❣Calool fadhi ayaa qabtaa hadii aaa isku aragto 2- sheey.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 січ 2022

КОМЕНТАРІ • 63

  • @MrAhmed-ro2tc
    @MrAhmed-ro2tc 2 роки тому

    Mahadsanid Dr.

  • @raxmadhagacade5351
    @raxmadhagacade5351 2 роки тому +1

    Mahadsanid dr aadbaan ugu baahnaa mawduucan

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 2 роки тому +20

    absolotly maanta ayaad kahadashy mawduuc inbadan aan radinaayey thankssssss

  • @baxsancismaan
    @baxsancismaan 2 роки тому

    Thanks Dr

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @kawiyoramadan8432
    @kawiyoramadan8432 2 роки тому

    Masha Allah

  • @balqiisaabdullaahi1704
    @balqiisaabdullaahi1704 2 роки тому

    Masha allaah so badi casharadan caloofadhiga

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому

    Jasakallaah alf kheyr yaa dr

  • @apuubakarjawharaaden4574
    @apuubakarjawharaaden4574 Рік тому

    Thnkz

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +2

    Dr aniga mad iga hadleysaa 😢thanks 😊❤

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 6 місяців тому

    Asc bawasirka ka gudaha dilacasan iyo kan bananka o dilacadsn maxa dawo u ah wu i dhibay

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 9 місяців тому

    Thanks

  • @saammaxamed9442
    @saammaxamed9442 2 роки тому +2

    Caberlin0.5 kanigan kasohadal wll maxa keno dhiiga kaco

  • @nasracabdilaahi8595
    @nasracabdilaahi8595 2 роки тому +4

    Calool fadhiga wuxuu igu hayaa dhip aad u weyn waxa dhacda dr in laga yaabaa bishii hal maalin aan suuliga fadhiisto mrkaasna aan lakulmo dhip aad u weyn
    Mxn sameeyee bal igala soo talli oo soo badi casharadaa

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 2 роки тому

      Bismillah wlhi waa dhib Ane Wan daremaya caloshas Ada lkn ,bil ma dhamo week ama 10 day's

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 Рік тому

      @@amalabdullahi328 maka fiicnaatay abayo

    • @MumtazAlahi-km3gq
      @MumtazAlahi-km3gq 2 місяці тому

      Bisinka wllo bil wa waqti badane timir d biyo ku radisay adan guracan cun way ku jilci

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l Місяць тому

    Aniga hada ilma leygu qale lkn saxarada dhibato igu heyso wan ku dale calosheyda

  • @balqiisaabdullaahi1704
    @balqiisaabdullaahi1704 2 роки тому

    Hooyo caloosha fadhida

  • @saadiaabdi5966
    @saadiaabdi5966 Рік тому

    Dr hadaan labo as buuc aadin maxan sameya

  • @hibaqfarhan4591
    @hibaqfarhan4591 2 роки тому

    Wllo nabarkaga intan igu sooqor si aan kula soo xiriiro

  • @walalkachanel3482
    @walalkachanel3482 Рік тому +5

    Wlahi hada vediogan aan dawanayo saxarda aa igu adag

    • @maxamedabdirashiid8012
      @maxamedabdirashiid8012 Рік тому

      Sxb qali waxaad cabtaa caano geel iyo qamadi iyo canba babay waxaad iska yaraysaa bariiska iyo baastada

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 2 роки тому

    Saas maficnee waa inuu qofku malin walba saxarodaa laba ama hal ila sedax anuu saas ahay 3 malin hasaxroon waa habaare

  • @fartssiman9676
    @fartssiman9676 2 роки тому +1

    Qofkii u horeeyey ayaa ahay manta dhan ayaa sugayey

  • @qadracabdiqaaliq3925
    @qadracabdiqaaliq3925 2 роки тому +1

    dr qofka kaadida iskuceliya imbadan naxaa kudhicikara kasoohadal adoo mahadsan

  • @balqiisaabdullaahi1704
    @balqiisaabdullaahi1704 2 роки тому +1

    Whatesbkada ku so qar cmtiga

  • @fatimahashim1353
    @fatimahashim1353 2 роки тому

    Maxa udawa

  • @user-eq5dy9dm9c
    @user-eq5dy9dm9c Рік тому

    Anaa sas ah😢

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 2 роки тому +2

    Dr anigu maba saxaroodo cunto kasta oo aan cuno mahayo saxaro caano iyo cunto baalle hadii aan cuno ama cabo wa isku mid Malihi saxaro

    • @heegomuuqdheer944
      @heegomuuqdheer944 2 роки тому

      Madax ari maraqisa cab raqayna subixi adigo waxkale afka sarin cab

  • @hafsaheynoshmohammed3709
    @hafsaheynoshmohammed3709 2 роки тому +1

    DR MAXA lagu xali karaa DHIDIDKA GACMAHA iyo lugaha ka yimada mhdsnr

  • @user-dl5jo6hg5q
    @user-dl5jo6hg5q Рік тому +1

    Consupation mxaa la dhahaa

  • @zamiiraaadan7051
    @zamiiraaadan7051 2 роки тому +2

    Wllo caloosha xoog bay ii fadhidaa 20 cisho iyo 30 cisho

    • @FahadAhmed-jc2wd
      @FahadAhmed-jc2wd 9 місяців тому

      20ilaa 30 malin musqul maadan galin miyaa

  • @sagalcumarcali7783
    @sagalcumarcali7783 3 місяці тому

    Aniga umul ahay dhib ku qaba saxarada 😢

  • @ayanabdullah3979
    @ayanabdullah3979 2 роки тому +1

    dr walwalka iyo starsku ma isku midbaa ani walwalkaa igu badan

  • @SeynabCabdullahi
    @SeynabCabdullahi 2 роки тому +2

    Asc wll wiil yar oo 5 jir ahaya saxarada ku dhagan wax walbo waa la siyay o calosha yilcinayo 3 isbiic ma saxarodo ilaa dawo loga shubo ee wll maxa ku sameya wan ku dhibtoday isan wuxuu darema xanuun farabadan

    • @ladanoffcialchannel9044
      @ladanoffcialchannel9044 2 роки тому +1

      Wll ilmaha dhakhtar gee waxa laga yaaba ina bahalo ay calosha kaga jiraan sido kale cuntada ka badal uuna so ridiq mushaali , ama cuntada wadanka sida galayda , digirta waxayaaba haas oo badan oo la isku so ridqay uu kari oo sidi boorshka ugu kari insha allaha waa cafimaadidona

    • @sagalduraan0074
      @sagalduraan0074 Рік тому

      Abayo cunugaa sas iga ah maxa ku samesay

    • @user-tv7eb9ps4h
      @user-tv7eb9ps4h 10 місяців тому

      Subixi mashaari sii cabitankane ubadi

  • @abdirahmanhaji1039
    @abdirahmanhaji1039 2 роки тому +1

    Dr waa mahadsentey nio ani waxanpah ka cabanayaah calool socodka
    Maalin aanan aadin musqusha maleh
    Markaa maxaa xala wll

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  2 роки тому +1

      hadii aa suaal qabto la xiriir WhatsApp numberka +256 726 188693

    • @abdirahmanhaji1039
      @abdirahmanhaji1039 2 роки тому

      @@DRTIMAJILAC mahadzanid Dr

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 2 роки тому +2

    Waxaad ka warantaa qofka daawada TB da qaata TB kale maku dhici kartaa

  • @fatimahashim1353
    @fatimahashim1353 2 роки тому

    Dr aniga isbuci mar gala

  • @fatimahashim1353
    @fatimahashim1353 2 роки тому

    Qof uurleh maqadan kara

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  Рік тому +3

    Hadii aa suaal qabto La xiriir Whatsapp+254799914277

  • @Falis-nz4ww
    @Falis-nz4ww 9 місяців тому

    Thanks

  • @KadraSaid
    @KadraSaid 11 місяців тому

    Dr saxarada oo intii hore ka dhuuban maxaa sababa