Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xildhibaan nimooy xaal qaado

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 жов 2010
  • Waa hees la yiraahdo XILDHIBAAN -NIMOOY XAAL QAADO
    XUSHMAD BAA LAGAA DOONAYAA
    HADAAD XILDHIBAAN TAHAYE
    XEERKOOD ILAALISAA HABOON
    IYO XUMAHA OOD DIIDID
    QAAR AAN XILKABA QAADI KARIN
    YAA/BAA LA SOO XULAYE
    XEEBAHA KUWII IIBSADOO
    WALIBA XUURTEYSAN
    AYAA XIL U DAGAALAMAHAYOO
    XEERNA UU QABANE
    DADKA KUWII XASUUQAA KU JIRA
    OO XUMAHA DHIGAYE
    XABBADOO DHACEYSEY RABAAN
    XOOLA BOOLIYAHE
    AMISOM BEY XEYNDAAB UGU JIRAAN
    XERO YAROO OODAN
    XABBADUHU WAXEY DILAAN MAALINTII
    MAATA XOOG DARANE
    XINJIRAHA SHACABKEY DAADIYAAN
    KUNA XASHAASHAANE
    XAAFAD QUREY KU WADA NOOL YIHIIN
    XAMARTII WEYNEEDE
    XAFAFKA NABARADA QARSOON
    XANAFTA NOO LAABAN
    XAALUFKA AYAGAA NOOGU WACAN
    XIISADAHA TAAGAN
    XAQUUQUL AADAMKEY JABSHAAN
    XEER MA DHOWRAANE
    XURMO MALAHA RUUXII DADYAHOW
    XAARAAN KU NAAXAAYE
    ILAA AY LAALUUSH XAABSADAAN
    XUKUN MA GOOYAANE
    XARBIGU INUU SII SOCDEY
    DOONAYAAN TAN IYO XIIXAAYE
    XAQIIR BEY NAGA DHIGEEN/DHIGAHAYAAN
    ANNAGOO DAWLAD XOOG BADANA
    H O O R I S:
    BAARLAMAAN XORAAN DOONEYNAA
    XIISO LOO QABAAN DOONEYNAA
    XAQ IN AAD DADWEYNOW LEEDIHIIN
    XUKUNKU HA OGAADO
    XAAFADAHA KA SOO WADA BAXOO
    SHEEGTA XUBINTIINA
    XAMAASADO KACSHOO XIISAD OLOLEEYA
    ILAA AAD XAQIINII HESHAAN
    YAAN LA XAGAL DAACIN

КОМЕНТАРІ • 20

  • @ls827
    @ls827  14 років тому

    Waa hees la yiraahdo XILDHIBAAN -NIMOOY XAAL QAADO
    XUSHMAD BAA LAGAA DOONAYAA
    HADAAD XILDHIBAAN TAHAYE
    XEERKOOD ILAALISAA HABOON
    IYO XUMAHA OOD DIIDID
    QAAR AAN XILKABA QAADI KARIN
    YAA/BAA LA SOO XULAYE
    XEEBAHA KUWII IIBSADOO
    WALIBA XUURTEYSAN
    AYAA XIL U DAGAALAMAHAYOO
    XEERNA UU QABANE
    DADKA KUWII XASUUQAA KU JIRA
    OO XUMAHA DHIGAYE
    XABBADOO DHACEYSEY RABAAN
    XOOLA BOOLIYAHE
    AMISOM BEY XEYNDAAB UGU JIRAAN
    XERO YAROO OODAN
    XABBADUHU WAXEY DILAAN MAALINTII

  • @ls827
    @ls827  14 років тому +2

    MAATA XOOG DARANE
    XINJIRAHA SHACABKEY DAADIYAAN
    KUNA XASHAASHAANE
    XAAFAD QUREY KU WADA NOOL YIHIIN
    XAMARTII WEYNEEDE
    XAFAFKA NABARADA QARSOON
    XANAFTA NOO LAABAN
    XAALUFKA AYAGAA NOOGU WACAN
    XIISADAHA TAAGAN
    XAQUUQUL AADAMKEY JABSHAAN
    XEER MA DHOWRAANE
    XURMO MALAHA RUUXII DADYAHOW
    XAARAAN KU NAAXAAYE
    ILAA AY LAALUUSH XAABSADAAN
    XUKUN MA GOOYAANE
    XARBIGU INUU SII SOCDEY
    DOONAYAAN TAN IYO XIIXAAYE
    XAQIIR BEY NAGA DHIGEEN/DHIGAHAYAAN
    ANNAGOO DAWLAD XOOG BADANA

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 років тому +1

    xuseen shire say, xeebaha ku wii iibsaday oo waliba xuur teysan xilna uu ciil qaba qaban oo xil u ciiqaba xabada oo dhaceysa ayeey rabaan xoola gooni
    afkaada xuseen caano lagu qaban sida uu runta u sheegay
    xuseen iyo dhamaan fanaaniinta aan hanbalyo udiro
    mahadsadinid dhamaan

  • @juhanamo6066
    @juhanamo6066 5 років тому +1

    Xafad qura kuwada nolyihiin xamarti weyneyde yaaa dawanaya gababada 2018

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 років тому

    all runsheeg waxaan uga socdaa kooxda wadaniga ah qeylodhaan ayaan uga bartay runsheeg runta ayeey sheegaan markasta aad ayaan hanbalyo ugu dirayaa kooxda wadaniga ah ee qeylo dhaan marlabaad mar sadexaad aan hanbalyo bogaadin u diro kooxda somaliya ilaah cimri dheer caafimaad iyo caafimaad
    aad ayaan uga helaa heesaha wadaniga ah ee is daba jooga ah
    qaar aan xilkaba qaadi karin baa la soo xulay
    aan salaamo Dr cabdi shire ciyaar jecel
    oo halyeey la soo baxay geesinimo saa id ah

  • @Hassanshiine13
    @Hassanshiine13 14 років тому

    walahi reer shire waa muwaadiniin somaliyed oo mar walba xaalka meyshuu marayo lasocda ilahey ha idin deysto oo cimri dheer oo somalida wax ugu shegtaan ha idin siiyo aamin aamin_--

  • @ls827
    @ls827  14 років тому +3

    H O O R I S:
    BAARLAMAAN XORAAN DOONEYNAA
    XIISO LOO QABAAN DOONEYNAA
    XAQ IN AAD DADWEYNOW LEEDIHIIN
    XUKUNKU HA OGAADO
    XAAFADAHA KA SOO WADA BAXOO
    SHEEGTA XUBINTIINA
    XAMAASADO KACSHOO XIISAD OLOLEEYA
    ILAA AAD XAQIINII HESHAAN
    YAAN LA XAGAL DAACIN

  • @abdirisaq20
    @abdirisaq20 14 років тому

    waa hees xaqiiqda ka hadlaysaa. aad bay u mahadsanyihiin fanaaniinta

  • @abdirisaq20
    @abdirisaq20 14 років тому

    walee waa hees xaqiiqda ka hadleysa.. fanaaninta aad bay u mahadsanyihiin

  • @hamacade
    @hamacade 13 років тому

    kuwaan walh maahan xillidhibaano waxaa u baahanahay xillidhibaano aan ku faani karno ilaahoo wadankeena dakiisa dad fiican ka dhig

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 років тому

    ikraam ha u gafin fanaaniinta wadaniyiinta ah
    wax kasta oo qaldan beey ka hadlayaan
    marka tana waa wax yaa lihii laga sugayay

  • @hamacade
    @hamacade 13 років тому +1

    kuwaas ilaahoow inga qabo

  • @Nazzal1000
    @Nazzal1000 14 років тому +1

    Runti waa hees waqtiga iyo Dhacdooyinka maatay wadanka kajira kusaabsan

  • @ahmedabdullaahi1167
    @ahmedabdullaahi1167 10 років тому

    ısh alaa hees

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 років тому

    guuleesta qeylodhaan la aan tood waa abaar
    kooxda horey ayeey ufashiliyeen qaraxyo aay kooxda arxanka daran ee
    shayaadiinta shabaab sheegta la maaganeeyeen in aay ku halaagaan
    shacabka soomaliyeed hada ayaad moodaa in aay hadana fashiliyeen kooxda
    xaaraan kunaaxayaasha baarlamanka shegta ee
    dhibka kuhayo shacabka dhiigooda ku gor gortamayo

  • @juhanamo6066
    @juhanamo6066 5 років тому

    Qaaar aaan xilkaba qaadi Karin ayaaa laso xulaye

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 років тому

    luraio waxaad tahay saan filayo nacas aan ogaleen in tooshka lagu ifiyo wax yaalaha markaas taagan aad ayaan ugu hanbalyeey kooxda wadaniga qeylodhaan
    waxeey shacabka u soo ban dhigaan wax yaalaha markaas taagan
    marka wadaniyiintu waa in aay ka hadlaan wax kasta oo shaqsiyaad ama xildhibaan ama kooxda diinta wasaqeeyay shabaab shegta
    waa in aay wax kasta oo taagan ka hadlaan

  • @hamacade
    @hamacade 13 років тому

    @faataxa

  • @Nazzal1000
    @Nazzal1000 14 років тому

    Runti waa hees waqtiga iyo Dhacdooyinka maatay wadanka kajira kusaabsan