Caddaanka Minnesota oo lacag ugu cimaamada taksiile Somali Naafo ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Caddaanka Minnesota oo lacag ugu cimaamada taksiile Somali Naafo ah.

КОМЕНТАРІ • 173

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 місяців тому +26

    Tani waxay ku tusaysaa in qaf kastaba shaqayisan karo haduu maskaxda ka cafimad qabo. Masha Allah.

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 5 місяців тому +12

    Wiilkaan waa aqaan waa wiil aad u karti badan mashallah

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 5 місяців тому +14

    Waraysigii ugu qiimaha badnaa intaan Cali Xaraare la socday waraysiyada uu qaado. Maansha Allaah. Ninkaana waa Shaqsi ku haboon in lagu daydo.

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 4 місяці тому +6

    Curyaanimadu, waa caqliga ee maaha jismiga. Maanshaa Allah ilaahay ha kuu siyaadiyo caqliqa

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 4 місяці тому +6

    Maan shaa alaah ilaahay
    xoogiisa habarakeeyo
    gabadha uu guursanaayo
    ilaahayo ha ooga dhibo
    mid khayr qabto ah oo
    ducaysan oo intuu tabaayo
    u qabato amiin

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 місяців тому +13

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw صل الله عليه وسلم

  • @Suldan8587
    @Suldan8587 4 місяці тому +13

    Ninkaasi wuu ogyahay inuu dawlada xaq ugu leeyahay xataa in isaga loo shaqeeyo lacag cash ah oo ku filana bilkasta bangigiisa loogu shubaayo lkn wuxuu ka doorbiday inuu muruqiisa ku maalo maraawaaxid Nin rag ah hadaad maqli jirtay waakan.

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 4 місяці тому +5

    Waa waraysi qiima badan wallahi, isaga dhiirri gelin bay u tahay, ma shaqaystayaashana bahdilaad bay ku tahay, mahadsanid xaraare

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 місяців тому +7

    Ale ha u gargaaro waxa fcnan lahayd inu culeyska rido m.a hore u soco waad dadashey❤🎉🎉

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 4 місяці тому +3

    Maasha allaah waa geesi allow caafimaadka kuu siyaadi

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 4 місяці тому +4

    Masha Allah waa wiil karti badan allow ku barakeey

  • @ahmednuuraden9552
    @ahmednuuraden9552 4 місяці тому +3

    Maasha Allah, Allaha barakeeyo ninka naafada ah ee shaqaysanaya, dad badan oo caafimaad koodu dhamaystiranyahay ayaa iska fadhiya

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 місяці тому +3

    MASHAA allaah illahay habarakeeyo caaafimaad kiisa iyo cimraga waxa aw haystoba waa nin iiimaan iyo dad nimoleh❤❤

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 4 місяці тому +2

    Masha Allah, Alla haku barakeyo Ugaas hore u soco libaax

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 місяців тому +5

    ALLAAHU AKBAR CURYAMINTA WA DAD KARTI BADAN WALHY

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 4 місяці тому +8

    Guur kheyr leh , marwo saalix ah allah ha ku sahlo mid ku maqasha ubad khayr leh oo saàlax allah ka siiyo oo kugu janno tagto Amiin wbt

  • @liibiyacabdi3891
    @liibiyacabdi3891 5 місяців тому +6

    Alle ha ku barakeeyo wll. Alle ha ku xifdiyo wll.. ha is dhiibin si kasta oo noloshu u adkaaato ❤❤❤

  • @abdi6533
    @abdi6533 4 місяці тому +2

    Masha Allh dad badan oo naafo aan ahayn oo aan shaqaysan

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 4 місяці тому +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.

  • @saxarla7864
    @saxarla7864 5 місяців тому +2

    Masha Allah waa nin fariid ah

  • @monab.6417
    @monab.6417 4 місяці тому

    Cali Xaraare
    It is the best conversation,I almost cried how he is controlling everything .
    Abdi Haroun
    Atlanta,ga

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 4 місяці тому

    Ma sha Allah wa runti marku retire noqdo lacagtan uu shaqaysanaayo aad iyo aad iyay uanfacaysa America shaqa la aan majiro ee wa caanisnimo qofkii shaqaysan waayo oo dawlada cadha waydiisanaayo Allah haduu caafimaad ku siiyo inaad shaqaysata kuu fiican inankan isagoo curyaana iyuu ma sha Allah Allha caafimaadka ha usiyaadiyo I am proud of him ma sha Allah ماشاءالله اللهم احفظه ويباركه مبروك 🤲🤲🤲 hambalyo edo Allaha caafimaadka hakuu siyaadiyo 🤲🤲🤲

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 місяців тому +1

    Maasha allaah rabi ha ku guuleeyo walaal ubad khayr qabana rabi haku siiyo isha allaah

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 5 місяців тому +2

    Mashaa allah walaal xoogaaga alle hakuu barakeeyo,

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 місяців тому +2

    Allahu akbar
    maasha allah
    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ku saliya Xabiibkeenii.

  • @alijama3401
    @alijama3401 4 місяці тому +2

    KARTIDA WAA LOO DHASHAA AMA CURYAAN AHAW AMA CAGO LAHAW. QALBIGAA LAGA NOOLYAHAY WAA NIN QALBIGA KA NOOL OO AAN OGAYN INAY CIDI KA SARAYSO QOFKII CAQLI LIHI KU DAYASHUU MUDAN YAHAY MAASHA ALLAH

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 4 місяці тому

    Masha Allah Allah ha cawiyo ameen ya Allah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 5 місяців тому +2

    Maashaa allaahu waa alxamdulilaahi ugaas hadaad shaqeeysaneeyso shaqaa sharafleh allaha ku barakeeyo xaaska aad guursaneeysana mid baari ah allaha KAAGA dhigo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mbabdi4401
    @mbabdi4401 5 місяців тому +2

    Asc maasha alaah guulayso.baarakalaah tawakal calalaah.

  • @حواء-ن4د
    @حواء-ن4د 4 місяці тому +2

    Manshalaah ilaahey ha ku gargaaro

  • @khadarhaybe9462
    @khadarhaybe9462 4 місяці тому

    Libaax 💪🏿

  • @GediCabdisamedhassan
    @GediCabdisamedhassan 5 місяців тому +2

    Masha allaah

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 4 місяці тому +1

    Masha Allah
    Allah ha idiin xifdiyo dhamaantiina sida kalsoonida
    Badan oo noogu soo gudbiseen wareysigii aadka u wacyagelta lahaa mahadsanidiin

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 5 місяців тому +3

    MAANSHAA ALLAH TABARAKALLAHU RAHMMAN ILLAHAY HA XIFDIYO

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 5 місяців тому +2

    Maasha Allah meesha laga cuuryaamo waa qalbiga

  • @YasmiinRooble-iw8xg
    @YasmiinRooble-iw8xg 5 місяців тому +4

    Cali xaraer wan Ku tageyra wallo 😊

  • @aliguha199
    @aliguha199 4 місяці тому +1

    Maasha Allah caafimaadka ilaah ha zaaidayo

  • @mohamudaynaan2042
    @mohamudaynaan2042 4 місяці тому

    Kartidu Waa Deeq ilaahay bixiyo kuma xidhna Curyaan iyo Mid gaco lehba .ilaahayna Awooddiisii Meel kale ayuu u galiyey Mashallah.

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 4 місяці тому

    Disability Is not inability ayey dhahaan gaalada.
    Ilaahay ha xafido walaalkeen
    Ma sha Allah.

  • @alinoor3226
    @alinoor3226 4 місяці тому +1

    Masha Allah.Keep it up!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 4 місяці тому

    Maashaa allaah illaahay ha barakeeyo wiilkaas 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 4 місяці тому

    MaSha'Allaah Ugaas Food: sxb guuuleyso weligaaa waxbadanoo badan oo kheyr ah Allaah ha ku siiyyo. Allaahyacizag.. MudaneSare AllyXarare aad baan kuu salaamayaaa..

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 4 місяці тому +3

    Intad gacanta hoorsan laheyd shaqeyso❤.

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 5 місяців тому +4

    Maasha allaah ilaahay ha u siyaadiyo

  • @fda8461
    @fda8461 4 місяці тому +2

    Maashaa Allah. Good example for lazy and able people. Allah ha Ku barakeeyo walaal ugas.

  • @ocusman7921
    @ocusman7921 5 місяців тому +4

    Mansh allaah

  • @xasanashkirmedia7979
    @xasanashkirmedia7979 4 місяці тому

    Mash allah waa will karti leh somali dad ixtiramleh maha Koda nafada waa ku cayaan ciladuu alle uu kenay

  • @hassanmutawakil4893
    @hassanmutawakil4893 4 місяці тому

    Hard worker, mansha allah

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 5 місяців тому +2

    Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH kou gargarroh kou BARAKEIWO long life AMINE ALLAH ALLAH

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 місяці тому +1

    Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah

  • @istaahilsiyaad6823
    @istaahilsiyaad6823 5 місяців тому +4

    Maasha allh Maasha allh ❤❤❤🎉🎉👍👍🌹

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 5 місяців тому +4

    Maa shaa"allaah waa legend keep going bro

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 5 місяців тому +3

    Masha allah tabaarakallaah ❤❤❤🎉

  • @MohamedMursal-nb6nm
    @MohamedMursal-nb6nm 4 місяці тому +2

    Manshalah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 місяці тому +1

    Masha Allah ilaahay ha barakeeyo💜👍

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 5 місяців тому +1

    ALLAA. HA CAFIIYOO. UGAAS.

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 5 місяців тому +5

    Cajiib Rag badan oo Maraykan iska jooga ayaa jira oo aan hal dollar waalidkood usoo dirin iyaguna aan nolol Wanagsan ku jirin.
    Bal maxay dareemayaan markay arkaa Walaalkaas isaga oo Naafo ay hadana dadaalaya Subhanalah

    • @fatimaelmi5360
      @fatimaelmi5360 5 місяців тому

      U ducee waa dad xanunsane☹️.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 місяців тому +5

    Allow caawi yaraball caallamiin Amiin 🌴😭😭😭😭🤲

  • @Amla57
    @Amla57 4 місяці тому +1

    Msha allh tabaraka allaha xifdiyo

  • @umumumiira
    @umumumiira 4 місяці тому +2

    Ala waa walalkey ugaas ilaaahow ku xafid

  • @Dagan721
    @Dagan721 5 місяців тому +6

    Alle xogisa ha u barayo

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 4 місяці тому +1

    maasha alaah alaha barakeeyo

  • @yusufhassanshekh7125
    @yusufhassanshekh7125 4 місяці тому +1

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo wll

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 5 місяців тому +3

    Qalbiga ayuu ka rumaysan yahay awooddiisa iyo kartidiisa ba, isla markaa na waa nin iska diiday in uu naafo yahay. Cali oo barnaamijkan qiimaha badan innala wadaagay na wuu mahadsan yahay.

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 місяців тому +3

    Walahi

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 5 місяців тому +8

    Somalida qaarkood ayaka oo lugu iyo gacmo leh ayey cuuryaan yihiin

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 5 місяців тому +1

      Xaqiq qalbiga curyan laga yahy

  • @AyubYare-uc1kt
    @AyubYare-uc1kt 5 місяців тому +2

    GUULAYSO WLLKAY UGAAS CAAFIMAAD ALLAH HA KU SIIYO

  • @QadarCnasir
    @QadarCnasir 4 місяці тому

    masha allaah gulayso wllky eebbe haku xafido❤

  • @QadarCnasir
    @QadarCnasir 4 місяці тому

    masha allaah gulayso wllky eebbe haku xafido

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 місяці тому

    Alahu Akbar laa ilaaha ila laahu muxumad rasuululaah slcws bal ayagoo fiyoow bey is duleeynaayan bal wiilkaas fiirsha soomaali weyn 😭😭😭😭😭😭

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 4 місяці тому +1

    Ilaahow riyooyinkiisa u rumee, caafimaadka iyo iimaanka u ziyaadi, ilaahow xifdi oo nolol sacaado leh ku arzaaq waa nin karti leh oo ku qancay qadarka Rabbi ayadoo ay dhici karto inuusan u dhalan hadana ku dadaalay inuu shaqaysto.

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 5 місяців тому +4

    Mashallah 🎉❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 місяці тому +1

    masha allaha rabi haku caafiyo

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 5 місяців тому +1

    Machaallah allah yahfidak

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 4 місяці тому

    Maansha alah waa dhiirigalin way horo usoco

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 місяці тому +2

    ALLE ha u gargaaro waa geesi
    Lakin Minnesota iyo bilaa caydh isma keenayaan.
    Taraagle yaall ayaa u dhuunta caydha.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 місяці тому +1

    Masha allah keep going sxb allah haku xafdiyo 🙏

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 місяців тому +3

    Habalayo mudana

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 5 місяців тому +2

    Mansha Allah

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 5 місяців тому +3

    Mashaa.alaa

  • @HassanfaqeyFaqey
    @HassanfaqeyFaqey 5 місяців тому +1

    Mashallah

  • @ArwaBiito
    @ArwaBiito 4 місяці тому

    Maasha allah

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 5 місяців тому +1

    Masha Allah Allah ku xafido ❤❤❤❤

  • @binyamiin125
    @binyamiin125 4 місяці тому

    Ugaas the Chelsea fan

  • @mmalasow24
    @mmalasow24 4 місяці тому +1

    Ninkaan waa nin wanaagsan oo karti leh oo talooyinka caafimaadka qaadanaaya isbitaalka ayuu igu yimid runtii lugahiisa waa dareen la'aan illaahey ha caafiyo

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 5 місяців тому +1

    Masha Allah. Lkn sidu ugaran waye Dalka somalia inuu Dowlad leyahay misa dadka Xanunsan oo Dalkoda neceb ayuu ku jira

  • @habibahussein134
    @habibahussein134 4 місяці тому

    Masha Allahu Walaal

  • @ajjk4012
    @ajjk4012 5 місяців тому +9

    😂ninkaas😂caadi maahan 14 sano aqanaa waa nin wagsan

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 4 місяці тому

    Aniga oo ah naafo kuna jira wax barashada dugsiga sarre glass kii ugu danbeeyey from4.
    Ugaas waxa uu ii noqoday qof igu sii dhiiri galiya, sidaan raga laxaadka leh wax ula qaybsan lahaa .
    Risiqaygana uga sugin qof sanku neefle ah. ilaahay hamigaaga hakuu rumeyo meeyey wll.🙏🏼.

  • @MizanSaeed-m6p
    @MizanSaeed-m6p 4 місяці тому

    Cali xadhaadhe wad ku mahadsantahay shaqada wanagsan ee ku dayashada mudan e somalida tustay iyo walalkan qalbiga fiican e is keenay jaza kumu laahukhayr

  • @munirassad804
    @munirassad804 4 місяці тому

    Masha shall ❤❤❤❤❤

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 місяців тому +2

    M.a allh

  • @jamaaorshe9571
    @jamaaorshe9571 5 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 5 місяців тому +6

    Calow wnkugu bogadinaYaa shaqada Wanaagzan aad bulshada uhyso lkn WXAN kugu darsan lahaa madama uu channel-kani cusub YAHY video-kasta adso galiso Somali American posts or community kuso share garee SI DAD badani u arkaan ugunaso xirmaan~
    Jakarta-Indonesia ayan kaala socdAA keep iT up bro/Abti💥🤍💚🤞

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 місяців тому +12

    Masha allah tawaraka Allah ilaheey haxifdiyo ❤🤴🏽👑

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 місяців тому +1

      M.a Tawaraka ma aha waa
      TABAARAKA LAAH
      KADAA WALO W CARABKAGA BAR B WA
      TABAARAKA LAAH
      ADO RAALI AH

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 5 місяців тому

      @@SagalMohaned haye wll thanks 🤴🏽👑

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 4 місяці тому

      FADLAN FARIISO MARKA AAD LA HADLEYSO QOF CUURYAAN AH AMA NAAFO AH. UFIIRSO GAALADA MARKEY LA HADLAYAAN QOF NAAFO AH WEY FARIISTAAN IYAGA OO IXTIRAAMAYA LAAKIIN ANAGU MA NAQAAN IXTIRAAMKAAS.

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 4 місяці тому

      Tabaarak not rawaarak

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 4 місяці тому

    *Mashaqeestaha ayaa naafo a*

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 5 місяців тому

    Maasha allah tabarakallah

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 4 місяці тому

    Masha allah❤❤🎉🎉🫶👩‍🦽💋

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 місяців тому +1

    Bloomington ana jooga