku keenay YouTubka ani xitaa wlhy Form Dirisle 🤣🤣😭👍🏿

  • @nimcosiyaad4743
    @nimcosiyaad4743 4 роки тому +55

    From dirisle Abdi najuu in the house🥀🌹💉❣️

  • @abdullvlog3507
    @abdullvlog3507 4 роки тому +1

    Huno kheyr Allaha ku siyo. Waxa ad shegeysid ha ku celcelinin thanks walalo

  • @xamdakayse5302
    @xamdakayse5302 4 роки тому +32

    Team idirsle abdi keep going my ziz

  • @yuualewaxsiiyay45
    @yuualewaxsiiyay45 2 роки тому

    Yarta shidan sidii shamac ..waan ku slmy ....abyo .....gar iyo gardarba waa ku wataa ...

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 роки тому +35

    From king of UA-cam Dirisle
    Najuu 😂😂so dhawooow dumaashi we are teamdirisle❤💯🙏

  • @Abdigani-h6h
    @Abdigani-h6h 5 місяців тому

    Asc nama adeer Allah haku barakeeyo 4 sano ka dib ayaa ku daawaday waan ku farxay casharada aad siisay dhalinyarada
    Soomaaliyeed
    Maasha Allah!

  • @xafsaqueen2215
    @xafsaqueen2215 4 роки тому +72

    Odaygiii ayaaa nasooo direeee waan kula socon doonaa

  • @ronaldothebozzfootball4059
    @ronaldothebozzfootball4059 4 роки тому +8

    From Dirisle :"Niaw iskaabulada kuma wacnid Dirisle Waad iskusoo baxdeen

  • @Caydarusjama4964
    @Caydarusjama4964 4 роки тому +40

    🤩Team Dirisle 😍

  • @abdisalamabi4356
    @abdisalamabi4356 3 роки тому +1

    Because waxaan arkay dumar raga advantage ka qaadanaya oo aan u aaba yeelayn. Sorry, haddii aan mawduucii aad ka hadlaysay ka baxay, waxaan un ka wadaa waxa qofka uu jecel yahay iyo qaabka uu doonayo waa dareenka qofka haddii aan jecleysto gabar kaa lay arag ah qurux, dheer, dhex yar kubab leh cad, tinta jileec dabeecad wow! Kadibna waan helay kadibna is guursanay lkn gabadhii waa areebo Ana taa ma jecli intii shukaansigu socday lama garan karo misana deeqsiyad ba maaha waxaa ka daran waalidkay iyo qof ba ma arki kareyso wow! Godkii Yaa biyo iigu soo galeen oh, my Allah. Miyaan furaa mise gurigaan ka cararaa eh, ma samraa, can I change this person I mean my love, talow taa xal ma noqon hmmm
    Yes, always samir iskuma day inaad wax ka badali kareysid adoon qofkii ku wiirsan waayo waxyaalihii aad jecleed oo dhan wuu leeyahay ama leedahay lakiin cilad Yaa timi
    Maxaad sameeyn? Waa su’aal adiga aan kaa doonayo jawaabteeda, sis

  • @safiyolguliye6318
    @safiyolguliye6318 4 роки тому +10

    Hadaan soo dhacay from dirisle keep going sister💪👊💪👊💪

  • @shaaficikabadhe7857
    @shaaficikabadhe7857 4 роки тому +1

    Najuu araale waan ku salaamay
    Adigiyo zxpkaa idirisle

  • @MAASOMALI
    @MAASOMALI 4 роки тому +49

    From Legnd Dirisle One Love Dear Sister❤👑

  • @ahmedaden4601
    @ahmedaden4601 4 роки тому

    From dirisle horey u soco najuu
    And from Djibouti ila reer Najuu Araale

  • @nahwaabshir6522
    @nahwaabshir6522 4 роки тому +25

    Naju arale❤from dirisle maahi hory ujogey

    • @jimaledalmar4047
      @jimaledalmar4047 4 роки тому

      Najuu araale maaha from dirisle ee halaga fiirsado

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 4 роки тому +1

    Wllhi Tageraha Dirisle Abdi Waa Nasap Nasap Dhalay Waa Gob Wllashen Najuu Araale wad Sharafteen 😘💑🙏🙋‍♂️

  • @rahmaraliya1638
    @rahmaraliya1638 4 роки тому +14

    Form dirisle abdi xabtii hore oo soco ❤❤❤

  • @nasriinacilmi399
    @nasriinacilmi399 4 роки тому +67

    From darsle abdi welcome my dear sister ❤️❤️❤️

  • @madadaaloshidan5115
    @madadaaloshidan5115 4 роки тому +8

    From Dirisle Walal Qaalia Najuu Waan Dhawahay Thanks

  • @mcgacaliye1251
    @mcgacaliye1251 3 роки тому

    WalAhay gabadhan AAD BAY IGA QOSLISAY NAAJUU MADAX AYAATAY MUUQAALADA SOO BADI

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 4 роки тому +20

    from dirisle soo dhawow Queen🙏❤

  • @ahmedtmofficial5849
    @ahmedtmofficial5849 4 роки тому

    Najuu wax yalo badan hadalkaga kafahana mshlh alaha kudhowro quruxay qaar waa wax noo iman dono

  • @iqriinaabdiaziz2984
    @iqriinaabdiaziz2984 4 роки тому +10

    From Dirisle Abdi sister keep going ban ku leeeyahay💓💓♥️♥️

    • @iprahimsumuni1198
      @iprahimsumuni1198 4 роки тому

      Najuu waan farxay shekadi xanuunka badnayd ma bark bay noqoty oh oh oh idirsle ayaan kula jclay

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 3 роки тому +2

    Asc lettel sis nin noocas ah amaba wada leh noocyada aad sheektay inuu jiro uma maleynayo . Saan u raadinayey ayn ku daalay oo waqti badan iiga lumay 😔 allow amuuraha sahal

  • @najamamahad2368
    @najamamahad2368 4 роки тому +18

    from Dirisle abdi waankuu saaray Hno

  • @maxamedcabdi2709
    @maxamedcabdi2709 4 роки тому +2

    Masha allah abyo najuu araale ilaahay ha ku xifdiyo

  • @endworld2048
    @endworld2048 4 роки тому +12

    From dirisle najuuu abaayo iso dawe 😍😍😍

  • @suldaanabdirizak3499
    @suldaanabdirizak3499 4 роки тому +7

    We came from dirisle.
    Keep going Najuu

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 4 роки тому +5

    Masha allah naju cadeey editing kaga day by day qurux halkaas kaga hay abaayo 😘😘😘🥰

  • @maxamedmuuse1920
    @maxamedmuuse1920 4 роки тому +1

    Somalidan yaab badana
    All comments ka indhahega qabten waxaa ku arka from dirisle abdi kasocda cml..
    *Najuu hore usii soco wll*

  • @qn-nihal9173
    @qn-nihal9173 4 роки тому +21

    From dirisle keep going xppti quruheeey❤🖐

  • @cabdulaahixeef6673
    @cabdulaahixeef6673 3 роки тому +1

    Ascw.....gabar qurux badan , hadan caqli badan !!!
    waa cajiib lkn masha alaah.

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +14

    From dirisle Abdi.❤
    Jceylkaga Cusub baa Nasoo direy Sis❤😁

  • @Qaraaxo_media
    @Qaraaxo_media 4 роки тому

    Dumaashideey najuu araale wxn kasoo salaamay from lengen dirisle abdi

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 роки тому +34

    M.A wll hore usoco from dirisle poqorka UA-cam ka 👊👊

  • @sahromaxamed4965
    @sahromaxamed4965 4 роки тому

    Wallshy najuu carale mansha allh qof caqli badan oo cilmi badan Rabi cafimadka haku siyadiyo iyo cimriga iyo caqliga iyo cibadada Runti wn ku dawada wayo waxad tahay majuur wallshy hore u soco

  • @casaanyo5723
    @casaanyo5723 4 роки тому +11

    From Team dirisle keep going ApYoH

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom1355 4 роки тому +8

    Fr0m dirIzLe apdi dumasHi najuu inthe hoUse😂😂

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc966 4 роки тому +17

    Welcome sistr from dirisle 😍

  • @kingsalmanofficalchannel6105
    @kingsalmanofficalchannel6105 4 роки тому +5

    From dirisle najuu carale wan kusalame walashey keep going

  • @ayaanahmed6046
    @ayaanahmed6046 4 роки тому +28

    From dirisle😍❤

  • @sowdopretty5698
    @sowdopretty5698 4 роки тому

    Najuu waaa qof fikirkeeda aan aad iyo aad ugu heley wxan kutirmaamo mahayo aniga wax badan ayan Kafaa iidey runtii mana aqaano waxan kutirmaamo waayo waa qof dhanwalbo aan la dhacay

  • @jamaalguure7717
    @jamaalguure7717 4 роки тому +14

    from dirisle 🙋🏽‍♂️

  • @natharjimale6585
    @natharjimale6585 4 роки тому +2

    Ala necbiya nin fan badhan😏🤔runta kahadhashay najuu💯horey usoco abayo.

  • @cabdaleali8423
    @cabdaleali8423 4 роки тому +9

    From legend
    From king of UA-camrs
    And mother of reaction
    From DirisLe Abdi🤣🤣🤣🤣

  • @nasrokeef5115
    @nasrokeef5115 4 роки тому

    wargabdha iyo wiilka ha kala xiigsaniina from naju and ediirisle wan idin jeclhy

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 роки тому +4

    Maanta ayaa iigu kaa horaysa from laascaanood republic of SOMALILAND

  • @hanidhalxe6718
    @hanidhalxe6718 4 роки тому +22

    Team dirisle ❤😍

  • @rossivlogsfilms9785
    @rossivlogsfilms9785 4 роки тому +24

    From dirisle marwada dirisle🤣

  • @xaylowabdi3381
    @xaylowabdi3381 3 роки тому +2

    "Adigaa 2Laba sheey kalasaar
    "1Kow - dhaliinyarada gabdhaha shuukansanayaa eee weeli aan guursanin
    "2Laba - Ragga hoorey Haweenka ugursadey /Xaaslayasha
    Hadda waxan ujeeday dhoowr hadal aya iskagaka'dheexdarsamey
    Barnamiij-Kaaguna waxuu ahaaa sidda meesha kuqooron
    DHALINYARADA RAGGA EEE SHUKANSIGA UU DHIIBAYO

  • @abdiazizdaahir2081
    @abdiazizdaahir2081 4 роки тому +6

    From dirisle king of UA-camrs🤴

  • @haawofaarax1129
    @haawofaarax1129 4 роки тому

    masha alaha Abayo shugran runta ayadkahadashy Iam from.dirisle

  • @ayanabdulahi9538
    @ayanabdulahi9538 4 роки тому +3

    Ala run badana ninka fanka badan haal haben hadan shukansado haaben laabad kuma laabto 1 tankale nin leebista 2 ninka shaqesta 3 ninka runta kahadla 4 ninka an shukasi badneyn 5 ninka rumantika ah 6 ninka ninka aqoon leeh 7 ninka deeqsiga 8 ninka deegen 9 😍😍😍😍😍😍

  • @mr_empire_official9781
    @mr_empire_official9781 3 роки тому +2

    Najuu caraale aad baa umahad santahay 👏👏👏👏👏👏👏🤲🤲🙌

  • @ikranitamohamed4728
    @ikranitamohamed4728 4 роки тому +13

    From dirisle abdi keep going sister ❤

  • @jiilka-cusubo-fficiel
    @jiilka-cusubo-fficiel 4 роки тому

    Taas iyada ee ah gabdhuhu waxay jecelyihin nin reerkiisa u naxariista uyara kaadi hada habluha qaar naxariista waxay u yaqaanan iyaga kaliya in loo naxariisto qof kale hadaa damacdo wax yaroo basiid ah inaad u sameeso waxay dhahayaan yaad u taqaan maxaase kaga dhigee yaanan ku dheeraane hada ka hor waxaa dhacday midoo xooga wakhti ah iga qasaareesay kulahaa hadaan isguursano hooyadaa miyaa inoo dhaweenaysaa? Waa suale nin aan hooyadii xaladeeda u war hayn naag yaruu shalay bartay inuu hoosta kaga jiro sow dhimashadu uma dhaanto.
    I love mummy dunida wax lagu doorsadaan jirin maamo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mizbahqalbi8415
    @mizbahqalbi8415 4 роки тому +19

    From dirisle abdi sis❤️🥰

  • @keyowfilms0173
    @keyowfilms0173 3 роки тому +1

    Youtebka inan kajabsathoo Ayan rawa sithee u aragtaa wll💰 seriously

  • @hiboabdiraxman6820
    @hiboabdiraxman6820 4 роки тому +8

    Waxan kaimidey dirisle cabdi OK wll thanks

  • @owdoolfarah2263
    @owdoolfarah2263 4 роки тому +1

    Waxa aad adi wiil ku doran lahyd unbad no so gudbisey lkn wax badan
    Bad ka tagtay oo muhiim ah waxyalo aan muhiin ahyna wad nala so wadagtay
    Enjoy your self sister✅

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 4 роки тому +19

    From Dirsle 😍

  • @boqorkaquruxda3461
    @boqorkaquruxda3461 4 роки тому

    Waa lahadlaa ee maqashay wexee rabtee naga dhaadhicinoosaa waa xoolo caadiya🤤

  • @kulkaoffaciall7912
    @kulkaoffaciall7912 4 роки тому +9

    From dirisle cabdi keep goin walaalo

  • @mustafehaddimhm4152
    @mustafehaddimhm4152 4 роки тому +1

    msha allah waa wax loo bahan yhay hore u soco wll adiguna

  • @cabdifitaaxibraahim3638
    @cabdifitaaxibraahim3638 4 роки тому +23

    Najuu carale masha Allah❤ hoore usoco waa tiimka dirisle 👍

  • @MrDuqow
    @MrDuqow 4 роки тому

    Waad caqli badantahay hadaa ogtahay intaas oo dhaqan ee wanaagsan lkn ogsoonow waxyaabaha qaar waa dabci aan badalmin lkn kuwa caadiga ah ee dadka iska sixi karaan waxaa kamid ah sida 1. Labiska iyo is carfinta. 2. Jir dhisida. 3. Qofka inuu shaqeeyo ama dadaalo. Waxaa dabci ah najuu wll aan la badali karin.. 1. Deeqsinimada ama baqeylnimadu waa u dhalasho 2. Dabeecada ah farxaanimada iyo xerxernaanta waa udhalasho 3. Naxariista iyo wanaaga illaah baa qofka ku beeri kara waa aayat xaga alle katimaada lkn ragu badi ma jilcano 4. Hadal yaqaan ama xikmad yaqaan qofka waa uu baran karaa haduu waqti badan dadaalo lkn badi waa dhaxal oo waa u dhalasho haduu awoowgaa gabyaa yahay, aabhana yahay waxa qasab ah hadaadan aqoon xitaa gabaygu in hadalkaagu uu dhisan yahay ..

  • @zaamijeylaani535
    @zaamijeylaani535 4 роки тому +14

    From dirisle abdi 🔥❣👏

  • @dr.mokhtaryousuf1807
    @dr.mokhtaryousuf1807 4 роки тому

    Iam the number one reer baadiye thanks

  • @lasthappy4619
    @lasthappy4619 4 роки тому +16

    From dirisle Abdi keep going

  • @saaracaday7918
    @saaracaday7918 4 роки тому

    Woooooow mashalhcashaar ficaan igdheeh intaa aad soo sheegty jacylkyga wakhya haal qoodob moyaanee wuu gacaan adgyaahy kkkkkkk saxib Qali Kim gooy horee usocoo

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 4 роки тому +25

    From dirisle legend

  • @xassanismaaciil8893
    @xassanismaaciil8893 3 роки тому

    kkkk laakiin najma xaga dharka ragu kuma faano badanaa haduu jiro waa badh naag baa ladhahaa mahadsanid