Somali info Video
Somali info Video
  • 49
  • 1 056 897

Відео

“Wiil Yar Oo Puntland Ku Dhashay Baa heesay Oo yiri…..” Dr Sh Cali Maxamed
Переглядів 14 тис.12 годин тому
“Wiil Yar Oo Puntland Ku Dhashay Baa heesay Oo yiri…..” Dr Sh Cali Maxamed #sharmaboy #sheekh #somalia sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Tartanka Quruxda Gabdhaha Ee Somalia & Sharacada Islamka....
Переглядів 1,2 тис.14 годин тому
Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Tartanka Quruxda Gabdhaha Ee Somalia & Sharacada Islamka.... #somalia #quruxda #sharacada sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Garoowe: Sheekh Usuuli Oo La Waydiiyay Su’aal Cajiib Oo Ku Saabsan Baraha-Bulshada & Kuwa Kale.
Переглядів 31 тис.14 днів тому
Sheekh Usuuli Oo La Waydiiyay Su’aal Cajiib Oo Ku Saabsan Baraha-Bulshada & Kuwa Kale. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdixayi Oo Magalada Garoowe Khudbada Jimcaha Ka Jeediyay.
Переглядів 4,2 тис.14 днів тому
Sheekh Cabdixayi Oo Magalada Garoowe Khudbada Jimcaha Ka Jeediyay. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sh Cabdi Xayi Oo Si Kulul Uga Hadalay Fanaantiinta Kicinta Ka Wada gobolada Koonfur iyo Waqooyi
Переглядів 3,2 тис.21 день тому
Sh Cabdi Xayi Oo Si Kulul Uga Hadalay Fanaantiinta Kicinta Ka Wada gobolada Koonfur iyo Waqooyi Soomaliya sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdi Xayi “Alle Ayaa Idin Ku Dhaariyay Xamar Gormee Cadaw Noqotay”
Переглядів 25 тис.Місяць тому
Sheekh Cabdi Xayi “Alle Ayaa Idin Ku Dhaariyay Xamar Gormee Cadaw Noqotay” sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp-ka Somalia Ee Gaza..
Переглядів 4,9 тис.Місяць тому
Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp Somalia Ee Gaza.. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Allahu Akbar: Shacabka Soomaliyeed Oo Ciidsiiyay Cariirta Rer Falastiin… | Sheekh Cabdixayi
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Shacabka Soomaliyeed Oo Ciidsiiyay Cariirta Rer Falastiin… | Sheekh Cabdixayi sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdiraxman Bashiir “Nin Baahan Xor Ma Ahan”
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Nin baahan xor maaha. الفقر يناقض الحرية La pauvreté contredit la liberté. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!
Переглядів 14 тис.3 місяці тому
Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!
Sheikh Abdi Hayi “Shantii Somaaliyeed Ee La Inoo Qeybiyay Maanta Waxay Marysaaa 10-Maamul” |
Переглядів 3,6 тис.3 місяці тому
Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam “Shantii Somaaliyeed Ee La Inoo Qeybiyay Maanta Waxay Marysaaa 10-Maamul” | Aragtidaada Nala Wadaag sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Falanqeyn Ku Saabsan Dagaalka Iran & Israil, Maxaa Dhici Kara Hadii Dagaal U Qaraxo…
Переглядів 26 тис.3 місяці тому
Falanqeyn Ku Saabsan Dagaalka Iran & Israil, Maxaa Dhici Kara Hadii Dagaal U Qaraxo… | Sheekh Cabdiraxman Bashiir Iyo Mohamud Dulyadeyn sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Xalqada 3-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 7 тис.4 місяці тому
Xalqada 3-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sh Cabdixayi “Hadii Aad Arki Jirteen Soomali Macaawino Loo Uruurinaayo, Maanta Iyada Rer Fala**in...
Переглядів 1,1 тис.4 місяці тому
Sh Cabdixayi “Hadii Aad Arki Jirteen Soomali Macaawino Loo Uruurinaayo, Maanta Iyada Rer Fala in...
Xalqada 2-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 7 тис.4 місяці тому
Xalqada 2-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Xalqada 1-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 13 тис.4 місяці тому
Xalqada 1-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Soo Dhaweynta Bisha Fadliga Badan Ee Ramadaan | Sh. Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 3,7 тис.4 місяці тому
Soo Dhaweynta Bisha Fadliga Badan Ee Ramadaan | Sh. Cabdiraxman Bashiir
Khudbada Jimcaha Ee Maanta 06-Feb-2024 | Masjidka Cumar Binu Khadab | Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Переглядів 1,3 тис.5 місяців тому
Khudbada Jimcaha Ee Maanta 06-Feb-2024 | Masjidka Cumar Binu Khadab | Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Falanqeyn: Abiy Ahmed Awood Ma U Leeyahay In Uu Xiro Biyaha Wabiyada | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 58 тис.5 місяців тому
Falanqeyn: Abiy Ahmed Awood Ma U Leeyahay In Uu Xiro Biyaha Wabiyada | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
“Qofkii Dambi Gala Rer Hebel Ayaa Galay Yaanan La Dhihin” Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Переглядів 2,1 тис.5 місяців тому
“Qofkii Dambi Gala Rer Hebel Ayaa Galay Yaanan La Dhihin” Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Qeybta 2aad | “Bixinta Badda Somaaliya Waa Jariimo” Mufakar Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Переглядів 15 тис.5 місяців тому
Qeybta 2aad | “Bixinta Badda Somaaliya Waa Jariimo” Mufakar Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Sheekh Cabdixayi Oo Ka Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Bariga Dhexe & Isbadalada Geeska Africa
Переглядів 1,8 тис.5 місяців тому
Sheekh Cabdixayi Oo Ka Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Bariga Dhexe & Isbadalada Geeska Africa
Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan &xabashida | Taariikh kooban | Dr. Xasan Maxamed Nuur
Переглядів 6 тис.6 місяців тому
Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan &xabashida | Taariikh kooban | Dr. Xasan Maxamed Nuur
Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray @Sensor Films
Переглядів 4,5 тис.6 місяців тому
Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray @Sensor Films
Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...
Переглядів 108 тис.6 місяців тому
Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...
"Wallahi Xalay Maanan Seexan, Waxaan Arkay Darteed...." Sheekh cabdiraxmaan Bashiir
Переглядів 127 тис.6 місяців тому
"Wallahi Xalay Maanan Seexan, Waxaan Arkay Darteed...." Sheekh cabdiraxmaan Bashiir
Sheekh Cabdiraxman Bashiir Oo Si Wayn Uga Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Geeska Africa & Arima ..
Переглядів 14 тис.6 місяців тому
Sheekh Cabdiraxman Bashiir Oo Si Wayn Uga Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Geeska Africa & Arima ..
Sheekh Cabdixayi Oo Si Wayn Uga Hadlay Duqeynta Maanta Ka socota Baab Al-Mandab & Xalada Geeska
Переглядів 3,7 тис.6 місяців тому
Sheekh Cabdixayi Oo Si Wayn Uga Hadlay Duqeynta Maanta Ka socota Baab Al-Mandab & Xalada Geeska

КОМЕНТАРІ

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 16 годин тому

    Sheikhs wabyaalad buu warsan waayey inuu qof heesaa ah meesha uu kasoo jeedo u nisbeeyo wuxuu dhihi karaa wiil soomaaliyeed baa heeshay oo saas yiri intuu dhahayo wiil halkaas kasoo jeedo.

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 17 годин тому

    China 🇨🇳 iyo india 🇮🇳 gaalo u taliso ashahaad na ma yaqaaniin

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 17 годин тому

    Asc sheekhow aniga waxan joogaa magaalo mootadas bas ka shaqeyaso taksi kuma arakin labo jaajaj yan ku arkay wana magaalo dhan maraka xijaabaka waajibaka ah miyad ka dhigi gabadhaha musalimaadaka ah subaxanaAllah ilaaahay ka cabaso gabadhaha waani isaka lugeeya isaka samara bal wax kale raadasada waxbadan oo wanasan baad dhihi karataa kalmad wagasan miyaad weyaday ood gabadhahas u faratid ilaahay ka xishooda wanaaga ruuxa uu ku sugayahay oo xijaabaka ah dhig hadhihinee xumaanata ka waani

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 День тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b День тому

    Sharma boy inuu ka hadlo qalad weyn maba aha laakuin inuu puntalnd jaa ifeeyo buu ku qaldamay sheeq ma aha iyo wuu yahay ma dhihi karo laakiin ilaahay baa la xisaabtami

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp День тому

    Dumarka feminismka ku badan

  • @deeqali2467
    @deeqali2467 2 дні тому

    MashaAllah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 дні тому

    😂😂😂😂😂😂 macaswistaa iga dhacday😂😂😂. Waa wax lala yaabo.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 дні тому

    Adigaa ka liitah wiilka yar dadkii somaliyeed iyo dalkii somaliyeed baad ku gaftay puntland wax layiraahdo malaha dadku waa somaali dalku waa somaaliya adiga ayaa saxid u baahan yaa sheikh

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 3 дні тому

    waar waaxn dhaakaada wayiinile baal dawo in uu ciilmi leyahyi buu isku hayisata waar orood waax baro ku dhee

    • @falisa576
      @falisa576 2 дні тому

      Bal adiguna sida af somaliga loo qoro So baro.mise kuwa nagu dhex dhuunta Ba tahay af somaliga baranaya

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 2 дні тому

      @@falisa576 sided u fahntyi hdi qoralku khald yahyi?

  • @halimaali7358
    @halimaali7358 3 дні тому

    MashaAlaha 💕

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 дні тому

    Meeqaa heestaa oo Ka horeesa maxaa jaligiis loo soo qaatay yaab

    • @Farxanyare99
      @Farxanyare99 3 дні тому

      Qof uun baa laga hadli lahaa isaga hadi laga hadlay mxaa ku jira.

  • @khada917
    @khada917 4 дні тому

    Masaajid munaafaqad iyo hantaatac lala taagan yahay xamar baa laga helaa

  • @Amooabdi-e2o
    @Amooabdi-e2o 4 дні тому

    Subxaanalaah. Sheikhgu. Afkiisa Maqaban waayey. Will soomaaliyed oo . Heesay.Munkarka .culimad Ha ka wacti geliyaan dada. Gobokwysi waa wax xun Soomaalnimo a naga badan .

  • @salahahmed2091
    @salahahmed2091 4 дні тому

    Suaasha aan qabo waxa weeye Qolyaha mediaha intaad wax soo deysaan hadana aad dhameystiri weydaan wax wanaagsan ma aha Hada sheekhan isagoo hadalkii wada oo aan dhameystirin ayaad naga goyseen Arintaa wax ka badala

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 4 дні тому

    Wadankee shareecada lagu xukumaa aan uguuree

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 4 дні тому

    Diin iyo beeni meel ma wada galaan kan maxaa si ka ah

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 2 дні тому

      Wadaadka Ka xishood, wax wanaagsan ayuu kuu sheegayaaye.

  • @badr3628
    @badr3628 4 дні тому

    jazakAllahu kheyr

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 4 дні тому

    Subxaanallah soomaliya maxay u dagi la dahay baan la yaabanaa ileyn culumadii baaba ku mashquulsan dumar uun inay ka hadlaan!!!!! Illaahow adigaa noo maqan

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 4 дні тому

    Bol shit you ar not shiig you ar kiriminal bol shit