DALMAR YARE 2017 DHALINYAROOY KACA OFFICIAL VIDEO 4K (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • ERAYADII: ABWAAN MOHAMED AHMED ORSHE
    LAXANKII: JINI ISHUMI
    CODKII: DALMAR YARE
    MUSIC BY: ABDIWAHAB CANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 5 років тому +293

    Talow october 2019 yaa daawanaya oo aan somalinimada wili ka quuusan allow dalka no hagaaji
    Calool xumo 30 sano dowlad la aan
    ;Damiirku intaanan dhiman:
    :Dhulkeena difaacanee:
    :Dhalinyarow kacaay:

    • @mariaabukarswife1147
      @mariaabukarswife1147 5 років тому +8

      14 October cwa ku adantaha malin an ilawanin

    • @tooniyaabbz2855
      @tooniyaabbz2855 5 років тому +5

      sharmake ali aniga wllo illaahy hanaga qabto kuwaas

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 5 років тому +3

      @@tooniyaabbz2855 aamin wlal

    • @abdifatahhussein1489
      @abdifatahhussein1489 4 роки тому +2

      December dhamaneso o aya arday lokulayey ex_Kontrol somalia xasuuqa kasocdo Allow nagasaar

    • @sumayasaafiali3345
      @sumayasaafiali3345 4 роки тому +6

      ilaaahoow dhibaatada dalkeena kasaar
      dal shisheeye markaad takto baad dareemeysaa dowladnimada waxay tahay
      ilaahow Dadkeena midee

  • @Nour-Cade
    @Nour-Cade 2 місяці тому +21

    Liido beach hotel😢 02/08/2024 unforgettable 😢 allow u naxriiso intii ku dhimaty inta kle Ilaahy cafmd ha siiyo 🥺😭😭💔🤲

  • @abdullahiabdirahman6011
    @abdullahiabdirahman6011 2 місяці тому +16

    Wixii shaley dhacay ayaa igu kalifey in aan xeestan soo raadiyo.😢😢 Dhalinyaroy kaca plz 😢 meesha waxaa loo tashtey waa dhalinta Somalia 🇸🇴 goormaad fahmeysiin....

    • @CumarMafaane
      @CumarMafaane 2 місяці тому

      Gorme qabiilka kabexena ilahiyo Somali badbadi 😭😭😭

    • @SioBarale
      @SioBarale 2 дні тому

      Aamin

  • @WllJey-x3m
    @WllJey-x3m 7 місяців тому +37

    Old is gold 😢2017_2024🙌🏽🥺💔

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +1003

    Dalmar Yare❤😍💪
    Wxii dhiig lahoow kaca❤
    Aniga waa taganhy ya ila tgaN😍

  • @NasroMohamett-wo8lm
    @NasroMohamett-wo8lm 2 місяці тому +35

    Markale xasuuqi dhalinta soomaliyeed ee liido
    Waa Haween kale oo diiwaan galay { 2 Aug 2024 }😢😢

    • @KashkaYare77
      @KashkaYare77 2 місяці тому +1

      2 august dheh

    • @ShaaficiAdden
      @ShaaficiAdden 2 місяці тому

      😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭

    • @KashkaYare77
      @KashkaYare77 2 місяці тому +1

      @@ShaaficiAdden 😭

    • @cashelercasheleer-ri7tt
      @cashelercasheleer-ri7tt 2 місяці тому

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂❤​@@KashkaYare77

    • @FatimaIsse-m4g
      @FatimaIsse-m4g 2 місяці тому

      😊😊😊😊😊😊​@@ShaaficiAdden

  • @sukhralibaaxo1113
    @sukhralibaaxo1113 Рік тому +32

    Ilahy hayna tuso somali oo nabad ah waxana leeyay shacbigyga somali samra baa sadkii hela samra oo isku kalsonada I love you from Somaliland 😭😭😭😭😭

  • @saeedyasin8701
    @saeedyasin8701 4 роки тому +101

    Hadaysan heestan aysan ku qaban Dhiig somaalinimo kuguma jiro, si kastoo aad Somaliland, Somalida Itoobiya, Somalida Kenya. 🇸🇴❤😢

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 роки тому +3

      Ohin la an ma aha qof kasto samali ah dadka dhigay wa boqran yihin xaqiqdi ilah umada somaliyed u maqan garigan qaraxa waday gobolka banadir lagu kala ibsaday

    • @zeyruqmohamed148
      @zeyruqmohamed148 Рік тому +2

      one love from somali kenya may God unite us and guide us and destroy the haters u doesnt want us to live in peace and harmony ALLOW AMIN

    • @ayaanxiireyayaanxiirey2718
      @ayaanxiireyayaanxiirey2718 Рік тому

      Najmo nashaad

  • @daauuzabdi5715
    @daauuzabdi5715 7 років тому +154

    Wllhi wa ilmeeyey soamliyeey allh ha ina dhwro😢
    Dhalinyroy kaca💪
    yaa ila ilmeynyaa😢😢😢

  • @sundusmohamed2792
    @sundusmohamed2792 2 місяці тому +8

    Every time wax dhaco hestan igu so dhacdo alla ilahayow goorma dhibatadan kabaxayna 😭😭💔 black day august 2 2024😢😢ilahyow somalia nabad ah itus intan nolahy 😭🤲

  • @majidloveofficial8548
    @majidloveofficial8548 7 років тому +640

    Wxi dhhig lahow kacay👏👏
    Midko ethopian ayan like kula tartamaya wxi dhiglahow liketa isiya

    • @asmojamac1182
      @asmojamac1182 7 років тому +2

      majid love official hhhhhhhhhh

    • @bisharobilan8120
      @bisharobilan8120 7 років тому +6

      Taageero buuxda anaa kurAcsan wixii dhiiglahyw inta igu racsan like ta

    • @elmiabdalle89
      @elmiabdalle89 7 років тому +1

      majid love official 😂😂😂😂

    • @a.a.g4161
      @a.a.g4161 7 років тому +1

      majid love official waa iga qoslisay wlhi blhi sxb ka hor mar sxb kaas waa iga diyaar like waligeey ma bixin lkn sxb wa ku siiye

    • @majidloveofficial8548
      @majidloveofficial8548 7 років тому

      Fitah Goleey Towfiiq sxp mdsanid

  • @emraky8971
    @emraky8971 4 роки тому +35

    28/12/2019😭😭😭😭😭😭😭Maalin xanuun badan ilahay haw naxariisto dadkii naftooda ku wayay Maalin ficaan may ahayn😭

  • @merna_tar4985
    @merna_tar4985 6 років тому +18

    sanad ayaa laga joogaa xasuqii foosha xumaa ee 14ka october ilaahayow u naxariiso intii ku dhimatay intii ku dhawacantayna u booga dhay ya rabbi fadlan hadaa aragtid commentgaan Aameen soo qor😭😭😭😓😓😓😥😥😥

  • @mahirdalpoqortooyo5546
    @mahirdalpoqortooyo5546 4 роки тому +32

    Yadaawanaayo ayadoo soobe ookale dacay maanta 28/12/2019. Maalin murugo badan😭😭😭😭😭😭😭

    • @AGEAJMDWAHY
      @AGEAJMDWAHY 3 роки тому +1

      28/12/ 2020 baan daawanaayaa. Waa balsano kadin oo kaamil ah. Ilaahay ha u naxariisto dadkeenna naga baxay.

    • @galadcade4737
      @galadcade4737 3 роки тому

      Anaa kula daawanoyo wllhi maalintii qaraxii ex controller af gooye 28/12/2020😥😪😓😭😢

    • @galadcade4737
      @galadcade4737 3 роки тому +1

      Anaa kula daawanoyo wllhi maalintii qaraxii ex controller af gooye 28/12/2020😥😪😓😭😢

    • @yazirarap6758
      @yazirarap6758 Рік тому +1

      @@galadcade4737 29/12/2022😢

    • @badriaomar4843
      @badriaomar4843 6 місяців тому +1

      28/12/19😢😢😢😢

  • @mustaqali8267
    @mustaqali8267 5 років тому +73

    Who still watching 9 October 2019😭😭😭😭

  • @allibaba8744
    @allibaba8744 5 років тому +39

    Yaa daawanaya 2019 like me?????

    • @Kingqeysar
      @Kingqeysar 4 місяці тому

      Waxn dqwaday 2024 me

  • @nuureyare9187
    @nuureyare9187 7 років тому +143

    💪💪kaca wixi dhig leh aniga wanba so laban wale ee like isi abowe iyo abaayo 👉😢

  • @asmaaragsan3792
    @asmaaragsan3792 3 роки тому +4

    Yaa dawanaya 1 bishii 8aad 2021 ka haben axad ah wlhi wan la ilmeyey heestan somali maxa sa logu galaya hadana xamar qarax baa kadhacay ban maqle alow nabad kadhig from slnd hargaysa🤨

  • @MohamedIbrahim-hv7bw
    @MohamedIbrahim-hv7bw 7 років тому +17

    Haye haye first view kacaa dhalinyaroy kacaa

  • @majidhoofficial2019
    @majidhoofficial2019 5 років тому +29

    14 octobar 2019 ayaan daawanayaa
    2 sano kadib 😭😭

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 7 років тому +93

    Intan ujeedo waxa dislike tiri
    In yaro bila damir ah iyo xabashi afsomaliga baratay
    one love Somalia one day lugahena
    Ku istagaynaa ❤💎✌

  • @Omar-Mohamoud
    @Omar-Mohamoud 5 років тому +10

    *Qalbigan Idin Kala Ooyayaa Wlhi* 💔😭
    *Dhalinyarooy Kaca* 🙏
    *2019* ✌

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 7 років тому +86

    Kind dalmar yare wixi dhiglaw kaca ax way
    Qof wali daremaya xanunki &murugtii qaraxii zoobay an waligii ilawaynenin farta taga
    Somali nabad waarta xamaray haciishon waliga naabd warata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @alishamahad903
    @alishamahad903 4 роки тому +40

    Heestan yadawanaya 28/12/2019 qaraxi isgoyska exkontorool 🏢

    • @technolachyvideo6947
      @technolachyvideo6947 4 роки тому +2

      😭😭😭😭😭🇸🇴😭😭😭😭💪

    • @alishamahad903
      @alishamahad903 4 роки тому +2

      @@technolachyvideo6947 wakabaxayna insha Allah

    • @alishamahad903
      @alishamahad903 4 роки тому

      @إيزيل inakeen an qorane wlhi waxan wax lodulqaadan karo mahe

    • @makomoussa949
      @makomoussa949 4 роки тому

      video konmt

  • @nawaalsulub8014
    @nawaalsulub8014 7 років тому +61

    Ilahay ha uu gargaaro somalia oo nabad ha ugu deeqo ilahy cadawga ha idinka dhex qabto😭

  • @abdisalanissa9030
    @abdisalanissa9030 5 років тому +76

    Qofki ku so xasustee 14 oct 2019 dowlda jecl wy

  • @kabacade252
    @kabacade252 6 років тому +19

    Wixii dhiig lahoow kacaay
    Taaganahay anigu iso raaca wixii dhiig lahoow
    From germany

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 років тому +2

    I'm from Djibouti but 14 october never forget rabiyow somaliya wadankena nabaad kadig dhiba dhib kadaran lakin 14 october malin qof walbo somaliyeed ilawin muqdisho casiimadi somaliyeed oo nabada illahow ituus malin 🇸🇴🇩🇯 illahow dadkena somaliyeed dhibta ka qad we love reer muqdiisho 🇸🇴❤🙏

  • @ikraam6747
    @ikraam6747 7 років тому +43

    DalmR Fanaan dhiigle leh ayd tahey aan wada kacnoh somalaaay 😢😢😭
    😭😭 dhacdaba dhacdaa nooga daran 😧😧

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 Рік тому +4

    14 October 2017 maalin bulshada reer muqdisho qalbigooda ka goi doonin markaan soo xasuusto waan iska ilmeeyaaa😢😢😢

    • @neimakoran5557
      @neimakoran5557 7 місяців тому

      Idiinka kaliya ma dareemiisin wll qalbiga ayan idiinkal ooyin dhib kiinu wa dhibkeena hadan nahy umaad reer jigjiga idiinka ayan wax idiinku nahy intay xamar dhibt ku jiir ang farxd kuma Nolan karn jigjiga hadyiisn xamar jiriin ma ahteen meel la jeceelhyi o nabada ilaaahow xamar nabda noga dhiig qalbiga na guubanye 😢

  • @nastehoibrahim3597
    @nastehoibrahim3597 7 років тому +87

    😭😭😭I’m crying right now
    I think I listen 4 times already and I can’t stop watching.

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 5 років тому

      The emoji indicates that ur happy my @Sumara Osman

    • @amatullah.5204
      @amatullah.5204 4 роки тому +1

      but u using the wrong emojis walaal😢😭😭😔

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 4 роки тому

      @@amatullah.5204 some of our youngster didnt undestand forensically the manings of emojis unfortunatly!

    • @amatullah.5204
      @amatullah.5204 4 роки тому +1

      @@selfieboychannel8338 yea, guess some emojis look completely different on certain apps, softwares... however we've to accept the fact that sometimes it leaves others bit confusing😊 when tryna use it such as the sad, loudy crying, joyful tears etc.....,

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 4 роки тому +1

      @@amatullah.5204 absolutely.
      Salute my bro

  • @sarrahismail8610
    @sarrahismail8610 5 років тому +44

    14 October 2019😰 two years after still dhalinyarooy kacaay😰

  • @bilebaariproduction6867
    @bilebaariproduction6867 7 років тому +11

    Wixii Dhiig Lahoow Kaca 💪
    Damiirka intusan Dhiman
    Dhulkeena Difaacane
    Aniga Waanba Taaganahay 😭

  • @shakourskofficial7932
    @shakourskofficial7932 4 роки тому +9

    29 December 2019 baan daawanaa waxaan kusoo xasusty musiibadii ex control afgooye 😥😥😥

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 7 років тому +67

    anoo ah in soomaliland u dhashay in la xasuuqo somalia waan ka soo hor jeeednaa dhibkaa dhacaya

    • @01faisall
      @01faisall 7 років тому +6

      zaki abdi still bro ethnically u r Somalian same people same blood don’t forget wherever u are u Somalian from wajeer ogadenya Oromo djabuti Somali land Somali weyn we all same ethnicity n same blood don’t divide us hada pls love 💕 all my people

    • @zakiabdi8617
      @zakiabdi8617 7 років тому +1

      farta af soomaliga maanan lagu fagin abti afkaaga hooyo maxaa kuu diiday fack

    • @mahamedahmedmahamed6246
      @mahamedahmedmahamed6246 5 років тому

      @@zakiabdi8617 🖕🖕🖕🖕

    • @asadshegow7038
      @asadshegow7038 4 роки тому

      Ana subscribe igu daa

  • @mohamed8481
    @mohamed8481 2 місяці тому +3

    Qarax Kala kudacay xali muqdisho xebta lethaa😢😢😢😢

  • @maankahussein3051
    @maankahussein3051 7 років тому +183

    Qeebta ay isla wada qaadayan aya ugu kulul heesta qofkii igu raacsan like ha ii saaro#

  • @AdnaaCabdimaxamuud
    @AdnaaCabdimaxamuud 2 місяці тому +52

    𝔹𝕝𝕠𝕔𝕜 𝕕𝕒𝕪2,8.2024😢😢😢😢😢😢😢

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 років тому +18

    Ax Ax Ax ilaahay ha idin nabdeeyo dalkiina dholooo gukaa da I inshllha wlloh niyda khyr u sheega

    • @Rama____1
      @Rama____1 7 років тому +1

      Dajiya soomalilnder kalay adi soomaali ma tihid miyaa

    • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
      @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 років тому

      jecliya jawiga mugadishu ILAAHAY dhibka ha ka saaaro Isaga wayn anuu ileen wax uma qaban Karen ilaahay baa wax qaban kareee anaa kaa jecel inay sidayda Nabada ku noolada ilaahay ha ka dul qaado dhibka anga ilaahay ha noo Siyaaadiyo nimcada

    • @Rama____1
      @Rama____1 7 років тому

      Dajiya soomalilnder aamiin wll si fcn nabad u jeclahay wlhi

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 5 років тому +14

    hees qiira socta ah wlhi dalmar yare fanan qaran😭😭😭😭

  • @faizohassan9666
    @faizohassan9666 7 років тому +15

    mashaAllah isha baxarka isha bisinka waleh waa hes plz like igu intah wadaniga Somali hanolato insha Allah al shabab bax ugus aniga ku neceb 🤔 zax plz sar like 😍

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 років тому +7

    14/october 2019😭😭😭Alle ha u naxariisto ummadii ku dhimatay qaraxii soobe

    • @sacdiyoabdi4287
      @sacdiyoabdi4287 3 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @k_naanburcaawi3950
    @k_naanburcaawi3950 7 років тому +35

    Maba oga inay dhalin yaradi
    You tube ka leeyihin like isiiya
    Maxa la kaca tuugsi like ba lugu jiraye 😎

    • @shakirkhayr132
      @shakirkhayr132 7 років тому

      K_naan JR xaqiiq dhalinyaro kacdomayso ma jirto wakuwaas wiilashii like kunhayaan allow alle

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 7 років тому

      K_naan JR warunta kuwaan dhalinyaro maaha☹️☹️☹️

    • @amalabdullah4410
      @amalabdullah4410 6 років тому

      K_naan JR hhhh

    • @muhuboahmed8561
      @muhuboahmed8561 6 років тому

      K_naan burcaawi wllhi waa runtaa tuugsi bay like ugu jiraan illahay baa dadkan u maqan

  • @hamdaabdi4272
    @hamdaabdi4272 3 роки тому +6

    😭😭😭😭😭😭😭dhalinyaroy kaCay dhulkeena difaacaneee kacayaa waa hees badashay darenkayga allah ha ka dhigo muqdisho nabad from somaliland haragysa

  • @abdazz3325
    @abdazz3325 7 років тому +144

    Dhulkuu Magacenii
    Galay. Haween Lama
    Dhafin Iyo Dadkii
    Lagu Dhadan Jiray
    😡😡💪👌👍

    • @azarhanur6011
      @azarhanur6011 6 років тому +1

      Abdazz Hassan Sahal

    • @zamzamzamzam1634
      @zamzamzamzam1634 6 років тому

      Abdazz Hassan Sahal Asc brothers 😂😂❤❤❤❤👌💪💪💪

    • @zamzamzamzam1634
      @zamzamzamzam1634 6 років тому

      Abdazz Hassan Sahal Asc brothers😍

    • @faxdihassan2554
      @faxdihassan2554 6 років тому

      salax deeq Ali salax yare

    • @faxdihassan2554
      @faxdihassan2554 6 років тому

      waxaa doo nayaa in aan I door dhulkaygaaga kasaaaro

  • @alteedaalteesa3515
    @alteedaalteesa3515 Рік тому +4

    markale ayuu dhacay siidi qarxiibhore 14oc t2017 hdana 29oct 2022Allow muqdisho nabad noga dhig hada wxan joga canada🇨🇦

  • @fatxisiyad8429
    @fatxisiyad8429 7 років тому +49

    Waxan Lama dowran karee 😢
    Dawaaqa maqloo kacaay 👈
    Marqura diidiyo kacaay 😭
    Wixii diiglahow kacaay💪
    Damiirku intaanu diman😨
    Dulkeena difaacanee 💪
    Dalinyaroo kacaay 💪
    😭😭😭😭😭😭😭
    14/oct/2017 Manin lailaawi karin

    • @gapriaclyrics551
      @gapriaclyrics551 6 років тому +2

      Mushtaq cadey xaaaa ka qaldan Somali garan meyso miya waa adiga D LA soo kla baxeee

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 5 років тому +30

    Who still watching march 2019😢😢😢?

  • @alcazal441
    @alcazal441 7 років тому +11

    Dalmar YaRe BooG Bad I Damqisay Alla Maxa Ilmeyay Aniga Wadanki JooGo Se Wax U Dhaceenne Og Ilaahow Noo So Adeg

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 5 років тому +26

    14 Oct 😭😭😭😭😭2019 walina waxba isma badalin

  • @ayanlehassan7445
    @ayanlehassan7445 6 років тому +20

    Ya dawanoyo October 2018 ?

  • @amuumahamedziyaad2984
    @amuumahamedziyaad2984 4 роки тому +3

    Al shabaab &kuwii diidan inaan heer gaarno rabi hanaga qabto aamiin yaarabi😭😭😭

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 7 років тому +11

    wixiii dhiiglahoow kacaaa somalia ha israacdo🇸🇴😭

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 11 днів тому +1

    Ila hada ma dawanayna somali oo qabiil ah oo bila dawlad ah 2025😢

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 років тому +8

    Dhacdaba dhacdo nooga daran dhulkuu magaceeni galay walee waaa run dhalinyarooy kaca pray for Somalia😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mustaqali8267
    @mustaqali8267 5 років тому +7

    15 October 2019 yaa daawanaya oon wali wax dhiiglahoo kaca arag😢😢😢

    • @ayaanabdi625
      @ayaanabdi625 4 роки тому +1

      ☝️😥😥😥😥😥😥

  • @runcadeyibrahimyusuf2088
    @runcadeyibrahimyusuf2088 7 років тому +53

    Asc Dhaman wanidinsalamay umada somaliyed alaha qulubtoda haiskusojediyo Amin inshalah wadada saxda aye kusocota manshalah somaliyey gul aya urajenaya

  • @kawtharmahmod2799
    @kawtharmahmod2799 2 місяці тому +1

    Markle io xasuuq dhalinyaro 3 August 2024😢😢😢😢😢

  • @abdirahman_said1589
    @abdirahman_said1589 5 років тому +4

    Maanta oo kale 14ka oktobar laba sano ka hor waxaa la gumaaday dad Soomaaliyeed oo tiro badan oo haween iyo maato ku jiraan iyo qaar kaloo badan oo wax ku noqday weerarkaas.
    Allaha u naxariisto dhammaan ciddii ku dhimatay, intii dhib ka soo gaarayna allaha u boogo dhayo

  • @samraxiismohamed2540
    @samraxiismohamed2540 3 роки тому +2

    mashaalaah wll dalmar yare hadii dhiigaga oo kale adiga iyo dhalin yaradaada wxd garaten haday soomalidu garanayaan wxsiba madhaceen ee wll caqli ilaahay hakubarkeeyo wxd tahay somali jira wll ii nolow inshaalaah

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 років тому +27

    Dhulkuu magaceena galay Haween lama dhafin iyo dadkii lagu dhaaran jiray very good great song thanks Delmar and all

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 роки тому +1

    Aad buu garanaya ruux waliba oo reer muqdisho ah dhacdadii 14kii october iyo sida ay noo samaysay😪😭
    Waa aan xasuusta inaan tagay soobe in aan xataa gacmahayga dhaqijin wayay anoo u tagay inaan dadkeyga wax u taro oo dhagaxdaas dadka ka dulqaado, waxanan ilaabi doonin Meydadkii isbitaalada yaalay ee gubtay ee xataa qaab loo asturo la garan wayay, qof walbana uu aqoonsan wayay qofkiisii😪😭
    Dunidu waa harka labadiisa galin maalin waxaa imaan doonto aan nabad ku noolaan doono😪 wali meynaan rajo dhigin waxaanh nahay ma quustayaashii reer muqdisho, dhacdo lahayd xanuuno aad u fara bdn alla maxa dad aan jecelnahay inaga tagay allow u maxariiso😭🤲
    ``Somaliyeey Sidaan wax halaga badalo oo qabyaalada iska daaya 15-June-2021``

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Рік тому +4

    29/0ct/202022 shan sano kadib isla gobtii hore isla malin sabti aH alle haunaxariisto intii ngaga dhimatay allana ha ubooga dhaYo dhaawaca 💔😭😭😭😭

  • @abdirahmandinix5798
    @abdirahmandinix5798 2 роки тому +2

    Who is still here 2022 14 october🇸🇴😢

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 роки тому +4

    The best song fanaanka dalmar yare
    Heestaan waa hees dareen xanbaarsan
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    100% dareen ayeey leedahay
    Caaqil yare iyo dhalinyarada aadbey uga muuqdaan 100%
    Heestaan dareenka leh waa iga gadan tahay
    Inta kaheshay like ta saar

  • @nimaoabdi7226
    @nimaoabdi7226 5 років тому +10

    Dadakaga madhohano ilahay ayay kafogaadeen kuligeen waan dhahnaa istaqfurulah ilahay cafis aan wediisanaa ina nasrulahi qariib love for everyone viva Somali

  • @Umu.naziim
    @Umu.naziim 4 роки тому +7

    28/12/2019 😭😭😭😭wxaan lama dhowran karo wlhi illahow umada bad baadi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @UMBUSHRAA
    @UMBUSHRAA 4 роки тому +5

    Dhalanyarooy kaca Allah haunaxaristo intiii kudhimate ex control

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 7 років тому +7

    I’m the first hit the like buttom guys💙

  • @lander_man
    @lander_man 2 місяці тому +2

    😢14/October/2017 wllhy markan qarax maqlaba maalintaasaa igusoo dhacda

  • @Top-killer
    @Top-killer 7 років тому +9

    Dhalinyaradu Waa iftiinka Nolosha_____
    Dalmar Yare😍😍😍😍nic song

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 5 років тому +16

    14October 2019 yaa daawanaayo😭😭😭😭😢😥

  • @rodaofficial8107
    @rodaofficial8107 7 років тому +70

    Dadkenu ma dhohanyahy miyan dhahyhenu arkeyn dhagarta langu wadiyo cadawga dhexdena dagey😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +2

    *14 Octobar 2017 iyo 28 Decembar 2019* waaa Taariikho aan la illaaei doonin
    *Allow Shabaab cidhib tir aamiin* 2020 ☝️

  • @bodybuilder6119
    @bodybuilder6119 7 років тому +119

    Qofkii wadani ah oo dhiigisu kacaw subscrib haiga hagran😭😭

  • @faadumobintucumar7029
    @faadumobintucumar7029 5 років тому +2

    Xaqiqdi si baan uga naxa dalka aanu jaarka nahay ee Somalia ax allow isayagana dhibatada ka dulqaad anagana noo siyaadi ax abti somaliyey kaca oo siyaasinta waxan leeyhy dadkina iyo dalkina daacad uxukuma😭

  • @Steve00133
    @Steve00133 7 років тому +11

    well done guys, dalmar iyo dhalinyaradaba.
    Somalia xalkeeda waa inagoo qabiil ka gudubna, waxaan aamin sanahay qabiilka ayaa ugu wacan waxaan oo dhan..😎😎

  • @Abdi-r2m
    @Abdi-r2m 2 місяці тому +3

    Black day august 3 2024😭😭😭

  • @gureeyadde4657
    @gureeyadde4657 7 років тому +18

    Dhalinyarooy kaca
    Wad maqleey siine
    Guul insha allaah Muqdisho

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 років тому +2

    Thanks abwaan oorshe Ilahay Haku barakeeyo wax walbood haysato Amiinn dhaxal baad nooga tagtay

  • @abdibarre3542
    @abdibarre3542 7 років тому +20

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Daraawish cusub waa inaan aas aasaa, Sayid dalkiisa difaaca aan noqdee,
    Wadanka gaalaa inagu haysata inagina waan is haysanaa..
    Dhalinyaradaay, kaaca.
    ❤SOMALI MUXAMED 💙
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐💯✅🇩🇯👏

  • @kowsarshariif7790
    @kowsarshariif7790 4 роки тому +5

    Who still waching 4 april 2020 like😍😘

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 6 років тому +6

    Dalmar yare thanks bro I love this Song makes me qiiiro😭😭😭

  • @mohameddr890
    @mohameddr890 5 років тому +8

    10 jeer ka badan ban dawanaya heestan ILa hada kama dalin wallahy! 🇸🇴💙

  • @rashiidahussein1661
    @rashiidahussein1661 5 років тому +28

    💔💔💔😞😪😪😪 اغنية ع االجرح . ربي يحفظ بلااادي ويرحم الاموات ويعين وييسر .. 14 اكتووبر 💔💔💔💔💔💔💔

  • @namiishabdulahi4931
    @namiishabdulahi4931 6 років тому +3

    14 october 2018 manta wa ina xusnaa dhacdo xanun bdn wlh allahow u naxariiso inti ku dhimate😭😭😭

  • @Whosthiswarya
    @Whosthiswarya 5 років тому +16

    14/October/2019
    Muqdishay waad bogsandoonta 😔🤲🏽😭

  • @calimalaap2423
    @calimalaap2423 2 роки тому +1

    wlh dhalinyaradii way kaceen haramcad dhan waa dhalinyaro 2017 bay is qoreen

  • @aymancillaansaartooy.3932
    @aymancillaansaartooy.3932 7 років тому +20

    Qof dowladda ushaqeeyo haduu dhageesanaayo, ama qoraalkeyga arko..... madaxda hagaarsiiyo heestaan hana usheego in heestaan laqarameeyo baraarujinta dhallinyarada lacabsi geliyayna loo isticmaalo. Ayaga oo heestaan practice gareynaaya hormuud ha noqdaan. Mhdsnidiin dalmar, sxbyaashiis iyo Ofcos Liibaan

  • @HaniomarAddan
    @HaniomarAddan 8 місяців тому +1

    2024 yaa dawanaya

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 років тому +29

    Inta socota oo diyaar ah farta taaga

  • @zamiinhabdi6647
    @zamiinhabdi6647 Рік тому +1

    29/10/2022 isla bishii o kle 😭😥waxan lama dhawran kare wxii dhiiglow kaca😥😭

  • @AdnnannAli
    @AdnnannAli 7 років тому +4

    Damiirka intanu dhiman dhulkeyna an dufaacanee dhalinyarow kacaaaaaaay💪💪👏👏👐👐👐👏👐👐👐 liketa a away hee👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @MkChanel143
    @MkChanel143 6 років тому +1

    Wlaaahi hees qiiro leh waaye
    Thanks ❤️DALMAR YARE❤️
    Alow nabad noga dhig wadan kena
    👉😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈

  • @fadxibashiir8698
    @fadxibashiir8698 7 років тому +89

    Hestan dhigaa ikicisay ya igu racsan

  • @rahemmi9749
    @rahemmi9749 6 років тому +1

    14 October 2018
    Sannad kabacdi Qaraxii Zoobe
    Ilahay wxn u bryna inti ku fhimatey ino janada Geeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    SOMALIA NABAD IYO NOLOL INZHA ALLAH

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 років тому +14

    Haween lama dhafin iyo dadkii lagu dhaaran jiray very good great song thanks Delmar and all

  • @Fathuma9861
    @Fathuma9861 2 місяці тому +1

    Dhibaato Intaan Marniyo Wixi Dhakafar Isxigay Tariikhda Inoogu Dhiga Xusuustuna Yaney Dhumin Bey Xalay Inoga Dhabeyen Ya Allah Umaadada Ugargaar🥺🙏

  • @hassanibrahim1143
    @hassanibrahim1143 7 років тому +12

    Anagoo wali ku jirno baroordiiqdi qaraxi soobe ayaa maanta 2qarax oo hor leh dheceen😭😭 wale saas kuma niyad jabeyno al shababoow waana idin dabar jari doonaa ciyaarne wa galin danbe insha allah

    • @aminoosman7719
      @aminoosman7719 7 років тому

      Mm
      MjjjjmkKkookooppooooollpollllllllllooklLlllaqq qqqlllqqqqiiklLlpllllllkllxx

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Рік тому +1

    29 october Maalin kalo Sabti ah o Murugo badan
    Shalay bey aheyd mrkii Dhagar qabayaasha mar kale ay xasuuuq shacabeed ku geysteen halkii marki hore ay Malaayiinta ruux ku dileen e zoobe
    Wlhi labada qarax e zoobe waxay ka Siman yihiin
    1=Dhimashada faraha badan
    2= Goobta Qaraxa ka dhacay o Isla xoobe ah
    3=Bisha u qarxy dhacay o isla October ah
    4=maalinta qaraxu dhacay is isla Maalin Sabti ah
    5=iyo Saacada qaraxu dhacay o iska ag dhow 1:30 iyo 3:30
    Aakhiro maxaa wr Yaala allow Geerideen iyo Gafkeen ha kulmin
    Inkasto wax walba ay Qoran yihiin