Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan &xabashida | Taariikh kooban | Dr. Xasan Maxamed Nuur

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2024
  • Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan & xabashida | Taariikh kooban Oo Ku Saabsan Itoobiya | Dr. Xasan Maxamed Nuur | Aragtidaada Nala Wadaaga.
    sominfo18@gmail.com
    Info@somaliinfo.so
    / somaliinfomedia
    link twitter:@somaliinfo11
    link Website: somaliinfo.so/

КОМЕНТАРІ • 35

  • @wariiqindhacade7223
    @wariiqindhacade7223 6 місяців тому +1

    Dr. Xassan
    waad mahad'san tahay. Waxa aan ku leeyahay masoo bandhigi kartaa. Buuggaag ka hadleyso (taariikh daay).... scw❤

  • @ibrahimosman8888
    @ibrahimosman8888 6 місяців тому

    Masha allh Dr Xasan Maxamed Nuur

  • @user-gf6od5bv9r
    @user-gf6od5bv9r 6 місяців тому +2

    Dr xassan taariqiyan wye ❤

  • @RobleBile-pn2lv
    @RobleBile-pn2lv 6 місяців тому

    Msha allah horta aalle khaayr hakusiyo taarikhta soomaliida waxa iga codsiya inlaga dhigo buugan badan

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 6 місяців тому +1

    Thank you.

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 6 місяців тому +1

    mashaallah ❤

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому +2

    Waa run soomaaliya iney ka taariikh weyn tahay waa mid cad ❤hadaad dunida eegto ama raar galbeedka waa taariikh dhow

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 5 місяців тому

    Mshaaa alla

  • @rodamire1703
    @rodamire1703 6 місяців тому

    Good to know ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 6 місяців тому

    Waa taariikhda dhabta ah
    Axmaaro taariikh ma lahaan

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 6 місяців тому

    Asc manshallah khayer badan illahay ha ku siiyo, sidaa u wad in si dhalinyarada u barto taariikhada si loo raadiyo Soomaliyeed ❤❤❤guul Soomali inshallah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому +1

    Waxay siiba ahaayeen wadamada ku taxan gacanka cadmeed waxay somaaliya ka qaadan jireen maydiga ama fooxa iyo xoolaha nool ayaguna ❤waxay keeni jireen dharka caruurta ah iyo wax yaalo kale

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 6 місяців тому

    WAA DAMMEER IYO LABADIISA DAAN ANNAGA ISKUMA DHAAMAAN❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-me2zq1ei9h
    @user-me2zq1ei9h 6 місяців тому

    Asc ado Khar allaah hakusiiyo labarkaaga iisoo dir

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 6 місяців тому

    Absolutely

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 6 місяців тому

    Qofka Yaqaan Taariikh 50 sano ah waxuu lamid yahay qof da'diisa 50sano ka weyn, Taariikhduna waa wax aad loogu tartamo oo Muujiya Xadaarada ay Umadi leedahay, aadbad ugu Mahadsan tahay, Buug ka dhig oo Soo saar.... waxii la qoro ayaa qaruumo hadha, insha allaah

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 6 місяців тому

    Taariikh wacan, oo aynu soo marnay, haddana waynu soo ceshan doonaaye yaan la quusan walaalayaal.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 місяців тому +1

    Walalkey ga somaliga ahow sow ma ogid iney jiraan dad and somali aheen oo tariikhda wax kaqorey oo adunka madxafyada wa weyn laga heli karo maxaa kugu khasbayo inaad waxan jirin ad mesha lasofarisato inteed kumaqashey boqor hiraab
    Konfurta somaliya 3dex boqortoyo baka sotalisey inta tariikhda lahayo
    1 boqortoyadii eyle
    2 boqortoyadii ajuran
    3 Boqortoyadii gelid le
    4 boqortoyadii gasara gude
    Intaas bey dunida wax kaqortey aa 1991kii wixii kadanbeyey miyaa boqortoya
    Hiraab ladhahayo kusodarteen miyaa

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 6 місяців тому

    Tariiqdena waxaa duugey somali qaar aa ka mid ah 1924 iyo 1960 mantoo dhan intaas ey ku cel celiyaa ma oga xataa 2000 1000 sano kahor xataa madhiban iney xukumi jiren arladii somaliya

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому

    Waxaa aduunka ugu taariikh weyn wadamo kooban wadamadaas waxaa xiriir la lahaa somaliya

  • @shariif2143
    @shariif2143 6 місяців тому +2

    Xasan cali qeeyre ayaa u egtahay yaa ila qaba aragtidaa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому

    Wadamadaas waa masaaridii hore iyo ilbaxnimooyinkii ka bilaamey hareeraha wabiga Niil sida baq daad Giriiga iyo wadano ku taxan dhulkaas

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed3148 6 місяців тому

    Asc, saaxiib, ma ogtahay boqortooyadii Awdal ama Axmed gurey waxaa ka dambeeyey, 1-Boqortooyadii majeerteenia ee Cali Yuusuf, 2-Boqortooyadii reer Jidwaaq ee Garaadadii wiilwaal, 3-Boqortooyadii Ajuuraan ee Olol diinle.?????

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 6 місяців тому

    Waa bentaa

    • @WllYackow
      @WllYackow 6 місяців тому

      Hadaa ahaan laheyd qof wax yaqaano sidaan ma aadan u hadli laheyn ee wax baro

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому

    Waa beentood taariikh ma leh xabashidu waayo ilaa hada wey waa qaawan yihiin marka waa runtaa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 місяців тому

    Soomaalidu waxay ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo isku xiran raas caseyr ilaa raas gambooni herer ilaa Caluula ku dar suqa dara ilaa agagaarka mambaasa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 місяців тому

    Oo maxaa kaa galey xabashadooda iyo injirtooda, war adiga aawey taariiqdaada,

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Місяць тому

    Jaahil waraaqo la siiyay DR title ah la siinayaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 місяців тому

    Wax aanad aqoon u lahayn lagama hadlo e iska aamus.
    Sheeko dhegood ayaad haysaaye orod hooyadaa u sheeg.
    Etopi waaa catuurtii ama tafiirtii kuush.Boqor ka mud ah Boqorkadii Reer Kuush ayaa la odhan jiray.
    Xabash waa Somalidii hore.
    Yaayakhsi waxad ku hadlsyso

  • @RobleBile-pn2lv
    @RobleBile-pn2lv 6 місяців тому

    Msha allah horta aalle khaayr hakusiyo taarikhta soomaliida waxa iga codsiya inlaga dhigo buugan badan