Heea Cusub Wadani - Adeer Qoriga Ha iidhiibin - Cabdi Maaxi & Xuseen Shire Official Video 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 3,7 тис.

  • @suheebmohamed8128
    @suheebmohamed8128 3 роки тому +1560

    Hadii aad intaan qof iga dhex aragto indhahaaga allah kuu dhaafo😳😂

    • @caashocuud6244
      @caashocuud6244 3 роки тому +10

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN

    • @indhouroon5973
      @indhouroon5973 3 роки тому +5

      Amen

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 3 роки тому +6

      Saxi Ana iisaar

    • @fartunibrahim4133
      @fartunibrahim4133 3 роки тому +11

      waa kaa dhax arkey waan ku saare ducad ii soo badi in walidkey ilaahey u naxariisto dhamaan muslimka oo dhan ilaahey u naxaristo adigad ka mid tahey kkkkkkkkkkkk

    • @ciiseyuusuf415
      @ciiseyuusuf415 3 роки тому

      Mhdsnid wll

  • @fadumoabdi7015
    @fadumoabdi7015 3 роки тому +73

    Xuseenow inadeer wan ku salaamey aniga iyo hooyadey mantey dhageestey heestan walahi wan ooyeye illahey ceemre dheer ha ku seeyo a diga caruuraada aamiin yaa raabi wan ku salaamey keep go

    • @abdinouromer122
      @abdinouromer122 2 роки тому +2

      anigo reer burco ah ba ilmo qabatay
      alle quwadi Somali iyo gobanimadi haso celiyo 😓😓

    • @zakariahussein574
      @zakariahussein574 2 роки тому

      😭😭😭😭

  • @ahmedbaraf8601
    @ahmedbaraf8601 3 роки тому +62

    Waa heesta kalia kuso aaday waqtigedi kana turjumaysa xalada wadanka kujiro(siyasi AMA nabadon kujira mukayf) heart touching

  • @mushtaqcadeychannel721
    @mushtaqcadeychannel721 3 роки тому +81

    Like dislikta maxaa u qariseen cbb iyo mucaardka kii xoog badnado aan aragneee plz noo fura 😂😂😂😂😂

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому +3

      Dislike qofkey dishey meel ku sheeg

    • @mushtaqcadeychannel721
      @mushtaqcadeychannel721 3 роки тому +2

      Runta waaye qofna ma dilin ee farda la isku haayo maxaa la iskugu fanaaa

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 роки тому

      😂😂😂

    • @qasimabdi1016
      @qasimabdi1016 3 роки тому +2

      Hadda rabto qofka adag shine culay youtubkiza soofiri

    • @aytaali2338
      @aytaali2338 3 роки тому

      Caqli lawtahiin dislike layne heesta waxan dhalinta dan uhayny ba ka hadlaysaa😏

  • @2jaboisak761
    @2jaboisak761 3 роки тому +277

    Xuseen shiroow sheekadaan waa leysku fahmee wax kale la imoow abti 😂😂

    • @liibanalinuur6356
      @liibanalinuur6356 3 роки тому +11

      14 OCTOBER Ragaan Arag beey Hada Qablaayad Soo kici Say😏👎

    • @nimochawaash2483
      @nimochawaash2483 3 роки тому

      Aad iyo aaad wa nooc qabyaalad bdn😎😎

    • @abdiharman7451
      @abdiharman7451 3 роки тому +2

      WAXAY FARIINTAAN KU SOCOTAA MA-LIIBAANAHA LAGU LIIBAANAY DHALIN YARADDA DHIIGOODA DARAJO SIYAASADEED LAGU RAADINAYO!

    • @yaraaniwiilqaranyaraaniwii441
      @yaraaniwiilqaranyaraaniwii441 3 роки тому

      🤣🤣🤣

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 3 роки тому +1

      Wlhi odayga wa cebobay🤣🤣🤣

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +193

    3k Oo Comments Hadaa iga dhex aragto Legend ba tahay ❤🙏👍🏿

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 3 роки тому +204

    Filamadii indho sarcaada ahaa wadani aan ahay wabaaaa😭 hadii aad ciida xataa kurafato mardambe aan layeeli doonin wabaaaa 😭🙏

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 3 роки тому +1

      O hestan ma been ba wa wadaniye yaab🤔

    • @yarka__muqdisho3591
      @yarka__muqdisho3591 3 роки тому +10

      @@axlamali6332 maya ee ninkan markii xasan shiiq haaye iyo shiiq shariif haayeen xilka madaxweyne heeso ayuu u soo qaadi jire oo kaga soo horjedo lkn marku farmajo qabtay waa uu aamusay mudo kororsiga marku samenaye wuu ka aamusay sidaa darteda mucaradka ayuu ka soo horjeda qabiilkisa waa marexan marexanimo ayuu uugu aamusay😍😍

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому +3

      @@yarka__muqdisho3591 kkkkk yaa ka cqli yar heeee waa fahanay xaajo markan

    • @mubaaraksomaali9871
      @mubaaraksomaali9871 3 роки тому +1

      Kaalay Hussien shire ceer soma aheen kormuu noqday marexaan

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому +1

      @@mubaaraksomaali9871 kkkk ceeraa yaabay abshaxankiisna ma ahan waa mareexaan balaayaha xasan iyo sharif oo wadanka su ahaa aan ogeen waaka nasan waayeen farmajana waaba uso hiilaayaan

  • @omarstylehassan6016
    @omarstylehassan6016 3 роки тому +58

    Wixii idin helaan la yaabay
    Wan iska qoslaa markaan arko kooxdii nabad iyo nolol aheed oo dislike tii eey dadka bartay ayadii lagu eryanaayo ilaa eeygaarto in eey like tii xirto

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdirahamanmahadsamaan7158
      @abdirahamanmahadsamaan7158 3 роки тому +1

      NN dadna ma saarto dislike ee CBB dheh ayagana wali ma jirto mel loga adkaaday CBB oo la shego waxa ay u gacan qaadaan melbay ku hubsadaan hestan hada aan arkaayo waa hes dagalada in dhalin yarada la galin ka hadlaysa ayadana haday CBB gacan u qaado hawada ayay ka saaraysa

    • @sangoosofficial900
      @sangoosofficial900 3 роки тому

      @@abdirahamanmahadsamaan7158 MBB dheh🙈

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 3 роки тому

      Waad iga qoslisay.

    • @naemamohamud1668
      @naemamohamud1668 3 роки тому

      Ani mise adi😂😂😂

  • @jamaalcabdi2605
    @jamaalcabdi2605 3 роки тому +93

    Ilaahah ducada laylatul qadriga ha noo aqbalo like na ha iissaarin walaal ee aamiin dheh.

  • @mohamedabdikarin2711
    @mohamedabdikarin2711 3 роки тому +138

    Kooxdaan Hawiye waa wareey ayaan ubaxshay aniga kkkkkk Alla qabyaaladu macanaa 4tii sano ee ina adeerkood waala aamusnaa haday soo kacday mii kkkkk

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 роки тому +17

      Waa lagu fahmay wlhi. 14 october dad ka aamusay waaye yey gaadaayaan

    • @ikraanbritish7407
      @ikraanbritish7407 3 роки тому +6

      Haa walhii way abtirsadeen

    • @amirah4768
      @amirah4768 3 роки тому +5

      waxay moodayaan in laxankii bugta ahaa wali dadka usaaran yahay maba oga in la bartay waxay yihiin😡

    • @hassanhidig6895
      @hassanhidig6895 3 роки тому +1

      Waxaan yaa lagu siraaaa abti fahanay qabyaalad waa mhdsanthy🙏

    • @ebrahima6654
      @ebrahima6654 3 роки тому +2

      Alhamdullah hadan fahamnay, Mask #Qabyaladda wu feeydmay, rogmay.

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 роки тому +26

    hadii aadan mucaarid ahayn muxaafidna ahayn kaliya aad danaynayso in umada somaliyeed ay horumarto adunwaynaha na ay la tartanto like iisaar 👍🇸🇴

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +54

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙love-na iso dheh walal mahadsanid

    • @ibrahimabdullahiabdi5254
      @ibrahimabdullahiabdi5254 Рік тому

      ❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suganemedia1149
    @suganemedia1149 3 роки тому +103

    Inta dislike tiri oo dareentay in qabyaalad oo uu isku badalay wiilkii qiiro jabaanka tiri jiray

  • @mogadishuxamar5849
    @mogadishuxamar5849 3 роки тому +61

    Hadaa dhiig laydihiin dadka wax fahmaayo yeena nala dhaafin 35hr shaqadayna aan ka qbsano one love ciyaal xamar❤💯💪💪

  • @naemaosman1422
    @naemaosman1422 3 роки тому +130

    Walaahi waa hees itaabatay illaahaw quluubtiina mideeyo mashaakilka idinka dhexsaaro muqdisho ducuun baan idiin awoodna faraj khayr qaba waa bil ramadaane 29 caawa
    From burco

    • @waaberiqaasimhilowle9107
      @waaberiqaasimhilowle9107 3 роки тому +7

      Walahi hadii ay shacabka nabad doonayaan wey heli karaan laakin waashacab maxayga galay aniga unan noolado unbey naftooda ku qanciyaan ilaahay waxba kamuu halayn laakin iyagaa dalkooda neceb waayo dad inta $2doolar dalkooda ku burburinaya caqliga alaha usoo cesho qabiil baalafaha kadegey

    • @walalxamasad883
      @walalxamasad883 3 роки тому +5

      Intasba qof walal ah ba laga helaa alle ha idin siyadiyo nabadiina

    • @malaaqxirsi42
      @malaaqxirsi42 2 роки тому

      M a

    • @malaaqxirsi42
      @malaaqxirsi42 2 роки тому

      M a

    • @abdiaziz3507
      @abdiaziz3507 2 роки тому

      Qiiro japan ayad run moday? Ileen doqon baad tahay

  • @usamemohamoudabdulrahman5472
    @usamemohamoudabdulrahman5472 3 роки тому +14

    Abti sheekadaadii
    Waa at soo dhamaatay
    Waxad dhahdaa hawiyo adeerkay darmaajo filida ha iska fadhiyee ii daaya
    Wabaaaa
    Wabaaaa
    Wabaaa
    Wabaaa
    Waan qiirooday kkkk

    • @abdirahamanmahadsamaan7158
      @abdirahamanmahadsamaan7158 3 роки тому

      Hawiye farmajo ayaga ma gayn villa kamana saare karaan ee waa la dortay qof la dortay ayaana badalaya qabilka oo noqon ilaahba og midaas waa jawabtada mida xigta hesto ma ahaan mid dad gaar ah ku socuta abwanka iska lehna waa nin ree mugdisho ah dadka hesta ku jirana somali waa ku wala jirta marka waxan la yabay waxa aad hal qof u beegsanayso

    • @amirah4768
      @amirah4768 3 роки тому +2

      @@abdirahamanmahadsamaan7158 oo maxuu la qeylinayay waqtigii shariif iyo hassan o qaraxi iyo dhibkii dhacaba hees ugu qaadi jiray hada ma markii ina adeerkiis waqtigiisa dhamaaday buu soo toosay dadku ma aha doqomo

  • @kenancabdi8548
    @kenancabdi8548 3 роки тому +68

    Kooxda hawiye waawareey is coming back 😂
    Qabyaalada hawaarto hawiyoow qabyaalada barta aan iska celino dadka nala midka ehee🛠😶

  • @naemaj4616
    @naemaj4616 3 роки тому +44

    Soomaali oo is raacday oo danta dalkoodu midaysay allah ha ina tuso inta nolosha inooga dhiman.. waan ka daalay somali dagaalkeeda waan ku garaadsaday waxaan Illahay waydiisanayaa inaanan sidaa kaga dhiman 😢
    Illahay jaahilnimada qabiilka la dhaho naga masax yaa rabi
    From Burco ❤️🤍💚

    • @warsanismaciil9514
      @warsanismaciil9514 3 роки тому +1

      Amiiin

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому

      Naa bax Balo la calaacale burco ayay soo wada qaateen faqash arkimaysaan Somaliland oo idiin timaada midoobay idinku shanta calan tuura calaamo idinku dhacday beenaalyaal burco Way barwaaqaysantahay e oo qaado garbahaaray beenalayahay uraysaa

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 3 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 😂😂 ma sidan baad kubfayowdahay wll

    • @إبراهيمءادم-ف6ف
      @إبراهيمءادم-ف6ف 3 роки тому +1

      @@naemaj4616 wll qofkafiyo waylayabanyihi wll qaaali Somalidu illah hacafiyo wayhanunsayihin بارك الله فيك ربي يحفظك يا اختي كريم

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 3 роки тому

      @@إبراهيمءادم-ف6ف Mahadsanid wll Ibrahim 💜

  • @ruuuxi5325
    @ruuuxi5325 3 роки тому +118

    Qiil danbe ma harin io Qaran laygu hoos dhuunto 🤣🤸‍♂️qabyaaladii oo hees ah msha allh wllyaal🤣😂horay u socda

  • @bishaarbm5069
    @bishaarbm5069 3 роки тому +222

    Wabaaaaaa wabaaaa qiiro jabaanka wabaaaa😭😭😭waa markale iyo wadani 4 sano kadib wabaaaaa😭😭😭😭

    • @abdiaziiztamaam8909
      @abdiaziiztamaam8909 3 роки тому +1

      Sxb walito way aamusan yihin sababtoo gabaygaan horray ayuu usoo gaaray bulshada somaliyed lkn way soo cusboonaysiiyeen

    • @zadaqnuur7
      @zadaqnuur7 3 роки тому +1

      hhhhhh bishaar runta wabaaa

    • @ikranabdiqadir5710
      @ikranabdiqadir5710 3 роки тому

      😀😂😂👊🏾

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому +1

      Kkkkk hada waa fahanay xaajo dabcasar wuxu yiri adeer hawiye turub baray yaa lagaadaa

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 3 роки тому

      Yaab ?

  • @alisamaxamud8692
    @alisamaxamud8692 3 роки тому +310

    Wiilka yaree hees kan sameyay iyo dhaman dhalinta somali allaah hadhawro

  • @mohasheikhdon8343
    @mohasheikhdon8343 3 роки тому +41

    Qabiilka laguu sheegaayo wakaas
    4 sano aamusnaayeen manta markay arken in odaygii laga adkaday bay riwaayadiii bilaabeen
    Wa kuwa ka aamusay qaraxii 14 OCTOBER
    ADEER LAYSLA BARAY TURUBKA
    Wxba qiira jabaan iyo suuro hanoola imaanina
    Heestan xitaa dhamaaja ku difaacaysaan wy cadahy
    LAYS BARAY

    • @ahmetabdikarim
      @ahmetabdikarim 3 роки тому +2

      Qolka qoto qoto wxi lgugu so shego ma iska so qadaneee

    • @hobergurey3093
      @hobergurey3093 3 роки тому

      Moha horta ninka heesta sameeyey ma taqaan qofkuu yahay iyo meshuu joogo tan kale ma ninkan marexaan jinigu ku tusay 3 qof kale heesta kula jirta iyagana xageee ku xisabisay.

  • @abdowakil3089
    @abdowakil3089 3 роки тому +206

    I love great Somalia 🇸🇴inchaallah Somalia peace I from Djibouti 🇩🇯

    • @dhegcasmedia1853
      @dhegcasmedia1853 3 роки тому +6

      D.jabouti is an sooomaali countary waxan rajeynayaa
      Inaan mideeyo xilligga aan madaxwaryne unoqdo soomaaali oo dhamaan 5 ta lakala irdheeyey

    • @dhegcasmedia1853
      @dhegcasmedia1853 3 роки тому +1

      Maxaa ka leedahay adigu

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 3 роки тому

      You re the first one I see for commenting from Djibouti

    • @HIGLOTV
      @HIGLOTV 3 роки тому +1

      Insha allah

    • @HIGLOTV
      @HIGLOTV 3 роки тому

      Dn

  • @myrumeyzaahmed3486
    @myrumeyzaahmed3486 3 роки тому +15

    Inta fahansan in commentiyada dhalisha lasoo tirtiray like

  • @anisamire4813
    @anisamire4813 3 роки тому +233

    wabaa wadani😢😢😢 xuseenoow adeer sheekadaan waa la isku fahmay

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 3 роки тому +3

      O hestan so wadani ma aha🤔

    • @Shamuuriofficially1
      @Shamuuriofficially1 3 роки тому

      Hhhhhhhh anisa igu celi mar labaaaad ina adeeeer kkkk

    • @iqramohamed1707
      @iqramohamed1707 3 роки тому +5

      Xusen bahashan waa lagu fahmay wlhi qaraxi soobe maxa ku dhacay

    • @anisamire4813
      @anisamire4813 3 роки тому +2

      @@axlamali6332 maya Wadani maaha

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 3 роки тому +1

      Wa wadani sidiina moryaan maha qaraxa soobe saw dano ma yeelan kara 11 sano ayuu qaylinayay waxba wa ku qadan wayaydeen hhhhhh kana wu ka amuu say

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 3 роки тому +54

    14 October indhihi arki wayay wadani mino ey sheganayan bul allaha siiyo

    • @avnaanali2344
      @avnaanali2344 3 роки тому +2

      Xaqiiq🥺

    • @maryanmohamud7526
      @maryanmohamud7526 3 роки тому +3

      Xaguu jiray markii ay kenyatiga leeynayeen maatida gado ayna la dhacayen duqeemaha , malaha shacabka gado muslin ma aha oo kuwa sooba muslin ah oo mudan in kaligood loo baroora diiqo , ardaydii shaamow wuu ubaroora diiqay lkn umuusan baroora diiqin ardaydii lagu laayay jubooyinka , cudurka idin haaya weynin badanaa subxanalah ilaahow adaa mahad iska leh oo qalbigeena aadan naga madowaynin say kuwaan ooga madowaadeen

    • @abdirahmanmuutu5656
      @abdirahmanmuutu5656 3 роки тому +2

      @@maryanmohamud7526 wax iska cad waaye ragaan waxa kaqeylasiyay cid walba og ragaan ine qabyalad kaqeysiyay ee bal aan aragno mesha eygaraan

    • @avnaanali2344
      @avnaanali2344 3 роки тому +1

      @@maryanmohamud7526 Kuwa qalbiga mdw yaad kwda sis?

    • @maryanmohamud7526
      @maryanmohamud7526 3 роки тому

      @@avnaanali2344 qof kastoo xaqa u diida neceeb qofeed awgeed iyo mid kastoo umada mislimka colaad ka dhex huriya kana taga dhaqanka suuban ee diintena kana fog cadaalada

  • @kowsarhappeychanel4219
    @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому +27

    Ax wallah waa heeso qiiro badan allah dalkeena dahabiga nabad hanooga yeelo asxaabta isoo booqda

  • @LuckyBoy-jy1ch
    @LuckyBoy-jy1ch 3 роки тому +29

    Adeer qoriga iidhiib gumeysi qaadameeyee
    adeer qoriga iidhiib guntu hayska hadashee
    adeer qoriga iidhiib abiy ha uborortee
    adeer qoriga iidhiib kaligi talis haguuree
    adeer qoriga iidhiib..

  • @mohahanadali4679
    @mohahanadali4679 3 роки тому +7

    Kkkkkkkkkk ar yaahe qabyaaladu macaan badana qolodaan waan ka helay wllhi si dhabta ah ay hiil iyo hooba ula daba taagan yihiin ina adeerkood
    Like waan u saaray ani hawiyow waan isla saxsanayn markii aan xasan sheikh iyo shariif qabyaalad dhan la caaye jirnay
    Waa ku mahadsantiihin inta aad tolkayga i jeclaysiiseen❤❤😍

    • @malabsaninasalad1072
      @malabsaninasalad1072 3 роки тому +1

      😄😄😁wala isku fahmay wllhi sheeko aan socayn qabyaaladeystayaal

  • @JILACOW
    @JILACOW 9 місяців тому +2

    HOOYADIISNA DHIMANEEYSO AABIHIIS DHADHAABAAYA WALALLKIISNA DHIIG BAXAYA ASNA DHAGAHA BEELAAYA WALLHI WAA ERAYO QALBIGEEYGA TAABTY😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ladankharey660
    @ladankharey660 3 роки тому +30

    Dislikti wey xirteen report ha ladhaho mucaaradow😂😂😂

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому

      Waaba dhehe kkkkk ciley igu dileen intan mey hdlina ina adeerkod markan ka kor dhawajinay may qeylayan

    • @cfataxmohamed8517
      @cfataxmohamed8517 3 роки тому

      @@Urmy49 wan dhahy ani xte

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому

      @@cfataxmohamed8517 yaalaga kala joojin

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 3 роки тому

      Waaben dhehy anigu🤣🤣

    • @titu2872
      @titu2872 3 роки тому

      Saaas waaye

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 3 роки тому +51

    Wabaaaaaaaaa😭😭😭😭waan qiirooday 🙈🙈naga xishooda waa soo daawannay filinkaane🙈

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 роки тому +1

      waxa la xishotey wa waxkale 😂😂😂😂

    • @hadafkanolosha2383
      @hadafkanolosha2383 3 роки тому

      @@Amir-Muse 😂😂😂 👍👍

  • @wow9317
    @wow9317 2 роки тому +6

    Maashaa allaah wallaahi waa arin xaqiiq ah,
    Ku cel celiya heestaan
    Bal dadkeyga soomaaliyeed wax fahma micnaha heestaan oo ku dhaqma in laga helo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedalisheikh2775
    @mohamedalisheikh2775 3 роки тому +67

    Adeer itoobiya ha ii dhiibin hees cusub coming soon. ereyada Aamina wehliye laxankana Dahir alasow.

  • @simbaking2528
    @simbaking2528 3 роки тому +238

    Qabyalada ha waarto filinkan hore loo fiirsaday 😅😅😀😂😂

    • @sportsfanschannel2432
      @sportsfanschannel2432 3 роки тому +10

      Hhh mrki hore hdn hawiye nahay qabilka barta nagula kari waye hda so kacdeen waa alx🤣🤣🤣

    • @savageboy1844
      @savageboy1844 3 роки тому +2

      @@sportsfanschannel2432 maxa alx ah ma 2021 inaa qabiil baratan ba wax lagu farxo ah xoolo yahy

    • @footballshorts6060
      @footballshorts6060 3 роки тому

      boy ooyinta jooji
      🤣🤣🤣

    • @avnaanali2344
      @avnaanali2344 3 роки тому +1

      @@sportsfanschannel2432 Hadaan baranona 😂😂🤞

    • @salmaanawil82
      @salmaanawil82 3 роки тому

      Dhibaato aan hawiye ahyn soomalia ma leh caqli xumo ayaa idin haysa adoo miidhan dadka baabiiyay qabyaalad ha waarto ayaad leedahay maxd ka faa.iidi futadaa xabad lagaa galinayaaye doqonyahay ka toos meeshan aad dacayda laadlaadin

  • @abdirisaqyousuf4703
    @abdirisaqyousuf4703 3 роки тому +22

    Wlhy wan la ilmeeyey heestan alle xamar nabad haka dhigo from hargeisa

  • @sahromohamed4063
    @sahromohamed4063 3 роки тому +55

    Qabyaladii oo hurdada kasookacday oo hesesa 😂😂😂😂😂
    Qabyalad lawada baray🏃🏃🏃🏃

    • @deeqa1151
      @deeqa1151 3 роки тому +1

      Meela sodonsano ka hor so aragna hada somaraysan hawiye caqli maleh

    • @sahromohamed4063
      @sahromohamed4063 3 роки тому

      Qabyalada aad maldahaysan inta iska daysan iyo wadani nimada aad ku hosdhumanaysan hadii lafacmay maqararaysan 😂😂😂😂

    • @nasiahassan1007
      @nasiahassan1007 3 роки тому

      Oo adiga qabil soo mahan waxaa ku diidantahay alla maxaa benla is ku shegay inta farmajo diidana qabile ku diidanyihin ogow

  • @dadiryare
    @dadiryare 3 роки тому +69

    Filim kaan horaan u fiirsanaye aan idinka cibaadeysanno, 10 kii danbee bisha barakeysan baan joognaaye.
    Ilaahoow intii xanuunsan caafimaad sii.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 роки тому +12

    waa zaaaaaaaz hhhh adeer balaayo ku dhacdaye iga tag qoriga igala tag dhalinyaradii wax bey fahamtey masha allah 🇸🇴💕🌹🍀noolaada 🤲🏾

  • @xuseen1305
    @xuseen1305 3 роки тому +10

    Inta kaxeshy adeer qoriga hadhiibin
    👇😭😭

  • @saaraabdi9939
    @saaraabdi9939 3 роки тому +20

    14 otobar xage jirtay no qabyalad qabiliste viiiiiva reysulwasare m Roble 😍🥰🥰🥰💪💪

  • @mahamoudhussein4736
    @mahamoudhussein4736 3 роки тому +21

    Waa hees ka hadlaysa dhibaatada ay nabadiidka soomaalida ah ee siyaasiyiin ta sheeganaya ku hayaan dalka best song ever

  • @mohamedyare153
    @mohamedyare153 3 роки тому +84

    Mr dambe qiiro jabaan naguma qaldi doontaan filmkan horaan udaawaney😂🖐

    • @avnaanali2344
      @avnaanali2344 3 роки тому +2

      Waad fhntn walhi qaBiiL baa wado dibiga yare☺️🤞

    • @mohamedyare153
      @mohamedyare153 3 роки тому +1

      @@avnaanali2344 wa leysla fahmey filmkan 😂🖐

  • @kinglove5272
    @kinglove5272 3 роки тому +62

    Qorshahaas waa la isku fahmay wadiniyow waxkle noo keen 😁😁

  • @mohussein6747
    @mohussein6747 3 роки тому +19

    Hawiye ❤️ ayaa iga badan Aniga 💪🏽

  • @nadiya078
    @nadiya078 3 роки тому +126

    Qiil dambe ma harin iyo qaraankow lagu qaraabtaye wabaaa 😭😭😭

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 роки тому

      qiil danbe ma harin iyo qabyalada oo lagu sii jiro iyo xaaranta shacabka oo lacuno Kkkkkkkkk

    • @nimochawaash2483
      @nimochawaash2483 3 роки тому +2

      Hhhhhhh beenta mhn

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      @UCn1silGldsLj_6GWwjW0IQw InshaAllah

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 роки тому

      waa zaaaaaaaz hhhh adeer balaayo ku dhacdaye iga tag qoriga igala tag

  • @maryanruun5558
    @maryanruun5558 3 роки тому +86

    Ababababa Wadaniyiintii Qeylodhaan markey arkeen in xaalkii xumaaday oo qori lala dul fadhiyo Villada waa ku kuwaan dalaq soo yiri UA-cam iyo "adeer qoriga ha ii dhiibin"😂🙈

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 3 роки тому +5

      Anna hees waxaan soo wadaa la dhahaayo ''adeer waayadaan maxaa mute-ka ku galiayay''

    • @samiirshati5915
      @samiirshati5915 3 роки тому +1

      Qabildhaan

    • @ahmedmataan
      @ahmedmataan 3 роки тому +4

      Dislike Report Iskugu Dara Hawiyo Nimo
      Adeer qoriga iidhiib gumeysi qaadameeyee
      adeer qoriga iidhiib guntu hayska hadashee
      adeer qoriga iidhiib gabre ha uborortee
      adeer qoriga iidhiib kaligi talis haguuree adeer qoriga iidhiib.. Qarankana Aan Kene.

    • @zakifreierzvevo5712
      @zakifreierzvevo5712 3 роки тому

      @@ahmedmataan hakuwasaan waxa shegeyso dan

  • @munaabdi6808
    @munaabdi6808 3 роки тому +20

    Wilka yaro sameye hesta Maskaxdisa Alle haubarakeyo 🤲🤲

  • @khayrwade4916
    @khayrwade4916 3 роки тому +6

    Kala tagi mayne tabta ayay ino ahanaysa ha waarto qabyaladu inta i daremaysa like qabiil ahan igu caawi 🤣🤣

  • @abdimajid7445
    @abdimajid7445 3 роки тому +29

    Waa la is fahmay 😂😂😂😂 qaylo ma ahan codka isku xira hadaad rabtaan ima gaadiin mar dambe

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 3 роки тому +89

    I love you somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @sagalahmad7989
    @sagalahmad7989 3 роки тому +80

    Qabyaleyste ina shirow riwayadaas wey soo dhamaty😄😄😄

    • @dookhdeekh482
      @dookhdeekh482 3 роки тому

      Kkkkkk

    • @ahmedayanle323
      @ahmedayanle323 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhh

    • @liibanalinuur6356
      @liibanalinuur6356 3 роки тому

      Runtaa waa yay

    • @ebrahima6654
      @ebrahima6654 3 роки тому +4

      Xaqiq, qiira japan iyo wadaniyad dadka lagu indha sarcadiyo, Ayado #Qabyalad beerka uga wada buuxo.
      Alhamdullah hadan #Qabyalad iyo qabiil baranay, #Hawiyenino ❤

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 3 роки тому +13

    Khaa'imin #Qabyalad badan #Marexan waku mahadsanid ciyal xamar hadan nahay sida Qabyaladda no barten.
    #Qoriga wa sharaf, cizza iyo madax banani, Hadder maxa uso qeylisay marki Villa Somalia lagu go'domiyay. #Hawiye nimo ku faana Alhamdullah.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏 Guuleso Somalia 🇸🇴🇸🇴 Thank you so much for the show ✌❤👏

  • @mohamednourhappy-qeys5805
    @mohamednourhappy-qeys5805 3 роки тому +35

    My Adeer Ethiopia ha iidhiibin😆😆
    Hoyhoooooy Qabkii baa Fashilmay
    Thanks for your coming

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 роки тому

      Adeer igada Adeer ha iga iibsadaa Kenyna​ iyo Imaaraad

  • @luqmanmaslahmohamed1888
    @luqmanmaslahmohamed1888 3 роки тому +7

    Dislike qari ama ha qarin anna kiikudari ley ahay👎🏽 😂😂

  • @maxamedsiciid7930
    @maxamedsiciid7930 3 роки тому +5

    Waa hees mug weyn xanbaarsan oo ka hadlaysaa dhibta siyaasiga uu ku hayo umada somaliyeed xuseen shire iyo teamkisa waad ka baxsateen iga daa ha ii dhiibin adeer qoriga hay dhiibin😭😭😭😭😭

  • @zahranilovely5513
    @zahranilovely5513 3 роки тому +20

    Qabyaaladu hawaarto hawiyow qabyalada bardah 😍😍😏😏

    • @ahmedmataan
      @ahmedmataan 3 роки тому

      Dislike Report Iskugu Dara Hawiyo Nimo
      Adeer qoriga iidhiib gumeysi qaadameeyee
      adeer qoriga iidhiib guntu hayska hadashee
      adeer qoriga iidhiib gabre ha uborortee
      adeer qoriga iidhiib kaligi talis haguuree adeer qoriga iidhiib.. Qarankana Aan Kene.

  • @fartunmohaaa4241
    @fartunmohaaa4241 3 роки тому +34

    disliketa hawaarto hada oohin looma baahna😏😏😏😏😏😂😂😂😂😂

  • @umucabdalla3387
    @umucabdalla3387 3 роки тому +3

    Alle waxan Ka baryey nabad iyo badhaadho magalo madax somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Somalia dagan Ethiopia 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 3 роки тому +12

    War ma dislike baa lagu qabanaa mise anaa modey 😀😀 maba la arkayee yesta like teda 🤗

  • @bashkahagio402
    @bashkahagio402 3 роки тому +28

    Waaba hadaa kaa yeelno Qoriga qaata qalinka dhiga Hawiye turubka wuu bartay Cayaal xamar qabiilka wee barteen Caaacdaan jooji😂

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 роки тому +1

      Ciyaal xamar qabyaalad ma aqoonin lkn waa labaray 2021.

    • @bashkahagio402
      @bashkahagio402 3 роки тому +1

      @@sayidka.6122 taas aa been eheen anigoo 18 jir ah baa la doortY farmaajo hadda aa jiro 23 sano Qabyalada kal lab aa u bartay Indho sarcaad cayaal xamar wee diideen iyo cayaal xamar qabiil ma yaqanaanti benta eheed😂

  • @koos1302
    @koos1302 3 роки тому +11

    Heestan runtii way i tabatay 😭😭 illahay umadeen somaliyeed faraj khayr qaba how furo 🤲🤲🤲

  • @nasroahmed740
    @nasroahmed740 3 роки тому +6

    Wacalo meshan kujiira qabil maskaxda dagey alle waxan ka baryey inad uu dhimatan maal idinku noqotey 😢😢😢Allow dowlad nabad leeh ka bariney 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Mardhow somalinkmadi way so noqon insha allaha😘😘😘😘😚💪💪

    • @abdiib1832
      @abdiib1832 3 роки тому

      Waxii qabiil uu dodaayo dhan wa xaran kumaxa yaal oo xaran aya kabuuxo dhiigoda, dowladnimo xayawanka aya xata nabad ku helo uff qabiil necbiyaa

    • @somnaturalcure7794
      @somnaturalcure7794 3 роки тому

      reer diini inkaar kasoo hartay

  • @Jinoleyyy
    @Jinoleyyy 3 роки тому +100

    4 sano adeer hlke jirte😂😂🥵

    • @malabsaninasalad1072
      @malabsaninasalad1072 3 роки тому +3

      Kkkk qaylo qabyaaladaysan😁😁

    • @imranhassan7148
      @imranhassan7148 3 роки тому +1

      4sno Adeerkiisaa Xilka haayay. Markuu Dicteeytar noqday uu xilka isku dhajiyay ee Qorayga loo qaatay Calooshaa soo hurtay. Mashruucii aaka dhamaan raba

    • @abudaud1230
      @abudaud1230 3 роки тому +3

      Wuu joogay
      Heeso cusub ayaa kujiran UA-camka 😎🇸🇴
      Wadani dab ah ayd tahay ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

    • @neenaa1779
      @neenaa1779 3 роки тому

      Amuuri waqtigeeday falantaa

  • @hobergurey3093
    @hobergurey3093 3 роки тому +15

    Dhamac iyo kuleeylahu markey xabadu dhawkaanto
    waxaa tahay kan dhoofaaya dhalaankiisa raranaaya
    Dhul shisheeye geysanaya
    anigana dhibtiyo hawsha qax dhabarka saaraya
    hooyadiina dhimaneyso abihiina dhadhaabayo
    walaalkiisna dhiig baxayo asna dhagaha beelaaya
    dhugta iyo madaafiicda waxaan ahay kan dhako faara
    iga daa ha ii dhiibin adeer qoriga hay dhiibin.

  • @Isakchannel
    @Isakchannel 3 роки тому +31

    Raggan tageero No 1 baan u ahaan jiray markaan waayay 4ti sano laso dhaafay wixii dhib dhacay ( Zoobe, Ex agfoye, Werardi madaxada..) waxaa i cadaatay in eynan wadaniyad hees u qaadi jirin kaliya rag jecleysi la aamusnaayen marka maanta qiiradii aan isku arki jiray iskuma arag ee na dhaafa qeyla dhaaneey

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому

      Ma qasabaa inuu soo heeso mise waa faral.

    • @ebrahima6654
      @ebrahima6654 3 роки тому +2

      Marki Villa Villa Somalia albaabkeda leysla tagay ayey hurdada kaso kacen #Qabyalad mahe waxkale ma waddo.
      Wajigooda sax ah wala wada arkay.

    • @Wonderwatch252
      @Wonderwatch252 3 роки тому +4

      Waa qabiilistayal waxey rabaan ine farmajo kursiga kuhaayan

    • @abdirahmandaacad2474
      @abdirahmandaacad2474 3 роки тому

      Runtaa sheegtay

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому

      @@Wonderwatch252 adigaba qabiileeste baad tahay maxaa ka soo qeylisiiyey hada

  • @dananboymusicchannel1286
    @dananboymusicchannel1286 3 роки тому +116

    Hhhhh midka timaha badan balu yahay ma aqane ufirso bal maxa loma leya😂😂😂😂😂inta ka yab tay ninka iyo hesta ramadan ta laso saray like isara qoralkan☝️💗💗🇸🇴

    • @sowda2506
      @sowda2506 3 роки тому +2

      Muunyo maa kawadaa jareer waaye

    • @yusufmohamed5557
      @yusufmohamed5557 3 роки тому +4

      Afar sano xakee jirteen faqash hala dilo qoraka waan qaadayaa waana u dhimanayaa hawiye

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому +1

      @@yusufmohamed5557 Markuu qabiilka dad muslin ah ku yiraahdo waa adiga camal Mooryaan u dhaaranaayo inuu wax dilo calaashaan waa reer kale jaahil kuuma dhina

    • @husseinmahmud1007
      @husseinmahmud1007 3 роки тому +7

      Kooxda qabyaaladaysan

    • @call-me-king-warya
      @call-me-king-warya 3 роки тому +1

      @@yusufmohamed5557 Hawiye Yaad Ka Tahay Murusade Xun Ayad Tahay Waryaa Can you Shut Up 🤫 Shuuwa Ku Dhashee Gaalyahow Gaalku Dhalay Ku Laabo Hoolkii Makhaarka

  • @aminabdiomar52
    @aminabdiomar52 3 роки тому +35

    Inay dhalasho been tahy BAL day ana waxaad iidhibtay day
    Iga daaa ha iidhiibin
    Adeer qoriga ha iidhiibin
    Dhulkii hooyo Alle nabad ha inooga dhigo Insha Allah

  • @sahankasoocade866
    @sahankasoocade866 3 роки тому +41

    Kkkkk mancaha afartaan sano baladxaawo maad ku maqnedeen😂😂 qabyaaladaan aan lala xishoonen ya ila arka😂🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @maxamedabuukar7427
    @maxamedabuukar7427 3 роки тому +24

    Waxyar dislikte noofura waxeey mareeysa an aragnee kkkkkkkkk

  • @exclipse6877
    @exclipse6877 3 роки тому +37

    Ax ax ax illahey wadankeena nabad nooga dhig’ please qabiilka wax mataree rabiyow somalida qalbigooda qabiil kasaar waa bil Ramadan ya rabi dadkeena qalbigooda jecel iyo naxariis iskugu dar’ please qabiilka iyo qurunka aan iska dhaafno wadajir iyo nabada aanka shaqeyno’

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 роки тому

      Taasa been ahen labta ayey ismadobeyan Mid walba qabil buu ku fanaya hal wax oo qurxan oo uu qabilku qabtay hala shego

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 3 роки тому +12

    Kooxda qabyaalad dhaan hees wadani ah ayeey soo qaadeen waan qiirooday wabaaa 😭😭😭😭😭

  • @ayuubsaudi7311
    @ayuubsaudi7311 3 роки тому +30

    Somaalida Runta ayaa dhibee erayada ee ku heesayaan waa kuwa sax ah kuwa dagaalka amraayo wxee ku dhaqmaan lee shegyn 🤔
    Xaqiiq kan dhiig baxaayo oo dhimanaayo waa aniga kan dheefsanaayo oo dhidid ka hoorin waa adiga adeer Qoriga haa ii dhiibin 😰😭

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 3 роки тому +7

    Cayayanki waso furten comments hada boqosho utimid ad la kulanty comment Oo furan ismuji😂

  • @hassangutale85
    @hassangutale85 3 роки тому +51

    Xuseeen shire 4 sano lama arkin qabyaalada hawaarto miyaa micnaha

    • @abwansharma4571
      @abwansharma4571 3 роки тому +1

      4sano ma wax Dhib ah aya jiray sxb

    • @istaahil4334
      @istaahil4334 3 роки тому +3

      Oo afarta sano mxaa jiray nabad baan heesanay

    • @malaboofficial2713
      @malaboofficial2713 3 роки тому

      Walalkii baa ka xanusana saas maha

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 роки тому +2

      @@istaahil4334 nabda ma qarxyad xamr kadhcaaye oo 127 kor udhaafayan iyo qarixi shobe xey ushohadli waayen

    • @sunaliitapea8807
      @sunaliitapea8807 3 роки тому

      @@abwansharma4571bal kuso celi qaraxyadii iska daba dhacye iyo dhalinta hbn walbo iyo mlin malayacniga lodilaye ye ahayeen wagii hore hde qac dhahdo afke so tagi jireen wax wadani ladhaho majiro

  • @kornelmubarakofficial9176
    @kornelmubarakofficial9176 3 роки тому +66

    Hda run shegysan like fura noh

    • @wolvsold1497
      @wolvsold1497 Місяць тому

      Khawarij WA tahe yaa ka tahay

    • @kornelmubarakofficial9176
      @kornelmubarakofficial9176 Місяць тому +1

      @@wolvsold1497 film 3 years before soo dhamaday maa hada soo dawaday 😆

    • @wolvsold1497
      @wolvsold1497 Місяць тому

      @@kornelmubarakofficial9176 orad melaha isku qarxi EE cacda iga dhul tag

  • @anzalabdikadir8836
    @anzalabdikadir8836 3 роки тому +8

    Heestanu tuugada dhalinyarada qoriga udhiba ayey kusocotee xeey tahay hawiye in eey tuug yihin miyey qirten waa ayaka disliketa saraye😂😂

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 3 роки тому +5

    M.a qaylo dhaan waa hanti qaran taarikhdaa baal dahaba kaga jirtaan guuul dhaaman fanaaniinta wadaniyinta ah🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣❣❣✅

  • @xamdiaxmad165
    @xamdiaxmad165 3 роки тому +52

    4 sano ka dib miya qiro jab no keenten maya maya waxas✌😩🥺

  • @ibrahimzaki2912
    @ibrahimzaki2912 3 роки тому +25

    First and foremost I love all of you ❤and great country Somalia 🇸🇴 in the end of day our beautiful country is the most peaceful country insha Allah I wish you success am from NFD specially mandera County regarding @ Ibrahim zaki

  • @lixleposs6ixosz518
    @lixleposs6ixosz518 3 роки тому +30

    Adeer qoriga ii dhiiip aaan kaliii talisla aan bixio polo😡👎🤛💪🦾🖕
    Viva somali weyn❤💯
    Viva hawiye apgaal❤💯
    Inkastaw hdlka sxan lkn nio ma ahan mid hda munasib

    • @cabdulaahicabdicali5933
      @cabdulaahicabdicali5933 Рік тому +1

      Wax dhintay ayaa tahay fanaaniintaan maxaa kaquseeyaa waxa sheegaysid wixii jira ayey ayagu mar walba soo gud biyaaan qoriga iidhiib dhahaysid orod allsha baab isaga sifeee aday kugumaystaaane

  • @nadiya078
    @nadiya078 3 роки тому +106

    Ya ila qosla qabyaladu ha waarto yaqe calaacalka naga joojiya ina adeerkin asigo nabad qaba idin so direyna wah xage ooyinti nagu so celinsen 🤣🤣

    • @nazliahmed1194
      @nazliahmed1194 3 роки тому +2

      Dislike ta sars

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 3 роки тому +3

      Hhh disliketa iyo reporta ugu roonaaw🤣

    • @iskufilanbaby7968
      @iskufilanbaby7968 3 роки тому +3

      War dislike gareeya iyo report iskugu dara qabyaalad idin dishay dheh been badnaa kuwaan odeygii waa udhamaatay is dhaheen miyaa

    • @nadiya078
      @nadiya078 3 роки тому

      @@cicfantastic6699 🤣🤣bila hdl ba ugu roonaday ba

    • @amaalmohamed6808
      @amaalmohamed6808 3 роки тому

      @@iskufilanbaby7968 aniga mar horaa dislike ku qabtay repot waa ugu daraaa ee asaxabtada u dir dislike isku ognahay

  • @aam2764
    @aam2764 3 роки тому +7

    Alahowqurbo markaan nimid ayaan fahanay dalkeena qiimahiisa isoo inta ay teena iman nagu celi

  • @abwaanadshukri9994
    @abwaanadshukri9994 3 роки тому +56

    Hhhhhh Hada Iyo Ha ii Dhibin Adeer Afar Sano Halked Aden Xasuqii Sobesa Maxad Hees Ugu Qadi Weyden Mahada Ayu Mirki Idin Solabtay Adeer Wad Sodahden Hada Maha Xili Laheeso😂😂😂😂😂😂

    • @mahadhasan7300
      @mahadhasan7300 3 роки тому +3

      Dhibistii qalbi dhagax maxay uga dhiidhin waayen anagee naga dhashicinayan shekadas qiyaaligaa filmkas horan udawanay

    • @queenqasimahmed1932
      @queenqasimahmed1932 3 роки тому

      Lacag maad ku siisaa inoow hees qaado masuuliyad wadanka ka saaran soo adigaba maku saarno ha dhaliil waalkaa ee adigu taada ka soo bax oo wadankaada xaqoow kugu leeyahay iska soo gud asaga aragnay adigaan ku sugeeynaa reer dhaliilyaal

  • @likesaarcomment7010
    @likesaarcomment7010 3 роки тому +7

    Inta dislike u timid like saara 👍

  • @guuleed2303
    @guuleed2303 3 роки тому +1

    Dislike baa dhagaha looga tumay heestaan qabyaaladeesan markaasuu qarsday dislike iyo like ba

  • @aliomar7843
    @aliomar7843 3 роки тому +44

    Adr itobiya ha ii dhiibin

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 3 роки тому

      Okay kkk

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 роки тому +1

      waa buktaaye ee ilahey haku caafiyo Kkkkkkkkk

    • @JEGO.512
      @JEGO.512 3 роки тому

      Hhhhhhhh

    • @sareeyocbare8169
      @sareeyocbare8169 3 роки тому +1

      Adeer imaarad ha iidhiibin Kiinyana adika hayso #soomaalinimada nooda #axmad_madoobe_iyo_danina_qaad🐵🐵🐵

    • @amirhussein1361
      @amirhussein1361 3 роки тому +1

      Kusoco

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 3 роки тому +12

    Hees aan la qaadin
    1- Qaraxii Zoobe ee lagu hoobtay
    2- Qaraxii Ex afgooye ee ardayda galaaftay
    3- Qaraxii gobalka ee godoomiya lagu dilay
    4- Weeraradii madaxdii dalka so martay
    5.
    .
    .Wadaniyada nuucaan ah waxaan u aqaan Only me ee ha ina dhaafaan 🤣

  • @cabdirisaqfaarax-p3q
    @cabdirisaqfaarax-p3q 4 місяці тому +1

    Waa xaqiiq wuxu fanaanku zheegey

  • @maryamoabdullahi8487
    @maryamoabdullahi8487 3 роки тому +50

    Shekadaan waaleesku fahmay reer ciyaar jeceloow 😂😂 xuseen shire nagama xishoon wlh 4sano intee jirteeen

    • @maahircali4831
      @maahircali4831 3 роки тому

      Shaxdaan waa leesku fahmay dheh🤣😁✌️

    • @khanciyoz8151
      @khanciyoz8151 3 роки тому

      Waa qabiilyte wlhi balwn ayaa horey u shegeeyay

  • @abdullahi9353
    @abdullahi9353 3 роки тому +33

    Waa xaqiiq qoriga ha iidhiibin adeer, Mahadsanid Qaylodhaan from Xamar.

  • @maryamasirad7596
    @maryamasirad7596 Місяць тому

    Waa wacyaagalin ku socta dhaalin yarada Somaliyeed.qooriga dhiiga oo qaalinka qaata

  • @ridwaanxasanganey3246
    @ridwaanxasanganey3246 3 роки тому +17

    Kkkk xuseen shiri afar aamusna maanta maxa soo daaray😂

    • @ccjubba2693
      @ccjubba2693 3 роки тому +1

      Saadaq joon🤣🤣🤣🤣

    • @nolosha-dhabtaa7533
      @nolosha-dhabtaa7533 3 роки тому

      @@ccjubba2693 sadaq John farmajo ayuu ka oohiye marexan dhan mawada garay

  • @cadanichickenfarm1868
    @cadanichickenfarm1868 3 роки тому +10

    Qabyaaladu ha waarto😂😂
    Hawiyeh baan ahoo cunsuri nimada weynu baranay darood iyo isaaq mahadsanidin inta aad i barteen cunsurinama

    • @axmedyare542
      @axmedyare542 3 роки тому

      Hhhh usheeg inaan baranay

    • @JEGO.512
      @JEGO.512 3 роки тому

      Walle 4sano macan ah nasomartay aan wx badan ku baranay

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 9 місяців тому +1

    Igda ha dhibin ader qoriga ha idhibin xaqiq 💯😥

  • @mhnhusen1
    @mhnhusen1 3 роки тому +86

    flimkaan mar hore aa fiirsany mid kle noo daara 😂😂😂

  • @drshappy7216
    @drshappy7216 3 роки тому +16

    Qiiiro jabnaaan iyo qabiiil mareeexaanbaa ina baray wow 4sano dhub miyaaa😂

    • @sapriinaabdiwaliqueensaap1224
      @sapriinaabdiwaliqueensaap1224 3 роки тому

      Shiine akhyarkii nabar iyo naxdin soo qaday marexn mahyn miyaa qabyalada iska daya somaliyey marexn mucarad iyo muxafidba wuu leyahy qofwalbana waa aragtidisa qabiil iyo qurun baa idinka buuxa

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Рік тому +6

    Adeer qoriga hay dhiibin Garaad jaamac iyo "gala dagaalka" maxan u xasuusanaya 😢😭
    Allah somali oo nabad iyo horumar heshay ha ina tuso

  • @nazliahmed1194
    @nazliahmed1194 3 роки тому +14

    Qabyaldistayal waynu idin fahany wlhi😂😂😂qoriga dhigi meyno gumeysi ma ogolin 😏qoriga cadowgan iskaga difacna 💪hawiye qabyalada barta