Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 кві 2024
  • Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!

КОМЕНТАРІ • 40

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 місяці тому +3

    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا واحسن الله عزائكم

  • @maryanl804
    @maryanl804 3 місяці тому +1

    Illaahay ha u naxariisto culumada intii naga hormartay jaskalahu kheyr culumo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 місяці тому +1

    Asalaamacaleeykum
    Dhammaan Culamadeena
    Allaah ha u naxariista
    Sheekheena
    Allaa ha noo barakeeya
    Culamadeena
    Dhammaantood
    Allaah ha naga dhiga
    Ku qaata waanada🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 місяці тому +2

    Allaha u naxaristo marte lajecelyahay Allaha ka dhigo Amiin

  • @barrehabdirahman2744
    @barrehabdirahman2744 3 місяці тому +1

    Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto

  • @bakeyleali3389
    @bakeyleali3389 3 місяці тому +2

    انالله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته في الفردوس الأعلى مع الشهداء والصديقين والصالحين وحسن أولئك رفيقا يارب العالمين

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 3 місяці тому

    Culuumadan wan salamaya Allaaha ka jasaaid siyo siday u tafsiliyeen ..Aun.caalimka

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 3 місяці тому

    Masha Allah jzkumullahu khyraa dhamaantiin. Sheekhana Allah u Naxariisto ❤❤❤ Amiin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Rabbiyoow Awoodaada ugu naxariiso Aamiin yaa Rabbi.

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 місяці тому

    Allah ha unaxariisto sheik sandani iyo sheekhaa reer turki

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 3 місяці тому

    Allah u naxariisto sheeqa Aamiin

  • @IlmiIlmi-tu5rs
    @IlmiIlmi-tu5rs 3 місяці тому

    Allaha unaxariisto sheekha

  • @zahrahersi4727
    @zahrahersi4727 3 місяці тому

    Ina lilah wa ina ileyhi rajicuun allah yarhamhu

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed7664 3 місяці тому

    Alaha u naxariisto sheikha

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 3 місяці тому

    Sh Zandane Aunaxaristo caalimka horey ayaan kuwa maqlaay sh mustafe xaaji ismaaciil tarikh cajib ah ayu leyahay

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 3 місяці тому

    Alle ha idin barakeeyo❤❤❤❤

  • @Omar-bn3cb
    @Omar-bn3cb 3 місяці тому

    Ilaaheey ha u naxsriisto

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 3 місяці тому +4

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Somali info barnaamij-yadu waa mufiiid.
    Laakin waxan waayay wixii hore ee laga duubay sh c/raxmaan bashiir, ee maxa ku dhacay?
    😢😢😢😢

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 3 місяці тому +4

    M.a culumada somaliyeed Oo dhan Iyo mafakiriinta somaliyeed📚📖💯

  • @saidali6971
    @saidali6971 3 місяці тому +3

    Allah idin xafido melkastad jogtan

  • @naimabare
    @naimabare 3 місяці тому

    Waa sax taas sababtoo ah malintaa tasbiixdaada badato ama sunadada wad siijeclaneesa waa firfir coonaaneesaa

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 3 місяці тому +1

    Culimo innagana innoo sameeye wax la mid ah wixiisa

  • @saidali6971
    @saidali6971 3 місяці тому

    Waa akhirazaman culimo

  • @barehasan9916
    @barehasan9916 3 місяці тому

    Allahu naxriisto.amiin. idinka culimada isku sheegayo uma tacsiyeeysaan somalida malinkato oo ardeydiina al shabaab dilaan.munaafiqin baa tihiin lacantullah caleykum yaa wucaadil nifaaq

    • @AsadAliKhanKhanPapa
      @AsadAliKhanKhanPapa 3 місяці тому

      Wll culimo Iyo dad diinta Alle Xambaarsan inaad munaafaqiin ku tilmaamtid saw lagama Haboona
      Diin Ahaana ma Banaana wll

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 3 місяці тому

    ‏‪29:48‬‏
    أظن أن الصحيح _والله أعلم_ أن يقال أن الركن الأول هو أبو موسى الأشعري لأنه يمني، لا أبو أيوب الأنصاري لأنه مدني.
    وإن كان النقل عن الشيخ عصام البشير صحيحا

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL 3 місяці тому

    Mansha'allah waa culimadeeni oo dhan❤🎉

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 місяці тому +1

    Waan ka xumahay in aadan tunta ka hadlina dhallinta waxaad u fasaxdeen in ay dhileystaan😢😮😊😅😮😢😂😮😢😂😅

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 місяці тому

    Kuwan waa arday culumo maaha inay tawaaducan bey ahayd

  • @kaahofarah5521
    @kaahofarah5521 3 місяці тому +1

    Wcswr wb

  • @omarhussein9628
    @omarhussein9628 3 місяці тому

    Kooxdii ictisaam ee tuugta ahayd ee diinta ku soo gaban jirtay insha Allah umada muslimka waa la idinka qaban oo ilaahay baa umadiisa iyo diintiisa aad dhibta ku haysaan idinka qaban

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 3 місяці тому

      Illahey ha ku soo hadeeyo ee culumada kalexo

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 місяці тому +2

    Yaa dhintey dee ?

    • @AsadAliKhanKhanPapa
      @AsadAliKhanKhanPapa 3 місяці тому +2

      Sheikh Azandaani Ayaa dhintay Alle ha u naxariisto wll

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri 3 місяці тому

      Si degan dadka wax u waydii qofyohow akhlaaqda ka arradan.

  • @Czetttt
    @Czetttt 3 місяці тому +3

    Somali info barnaamijyadii qiimaha lahaa ee hore ee shiiq abdirahaman dubay maxaa page ka ooga saarteen Nijaasyahay.

  • @user-th5pv8rw9y
    @user-th5pv8rw9y 3 місяці тому

    There is no culima somaliyeed

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 місяці тому +1

    Sheikh waxaa tihiin Xukun doon ordayo Wadamadiina u noqda fidnada aad Wadamadiina ku wadaan ka daaya 😂😢😮😅😊😅😮😢😂😂

    • @maryanl804
      @maryanl804 3 місяці тому

      Alle ka xishood oo culumada ha ku fududaan