Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray @Sensor Films

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2024
  • Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray Sensor Films
    info@sensorfilms.net
    / abdirahmaneid01

КОМЕНТАРІ • 17

  • @ahmadOrdo8867
    @ahmadOrdo8867 Місяць тому

    assalaamu calaykum waxaan ahay walaalkiin Axmed oo reer Garre Chad ah waxaan rabaa inaan ogaado xiriirka ka dhexeeya Garre Chad iyo Somalia!

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 місяців тому

    Masha allaah wan sodhawey nayaa tariikhda bal in baritaan dheer lagu sameyo oo 3wadanba wax Laga soqoro

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 5 місяців тому

    🥺 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @i.theo_
    @i.theo_ 5 місяців тому

    Dhalinyar chad kasoo jeda ayaan aqaan beeshoda guuud (quran) aa la dhaha lkn ayagu af carabi xafaded ayy ku hdlan

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 місяці тому

    Wat is gare the nem it's come from ware and wat is maning the come from ware wech language how's tell me how's wnow i can understand

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 5 місяців тому

    Gare waa Dir1

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np 5 місяців тому

    Garre wa gob

  • @7kalaweshe
    @7kalaweshe 4 місяці тому

    Garre samale kulaha 😅 quranyow Maxamed xiniftire maha dir anaga ku abtirsano dadkan dadka abtirkoda aye qaldayan anaga documentary sax samendono

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 5 місяців тому

    Waxaan Ka Wada
    Garre Iyo ,Xawaadle Ilmo Mayle Samaalli

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 5 місяців тому

    Ascw Somalaay Wa Su Aale Xawazdle Iyo Farre Ma Isla Dhasheen
    Sababdo Ah Way , Isku Egyahen Fac dereskana Wa isku med Ilma Samaali Bal Arinda Baara
    wa Billaahi Taw Fiikh

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 10 днів тому

    Soomaaliyey qof walba dha Somali ayaa nahay ha soo dhoweynina wey idinku sad balaarsanayaan ha dhowna dhulka anagaa leh ayey leeyihiin GARRE, JAARSO, RENDIINLE ,SURE , WEY badan yihiin, ma'aha Somali kuli waa qabiilada ETHIOPIA dega waxayna ka soo galeen xuduudaha aan la leenahay ETHIOPIA sida FEERFEER, MOOYAALE, BALANBALE , CEELBARDE, IYO meelo kale oo aan hada xasuusneen ka fiirsada kana foojignaada haku degdegina baara waydiiya dadka waaweyn goortey soo degeyn dad luuqadooda yaqaana u dira idinkoo Nool yaan la idin dhaxlin iska baara meel ku qora dhulkiina waa dhaxalkiina Dir iyo Samaale iska ilaaliya waa OROMO. MUSHUNGULI CANFAR TIGRE.,AXMAAR, QABIILADOODII Maxaad kagaraneysaan waa LEFTII NEGAAoo kale.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 місяців тому

    Shekada ah gare samale umalen mayo iney jigto wayo reer kas mudan ladhaqmayey laba luqadod bey na kuhad laan 1991kii baa lagu yiri samala tihiin oo uguna horeysey

    • @abdullahisiasa7861
      @abdullahisiasa7861 5 місяців тому

      😂😂😂 walale benta jooji aniga garre ah weligayni somali ehen 1991 ah hhhhhh

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 5 місяців тому

    Af Oromo iyo may may ayey ku had la an gare.

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 місяці тому

    gare people thay have owne histor not with somalian people

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 місяці тому

    the nem it's not really nem it's not garisa the really nem it's garesa belong to gare people not anther somalian