Saxarada makugu adag tahay/Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 тра 2021
  • Asa walaalaheey
    Waa cambo
    Koosto
    Liin
    Biyo
    Isku shiit.
    JazakALlah Qeyr
    Website keena linkiga waa www.unaniherbal.net
    💕💕💕💕💕💕

КОМЕНТАРІ • 50

  • @dhameyskitchen
    @dhameyskitchen 3 роки тому

    Manshallh wan ka faideysanaa inshallah thanks sister 👏

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 роки тому +3

    Mashallah Ilaahay ha kaa ajar siiyo abaayo Yaasmiin ❤️❤️

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 3 роки тому

    Masha allah shukran abayo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому

    Masha Allah tababarka Allah jazakallah qer

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 3 роки тому

    Mashaallah abayo love it

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 роки тому

    MASHALLAA ILAAHAY HA KU XAFIDO WAXAAN JECLAHAY AKHLAAQ WANAAGSAN BAAD LEEDAHAY MASHALLAA❤❤❤❤

  • @rahmasheikhdon1153
    @rahmasheikhdon1153 2 роки тому

    Jazaaka allah qeyr wll

  • @raaqiyoabukar7767
    @raaqiyoabukar7767 3 роки тому

    Mash allh ilahey qeer bdn haa ku siyo 🤲🏻

  • @ifraxmaxamuud219
    @ifraxmaxamuud219 3 роки тому

    Maashaa allaah abaayo jisaakalaah qeer guuleeso

  • @RaxmoXasan-lv1zb
    @RaxmoXasan-lv1zb Рік тому

    Masha allah abaayo mcn allaha kuxifdiyo wax badan ayaan kaa faaiday

  • @habibamaallim5435
    @habibamaallim5435 3 роки тому

    Asc maashaallaah abaayo yaasmiin allaha ku xafido wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 роки тому

    Masha Allah wlshy qaali keep going Delicious caafimad weyan jazaqAllah qhair wlshy qaali for the sharing succes❤❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 роки тому

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @dhameyskitchen
    @dhameyskitchen 3 роки тому

    Manshallh wan ka faideysana inshallah

  • @amalishdhahir9531
    @amalishdhahir9531 Рік тому

    Thanks sis

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 3 роки тому

    masha allaah abaayo yasmiin caloolsh saaid bee ifadhidaa uur 5 bilod .waan ka faidasan waan helikaraa soomaliya jogaa

  • @rainbowstars-kq4sj
    @rainbowstars-kq4sj 3 роки тому +1

    Asc cafinad fican famali
    Wallah youtub Like iyo shere 💖🙏

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 3 роки тому

    Runta waye abyo mahadsanid

  • @user-ep3jp9wr9r
    @user-ep3jp9wr9r 3 роки тому

    Asc habo yaasmiin waan idin salamay adiga iyo dhamaan qooskaga habo kasoo hadal faa'iidada cafimaad ee spirulina waad mahadsantahay habo ❤❤

  • @habibamaallim5435
    @habibamaallim5435 3 роки тому +2

    Abaayo yaasmiin video ga noo soo badi waxyaabaha hormuunka ama Thairod ka u fiican noo soo gudbi

  • @zainabdalib807
    @zainabdalib807 3 роки тому

    Maasha”allah Tabaarakalah Xabiibti ilaahey adiga iyo familkaadaba ha idiin xifdiyo❤️❤️❤️

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 3 роки тому

    Asc abaayo Yaasmiin ii soo sheeg faaiidada laga heli Seamoos gel insha Allah

  • @shukrihussein7946
    @shukrihussein7946 3 роки тому +3

    Mum Can i use it while pregnant... In my third trimester 1st baby I fear alot pray for me my Muslim brothers & sisters

  • @nastexosurey1924
    @nastexosurey1924 3 роки тому

    Mahadsanid maama yaasmiin aad baan kuula socdaa sida aad dabiiciga ugu dadaasho ayaa aad uga helay Ajir iyo xasanaad Alaha kaasiiyo
    Maama halmid ayaan ku waydiinayaa
    Qofka qaba aashitada caloosha sida gaastariiga oo ay shibayso koostada iyo linnta kawaran maxow samayn karaa misa sideeda ayuu ku qaadankaraa?

  • @barlin7796
    @barlin7796 3 роки тому

    😘😘😘

  • @cookingwithbasro9722
    @cookingwithbasro9722 3 роки тому

    Asc Habo talo gabdhaha 9 ki bilod dhameste ee rabo in ey caloshoda raba in ey isoco ila iyo dhalmada maxa kula tale in ey calosha kubixiyan

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 роки тому

    Habo aniga waligay calooshayda masocon tan iyo yaraantaydii hooyaday xitaa waxay igu dhahday marka cunuga ahayd xitaa maada shumi jirin marka mxa sameeyaa

  • @farxiyocalicabdullahi2106
    @farxiyocalicabdullahi2106 3 роки тому

    Abaayo yasmiin infraction ka dawo dawici ah oo u fcn no so sheeg

  • @farhiakaliilchannel4955
    @farhiakaliilchannel4955 3 роки тому

    Asc asxabta

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 3 роки тому

    Asc Walaashay ilaahay KhayrHaku Siiyo Goormaa La Cabayaa Ma Calooshoo Madhan subaxdii Hore Mise Eny time

  • @sahroabdimire297
    @sahroabdimire297 Рік тому +1

    Abyo ilmo yar oo calosha said utagan tahay kasohadal wax caloshiisa ugu jilciyo

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 3 роки тому

    Abayo calemahaa aad cabtan halkee kaa helaa Europe baan jogaa

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 3 роки тому

    Asc

  • @hindiyashisxaaq9571
    @hindiyashisxaaq9571 Рік тому

    Ilaahay hakaa abaalmariyo walashey qaali ah walaahi waxan umalayaa inan derisnahay ama dad aad isku years nahay sida aanku gu xiranahay darteeda lkn kuma fiicni commenting iyo share iyo liketa

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 3 роки тому +3

    asc waxaad moodaa in aad iga war hayso week gaan calool fadhi ayaa i haayo

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 Рік тому

    Abayo yasmin malin kasto miyan caba

  • @asmarahusnii38
    @asmarahusnii38 3 роки тому

    Habo ma siinkaraa ilmo snad jira

  • @mushtaaq2592
    @mushtaaq2592 3 роки тому +1

    Abyo yaasmiin kostada somaliya oo waawenta maku Darsan karaa allah ku barakeyo

    • @taslimhani9324
      @taslimhani9324 3 роки тому

      Asc abayo yaska waxan kaacodsanaayaa aniga waxanqabaa sonkor cambana dhaqtarkayga waa ididay sonkortayda waa taybtu icaawi abayo canbaha maxan kubadashaa adinkana waxan idin rajaynayaa cimridheer iyo cafimad wanaagsan insha Alaah

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому

      Haa ok waaye MashaAllah

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 3 роки тому

    Waa maxay koosto somali yaa iisharaxi kara fadlan Mahadsanidin dhamaantiinba

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому +1

      Waa koosto ama spinach English uu dhahaayo

  • @habibamaallim5435
    @habibamaallim5435 3 роки тому

    Abaayo yaasmiin waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo gudbiso wax yaabaha hormuunka ama Thairod ka u fiican aniga thairod ayaan qabaa hormuunka mar kor ayuu u kacaa marna hoos ayuu u dhacaa marka daawada Thairod ka ayaan qaataa hadana hormuunka normal ma noqdo dhiiga caadada xataa wuu iga wareersanyahay xiliga uu raba yimaadaa masaxsano abaayo noo soo gudbi hormuunka waxyaabaha u fiican thank you

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 3 роки тому

      Ashwagandha shah ahan ukarso iyado kininiyana weey jirtaa qishtul hindi malqacada cuntada oo malaba kudar qaadada shaaha ooqistul hindiya aroorta hore cun xataa kiniiniga waa lawada qaadan karaa

    • @hamdiabdi6097
      @hamdiabdi6097 3 роки тому

      Ashwagandha maxa ladhaha abayo

  • @rainbowstars-kq4sj
    @rainbowstars-kq4sj 3 роки тому +1

    Subascribed